site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beled Xaawo, GEDO...2,000,000 iyo saa'id.....

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Beled Xaawo, GEDO...2,000,000 iyo saa'id.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

B X

Thursday, November 02, 2000 - 07:42 am
AAAAAAAH!


Nafbaa nagu soo laabatay! muxuu reer badan yair.

Berigii USC ay dadka xamar ka soo eriday yaa yimid Beled Xaawo? Hadii dhul abaal loo celin lahaa, Beled Xaawo ayaa abaal mudan.

waxaa cagta dhigay ama habayn seexday magaaladaas dad ka badan 2,000,000 oo Soomaali ah.

230,000 maanta kenya aya ku sugan yihiin. Dadkaas halaga dhiciyo mooriyaanta keenyaatiga ah iyo worlordyada qaranka burburiyay. Xeryaha qaxootiga waa in laga soo raraa dadka now!


BX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 02:55 pm
ma garan waxaad u jeedo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jorogo

Thursday, March 29, 2001 - 05:53 am
balad xaawo badow baa dagan miyaanay sodaa ahayn anigu dadkii qaxa ku yimid baan ahaa qabowna kuma arag haday tahay meel quman ama dad qumani dagan yihiin way dhismi lahayd laba wadan ayey xaduud la leedahay taasoo ah arrin muhiim ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S

Friday, March 30, 2001 - 12:00 am
to jorog:
war bax baa lagu yiri nacasyahow!!!!
intaad ka soo qaxday xamar adigoo ooman oo guuri la baad timid balad xaawo, nabad iyo naxariisna markaas ayaa kuugu horaysay, markaas baad hada ku balan furtay miyaa, war soco markii horaba midgaan wax loo taagay baad ahayd, ee afka suubso baan ku iri midgaanyahow!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Monday, April 02, 2001 - 04:28 pm
MARIIXAANOW
YAA IDIIN MAQAN DUMARKIINII AMXAARAA WADA BOODAY
CUMAR XAAJINA WAA UU U QUMIYEY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.