Monday, November 13, 2000 - 05:05 pm Waad Salaaman tihiin dhamaan reer Somali Australian . ka dib waxaan raadinow hayaa nin la yiraahdo Abdidahir Mohamed Nur oo markii iigu dambaysay la iigu sheegay inuu joogo Melbourne Australia please haddii aad taqaanid halkan ha igala soo xariiro.. mahadsanid.