site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guurdoon raba gabar akhlaaqfiican xamarna joogto shardiga waa kaas .

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Guurdoon raba gabar akhlaaqfiican xamarna joogto shardiga waa kaas .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Friday, October 27, 2000 - 07:14 am
waxaan kunoolahey wadanka mareykanka Ohio State Columbus gabadhii daneeynayso guur xalaal ah dabeecaddeedan aywanaagsantahey haigalasoo xiriirto cabdi-n hotmail.com kadib taleefankeyga ayaan siinayaa waaan wada xiriireynaa mana doonayo Naag north Ammerica JOOOOOOOOOOOOOOOOGTO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Mahad

Friday, October 27, 2000 - 09:47 am
Marka hore waan ku salaamay Cabdi, marka labaad waxaan aad ula yaabanahay caqli xumadaada ah waxaan joogaa north America guurdoon ayaan ahay, gabadha aan rabano ma rabo in ay tahay gabar joogta north America.

Marka hore qofka kuma xirna meeshuu joogo wanaagiisa ee waxay ku xiran tahay siduu Ilaahay u abuuray, Mida labaad gabar xamar joota (Somalinet ama internet) ka dhex helimaysid oo (Access) uma laha marka aniga waxay ila tahay labo inaad mid tahay inaad iska hadlaysid oo guurdoon aadan ahayn iyo inaad qalad ka fahan tahay micnaha xulashada gabadhaad guursanaysid.

Waxaan kugula talinayaa inaad Ilaahay talo saarato oo tiraahdid Ilaahoow tii khayr iigu jiro igu toosi.

Tusaale hadaan kuugu soo qaato anigu waxaan degenahay Toronto, Canada xaaskaygana waxaan ka guursaday Toronto mana jirto naag aan maanta ku doorsanayo oo aduunka ku nool markii aan guurdoonka ahaana waxaan iri Ilaahoow tii khayr iigu jiro igu toosi.

hadaan hadal qalad ah ku iri iga raali ahaaw talo uun baan kuu soo jeedinayey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.