site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JIGJIGA waa magaaladay ka soo bilabatay ilbaxnimada iyo xadaarada somaliya ee maxaad ka taqaan?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: JIGJIGA waa magaaladay ka soo bilabatay ilbaxnimada iyo xadaarada somaliya ee maxaad ka taqaan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday Somaliyed

Wednesday, November 22, 2000 - 11:05 pm
Da'yarta somaliyed wax badan kama oga taariikhda dalkooda tusaale ahaan qaar badan oo kamida hadaad weydiiso somaliya 1950kii ka hor gobolkee iyo magaalooyinkee ugu ilbaxsanaa waxaa laga yaabaa inaysan garanaynin ama iska magacaabaan tuulooyinkii iyo magaalooyinkii ay reerahoodu ka soo jeedaan balse arintu sidaa way ka duwantahay

Qarnigii 19aad bilowgiisii goboladii gu caansanaa uguna horeeyey markii la'eego dhinacyo badan dhulka loo yaqaan somali galbeed ama Ogadenia gaar ahaan magaalooyinka Jigjiga aa ahayd meelihii SYL iyo xisbiyadii somalida u dhaqadhaqaaqi jiray mar xarun u ahaan jirtay, Dhagxabuur, Diridawa=Diridhaba,Zaylac (waqiiyiga somaliya), Herar=Harar, iyo kuwa kaloo badan oo taariikh qadiimi ah oo so jireena leh

Sidaa darteed da'yarta waxaan kula talinayaa intay ku daalayaan waxyaabaha aan manfaca u lahayn inay bartaan taariikhda dalkooda hooyo guud ahaan gaar ahaan xaliyadii hore ee aysan soo gaadhin

Waad mahadsantihiin
Oday somaliyed

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.