site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Faqash

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Middle East: Faqash
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 04:08 am
faqash dad ma ah umadna ma ah
cabdiqazim waa dhiigyocab waxaa soo toobabarey abhiis afwyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hersi

Friday, November 24, 2000 - 09:52 pm
To anonimos,
Walaal waxaad ka baqday in aad magacaga ku qorto, taasna waxay muujinaysaa in aadan isku kalsoonayn.
Teeda kale war laga soo tagay ayaad dabada ka waddaa wax faaiido lehna sheegi maysid, marka waxaa laguu qaataa in aad iska aamusto.
Siyaad Barre wuxuu ahaa Diktaytor cid walbana waa ku shaqaysanayay qabiilkastana waa lahaayeen, Isaaq intay isku dhigeen cidina kuma dhigin taasna waxaad ka dareemaysaa in waxa na haystaa ay ahayd jaahilnimo iyo hoggaamiye l'aan.
Marka walaal wax fiican soo qor oo laga wada hadlo.
Sidaa iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/casiis faaney

Friday, December 29, 2000 - 05:46 pm
waryaahee ninkaagaan page ka intuu furtay lasoo hor istaagay faqash dad ma ahan war mawaxaa ku hadasho ayaad waysay war waxu muxuu ahaa mafikrad kalood ku caytanto ayaad wayday siyaad bare ayaa soo tawabaray war wax isku fal oo mardanbe haku aflgaadoon meelahaanoo kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faqash:

Wednesday, February 07, 2001 - 01:00 pm
how he could say his name when he knows that he is talking about his masters........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 10, 2001 - 06:10 pm
***.FAQASH.***

SALAAAM:

faqash..waa ku salaamey..walaahi rageedii aa tahey...I like U'r..post....cooooooooooool
tell him inaad masterkiisii tahey,..am not gonna wast....but u know what isagoo kale waa aqaan waa IGNORANT....jaahil jaahil dhaley...waa kuu baqey badoowyahoow!!!!!

yelah
macasalaama yaa jamaaca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGAAL

Saturday, February 10, 2001 - 09:45 pm
War faqash ma qabiilbaa hadiise faqash uu qabiil jira uu yahay ma habargidirbaa maxaa REER BIN ISXAAQ soo geliyay bagan nimankinan haaweeyda ah
wax iskula hara kolkii horaba dad meydan ahayne diirata yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAQASH

Tuesday, February 20, 2001 - 02:47 pm
gabar yar aan ahaa markey alaabteen xadeen..cause i was FAQASH....homa khaloo shey fi elsomal...hadola sharabo SHAMPOO.....maa khaloo shey...naas etcawadoo cala elkhinaa'ah maca elusuud eish leehom fiINTERNET:)
salaaaaaaaaaam GOWA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wasaaye

Thursday, March 01, 2001 - 12:19 am
Hoyadiin wasa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wasaaye

Thursday, March 01, 2001 - 12:24 am
Waryaa naga qabsada kuwii diidey dunidooda
wasaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasayso

Friday, March 02, 2001 - 03:35 am
aabahaa ku dar:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISXAQ.

Monday, March 26, 2001 - 07:01 am
walaal xassuuso hadaynu islam nahay, nin kasta iyo naag kastaaba in uu alle laxisaab tamayo,
walaal ma ogtahay in xumaanta aad halkan ku qortay in camalkiisa uu kuu ooli doono ilaa aad toobadd dalabto halkana laga masaxo, sida uu xadiiskii Rasulkeenii {SCW} UU yiri waxaa jira camal aango waligii kuu soconaya waxaa kamid ahaa adigoo masjid dhisa adigoo ceel dadku ay kacabaan sameeya, adigoo alle dartii diin aad ubarto qofkale , iyo waxkaloo aan halkaa ku soo koo bi kareynin, marka hadda inta uu halkaa ku yaalo umada walaalahaa ee aad dulmiga ku somey naysid oo dadkoo dhana ay aqrinayaan, ogow in uu kuusocon doono. balse anigu waxaan ku oran lahaa alle utoobad keen oo dibdambena ha ugu laaban walaal. dhammaan teena waxaan alle kabar yeynaa in uu danuub teena inoo wada dhaafo.aaaaaamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faqash

Wednesday, March 28, 2001 - 03:28 am
aboowe xaq baad sheegtey laakiin markaad aragtid
qof xaaqid ah oo caynaya awoowayaashaa (what you gonna do!)ilaahey dhiig buu nagu abooray:) dhiigeena waa dareen..laakin iyaka dhiigooda waa dagaal:)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.