This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, November 19, 2000 - 02:06 am ASSALAAMU CALAIKUM; WAXAAN RAADINAYAA GABAR MAJEERTEEN AH OO DEGGAN AUSTRALIA OO QAANGAAR AH OONA DIYAAR U AH GUUR; GABADHU WAA INAY TAHAY MID DHINACA DIINTA AAD UGU WANAAGSAN; DABEECAD DEGGAN LEH OO REER WANAAGSANNA KA DHALATAY(all my respects to everyone); DA'DEEDU KA YAR (21); AAN SI XAD DHAAF AH U GAABNAYN; OO BIKR AH (GUUR HADA UGU HOREEYA); IN MACQUUL AH QURXOON; OO GUURKU DHAB KA YAHAY; ANIGU WAXAAN AHAY WIIL MAJEERTEEN OO DEGGAN AUSTRALIA. WAXAAN KA AHAY ARDAY JAAMACAD KA TIRSAN DALKAN! WAXAA LA IGU TILMAAMI KARAA WIIL DHEER OO CAD OO IN MACQUUL AH QURXOON; DIINTA AAD BAAN U JECLAHAY. LUUQADO BADANNA WAAN KU HADLAA. INFORMATION INTAA KA BADAN MA BIXIN KARO; HADAAD TAHAY QOFKA AAN RAADINAYO IGALA SOO XIRIIR: osman_h78@hotmail.com My respects to all somalis. WASSALAAMU CALAIKUM;
| |
Wednesday, December 06, 2000 - 05:37 am OSMANMUTHERFUCKER you know what you are pussy holes right man like you I call deck head fucking bastard
| |
Wednesday, December 06, 2000 - 01:07 pm You need to learn proper english before you post anything. Take your thug dicussion somewhere else, coward
| |
Sunday, December 17, 2000 - 07:23 pm Lol, war Cusmaan: Majeerteen gabadh qaangaadhay oo bikra ma hubtaa in laga helayo. Halkan Australia, gabdhihii Majeerteen waxaa iska qoda Pakistan (can u believe it). Gabadh ayaan dhowayd Pakistaani loo guuriyay oo C. Maxmuud ahayd laba habeen kadib wuu furay sababtoo ah ka hor ayuu uureeyay wuxuu rabay inuu qariyo uun. Midda kale sidee baad majeerteen u tahay oo aad u leedahay waan dheerahay iyo waan casahay lamaba arag majeerteen sidaas ah. Nin Cali Maxmuud ah
| |
Monday, December 18, 2000 - 02:24 am cismaan boowe waxaad tahey wiil fiican marka gabarta aad dooneyso ka fiirso iney kuu qalanto . mida kale aniga xataa waan ku caawinayaa ee tlf kan wac waxaa kawareysaneysaa iney bosaso joogto gabar fiican ooreer fiican kadhalatey sida cismaan maxamuud reer boqor ama bahdir rooble inta kale kuuma qalmaan haka guursan sababtoo waa laangaab miiran mida kale caruurtada mar uun bey hiilo kaaga baahan yihiin waa marka aad hooyadood raadineyso marka dadaal aniguna babar fiican baan kuugu duceynayaa.walaahi aniga .dk. ayaan deganahey gabar aan ku barana waxay kugu noqoneysaa long distance relationship mida kaleeto gabar fiican maba arko oo waxaad moodaa iney yihiin waxaan aqaan saqiir danbiil ama yaryar waana ciyaal suuq maaha wax nin sharafle ah aamini karo . okduqa isma dhaafno iyo guul wacan . sxb sidaas iyo nabad galyo
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 01:59 pm LOL@cali Maxmuud Marka hore qabiilka magaciisa ha ku cayaarin LOL Waxaad qortay waan akhriyay, waxaana ku leeyahay naceebka aad dadkeyga u qabto alaha kaa daweeyo. taageer Aad baa u mahadsantahay, waanada waan kaa aqbalay. Runtii guurku sahal ku ma yimaado wuxuuna u baahanyahay sabar badan. Gabadha aan raadinayo sifadeeda wali wax u dhow xitaa ma arag, marka waxaan u maleynayaa waa sidaa sheegtay wadankii bay ku dambeyaan. kheer baanu isku ognahay.
| |
Thursday, March 01, 2001 - 10:59 pm Gabar Majeerteen? LOL,does she have to be majeerteen? pleeeeeeease You really need to stop being so tribal orientated. I don't know if you remember....but tribalism/tribal tension is the exact reason why Somalia is in the state of hopelessness right now. You desperately need 2 wake up and smell the coffee!!!!!!!!!!!!!!!!
| |
Thursday, March 01, 2001 - 11:57 pm no plaplaplaplaplaplapla help fizza
| |
Monday, March 05, 2001 - 04:54 pm Bal yaa idiin dirsaday? Ma idinkuu talo idin weydiistay? Ninkan dooqiisuu doonayaa ee idinka tiina ka hadla oo cayda iyo waanada raqiiska ah ka daaya. Mida tiri you need to wake up and smell the coffee, Baayo adiga haddii aadan ahayn tii u rabay dee iska tag, yaa waano iyo talo ku weydiistay. Mida kale haddii ay Somalia burburtay adigoo kale oo dadka arrimahooda faraha la galaaya adigoo cidina kuugu invite-garaeyn ayaa burburiyey ee please dacaayada raqiiska ah iska daa. Osman, adduunku waa riyo iyo aamin, ilaahay hakuu sahlo gabadhaad sifeysay. Waan ogahay in Majeerteen ay ka buuxaan gabdho sifahaas iyo ka fiicanba leh waana taa sababta ay kuwani isu cunayaan oo ay kuu caynayaa.
| |
Tuesday, March 20, 2001 - 05:16 pm DAD YAQAAn.........SAWIRYAHOW HA CAAYIN DAD AADAN GAARIN ADIGA IYO WIXII KULA MID AH. GABADHA PAKISTANKA GUURSATAY WAXAA XALAAL UGA DHIGTAY DIINTA IN UU GUURSAN KARO NINKASTO OO MUSLIM AH, TAAS MA DOOD BAA KA QABTAA {FOOL}. TO CUSMAN GOOD LUCK IN YOUR SEARCH BRO INSHALLAH U WILL GET THE ONE FOR U, IT'S JUST A MATTER OF TIME.
| |
Wednesday, March 21, 2001 - 02:15 am waryaa c.maxamud stop trippin about the pakistans like that remember waa kuwi ku soo xaaray. niger u can bleach ur face but u will never look like a majeerteen. peaceeee biaaaatchhhhhh.
| |
Wednesday, March 21, 2001 - 02:24 am loooooooooool 187 niger don't go to hard on the bitch his just pissed off because they rejected his sister. fool u only saw 1 or 2 majeerteen girls with pakistani guys. take ur sister back to somalia because she has no chance here.lollllllll peace my bro and sis.
|