site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DOOD QABIILKEE UGU JAAHILSAN????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: DOOD QABIILKEE UGU JAAHILSAN????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FURJINNI

Friday, October 27, 2000 - 07:38 am
ANIGA WAXY ILATAHEY KADIB MARKII AAN INBADAN DARAASAD KUSAMEEYEY DAD BADAN OO WAXGARAD AHNA AAN LASHEEKYSTEY OO AAN WAREYSTEY WAXAA II SOOBAXDEY INUU YAHEY QABIILKA AAN KADHASHEY WAA MAJEERTEENE SABABTOO AH MARKEY DADKU WAXBARANAAYEEN AABAYAASHEEN WAXAY KU JAHAWAREERSANAAYEEN OOKALUMAY KALUUN IYO WAX BAD HOOSTEEDA KUJIRO TAAS OO KEENTEY IN DHAGAHA NALOOGU SHUBO OONALAGU KORIYO QABIIL IYOSHEEKO RAQIIS AH, DAD WEYNAHA KALANA NALOO TUSO DAD AANJIRIN MARKA WAXAANAGU DHACDEY ISUQABE AANLOOQABIN. WAR DADOOW SEED U ARAGTAAN????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Friday, October 27, 2000 - 04:03 pm
Furjinni
futada hooyadaa ka was; wasaq wasaq dhalay
cudurkii aabahaa dilay ee AIDs ayaad adiguna u dhimaneysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 04:10 am
Waa runtaa walee waa jaahiliin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal dk

Friday, November 03, 2000 - 11:45 am
TO Furjinni
Qabiil warkiisa daaye Soomaali oo dhan baa jaahila
ilbaxnimada aan ku faanaa xagee bay nooga timi, aduunka Soomaali baa ugu liidata, tira koobkii ugu dambeeyey ee lasameeyey oo ahaa heerarka oo wadan walba joogo waxaanuna noqonay lambar xaga gaajda iyo meelo kale oo fara badan.
Su,aashaadu waa mid ka soo go'day maskax aad u liidata.
soomaali adigoo kale ayaa ku jira ilbanimo kaa dheer.

good luck to you and your very small brain

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

furjinni

Tuesday, November 14, 2000 - 12:14 pm
maxaa looyiri runta ragga kama nixiso ragbaa booyaya marka layiraahdo majeerteen waa jaahil sida wiilwaal iyo Faysal .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 09:10 pm
furjini waa runtaa balse ogow inaadan adiga cidaas ka dhalan waayo hadaad ahaan la heyd sisaad ma dhahden balse taasi waa run tan oraneesa waxbo cidkale uma quuraan ogowna kooda jooga raascaseyr & ilaa raas kamboono waa isku hal jaahilnimo ogowna iney yihiin kuwa ugu liita xagwalbo waxaase ugu daran reer kalkacyood mayalka adag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

n0-9

Tuesday, November 21, 2000 - 04:22 am
WAXAY aniga ila tahay inuu yahy qabiilka oogu badan somali dadka wax bartayna yaryihiin inuu yahy qabiilka oogu jaahilsan waase qabiilka oogu badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahra

Thursday, December 07, 2000 - 12:27 am
Waa yaab markaan arkey titalkada ah qabiilkee ugu jaahilsan anoo akhrinin ayan fahmey waxad soo wado heedhe kii qabiil wax ka sheegaaba maxu majeerteen uga bilaaba ma saas ayaad nooga fakartan hadaba Ilaahi naga dhigey alxamdu lilaah hadaad soomaliyoo dhami na habarto ama na nicbaato waxba naga qaadi meysaan Ilaah amarkiis mooyee ee iska samra ceeyina qof ma dishee in danbi idinbadiso mooyeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO-9

Thursday, December 07, 2000 - 01:04 am
TO SAHRA
walaal waxaa laguu qaataa adoo isaga aamusa waayo waa taqaan somalidoo idil wixii laga celiyo ayay kahelaan marka waa loo aamusaa hada soo fiirso habar walbaa wax soo qori doonta with in 24 ours come back and read it again
till than take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Monday, December 11, 2000 - 12:37 am
Aqyaarta waa tanaa daraasadii ugu danbaysay ee lagu sameeyey qabiilada soomaaliya ugu madaxa qalafsan ama ugu (Jaah....) . TOP 5 waxaa hogaaminaya qabiiladan.

1 Majeerteen
2 Isaaq
3 Habargidir
4 Abgaal
5 Raxan weyn


* Aqyaarta don't take it personal...we just having fun!.

Mahad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Balo

Monday, December 11, 2000 - 01:38 am
Adeerayaal

Qabiil walba jaahil wuu leeyahay ee maxaad dhow uga soo soocoteen? Jaahilnimo ka weyn inaad qabiilo dhan caysaan maxay tahay? Qabiil waa laga tagee asaagiin yyusan idinka tagin intaad naac naac leynaasaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawaal

Tuesday, December 12, 2000 - 11:27 am
waan qirsanahay inuu isaaq madaxadag yahay, jaahiliinse maaha oo(maxamuud axmed cali(father of education)) ayaa ka dhashey. waxayse necebyihiin adoonsiga iyo inuu nin isagoo kale ahi, (askari jaahil ah sidaada) uu ku amarkutaagleeyo. reer koonfur markii xidigo aanay u dhididin lagu taxay bay ciil ay cilmi u qabaan caruurtoodii jaamacadaha by garab u wada galiyeen ee ma buundooyin ay shaqaysteen bay medical ku wada barteen(waar maa runta la sheego). tan kale maxaad u kala qaadey habargidir iyo abgaal miyaanay hawiye wada ahayn, ma hawiye intiisa kalaase aqoon leh????.
Cadaalad daro intay daarood ka qabaan(including majeerteen) bay intay reermiyigooda miyiga ka soo rararaan qori u dhiibaan si uu xoolaha isaaq u dhaco oo bandoo iyo balaayo aanaan weligayo arag baad dadka ugaga qaado,balse waxa ku dhacay bal aduun alloow dhageysta.waxaan u soo joogey dad ku hadlaya luqad aan ahayn ta woqooyi lagaga hadlo oonu hadalkoodaba la yaabsanahay markay intay soo qaadeen shaamboo jaahilnimo intey ka qabaan ku dalacdeen bariis iyagoo subag moodaya lehna(HADEE ISAAQ!!! AWOOWGAA ALLA GUB, MUXUU CODCODYARBA CAAGAD KU GADHOODHSHEY) BAL ILAAHBAAN IDINKU DHAARSHEE WAA MAXAY JAAHILNIMADA KAA KA MAQANI!!!!.
waan qoslaa si danbi ah markasta oon arintaa iyo qaar kadaranba xasuusto.soomaalidaase ku mmamaahi jirtey booraan hadimo ha qodin hadaad qodona ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee.
xaasidiinbaase tihiine miyaa quudheysaan wanaagayaga!!!!!.

waar nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAALI

Wednesday, December 13, 2000 - 09:06 am
QABIIL AAD KADHALATAY AYAA UGU JAAHILSAN .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabaaye

Thursday, December 14, 2000 - 02:47 pm
markaan ku cabo adaa oogu jaahilsan iyo walaashaa siilka urayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Friday, December 15, 2000 - 03:11 am
Salaan,

To: Nawaal waxad faqashtan ugu jawaabaysid baan la yaabay. Bal adigu ayagoo kale iska dhig:

1-Ayagoo waligood awawgood faras ku duulin oo cadaw iska dhicin( Ogaadeen iyo Harti) oo qaarna Garxajis dhulkoodii badh ka qaaday qaarna Habar Jeclo guumaysan jirtay. ayay afweyne arkayn mudo yar..Caynba na ma soo ceshan Ceelbaxanyna Ogaadeen wali waxa ka hasya GUn Buur..lol

2- ayagoo hub iyo hanti hasyta ayuu inan yar oo SNM ahi oo qori RKle sita dabaabadoodi ka qaaday dayaaradoodiina ka soo riday.Ka dibna dal ku dul dhistay oo soo safay ayagoo fool xun ka dibna san dule goosasho kaga saxeexay..lol

3- intay wax iska celin lahaayeen oo dalkii ku laaban lahaayeen ayay naagahoodii Hawiye xamar ugaga carareen, intii soo hadhayna Kenyaan ayaa marduuf qaada ku wata..lol

4- Somalia Xamar iyo Hargaysa bay ahayd waanay tahay labadaba waa ka xaaraan, USA ayaa imika u baxay oo dayaarado kaga soo gura Wataanga iyo kaamamka qaxoontiga..lol inay afka ku ciil baxaan anigu waan u ogalay..

ee adna u ogalaw..lol markay se dagaal iyo ficil noqoto waa lays yaqaan, nin aan 100 sanadood dhuliiisii haysto...hayga hanjabo Internatka laakiin banaanka waa xaraan..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaab badanaa!!

Saturday, December 16, 2000 - 12:47 am
FURJINNI iyo Ninka Yaaban

Intii cay ahayd waa soo tiriseen. Anigu hadaan afkeega wax ka sheego ima rumaysanaysaan!! marka waxaan idin leeyahay orodoo buugaagta laga qoray taarikhda SOMALIA akhrisada, taasi waa akhriska buugaagta hadaad jeceshihiin, kadibna imaada halkan oo ka hadla waxaad ka hadli laheydeen.

Bal dad sidaan u hadlaya sidee bay wadanka ku xukumi?!! ururro badan oo dibadah laga sameeyay ayaa jira oo majeerteen u badanyihiin, waxayna ka shaqeynayaan sidii wadanka loo hormarin lahaa oo dadkiinaan halkan ka nacnac leh nabad ugu noqonlahaayeen somalia. Marka idinka caayda majeerteen wada anagana wanaagiina baanu wadaynaa.

Beleive it or not, what i said is not a lie!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheemanka

Saturday, December 16, 2000 - 05:33 am
waad salaaman tihiin kuligiin
salaan kadib ma jiro qabiil jaahila ee waxaa
jira qof jaahila
mida kale maan isska dhaafno qabiilka waxa naga raacay waan la soconaaye
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR-BURCO

Saturday, December 16, 2000 - 05:50 pm
WARUN ADUUN WAXAA UGU JAAHILASAN MAJEERTEEN IYO HAWIYE TAA HORAAA LOOSHEEGAY WALAL WAX WALBO WAATAARIIKH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 10:45 am
Don't play a hate Majeerteen fags. you can say what you wanna say about as, but don't forget we still love our Somali people nomatter what happens and what you guys say. We will work hard to bring all our Somali people 2gether very soon. We will not come i9n internet and say something about our own Somali this's what we will say whaen we get time to visit our SomaliNet long live Somali and god bless Somali people. That's all people because talk is cheap.

Love from Somali Puntland's people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahra

Thursday, December 21, 2000 - 08:03 am
Waa la yaabey walee odoga habarta loo saar walee dadka majeerteen lo saar weli ma wadiin waxaa wanagsanaan laheed sidii cali yusuf in dabada la idinka wada shabadeeyo markaas ayaad MJ ka hareeysiinee nacasyayahoow NO-9 ishaad ka bixisey dadkaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m j

Thursday, December 21, 2000 - 09:00 am
ishaad ka riday sahra boqradii majeerteen
bilad sharaf baan ku siiyey
waa walaalkaa oo ku leh maca alfisalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONE OF MAGADISHU

Friday, December 22, 2000 - 01:23 am
TO = NIN-YAABANOOW

WAR NINYAHOW AWAWGAA CEEB IYO CIIL GOD BUU-LAGALAY UU REER K/FUR UQABO BALSE ADIGA IYO ISAAQA AAD DAARAHA SKY-BUILDING'S MOODAY WAX-BA KAMA AHAN XAGEENA HADAAD DAD IYO DAL TAHAY ADI-UUN BAA ISU-AH HASEYEESHEE DADKA ISAAQA WAA DAD-SOMALI AH OO WACAN YAA KUJIRA ADIGA OO BAKHTI-JIID AAN NIRAA IYO KHAL'DAAN JAAHILNIMADA CIDIYAHA KASOO-BILOOWDAYNA WAA KUJIRAA EE YAAYANAN KU-ARKIN ADIGOO KHEYB-MARDUUFA OO BAARIXI AH LADHAREERAYA HADAAD IL-BAXNIMO HEER-KAGAARTAY, MAALIN WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUUFAAN

Sunday, December 24, 2000 - 05:40 am
GAX GAX GAX ALLEE LAHEE HALKAAN QOSOL BAA KADHACAY ANIGU MARKII MEESHAAN WAXAAN LAGU SOO QORAY OO MAJEERTEEN LAGU CAAYAY WAA UFIIRSADAY SIDA AY MAJEERTEENKU USOO JAWAABAAN.
MARKA WAXAA CADAADAY MAJEERTEEN IN AAN LOO DHAWAAN KARIN OO JAAHIIL AYSAN AHEEN.
UFIIRSO MAJEERTEEN KA SEE U HADLEEN IYO SIDA AY RAGA KALE U HADLEEN MARKA HALKAA WAXAA QOF WALBA UGA CAD IN UUSAN MAJEERTEEN AHEEN JAHILIINTA HALKAAN ISKUGU TIMID.
MAJEERTEEN WAANU JECELNAHAY WAANA DAD SOOMAALI AH WAX WALBA HALUGUSHEEGEE JAAHIL NIMO WELIGEED LUGUMA SHEEGIN MAJEERTEEN WAXAY LAHAAYEEN BOQORTOOYIN WAA WEEN OO ADUUNKA UKALA GOOSHIJIRTAY MAR AY SOOMAALIDA KALE ILBAX AAN LAGU AQOON, WAXAY USOO DIRIREEN XOREEYNTII SOOMAALIYA, OO U FIIRSO URURKII XURIYADA EE SYL INTA MAJEERTEEN KU JIRTAY (LABADA NIN OO WELI KANOOL RAGII SYL WAA MAJEERTEEN LABADUBA)

MAJEERTEEN SOOMA AHEEN NINKA AFSOOMAALIGA QORAY MAJEERTEEN SOOMAAHA NINKII CALANKA SOOMAALIYA SAMEEYAY AMA SOO HINDISAY MAJEERTEEN SOOMA AHEEN BOQORTOOYADII KALIYA EE SOOMALIYA KAJIRTAY OO MUDA KABADAN 20 SANO ISKA CAABINAYSAY INGIRIIS IYO TAALYAANI.
MARKA MAJEERTEEN ANIG WALIGAY KUMA MAQAL JAAHILNIMO TAASNA HADA HALKAA BAY KAMUU QATAA OO WAXAAD KA ARKI KARTAA SIDA MAJEERTEENKA HALKAAN SOOGALAY EE UHADLEEN.
MARKA ANIGU QOSOLBAAN UDHINTAY OO RAGII ISLAHAA MAJEERTEEN JAAHIL KADHIGA AYGII BAA JAAHIL U EKAADAY MARKII AYMEESHA SOO GALEEN.
MARKA SU'AASHU WAA MA MAJEERTEEN BAA JAAHIL AH MISE RAGA HALKAAN KUCAYTAMAY?????
JAWAABTU WAA ISKA CADAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Sunday, December 24, 2000 - 02:16 pm
dhamaan soomaaliyeey meel kasta oo aad joogtaan waxaan ilaahay idiinka rajeynaynaa inaad ku ciidaan nabad iyo barwaaqo iyo inuu ilaahay idin tuso wadada toosan ee xaqda ah.
waa walaakiin oo idin kala soo xiriiraya puntland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhaajir

Monday, December 25, 2000 - 06:13 am
Salaamu caleykum dhamaantiin.

Marka kowaad Cayda dadka kale ee walaalihiin ah ma fiicna ee ha la iska dhaafo. Inta aad dad kale cayeysid fadlan mid walboow arag jaahilnimada iyo qurrunka uu dhexjiifo qabiilkaadu. yaanan loo hadlin sidii adigoo qabiilkaadu ceeb ka saliin yahay. Soomali baanu nahay waanu is naqaan, manahin dad ajnabi oo qabiiladda soomaliya la barbarayo. Taasi waa taas.....

TO: Duufaan

Waxaad tidhi:

>MAJEERTEEN SOOMA AHEEN NINKA AFSOOMAALIGA QORAY
>MAJEERTEEN SOOMAAHA NINKII CALANKA SOOMAALIYA
>SAMEEYAY AMA SOO HINDISAY MAJEERTEEN SOOMA AHEEN
>BOQORTOOYADII KALIYA EE SOOMALIYA KAJIRTAY OO
>MUDA KABADAN 20 SANO ISKA CAABINAYSAY INGIRIIS
>IYO TAALYAANI.

Walaal maxaad taarikhda beenta uga sheegeysaa?

Goorma ayuu Majeerteen af-soomaliga qoray?
Goorma ayuu lahaa boqortooyo gumeysi la diririjiray?

Ogoow hadaladaasi aad ku qortay halkan weeye kuwa dhalin kara in sifo xun lagu sheego, waayo adigii puntlanderka ahaa ayaa sidaa u hadlaya?

Waxaan rajeynayaa in uu ku galay nuxurka hadalkeyga.

Ciid wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Educator

Sunday, January 07, 2001 - 02:03 am
This is a very bad topic ment to create hatred and useless debates but since you all had to insult my Isaaq clan lets spit it out and be honest with eachother!

This is the list for most educated Somalis:

1.Isaaq all clans
2.Majeerten+Warsangeli+Samaroon(Gadabursi)

3-20 ma is dhamaan kuligood wa jahiliin!!!!!

This is my opinion based on the facts on the ground and historical evidence.

First Somaliland was created a couple of years later Puntland copied their style because they saw the progress they new it was a winning formula, they did a smart move by copying because if somebody is doing better than you copy them, that is simple to understand.The Warsengelis have always been traders and are world travelled together with the Isaaq long before other Somalis so they are also in the top. But look at rest of the clans in theEx-Somali state they are all chicken heads.

Samaroon created Amoud university, Isaaq Hargeysa University after them. Puntland is about to create their university again where is the rest of clans from Ex-Somalia??? what are they doing that is constructive????

Who is leader(president) of Somali Galbeed? an Isaaq by the name Abdulmajid!

Wjho is the Ethiopian ammbasador to the United Nations again an Isaaq.

Who is the foreign minister of Djibouti?? Again an Isaaq!

Who is the foreign minister of the illegal Somali government again an Isaaq.

Father of Somali education(maxamud axmed cali) an Isaaq

Nationalistic poet:Timacade "Kana siib kana saar" an Isaaq man

Todays leading poet: Hadrawii man of wisdom, also an Isaaq and he is a wise man indeed, his message is great if you Somalis would just listen and learn, 20 years ago he told us all what the nation was coming to in a poem and all that he said became true!

SNL(Isaaq organisation) that was SYL:s counterpart in the north and they played a great role for the creation of the Somalia republic, they brought the flag to the south.

It is a fact that in Somaliland education is more valued than in Somalia.In conclusion this is a useless topic since even the best of Somalis are far far behind the rest of the world!

Ethiopia and Kenya is years ahead of us so is Bangladesh in fact Somalia and Somaliland is considered to be among the 10 least developed countries in the world! Sad but true! We are just different ranks of jahiilin among eachother but ultimately we are a jahiil people, with a jahiil oulook on life in general. But Somaliland is the hope for Somalis the rest is well you tell me...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCO-BOY

Tuesday, January 16, 2001 - 02:54 pm
salaan dhalinyaro

ANIGU WAXAAN QABAA QABIILKA UU KA DHASHAY FURJINI IN UU SOOMALI UGU JAAHILSAN YAHAY
MAR HADUU WAXAAS OO KALE KA FEKERAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 08:51 am
waxey ila tahay in qabiil walba in uu leeyahay jaahil. Laakiin waxaa jiro wax la yiraah afaaro qabiil iyo somali naceeb. Somali hadii ay dhan tahay waxaa ugu afaaro qabill badan reer wuqooyiga. Kooda baadiyo ka yimid iyo kii burco ka yimid waxuu ku hayaa "hebel waa isaaq waa ina adeerkey". War sida isku dhaama. Qof aan ina adeer iyo ina abti qabin ma laha laakiin idinka afaaro qabiil ayey idinka gaartey.
Duufaan waan kugu raacsanahay rayigaaga. Dad iska hadal ayey ka tahay dadna nab iyo nacdo ayey sheegayaan. Aqligooda waa dadka hawiye iyo daarood inta ay caayeen isaaq faalshey. Maxaad haysatiin somaliland ayay ku leeyihiin oo xitaa bado lahayn. Sidee dowlad ku noqonaysaan hadaad ganacsi bada lahayn mise somaliya ayaad baryeysaan.War dib iskugu noqda hadey reer waqooyi faaido leeyihiin horay ayaa loo arki lahaa mana haweysateen in aad somaliya kala gooysaan. Jaahiliin, Somalia waa hal, weyna midowesaa sooner or later if allah say.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASKA-CAANAHA

Thursday, January 18, 2001 - 02:35 pm
ANONYMOUS

Waligaa iskuul ma gashay???

hadaad tidhi waqooyi Bad malaha, waa arin yaab badan leh

bal dib isugu noqo oo hooyadaa soo waydii in Waqooyi Bad leeyahay iyo in kale


JAAHIL XUN OO KOONFUR KAYIMI ANIGU WAA AQAANAA

MA BAALASH-LAAD XAMAR QADHMUUN KA AHYD?

IN AAD JAAHIL WADA TIHIIN WAY MUUQATAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohyadin

Saturday, January 20, 2001 - 12:15 am
To:To de fucker


Talk about MAJEERTEEN u love 2 be Majeerteen tell y u r hatred about majeerteen(that is ignorant). Tell me de meaning of Ignorance. Majeerteen r the Most Educated people in Somali. U r fucking hawiye anagaa idin ilbixiney. U don't knoe •••• all u have self respect. Isaaq R good people B coz qofka bini aadamka Raganimadiisa wey u qiiraan.They also judge people Individually y I said that b coz the man who was behind all de somaliland killing was Majeerteen (Morgan). Marka nin Isaaq majeerteen baa tahey kuguma nacayo.

After all u hate majeerteen b coz they don't put up with shitt. People like u would be killed within a second in anyland.

Respect 2 y'all majerteens
Respect 2 y'all Warsangelis
Respect 2 y'all Isaaqs
Respect 2 y'all Dhulbahante
Respect 2 y'all Abgaal
Respect 2 y'all Raxanweyn
Respect 2 y'all Xawaadle

Put the rest in the trush bin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 01, 2001 - 08:00 am
muxidiin waa majeerteen kale waxaa kuu cadeynaaya majeerteennimadiisa sida uu u hadlaayo, akhlaaq maleh,dood mayaqaanno onather majeerteen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bosaaso

Friday, February 02, 2001 - 01:21 am
hi every body

aaaaaaaah aaaaaaaaah war anigu waxaan la yaabanahay cida tirisay qabiilkastaa inta jaahil uu leeyahay, iyada oon soomaliba tirsanay. Waxay aniga ila tahay in qabill kastaa u leeyahy dad jaahil ah iyo dad wax baratay. hadiise laga hadlayo cida ugu jaahil waan in add wax yar dib u noqono oon eeg no inta school oo guumeystayaashii soomalia ka dhiseen iyo meelah ay ka dhiseen iyo qabiilada meelaha degan. marka aad intaa ogaata ogaatan waxa aad u dhowdihiin cida soomali wax baratay kahor xornimada. xornima ka dib waxaa wx bartay qabiilkii hadba mucaarad noqonayey ee banaanka u cararey iyo qabiilkii xukumka haytey. tusaale:

Majeerten iyo isaaq 1960 - 1969 ( as rulers)
Majeerten 1978 - 1990 ( as refugees)

Mareexan 1970 - 1990 ( as rulers)
and so on.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardhiigley

Friday, February 02, 2001 - 04:58 pm
Assalamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu,

Anigoonan waxba ku dheeraanin mawduucan bal hadana
aan idiin soo gudbiyo sheeko yar oo meel dhalinyaro Soomaaliyeed ay isugu timid uu inan ka yiri:

Anagoo meel shaahle ah fadhino ayuu inan kale oo magaalada nala degani uu soo galay Maqaaxidii.
Inamadii meesha fadhiyey inan kamid ah ayaa yiri markuu inankii soo galay baxay, kaas ma arkaysaan
waa jaahil wayn oo baadiye ka yimid.

Hadaba aan idin siiyo inankaa inoo soo galay his background; waa inan aanan waligii magaalo wayn oo sooliyeed ku soo barbaarin, isagoo wayna dalkii ka soo waxay, qurbana intuu joogay ka faa'iidaystay waxna ku bartay; imikana waa qof aad loogu tixgaliyo camalkiisa (very well respected professional man, I wouldn't name his feild).
Diintana aad u haysta oo yaraanimadiisii lagu barbaariyey.

Intaasi waa hordhac yar oon idinka siiyey inankaa.

Markaa aan u gudo galo waxaan ka oran lahaa walaalkeen su'aashiisa oo ah guruuubkee ugu jaahilsan. Hadaba su'aashani waa su'aal guud.
Inigu waxyaabo badab baan jaahil ka ahay ayaa buuxa sida kuwan:

Xoolo dhaqato jaahil baan ka ahay
Kaluumaysi jaahil baan ka ahay
Siyaasada jaahil baan ka ahay
ganacsiga waa la igu dhaamaa
Xidigaha wax laga sheego waa la igu dhaamaa
Daawaynta dad iyo xayawaanba ha igo sheegin
iwm.

Kuwan soo socdana waxbaan ka aqaan:

Sida cuntadayna aan u samaysto
Sida caruur loo koriyo(parenting)
Sida wax loo dhagaysto
Wax baan ka bartay hindiska (Engineering, I will not be specific)
Diinta islaamka in fiican waan ka bartay
IWM.

Marka su'aashu haday tahay qabiilkee qof walba ee kamid oo dhami aanu wax walba aqoon, jawaabtaasi waxay ila tahay way noo wada cadatay oo waa sanku neef oo idili waa jaahil kii na abuurtay mooyaane.

walaalayaashayda kalena waan la socdaa qabiilku dhuuxuu nagagalay, laakiin bal isku daya inaan doodwalba garteeda siino.

Markaa anigu intaasaan uga bixi.

Salaama,

Wardhiigley

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdilahi yusuf

Sunday, February 04, 2001 - 01:17 pm
soomaaliyey kuligin jahilin badtahin sababto ah dhaqalo iyo dal ba mesha kuma hesin ee orda dhig itaad isku yeshin wadan kin ku noqda buntland gajoo aya kadhacday somaliland dacun ba kajira konfor T.B ba dadki dhameyey adin kuna meshan bad waxaad kuhaysan rer hebel iyo rer hebel imaan rabi haidin kaqado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macabsado

Tuesday, February 06, 2001 - 04:35 am
daa ayaa hadlaaya qabiilka ugu jaahilsan waa
qabiilka ugu xun somalida waana daarood aabihiin
iyo tii idin dhashay waso wax mabaran laakiin
way booteeyaan taasna way faanaa war majeerteen
kan ujaahilsan waaye runta marka lagahadlaayo
runta waana tii dalka looga bursaday ee mafahantay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Tuesday, February 06, 2001 - 08:12 am
ceebey tacaal bay carabi tiraa
markan ma wax kaloon qabano iyaan garan waynay
soomaalaay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 06:37 pm
waa yaab aan yarayn war somaliyay waa lais yaqane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulle

Sunday, February 11, 2001 - 06:53 pm
waryaa war baan idiin hayaa soomaali waxay majeerteen ugu xanaaqsan tahay baan idiin sheegayaa gooni bay u tashteen goboladoodii bay ku mashquul san yihiin soomaali wax u taliya bay waayeen. sahro ma ila socotaa adigaa dhiig lehe waligaa ha ku dheeraan oo iska daawo bogaan waxaad heli sidaydaas qaa runta kuu sheega .
inta xanaaqsan oo caytamaysa waxaan idiin sheegayaa waan soo noqonaynaa oo waa idin talin si dhaqso ah nagala raali noqoda intii aan maqneen
waxaan moodnay in nalaga maarmo oohadalkiina rumaynay....... sidaa iyo nabadgalyooooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 12:05 pm
isaaqu waxay u hadlayaan sidii layasi jiray ama la gumaysan jiry.waa maxay cayda iyo faanka dheeraan ah. isaaqu waa dad isigu jira waxwalba sida somaalida kale.somalidu waa isku wada dowdowdahay.kuwa halka waxku qoraya ha ceebaynina dadka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAGAS

Wednesday, February 21, 2001 - 03:09 am
somali kalama jaahilsana ee waa kala hungiri badantahay !!!!!sida????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maygaag

Tuesday, February 27, 2001 - 10:38 am
Markii dadku qabiil qabiil u kala baxo aniga iyo saa xiib kay halkan ila fadhiya waxaan nahay niman Madhibaan ah.Kuna farax san waxay yihiin hadaba inta aad qabiil ka hadlaysaan meel gaari maysaane manatashanaysaane aan idiin talino,waayo waxaad tihiin dad dhamaan tood midba midka kale godob ka galay oo cuqdad iska qaba sidaa darteed nagu caawiya in aan madax noqono si bulshada ay u sinaato oo gabdhaha yaga loo guursado anaguna aan kuwiina u guursano waayo intiina kale isku cid ayaatihiin ama waad is dhasheen.Waxaan idin way diinayaa anaga yaan nahay ama kanimid?.
Somaalidu waxay tiraahdaa nimanka marada isku haysta hooyadood way qaawantahay.waxaan ula jeedaa wax bini aadanku ka faano ayaad ku faan taan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 05:53 pm
Nawaal, waxaan fahmay qoladaad sheegtay,balse waxaan u malaynayaa inaadan nasiib uyeelan inay ku saartaan markii aad iyaga ku hoos jirtay, taasoo aan ka gartay colaadaada assalkeeda waxa ka dambeya .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABRIIL

Thursday, March 22, 2001 - 07:17 am
waad salaamantihiin intiinii sida fiican u hadashay waa layaab ayaa tira koobay qabiilka ugu jaahil san maadama aan tira koob sax ah lahayn kuwa ugu jaahilsan aan fikaradeena ku cabirno ayaa ummadda muslimiinta ah ee soomaaliyeed u horseeday dhibaatadaan ay maanta ku jiraan. waa qabiilkee kaas kaas ayaan dhihi karnaa asagaa soomaali ugu jaahil san qabiilkaasna waa kii ummada soomaaliyeed oo mid ah ku beeray qabiilka
hungri xumaan darteedna ku raadshay qabiil xukun dawlad nimo waa kuwii hoos galay xabshi lana baxay qurmis ayga ayaa wii qay minimadii soomaaliyeed jaahilnimana ayagay ku abtirsataa ummada soomaaliyeedna waxay u yaqaniin reer hunguri xume iyo reer qabiil abaabule marka qofkasta oo soo booqata bogaan bal ha ii sheegto qabiilkaas aan ka hadalay markii dad badan isku raacan ayaan dhihi karnaa waa qabiilka soomaali ugu jaahilsan????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Friday, March 23, 2001 - 01:39 am
Asalaamu caleykum
To:-FURJINNI
Wixii jiro rabaa og runtana Rabaa og. Lakin aniga shaqsiyan waxey iila tahay inta qabiil ku shaqeysa oo ay dhiigooda ku cararta sidii iyagoo qaaday AIDS ayaa jahil ah qabiilkee doonaan ha ahaadaane. Walaalow ilahay subxaana watacalaa faraheena ma uu wadasimin saa aawgeed dadkana ma wada sina qabiil la arkana kuwa fiican oo aqoon leh iyo kuwo duli ah oo xuna wey ku jiraan. saa awgeed qabiil heblo ayaa xun lama oran karo ee waad danbaabdee ilahay u toobad keen waayo adiga maa aqoon uleh intaas maqluuq ah in ay jahiliin yihiin? Waxaan u maleen wali waxaa kugu danbeyso Siyaad bare shuqulkiisa qabiil heblo ayaa aqoon leh qabiil helblo ayaa xun qabiil heblo ayaa sharafleh iwm, xaqiiqana waxaa ah qofka aan jaahilka aheen waxaa lagu gartaa haduu yahay qof diintiisa heysta oo Alihiisa ka baqa dantiisana yaqaana kaas ayaa wax garad inta kalena waa jahiliin qabiilkeey rabaan aha ahadaanee. Eebe abuuristiisana mala dagaalami adoo bani aadam sanku neefle ah? wax yaabhaan oo kale waa wax yaabaha yar yar oo aan aad loogu fiirsan isla mar'ahaantana lagu danbaabo. ee ka fiirso. hadii aan qaldamay cafis & masaamax.

To:- inta ka kul laatay hadalka FURJINNI walaalayaalow aniga uma arko wax aad isku shideysaan oo aad energy giina iskaga waste gareysaan waayo asaga waa bani'aadam san ku neefle ah cilmi uu u leeyahay waxaan maba jirta waayo ma'asaga ayaa og shaqsi waliba oo qabiilkaa ka tirsan in ay jaahil yihiin? waa maya ma asagaa abuuray umadaan oo ka dhigay jaahil qabiilada kalena umadooda mutacalimiin? jawaabtu waa maya. Cilmiga qiyaasiga uu wato ma asagaa aqoon u leh in ay effect gareeysay umad dhan, ileen eebaa wax hagajiyee not bani adam marka waxan waa wax alle u aqoon leeyahay qof walibana suduu yahay ilahay giisa iyo asiga ayaa is og camalka lagarabana waa camalkooda aduun not kooda qabiil ee yeesan AIDS kan baas idin galin. Waxba haku danbaabina hadii aan qaldamay cafis & masaamax. i think my point is clear.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shukriya

Monday, March 26, 2001 - 01:00 am
WAAN KU RAACSANAHAY FURJINNI REERKAAS AYAA UGU JAAHILSAN OO UGU DULIYEESAN INTOODA BADAN (I'M NOT SAYING ALL OF THEM I'M SAYING MOST OF THEM) THEY ••••. MAGAALO MELBOUNE LA YIRAAHDO OO AUSTRALIA KU TAALO IYAGA AYAA DULIYEEN OO LOOGU TAAG HELI WAAYAY INTEE KA GAREEN MAAN GAABYAAL IYO DULIYO SAQAJAAMIIN AH. NO OFFNCE MAJEERTEEN PPL BUT TAA AYAA XAQIIQADA AH WALAAHI WHO EVER WANTS THE TRUTH JUST CAME TO MELB AND I WILL SHOW U.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Monday, March 26, 2001 - 09:22 am
To : eductor

you people are the only people who introduce to somaalia people qaat.

They urgementative and uneducted people.

Recently i was watching BBC, suddenly when i saw none other then so called somaliland president cigaale.

The most embressing thing was during the interview he was eating ( MARDUUF QAAT AH).


You can get low then that.

You mention that they have this position and that position, but did you consider how did they get that position.

obviously drink alcohol especially jack daniels.

you are useless people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARO

Tuesday, March 27, 2001 - 06:39 am
SIDA EY ANIGA ILATAHAY QABIILKA UGU JAAHILSAN WAA AAN IRAAHDEE NINKII SOOJEEDIYAY SU`AASHAAN QABIILKIISA AYAA UGU JAAHILSAN. AMA ISAGA LAFTIRKIISA
XAYAWAANKA WAXAA UU MEESHA UGU SOOQORA SUAASHA IN UU DADKA ISUDIRO!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUDI

Thursday, April 05, 2001 - 11:07 am
QABIIL AAYO MA LEH, OO WAA KA INA DHIGAY QURBAHA. WAA KA BAABIIYEY WADDANKII, WAA KA SAAQIDKA KA WADA DHIGAY SOMALI MEEL AY JOOGAAN BA. MARKAA AMA HALKAA KA SII WADA OO ANIGAA KAA SOMAALI SAN IYO ANAGAA KAA DAWLAD SAN, AMA ANAGAA WAX TALIN JIRNAY SII WADA. ADDUUNKU WAA SII SOCDAA OO IDINKUNA SIDAA AYAA KU KARAAMO SEEGTEEN.

DIIN AAD HAYSATAAN IYO DADNIMO IDINKU JIRTAA MIDNA MAJIRTO INTAAD "ADDOON KA U TIHIIN QABIIL" SOOMAALI JIDH XUN. ALLOOW YAA WADA MADHIYA.
SUUDI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayga

Thursday, April 05, 2001 - 11:10 pm
war badanaa soomaalida,maantana bal fiiriya mowduuca ay soo qaateen, runtii aniga waxaan joogaa xamar,markaan fiiriyo waxa xamar ka dhacaayo waan niyad jabaa, waxaanse is dhahaa macna maleh dadka dibadda noogu maqan ee wax soo baranaayo ayaa na ceymin doono,ka daroo dibi dhal walaahi ninka qoriga kugu dilaayo inuusan ogeyn qabiilka aad ka dhalatay maanta waxaad u moodaa inuu ku difaacayo balse marka uu dagaalka dhamaado ayuu aqoonyahankaaga iyo caruurtaada xabad ku ridayaa.waxaan aad u taageersanahay ninka la yiraah WARDHIGLEY maanta sheekada ma joogto majeerteen iyo qabiilo kale waa yaa muslim ahoo yaa soomaali ahoo,walaahi ninkii maanta ku fakaro qabiil iyo wax la mid ah inuusan xataa aabihiis wax tareyn iska dhaaf qabil dhan.ilaah hana caafiyo waxaana ku soo gabagabeynayaa majeerteen waa soomali, somalina waa dad fiican iyo dad xun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hhhhhhhhhhhhh

Friday, April 06, 2001 - 04:24 am
waxaa ugun jaahilsan daarood wacal
ee ogow sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDULLAAHI NASTEEX

Tuesday, April 10, 2001 - 02:26 am
KU:DHAMMAAN UMADDA SOOMAALIYEED.

ALSALAAMU CALAYKUM WARRAXMATULLAAHI WABARAKAATUH.
WALAALAYAAL ILAAHAY HALAGA CABSADO OO HALA ISKA DAAYO QABIIL CAYTANKA ILLAYN COLAADDII AYNAGU BEEREEN GAALADA WAALAGA GUDBAY WAYNA DHAMMAATAY XILLIGEEDII QOF KASTA OO SOOMAALI AHNA WUU KA DAALAY WUUNA NACAY DHIBKAAS AYNU ISKU GEESANNAY.
MARKA WAXAAN IDIN LEEYAHAY OON ILAAHAY U BARYAYAA QOFKII KU SII SOCDAA COLAADAASI AMA QABIIL CAAYAA ILAAHAYOW CUDUR DAAWADIISA LAGA WAAYAY CAALAMKA KURID,SIDA AIDSKA OO KALE AMA BARAS ALLOW KA DUL IFI MAANTADAN LAGA BILLAABO.
MARKA AKHRISTOW HA ISKU DAYIN INAAD U JAWAABTO NINKAN WAXAAS QOREY EE DAR ILAAHAY U SAMIR, MA DIIDAY INAAD SAMIRTO KANSAR IYO AIDS IYO BARAS ILAAHAY HA KUGU RIDO HADAAD UMMAD AAN WAXBA KUU GAYSAN AAD CAYDO OO AAD ISKU WADA QABATO DAMBIILE IYO BILAA DAMBIILE.
ILAAHAYOOW INOO NAXARIISO WAAN WADA WAREERNAYE YAR IYO WAYNBA OO NOO DAMBI DHAAF ADAA AL-QAFUURUL RAXIIM AH.
ILAAHAYOOW COLAADDA QALBIYADEENNA AY GAALADU KU BEERTAY IYO NACAYBKA AAN ISKU QABNO ALLOW NAGA SAAR OO SAAFI KA WADA DHIG, SI AAN CIBAADADAADA AY U BADESHO BOOSKA QABIILKA EE QALBIGEENNA KU JIRA.
ILAAHAYOOW CADOWGEENNA NAGA QABO IYO WIXII NECEB DIINTEENNA ISLAAMKA IYO SHAYDDAAN IYO GAALADA IYO YUHUUDDA, ALLOW KA DHAMEE ADUUNKA YUHUUD IYO GAALADA KALEETABA OO ISLAAM KALIYA KUSOO REEB,SI AAN JANNADAADA U BUUXINO.ALLOW NAGA BADBAADI NAARTAADA. AAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.!!
SIDAA IYO NABAD GELYO WALAALADAYDA WANAAGGA JECELOW XUMMAANTANA NECEB ILAAHAY HANA DAAYO OO HANA CAFIYO.AAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIN.!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Tuesday, April 10, 2001 - 03:45 am
saxiibayayyl waxaa igu jaahilsan qabiilada soo socda,
kuwaasoo ka imaaday kuligeed waqooyi
wa khladaamiinta

isaakh

gadabursi

ciise

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.