This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, November 15, 2000 - 03:17 pm WAABERI DUGSIGA MACALIN YAASIN Yaa deganaa waberi oo dhigan jiray dugsiga macalin Yaasin Colaad. U dhexeeyay guriga Barni Haaji iyo Awees Clay.
| |
Thursday, December 21, 2000 - 09:46 am asalama caleyku mashaa alaah saaxib anigaa dhigan jiray kana soo baxey dugsigaas macalinyaasiin alaha u naxariistee adiga ma waxaat tahay axmedcumar kabiirkeenii aniga waa aweys axmadey saaxib igala soo xariir emilkaan aweys@hotmail.com
| |
Tuesday, December 26, 2000 - 04:11 pm Aweys waad salaamantahay. Aad ayaan ugu farxay inaan aqbaar kaa helo. e-mail ayaan kuu soo diray, please soo jawaab. Saaxibkay Aweys sheikh clay meel ma iigu sheegi kartaa.
|