site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa dhigan jiray iskoolka sare ee Macalin Jaamac 88-89?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa dhigan jiray iskoolka sare ee Macalin Jaamac 88-89?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 04:41 pm
barasha wanaagsan magacayga waxaa ladhahaa faisal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXIYO

Wednesday, December 13, 2000 - 06:18 pm
HI FAISAL BARASHO WANAGSAN ABOWE,WAXAN LAY YERAHDAA FARXIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Friday, December 15, 2000 - 07:21 pm
farxiyo waa ku salaamay abaayo waana ku faraxsanahay inaan maqlo qof aan isku iskool ahaan jirnay. waana ku mahadsantahay. abaayo maiisheegi kartaa galaaskaad dhigan jirtay iyo dhalinyaradaad iskoolka ka taqaanay? Abaayo farxiyo halagu maqlo heee salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo

Friday, December 15, 2000 - 08:39 pm
runahatee faisal aad iyo aad baad u mahadsantahay
barashadaa lakiin anugu ma dhigan jerin skuulkas
ee saxiibtay oo aanan meel ku ogane baa dhigan jertay marka saa leen ugu soo leexday markaan magac arkay aad baan ugu faraxsanahy barashada waxwan ka ma qobo hadee aan isla see xirirno .
soo bare hadana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Saturday, December 16, 2000 - 12:32 pm
Farxiyo waa ku salaamay marka hore, marka labaad waa ku mahadsantahay sida dhaqsaha ah aad igu soo jawaabtay.Farxiyo barasha wanaagsan abaayo, waxaan jeclaan lahaa inaan is waraysano hadii aadan wax dhib ah aadan u arkin. aniga waxaan ku noolahay cariga USA. Adigana waxaan jeclaan lahaa inaad isoo sheegtid meesha aad ku nooshahay,+ sxbtaa magaceeda+ meeshaad somaalia ka daganaanjirtay. Farxiyo haday dhib kugu tahayna iska dhaaf yaanan ku dhibin. Waaad mahadsantahay marlabaad. by faisal
Ramadaan wanaagsan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo

Tuesday, December 19, 2000 - 04:35 pm
hi faisal abowe waan xelay aqbartadee waan ka xumahay jawabta aan kala soo dahay.hadee aan kaga jawabo suaalahagee, kow saxiibtay waxa la yerahdaa sacdiyo waxayna dhegan jertay school kass lakiin ma aqno faslkeeda. su aasha labaad aniga waxaan joogaa usa too. marka sidaa iyo barasho wanagsan faisal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISAL

Tuesday, December 19, 2000 - 05:21 pm
farxiyo waa ku slaamay walaashiis. waa iskacaadi waa la socdaa xalaada meeshaan taala . inuu waqtiga iska yaryahay. hana u bixin waxaan ku waydiina intee kaga nooshahay usa?su,aalahayga waa sii badanooyaan yaa. waxaan kaloo ku waydiiyey sacdiyo aadan maa ladhahaa saaxiibtaa oo daganayd xamarjadiid? sidaas aan caawa isku ognahay hee walaashiis. s/calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXIYO

Wednesday, December 20, 2000 - 10:23 am
HELLO FAISAL WAAD SALAMANTAHAY MARKA HORE, SAXIIBTAYNA WAXAA LA YIRAHADAA SACDIYO A ALI,WAXAYNA DEGANAY XAFATA HODAN DHINAC DHABKA
MARKA HADAN WAXAA LAYGU SHEGAY HOLAN WAXA TELEPHONAHNA KAMA HAYO.
SO WAXAAN IS LAHAA WILL KANA BAFINAYO SCHOOL MACALIN JAMAC WAWA ENTAAS OO AAD WAXA ITADEE KUU SHAGA AAD KA HESHID. MARKA LABAAD SU'AALA AAD ANIGA LEE E WAYDEENAYSID MAXAA ADIGA KUU DEDAY OO AAD WARKA U SOO KOBAYSAA WANA EGA KAFTAN OGOW
BYE HA LAGU MAQLO HEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Thursday, December 21, 2000 - 05:17 pm
waa ku salaamay FARXIYO CADEEY. waa ii fiicantahay aan u malaynaa walaashiis. walina igama jawaabin su,aasha aan ku waydiiyey oo ahayd intee kaga noshahay USA> yaan la,isku sheegin maaladhay waa yaa banahay. abaayo adiga maxaa kuu diiday su,aalaha waa ku furan yahiin maadaama ay barashada oo dhan ay ka bilaawdaan su,aal+jawaab. waxaan kaloo ku waydiiyay hadiii aad dabka daganaan jirtay mataqaanaa gabar aan isku school ahaan jirnay ooo la dhaho SHUKRI FARAY. abaayo waa ku mahadsantahay, sida macjuulka ah oo aad ilaa xariirto.anigii ooo ku dhahaayo rabadaan wanaansan wax nooga dhiman aaba iska yar. s/calaykum. by FAISAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXIYO

Thursday, December 21, 2000 - 06:45 pm
HI FAISAL WAAN KU SALAMEY MARKA HORE .
WADANA KU MAHADSAN TAHAY MASSEGE KA AAD EE SOO DIRTAY. MIDADA KALE SU,AALA AAD E WAYDIISAY WAAN KAGA SOO JAWABI LAHAYE MESHAN WAXAY TAHAY BABLEG MARKA WAAD FAHANTAAN U MALAYNAA. WAXAN JECLANLAHA INAAN KU XIREERNO SIYABO KALE MARKA EE SOO SHEGHEE MASHAN KALA SOO XIREERLAHA.
GOODNIGHT.RAMADAN IYO CEED WANAGSAN BA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Friday, December 22, 2000 - 05:14 pm
salaamu calaykum farxiyo!!! waa ku slaamay abayo marka hore, markalabaad waa ku mahadsantahay sidaad wax ii la fahantay inkastoo aan aniga dhagwayn iska noqday. Hana u bixin hee FARXIYO abaayo waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkaan osmanelmi@hotmail.com abaayo waa iska warqabi doona haduu ilaahay yiraahdo. sidaas iyo kulantidanbe oo xiiso leh. by FAISAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo

Friday, December 29, 2000 - 08:48 am
waat salaman tahay faisal waxanse ku weydenayaa
abowe adigoo iga rali ah maxaad emaildee aan kuu soo diray iga soo jawabe wayday waliba waxaan u qatay in aad busy tahay markii ugu horaysay aee aan email kuu soo deray . hadan kee labad baan soo deray walina wax jawab ah kama hayo. marka oglay waan ismaqli doonaa hadee illahey edmo.
sidas iyo nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Friday, December 29, 2000 - 05:15 pm
Waa ku salaamay farxiya. abaayo waan helay emailkaadi waxay ahaayeen 2. waana kuu soo jawaabay. Xataa waxaan kuu soodiray email habeenkii iida soo galaysay. mana ka warqabo inaad heshay iyo inkale.Abaayo ii sooo jawaab hadaad kan heshid. Sidaas iyo nabad galyo. Qayr aana kuu rajaynayaa. bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.