site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIYAAL SHEEQ XASAN BARSAME

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: CIYAAL SHEEQ XASAN BARSAME
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amal amudi

Tuesday, October 31, 2000 - 03:45 pm
kuligiina waa salaamantihiin walaalayal
waxaan raadinaye gabadh la dhaho suad abdirahmaan ducaale oo igu dan beysay 1989 schoolka sheq hassan barsame oo degneyd airporka agtiisa oo walaalaheda la dhaho feysal hadii aad meel ku ogtihiin please ii soo shega waad mahadsantihiin

lost friend

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Friday, November 24, 2000 - 04:16 am
walaala yaal waad salaamantihiin aniga waxaan dhigan jiray sheq xasan barsame ardeydii ugu dambeysay ee dagaalka ku dhacay waxaase jeclahay inaan halkaan ka helo ardeyda sheq xasan barsame waana mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal jelle

Friday, November 24, 2000 - 05:08 am
walaal waad salaaman tihiin waxaan raadinayaa dadka kala ah ilma xaashi dalab oo kala ah abdi dii iyo aado,ayaan oo ah ciyaal sheeq xasan barsame fadlan cidii garato ha ila soo socod siiyaan waxaana kumaqlay newzland.

Friday, November 24, 2000 - 05:17 am
amaal abaayo macaan iska waran caafimaad kaaga see yahay runtii aad baan u jeclahay inaan isbarano dhalin yardii iskoolka qiimaha badan ee sheeq xasan barsame abaayo aniga waxaan dhiganaayey sanadkii 89 waxaana deganaa guryihii kasoo horjeeday culturada talyaaniga ama madax tooyadadii ee barasho furan waana wadda xiriiri doonnaa [iinsha alah] bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Friday, November 24, 2000 - 05:54 am
Salaan kadib Dhamaan Ardayda Sheekh Xasan Barsame.

Aniga Axmed. Anigu waxaan ka mid ahaa ardadii ugu danbaysay ee sh/X/B. Waxaan halka ka raadinayaa Gabar la yiraahdo Sureer C/laahi Maxamuud oo ahayd loodkii ugu danbeeyay ee form forka ahaa. marka fadlan Cidii taqaano ha ila soo socodsiiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Cabdi

Monday, November 27, 2000 - 10:50 am
Dhamaan waan salaamanthiin ardayda sh/x/Barsame
Anigu waxaa lay yiraah maxamed Cabdi waxaana ka mid ahay ardaydii dagaalku ku dhacay iyagoo form four. waxaan ku magca dheerahay Cali Amooro.
Waxaan dhigan jiray fasalka 4aad T marka dhamaan
saaxiibaday waxaan ka codsanayaa in ay ku soo biiraan halakaan. waa mahadsan tihiin.
waxaan halkan ka salaamayaa Ardaydaydii int aaan xasuusto
Maxamed Osman sx qaali ah 4aad T oo aanan ogyn halka uu ku suganyahay.
Ubax cabdulaahi G 4aad T UK London
Maryan Goodax 4aad T Canada Tronto
Yaasiin 4aad B oo laiigu sheegay Swiden
Idil Camuudi 4aad B Uk LONDON
Mahad Kaarshe oo laiigu sheegay Iswiden
C/rashiid Axmed Diini 4aad x Iswden
C/laahi 4aad x Iswiden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from 89-90::: reer sheekh xsan barsame :

Friday, December 01, 2000 - 05:04 pm
Salaam bros and sisters:)

Waxaan ahay ardaydii ugu dambeeyey oo dhigan jirey sheekh xasan barsane 89-90 waxaan raadinooyaa c/laahi ciise + torobal+ mahad yare+ maxamed c/casiis + muna carab + aamino oo reer boondheere ah +Ishaabuun is he a life??:(
+ daahir sheekh last time i heard was in Pakistan!

ila soo xariir e-mailka aan kor ku soo sheegay .

Me living London UK, Me studying , and Me working part-time , me will be Happy to see sheekh xasan barsame faces in london, me wondering where the heck are sheekh xasan barsame girls :)::)

That is all lads :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal jelle

Sunday, December 03, 2000 - 12:09 am
walaal wadsalaaman tahay inkastoo aadan kusoo qorin magacaaga ama emailkaagaba walaal aniga waxaan dhiganaayey sh/x/barsame 89/90 waxaana ahaa
galableey waxaana deganaa culturada talyaniga
kasoohorjeedkee,waana ku faraxsanahay runtii
inuu noolyahay [ISHAA BUUN]oo runtii aad iyo aad
ugu baqi jirnay ee walaal adiga waqtigee baad
ahayd subax ama galab inteese daganeed fadlan
iisoo qor emailkan oo ah [JELLESAHAL@HOTMAIL.COM
mahadsanid wax reer sh/xasan barsame oo london
jooga iisoo sheeg,sidaas iyo ismaqaldambe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, December 04, 2000 - 06:29 am
Salaan Dhamaan walaalahay Reer Sh/Barsame
Aniga waxaan ahaa 89/90.
Waxaan ahaa loodkii ugu danbeeyay 4aad X
haatanan ku nool UK London. any one from sh/Barsame can cotntack me at this e-mail address diri7@hotmail.com. Magacaygau Axmed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Raxmaan from USA

Tuesday, December 05, 2000 - 08:56 am
Salaam reer Sheekh Hassan Barsane, waa inaan abaabulno isku imaad ay sameeyan reer sheekh Hassan Barsane. Hmmmmm Geesigii Ishaa buun Salaan haleyga gaarsiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, December 11, 2000 - 03:51 am
ciyaal sheekh xasan barsame saan jaahil uma aheen ee waxaa waaye marka ay arkaan bage uu ku qoranyahay Beelah ay ka sii tagaayaan aqriskeed ee anaa noo furaayaa ayoo kaleer ah yaah haii ilaahay idmo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOALUES MAN

Tuesday, December 12, 2000 - 07:23 am
AABIHIIN WASA WAA CIYAALKII LACAGA DAWLADA KA DHARGEY, MAR MAR BAAN IMAN JIRAY SCHOOLKAASOO, CARFKA IYO NIMCADA KA MUUQATA WAAD YAABAYSAA. GAW WARYAADHEEN ILAAHAOW YAA LAAS CAANOOD AMA BUHHODLE IIGU KIIN KEENA AAN SIDA MILATERIGA IDIN TABABAREE, ILEEN DHIBAATO MAYDAAN ARAGE'
NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan keyd

Sunday, December 17, 2000 - 09:01 am
Hi,all
Bro+Sis:
waxaan aad iyo aad oogu faraxsanahay inaan rageygii i mean reer x.barsane online ku helo.walaal maadan soo qorin magacaada iyo emailkaada toona,anyways aniga waxaan ka mid ahaa lodkii caadiga u dhameyey 1990,fasalkii T waxaana isku galas aheyn qamaan caanogel,sucad carabey,cabdiqadar(kaabo galaaskeenii),sakariye buurkii reerka BAAR XAASHI lahaa iwn waxaan ilaa hada joogaa waxna ka bartay jaamacad dalkaasi pakistan i obtained my architecture and town planning waxaana dadka aad sheegtay aan ka gartay
macalin c/lahi cise oo carabi iyo diin noo dhigi jiray,walaalkiis toroble oo aan isku lood aheyd isla markaana saxxiibkey ahaa,waxaana labadooda markii iigu war danbeysay ku ogaa nairobe,maxamed c/siis wuxuu jaamacad ka dhigtaa dalkaasi talyaniga waana final year civil engineering hada,waana xiriiri jirnay.mahad yare hadii aad ka wado mahad canbaro wuxuu joogaa canada(windsor)oo toroble saxiibkiis ahaa the great ishaa buun mindhaa wuu xijaabtay hada :)lol'''''''.
plz do contact
Architect:Hassan abdisamad halane(keyd)
Email:somalarch@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 06:44 am
Cabdiraxmaan Ducaalihi bankiga ganacsigaa, walaalkeendna Feysal" cangub" miyaa la dhahaa oo loodkii 88-89 kii muu ahaa, haduu kaas yahay isku galaas ayaan ahayn, waana la soo heli karaa macluumaadkeeda iyo meesha laga helo.
Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/HASSAN

Monday, December 18, 2000 - 08:19 am
sh xAsan barsane waxaan ka baxay loodkii 84-85 ka dibna sanadkii 86kii gurmad u galay xarunta laaanta buure
AXMADEEY74@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Raxman Bidaar

Saturday, December 30, 2000 - 11:47 am
Waan idiin salamay reer Sheekh Xassan Barsane.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.