site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ardaydii YUUSUF AL KOWNEYN idin Awaay

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Ardaydii YUUSUF AL KOWNEYN idin Awaay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOOXOW

Monday, November 27, 2000 - 01:22 pm
Aradaydii dhigan jirtay iskoolkii YUUSUF AL KOWNEYN idin aaway.

Haddii aad tahay arday dhigan jiray iskoolkaa markii uu dagaal bilaabanaayay,

Kuqor halkan magacaada, class-kaada, iyo
magacaada ama naynaastii laguugu magacaabi jiray.

arday dhigan jiray YUUSUF AL KOWNEYN.

MY NAME IS: TOOXOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 06:10 am
tooxow waxaan ka baxay 1982 yusuf al kawneen markki la dhihi jiray xisaabaadka iyo cabiraadda qaybta cabiraadda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali gaab

Tuesday, February 13, 2001 - 06:00 pm
aaway ardaydii dhigan jirtay sakhaawadiin sare qaybtii carabiga maxaa idinku dhacay aaway c/naasir c/llaahi geele,shacni nuur hassan,nuur cilmi afrax,samsam aadan jaamac,daahir nuur xassan,maymuun maxamed abuukar,c/naasir cumar cabdi[caddaawe]iyo axmed cusmaan ibraahim[maqaayadleey]intee ka baxdeen warkiina hala helo waxaan ugu danbayntii salaamayaa dhammaan ardaydii dhigan jirtay d/sare sakhawadin sanadihii 86 ilaa 90kii waxaan idin leeyahay xusuus wacan meel kasta aad joogtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali gaab

Tuesday, February 13, 2001 - 06:11 pm

Sunday, February 18, 2001 - 09:05 am
To:- Tooxoow,
From: Abdirahman

Waxaan ka mid ahay ardaydii Yusuf al-kowneyn
luudkii ugu horeeyay Ingiriis uga baxa. adigu loodkee ahayd. waa laga yaabaa in aan ku garanayo, fasalkee ayaadse dhigan jirtay.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 10:07 am
To:Tooxoow
From:Boortaqiis,Carab,Shaanshi.

inaas oo naaneys ahc waa la iiyiqiin, in kastoo aad u egtalahay lodadkii ugu horeeyey.

ma tahay lodadkii 1991 ee dagaalku ugu dhacay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.