This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, November 27, 2000 - 01:37 am Ninkaas qofkii yaqaana ha igalasooxidhiidho Danmark waana nin inaabtigii ah oo ay mudo ugudanbaysay. Mahadsanidiin.
| |
Tuesday, February 20, 2001 - 02:57 pm magcayga waxaa layiraahdaa maxamad cabdinuur waxaana ahaan jirnay saaxiib qofka aad sgeegayso hadii yahay mahad caabi cabdile [mahad ciro] oo majeerteen ah hooyadiisna la yiraahdo [faamay qeerow] fadlan haduu yahay ninkaas aniguba waan u baahnaa ee halkaan igala soo xiriir shiiqaalow@hotmail.com
|