site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA REER CABUDWAAQ AHEEEY WHERE ARE YOU MY PEOPLE

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: YAA REER CABUDWAAQ AHEEEY WHERE ARE YOU MY PEOPLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faduma

Thursday, February 15, 2001 - 03:00 am
Al salaamu caleykum my beautiful people

Waan idin salaamay kuligiinba mareexaan oodhan gaar ahaan rer cabudwaaq

waxaan ahay gabar abohed ka yimi cabudwaaq waqti hore oo kudhalatay kuna soo kortay Kismayo, lakin waxaan rabi lahaa inaan laxiriiro dadkeygi rer cabudwaaq si aan u barto dhulkeega

All I am asking for e-mail freinds who are
Mareexaan no matter where they are. I am 20 years old I life in Australia

Sorry about my somali spelling

Much love to all of you
MAY ALLAH KEEP YOU IN PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, February 15, 2001 - 03:41 am
Hi fatumo

abaayadiis waa lagaa qaday salaanta.

maxaa reer cabudwaaq kaliya uraadinee hadaad kismanyo ku kortay waxaan u malaynaa kismanyo. gado iyo ceelka waa isugu kaa mid.

ani walidkay mudug ayka imaadeen lakin waa isugu kaymid meesha tolkay dagan yahay.

gadana waan tagay, mudugna waan tagay, kismanyana waan tagay.

goormaa kismanyo kuugu danbaysay.inteena ka daganaydeen.

waxaa laga yaabaa sanadka danbe inaan 6bilood Australia imaado.

Enyway ha ismartiyeen soo dhowow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faduma

Thursday, February 15, 2001 - 05:36 pm
Guledyarre

Waad mahadsantay walaal

Sababta aan udoonayo rer Cabudwaaq waxaa waaye waligeey ma arg marka in aan wareyto ayaan donayaa

Kismayo waxaa iigu dambeysay 1992 ilaa hada matagin, lakin Cabudwaaq ayaan rabay in aan tago mar si aan dad keygi u booqdo

welocome to australia bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURGEESOOLE

Thursday, February 15, 2001 - 07:52 pm
fadumo marka waa lagu salaamay kadibna reer cabudwaq waa nakane walaalay warka soo daa maxaan kaaga waranaa?aniga USA ANAA JOOGAA WALAASHIIS KU SOO DHOWOOW BOGA REER CABUDWAQ IYO GEDO WALAASHIIS,TEEDA KALE MARKAAD CABUDQWAQ TAGTID KU SOO DABAALO BALI KIBIR SI AAD WAXOOGAA KIBIR AH KAAGA SOO RAACO,ILEEN WAA MEESHAN KU DABAAL BARTAYE.SIDAA IYO NABAD IYO CAANO WALAASHIIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faduma

Thursday, February 15, 2001 - 11:41 pm
Brugeesoole

waan mahad santahay walaal qasab waa inaan ku soo dabaasha Bali Kibir, Walaal waxaan ku weediinlahaa Magalada sida aay u egtahay xaga dhismaheeda, iyo cimiladeeda

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax siyad

Sunday, February 18, 2001 - 12:40 am
to.dhamaan dhalin yarada asalkooda kasoo jeeda
caabudwaq waan idinsalaamay walaalayaal.

walaaleyaal anigu waxaan ahay nin reer caabudwaq
laakiin aanan ku dhalan waxaana jeclahay inaan
halkaan aynu ku kulano qofwaliba oo kasoo jeeda
caabudwaq,waxaa kale aan idin oranayaa,wax alaale
wixii ku saabsan siyaasad beesha dhexdeeda inaan
halkakan lagu soo bandhigin taa waa talo walaal
waad ogtihiin meeshu waa public,ok sidaa iyo wada
xiriir wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceyr king

Sunday, February 18, 2001 - 08:33 pm
CabuudWaaq belongs to Ceyr you ugly-ass mareexan bastards. get a lif. If it werent for us your asses would be somewhere in gedo desert and not in kismayo so get a life. You can claim your desert gedo if u want but Cabuudwaaq belongs to ceyr got it!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabad

Wednesday, April 11, 2001 - 03:37 pm
Faduma....I happened to be abudwaaq on my way to dhabad. I must say it was a fantastic city back in the days. I love its beauty and its unique culture and weather.

We have to device a way to better its infrasture and bring back its past glory.

By remember a place like that, abudwaq, will enable us to maintan our legacy-which we can't lose it so easily if want to survive and stand like any other human being in this competetive world.

My salam goes to all of you..

Being mareehaan is beautiful....

Isn't it?

USA
Shunshine State

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.