site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ugaaska reer Siyaad xuseen

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Ugaaska reer Siyaad xuseen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Thursday, February 08, 2001 - 10:06 am
waa la idin salaamay dhamaan aqyaarta intaas kadib ma ogtahay dhagaystoow in Qabiilka Mareexaan ugu balaaran samaystay Ugaas,ugaasna uma ahan reer siyaad xuseen kaliya ee wuxuu
uyahay mareexaan oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-sade

Thursday, February 08, 2001 - 06:14 pm
looooooooooooooooooooooool,,,,,,,,,,,,,cabudwaq duqa waa iga qoslisiisay walaahi ugaas aan reer nuur ahayn ugaas nooma ahaa,,,,,,,,,,,,,midkale loooooooooooooooooooooooool walaahi waagiga qoslisiisay,,,,,,,,,,,,,,,,,anigu ku maqlaye yaysan wagardhac ku maqlin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Thursday, February 08, 2001 - 11:11 pm
to. cabudwaq./iyo wiil sade.

walaalayaal waadsalaaman tihiin marka hore tan xigta marka hore waxaan lahadlayaa ninka cabudwaq
walaale waxaan jeclahay inaanku iraahdo kadaa
amaba ha u keenin dhibaato beesha dhexdeeda,sabab
reer siyaad xuseen mahan ugaaska beesha sababtoo
ah aniga kuma lihi manoqon karo lakiin waxaa jira
xeer ama wax lawadda ogsoon yahay oo soo maadan garan,anigana walaal ha ii moodin qolooyin kale
waxaan ahay reer siyaad xuseen soo maadan garan
midda kale kan layiraa wiil sade adigu waxaanku lee yahay sidaa oo kale kadaa arbushaada ama waxa
aad wado ugaasna maahan reer nuur soomaadan garan
waa uu noqon karaa laakiin hadda maahan soo maadan garan walaal wixii intaa kabadan

waa kan e-mailkayga faraxsiyad@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR GADO

Thursday, February 08, 2001 - 11:29 pm
to caabudwaaq iyo wiil sade.

war heedhee adinka ma hurudaan arintaan halkaas iyo galgaduud inaad la aadaan yay ahayd halkaan waa gado ugaaska itiinaan noonoqon horta in fiisadii daganaan shaha aad soo doonataan sooma ahan lol.

reesiyaad xuseen horta xataa inay nagu soo qexeen shaki yaa iga jira lakiin reer nuur cabdiwahaad shaarib alaha u naxariistee iyo koos la socotay yaa kusoo qaxay.

marka bal isku laabta niman yohow intaanaan garuumada isku qaadan xaalka keena arintaas..

awalbaan nimanka reer guri waxaan qadyaan uga taagnayn galtida hanaga guurto iyo war nimankaan waqti ay daganaansho ku helaan waa joogaane hala daayo lol....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuuro

Thursday, February 08, 2001 - 11:33 pm
salaaaaaaam wiilasha sade ka gudub maxaaa iddinku dhacey doodaan ugaaaasnimo mareexan isku dana baa la arki jirey oo isku duuban kaga dooda wax inoo dana sidaad isu ururin laheydeen cadaw badan baad qabtaa kuligeen ugaasyo baa nahey.fura topicyo fiican iska ilooba tushuushkan.take care you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Friday, February 09, 2001 - 10:45 am
Dhamaan waad salaaman tihiin waxaan lahadlayaa wiilka isku magacaabay wiil sade marka hore magacaas labax markaad lahadlayso dadkale ninka aad lahadlayso,waa wiil reer siyaad xuseen,midaas kadib reer siyaad adiga aqoonsi kaagama baahna ee lasoco tabartaada inteey gaarsiisan tahay,intaas kadib ugaaska reer siyaad xuseen,oo saldhigiisu yahay caabudwaaq wuxuu dhawaan safaro kutagayaa gobolo badan oo soomaaliya kamid ah,wiilka isna hanad layiraahdo,ina adeer kalsooni muuji waxaan filayaa wadanka inuu mar hore kuugu dambeeyay,marka waxaan kugula talin lahaa dadkaaga dhinac karaac,mideeda kale dadka leh Mareexaan yaan lakala dilin mareexaan ma,ahan qoys ee waa qowmiyado wuxuuna lasiman yahay kablalax,ee taariiq haqaldina ninkii kanaxayo ugaaska mareexaanka doortay,wadankii imoow oo xaalada lasoco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, February 09, 2001 - 10:49 am
to.nuura

walaal nuura waanku salaamay waxaa tahay qof waxgarad ah runtii nin mankaan meesha waxaan oo
lin isku mashquulinaya waxaan oran lahaa sidaad
tiri maanta beeshu cadowgeeda waa uu farabadan yahay marka intay isku mashquulin lahaayeen
ugaas nimo, haka hadlaan arima u dan ah reerka
meeshaasna kasii wadda fadlan waxaan kaloo
codsi iga ah walaalahayga inaynan kusii fudadaan
arimaha beesha dhexdeeda sababtana waad garanaysaan baan filayaa hadaad doontaan inaadka
wadda hadashaan kuwada xiriira e-mail.

waana mahadsan tihiin.

ilaahna waxaan kabaryeynaa
beesha inuu qayr waafijiyo.

aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Friday, February 09, 2001 - 03:35 pm
TO ALL OF YOU WAlaalayaal waa idin salaamayaa salaan kadid waxaan rabaa in aan fikirkayga ka dhiibto arinkaan
1~ marka hore waxaan malaynayaa in uusan mareexaan ahayn ninkii cinwaankaan sameeyay waayo ma aha mid mareexaan dhex taal dood ugaasnimo
oo ubaahan in lagawada doodo .
2~haddii uu jiro nin rabo in uu ugaas unoqdo m/x/n haddabo ogoow ugaas nimadu ma aha sida qabqalaha oola iskasheegto laakiin waxaa lagu noqdaa qobiil kaagoo intuu doorasho ugaas iskugu yimaado kadibna ladoorto ugaas.
3 hadii aad doonaysaan in aad kadoodaan waxa cida khaas u ah xaalad daakhili ah ma aha in aad meeshaanoo kale lasoo istaagto .
misa magacaad arag too waxaad mooday in ay m/ x/n/ kushee kaystaan oo cikalabo soo galin wep kaanbo ,waxaa kaloobo igaladaran ninkii boggaan sameeyay qolada laddoodaysa oofikirkaan doonayso in ay meeshaan mabdo ooda kaga dhiibtaan
walaalayaal cidii doonayso in ay ugaas noqoto iyo ciddi kala doodaysabo waxaala hadashaan only cidday qusayso ma ahaha in aad meeshaan lasoo aado anyway walaalayaal waxaan kaxumahay fikirka aan loo baahnayn in meeshaan lugu jeexjeexo ama lagu sooqaado kaaso ah inside of the family
walaala yaal saaxiibayaal waxaan idinka codsanayaa maanta kadib in aan lagu sooqaanin meeshaan arikaan ookaly
intaa yaan kagabixi lahaa igana raali haada
cidii doonayso in ay kax iga tiraahdo arinkaan
haisoo e mail garayso my e mail is the
sharawe55@yahoo.com
wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Saturday, February 10, 2001 - 05:14 am
cabudwaaq

sxb walaahi qosol ayaa igu DISHAY .
MAREEXAAN WAA QOWMIYAD DHAN WUXUU LA SIMAN YAHAY KABLALAX. OKE MAA ISKA TIRAAHDID ANAGU WAXAANU NAHAY SADE DAAROOD.
MIDA KALE MIYAA LA BADIYEY UGAAS YADII MAREEXAAN ?
ANIGA LABO AYAAN OGAA MARKA MIDKA SADAXAAD MA HADA AYAA LAGU DARAY.LOOOOOOOOL
UGAAS GEDO IYO MID MUDUG BAAN OGAA OO KALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Saturday, February 10, 2001 - 11:05 am
Diini waxaad tiri miyaa labadiyay ugaasyada ,adiga labadaada ayaa taqaan ee anaga manaqaan inay ugaasyihiin adeey kuu yihiin,ugaaskaan hada lasameeyay waa ugaaskii ugu horeeyay oo uu mareexaan yeesho marka saaxib runta haka leexan marka hadaadan raali ka,ahayn adeey kuqusaysaa ee arintaan mid saas lagu carqaladayn karo ma,ahan ee waa arin waqti soo socotay,ninka yiri ninka warkaan qoray mareexaan ma,ahan waxaan kuoran lahaa saaxib mareexaanimada isku si uma naqaan ,ee taas lasoco,muxuu wadnaha idinla xanuunay markaad maqasheen mareexaan ugaas beey doorteen,ee danihiina karaaca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sade

Saturday, February 10, 2001 - 01:42 pm
waxaan marka hore salamayaa,,nuuro iyo garaad iyo dhamaan dhalinyarada mareexan ee meesha isugu timi,waxaan rabaa inaan iraa wax yar ninka labaxay cabudwaaq waxaanan doonayaa inaan u digo dhamaan dhalinyarad mareexan qof ayaa meeshan intuu wax ku soo qoro la bixi kara labo magac isagoo iska dhigaya inuu labo qof yahay oo mareexan ah intuu magac mareexan soo qaato ayuu hadana mareexan caynkaraa oo aad ku wareeraysan marka walaalayaal u jawaaba qofka u hadla sidii inuu shalay sade anigoo kale iyo nuuro iyo garaad iyo inkaloo badan marka ha u jawaabina ninka cabudwaaq la baxaya waa qaniisiintii aan wasi jiray oo magaceena watee,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR GADO

Sunday, February 11, 2001 - 09:43 pm
malin wanaagsan.

to. caabudwaaq.

warheedhee miyaadan garan hadalkaygii.
meeshaan inay Gado tahay oo inaan fiiso u haysan sooma ogid, ugaaskaan iyo local newskan aadla joogto halkaas iyo galgaduud la aad soo kuma oran..
waxaa la yiri ninbaa dhaanta tuntay suu wuxuu yiri facaye iyo mareexaan waa laba focoo siman facayaase geel badan..

ninkii la tumay yaaka gardaraa baala yiri,
ninkaan qolooyin kiina gurbaanka la wado yaaka daran.

wiil sade

shalay adaa la bilaabay dooda hadana caybay kaa maraysaa, waa ceeb in aan gurigeena isku cayno..

garaad, nuuro iyo dhamaan inta figrada wanaagsan waadku mahadsan tihiin ka qaybqaada shada..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Monday, February 12, 2001 - 01:45 am
TO . CAABUDWAAQ

SXBYAAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAAMAANTIIN
SALAAN KA DIB, caabudwaaq sxb maa runta ka hadashid hadii aadan mareexaan aheyn sida dadku sheegayo maad carqalada nagu wadid joojisid hadii aadse mareexaan tahay sxb sidas hadii aad u hadashid maanta oo la joogo walaahi ma fiicnid laakiin rayigaaga uun baad hadashay marka aniga waxay ila tahay intaanan u gudbin ugaas nimadaan aan horta danaheena mareexaanimo cadkeeda goosano oke
GOD BLESS MAREEXAAN AS ALWAYS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Monday, February 12, 2001 - 10:30 am
war ilaahay yaa yaqaan yaa diidan mareexaanimo mise hadaan ugaas yeelano ma mreexaanimo ayay reer siyaad xuseen diidan yihiin war waad qaldan tihiin mareexaan waan wada nahay hadana kala dan baa nahay ee taas talada kudara mida kale ninka labaxay Sade labadeena ninka qaniis ah suu uhadlo ayaa laga garanayaa ee hooyadaa waydii kii kudhalay magaca awoowgeey qaniis adoo kale ah looma ogolo ee lasoco,fakinyahoow ee nacnacda kala tag meesha Mareexaan waa qowmiyad siyaasadaada aad aaminsan tahay hanagula kufin
Mideeda kale dadka taageersan ugaas waxaan usheegayaa in jimcaha aduunka oo dhan uu lahadli doono saacada markeey tahay (1400)galabnimo saacada caabudwaaq qofkii xiiseenayo arintaas ha ila soo xiriiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Tuesday, February 13, 2001 - 03:00 am
to CAABUDWAAQ

SXB DHAGEYSO ADIGA MAXAA WEEYE MAREEXAANKA KALA DANTA AH OO SHEEGAYSO GOORMAAN KALA DAN NOQONAY MA HADOO AY MEESHII UGU XUMEYD SOOMALI KA MAREYSO
LET ME BREAK U DOWN MAN DNT SAY MAREEXAAN HAVE DIFFERENT GOALS WE ONLY HAVE ONE GOAL AND THAT IS .
RAISE UR WRITE HAND AND SAY
NUTHING BUT MAREEXAAN SO GOD HELP ME

PS GOD BLESS MAREEXAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Tuesday, February 13, 2001 - 04:24 pm
TO ALL DADYOHOW ILAAHAY BAA NAGUTAAGAY SHEEGATO
TAASU WAXAY DALIIL UTAHAY IN AAN SOOMAALIDA OOGU FIICANAHAY MASAAKIINTANA UROONAHAY ALLA YAA MASAAKIIN KORIYAY OO M/XAAN AHAYN WAY ISKA SOO BAR AQOONAYAAN ALLA YAA MUNAAFAQ CADAABAY OON M/R/X/N AHAYN WALLEE SHEEGADKA NAGU DHEXJIROW HADII AAD M/KIIN TAHAY WAA XIRMAY M/KIIN KORIKII LAAKII WAYNU KUCIQAABAYNAA HADAAD M/FAQQIINTA DABADHILIFYADA TIHIIN WAA KAXUMAHAY RUNTA AAN SHEEGAY MAALINAAG SAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Wednesday, February 14, 2001 - 10:33 am
Garaad sida waxaad uhadashay Qaniisyada waaba tahay qaniis waala hubaa markaad hadlayso afkaaga wanaaji Adoo reer Garaad ah inaan waqti iskaga lumiyo imaba qabato isku meel maba Geli karno iyo isku aragti orodoo Gedo halagugu gumaysto naagyaheey mise heeryada iska qaad waligaa raga kaa tagay hakadaba nacnaclayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Wednesday, February 14, 2001 - 12:21 pm
TO BALAN BALE WALAAL WAAN KAXUMAHAY ANIGU MACAYTAMO LAAKIIN RUTAAN SHEEGAA WAXAANA KUUGU DALIIL AH IN AAD NACAS HABOWSAN TAHAY HADALKAAGA
MIDA KALE YUUSAN MAGACA KU SIRIN R/GARAADNA AFKAAAGA WASAQDA LEH KADUW WAA KAA SHARAF BADAN YIHIINE ADOO KALE WAXAAN UAQAANAA CAQLI LIX SAAC OOGU DAMBAYNTII WAXAANLEEYAHAY REE GARAADOOW XAAL QAADO ANIGA OO WALAALKIIN AH AYAA MAGACA LAIYIRAAH DAA MARKA KA RAALI AHAADA CAQLI LISAACYADA NAAC NAACDOODA
CAAQILIINTA MAREEXAANOW KOLLEY NOOCAAN WAAD QAYAASIKARTAAN WAA QUMAYADU INTAYSAN QUMAYO KUDHIHIN AYAA QUMAYO LAYIRAAHDAA WUXUU OGYAAHAY CEEBTIISA SOOMAALIYOODHAN TAQAANO IN AAN OGTAHAY OON KUCAAYI DOONO WAR ANAGU QANIIS MALIHIHI WAAXAANA LAYIRI FALAADHU GILGILSH KAAGAMA HARTO ANNAGA OOD NAGU CAYDO TAASU KAAGA HARI MAYSO MACSLAAMO CAQLI LIXSAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAC LOOOOOL LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Wednesday, February 14, 2001 - 12:25 pm
SORY WAXAAN QALDAY MAGACA UUNAGA SOOXADAY OO AH CAABUDWAAQ WARQADA HORE IYO MIDAAN BO WAXAY KUSOCOTAA C/WAAQ MAGACEEDA NINKA SOOOXADAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaadxuseen

Wednesday, February 14, 2001 - 12:59 pm
to all m/xaan walaala yaal waa kaxumahay qaniisiinta magaca ree siyaad xuseen sheeganayso waxaan umalayn waa wacal aan dhalnay waayadii ciilamada r/s/xuseen ay karbaashi jireen daba dhilifyad. wuraa qaniisyadoow isi soocadeeya hadii aad wacaladayadi tihiin sheega waala idin aqoonsane. m/xaanow ogaada qaniiska labaxay c/waaq ma aha R/S/Xuseen
hadii aan nahay r/s/x/ maqabno waxyaalaha tashwiishgalinta ah oo ladoonaya in labillaabo muran dhex maro m/xaan .ugaaska r/s/x/na waa ugaaska mareexaan,,,,,,,,........thatis all
ina siyaad xuseen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EXPLOCIA

Wednesday, February 14, 2001 - 07:50 pm
WARAA SIYAAD XUSEEN IYO GARAAD KAN CABUDWAAQ SHEEGANAYA WAA KUWII MARKAAN QAYILAYNO SHAAHA NOO KEENI JIRAY OO U XIISAY SHAAH KEENKII SAXIIB RUN SHEEG MA NOO XIISTAY,,,,,,WAA SOO NOQONAYNAA WAAN OGAA INAAD LA,AANTAYO NOOLAN KARIN,,,,LOOOOOL,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Thursday, February 15, 2001 - 02:41 am
rag waxaa layiri waa kii wada hadlo laakiin meeshaan rag aan lahadlo ugama jeedo,hadafkoodana mafahmin maxaa idin daba dhigay Ugaaska reer siyaad xuseen amaba aan dhaho ugaaska mareexaanka xalaasha ah oo aad kiina caado qaataha maad macaansataan marka hadal iyo dhamaantiis reer siyaad xuseen wuxuuna kutashaday wixii nuuq ukeeno inay karbaashaan ilayn waligood waxbay karbaashaan Caabudwaaq intaad timaado waxaad tiraahdaa ugaas reer siyaad xuseen majiro walaahay duhur cadkaa magaalada lagugu xoogayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-SADE

Thursday, February 15, 2001 - 08:00 pm
WALAAHI REER SIYAAD XUSEEN HADAY KU MAQLI LAHAYEEN ••• AY KUGU DILI LAHAAYEEN QURUN YAHOW QURUNKU DHALAY EE MEESHAN WAA LAGU FAHMAYE MEEL KALE RAADSO BYEEEEEEEEEEEEEE,,,,,,,GEEL WADA JIR SOO WADA MAR,,,,,,SHAQO KALE YEELO TAN KUU SOCON MAYSEE,,,,REERKAAN REER UGAAS DOORAN KARI WAAYAY MAHEE TEEDA KALE MA OGTAHAY SIDA QABIILOOYINKA KALE INAAN XITAA GUDOOMIYE U BAAHNAYN OO NINKASTOO MAREEXAN AH GUDOOMIYE YAHAY WALEE WAR BAA REERKAN KUUGU DHIMAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Saturday, February 17, 2001 - 10:31 am
garaad wiil ka dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Sunday, February 18, 2001 - 11:12 am
to walaalahay waa idin salaamay walaalayaal salaan kadib hawshaasi way hamaatay tuugina ogaa in uusan na aqli xadi kari ;;......maxaa kale oo lahayaa akyaarta ???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gudile

Thursday, February 22, 2001 - 11:04 am
wiilsha ka hadlaya waxaan dan u ahaayn mareexaan waxaan idinku waanin lahaa ka baxa waxaad wadaan ee ka hadla hurumarinta beesha iyo sidii aad dadka wax ugu qaban lahaydeen waxna barta jaahiliin yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wize-man

Wednesday, March 28, 2001 - 01:04 pm
I would like to know, who was the ugaas of mareexaan long time ago. I mean like 500 yrs ago.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.