site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BURCO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: BURCO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad

Wednesday, November 29, 2000 - 12:00 am
RAMADAAN WANAAGSAN dhamaan reer burco waxay nasiib u heleen in uu bogani u furan yahay oo ay ku kulmi karaan dadkii asxaabta ahaa,wada dhashay,isjeclaa iyo kuwii danaha gaarka ahiba ay ka dhaxaysay ee aan mudooyin badan war kala helin.
gaar ahaan anigu waxaan warkooda raadinayaa dhalinyaradii reer hodan qaylo ama dugsiga sare ee 15 may hadaba cidii magacayga iyo muuqaygaba taqaanaa ha igala soo xiriiraan bogan hana iigu dhaafaan halkaan kala soo xiriiri lahaa waanad mahadsan tihiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqacarabta

Thursday, December 14, 2000 - 09:59 am
Fuaad:Ramadaan Kariim
Walaal markii iigu dambaysay Burco waxaan ku ogaa
dugsiga sare ee sheekh bashiir,runtii Reer burco
markaan ka helo boggaga xidhiidhka waxaa ay aad ii
xusuusiisaa burco bilicsan.
salaamad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed hussein

Wednesday, December 27, 2000 - 09:31 pm
anegu waxa an ahay from burco ya shagag arddiy togdhar burco somali cid mobarak 2000

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abudabai

Tuesday, January 09, 2001 - 08:50 pm
To. walaaladaydda reer Burco

walaalayaal waad salaamantihiin dhamaantiin!
anigu waxaan ahay true burco gril lakiin ma karanayo dugsiga aad sheegayso!
sabab waxaan ka soo tegey burco aniga oo yar.
waxaanan ku koray europe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADAR

Monday, January 15, 2001 - 04:35 am
walaalayaa dhamaantiinba waa salaaman tihiin, hadii aan idin xasuusiyo dugsigii siidu meeshii uu ku yaalay waxa uu ku yaalay kasoo horjeedka gooladii weynayd ee ay ku kulmi jireen laamidii xamar iyo berbera.waxana ay isu dhawaayee dugsigii sheekh yuusuf al kawniin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-mannasto

Monday, February 05, 2001 - 04:11 am
salaan dhamaan dhalin yarada reer burco anigu
waxaan ahay nin reer burco ah gar ahaan xaafada
hodan qaylo waxaan kujiray wadada hawdka waxaan
usii dhawaa insida waxaan radinayaa wax reer
burco ah waxaan dhigan jiray is kuulka shiikh ibraahim waxaana raadi nayaa rer burco oodhan
imika waxaan kunoolahay waqooyiga norway
waxaan kumagac dheeraa cali-mannasto
shoodhe cumar beenale ilasoo xidhiidh
rer xafa daasa ama reer burco aha
akhris wanaagsan raali hallayga ahaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN

Monday, February 05, 2001 - 05:48 am
To maxamed xuseen.
walaal aniga qudhaydu waxaan dhigan jiray togdheer
mudadii daahir tuur maamulaha ka ahaa .Waxaanu isku kalaas ahayn niman badan oo ay ka mid ahaayeen CABDI IIMAAN, MAXAMUUD AXMED BILE,SHANFOOLE ,FARDUUS SALEEBAAN GAAS.MAXAMED XUSEEN GURAY ,ROODA CABDI CAWIL.SICIID MACALIN.
KINSI AXMED YOONIS.BAAL DIGAAG.IYO ALA HA U NAXARIISTEE CABDI RAXMAAN BULCAWS.IYO ARDAY KALE OO FARO BADAN.
walaal dhamaan ardaydaas oo dhan ayaanu isku kalaas ahayn, wax war ah oo aan war ka hayaa ma jiraan marka laga reebo ninka la yidhaa( baal digaag)oo 1999kii aan burco ku arkay,markaa walaalayaal wixii aa war haysaan igalasoo xidhiidha OSMANN@ZONNET.NL


MACASALAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faa,isa

Friday, February 09, 2001 - 01:26 am
To: dhamaan Reer burco.
walaalayaal wan idin salaamay dhamaan dhallinyaradii reer burco waxaana doonaya inaan
laxidhiidho dhalinti reer burco rag iyo dumar kaan
helo anigu waxaan ahay inan er burco ah waxaan
ku nolahay wadanka Norway waxaa ii gu dambaysy
burco 1997 waxan ku xaafada abudabay magacaygu
waa faa'isa maxamed ali hadaba waxaan raadinayaa
hablihii ila da'da ahaa ama inamadii waxan donayaa
inlayla soo xidhiidho barasho wanaagsan reer burco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad

Tuesday, February 27, 2001 - 02:42 am
to faaisa
walaal marka hore salaan qaaliya waxaanan ahay sidaan kor ku soo sheegay reer burco waxaanan ahay ninka bogan u furay akhyaartii kala baaday eereer burco ,sidaa daraadeed ad waxaan ugu faraxsanay sida wanaagsan ee looga qayb qaatay bogannbaafintiisa nasiibdaro se qofna kumuu soo qorin meesha ama e mailka u gaarka ah ee laga helayo markaa walaashiis hadii ay fududahay aan kaa helo sida ugu fudud ee aan kuula soo xiriiri karo ana waxaan deganahay wadanka denmark mudo 9sano ah
sidaa iyo wada xiriir wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisa

Tuesday, February 27, 2001 - 03:56 am
salaama reer burco gar ahan inanka iisoojawwaby
ee sheegay inuu furay bogan walaal marka hore
wadmahad santahay talabaad makarikaro inan
imailk kayga kuqoro meeshan waayo dadbaajira
dadka caaya markaa sidaa awgeed baanan u qorin
walaal lakiin hadaad tahay reer burco xaafadaad
daganayd xilimaase kuugu danbaysay iskuulkee
baadse dgiganjirtay salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco fucker!!

Tuesday, March 13, 2001 - 07:57 am
warraaaa buco meeeesha ha keeeenina waaatiiiii xabaaaaalaha intaaan idin geeeeyo XOOGA DALKA MADAXA IDINKAGA QORI JIRAYE haberjeclo daba cayuuuun maxaaa meeesha isugu keeenteeeeeen . siyaaad barraaa walaaahay idinku soooo bixi oooo xoooga dalka ayuuuuuu idinkaga qori jiray madaxa laaakiiin hada FUTADAAA LAYDINKAGA QORAYAAAAA .......LASOCDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runta

Wednesday, March 14, 2001 - 04:15 am
markahore waan ku salaamay talabaad kula yaabimaayoo caqli gaaga ayaa intaa kusugan
waxaanad ahayd daba dhilif daba dhilif dhalay
oo ah ku waan kaqaadany burco wanaag ee ka samrila
waxba hacaayin masoo ceshan kartide sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shoodhe Casoowe

Wednesday, March 28, 2001 - 01:23 pm
Ku dhamaan dhallinta reer BURCO

Waxaan marka ugu horaysa idiin soo gudbinayaa salaan diirran. Anigu waxaan deganaa xaafadda abudabay gaar ahaan waxaan isku guri xignay ninkii caanka ahaa ee dawladdii Siyad Barre dabadhilifka u ahaa sida nikaa halkaa kasoocaayeye burco iyo dadkeeda ee labaxay Burco ••••••. Ninkaas waxaan hubaa in ay garan doonaan dhamaan dhelinyarada reer burco ninkaas waxaana uu kumagac dheeraa (Kabtan Nuune)Anigu waxaan joogaa dalka ingiriiska gaar ahaan caasimada dalka London magacayguna waa Cismaan Maxamuud Casse oo kumagac dheer Shoodhe Casoowe.

Waan kufarxsanahay boggan sidaa uu usocda dadkii wadadhashayna isku raadinayaan......Somaliland hanoolaato Reer Burcona hanoolaadaan.

Dhmaantiin halkaa kahaya waanaaga iyo wada xidhiidhka nacasyada halkan nac-nacda kasoo tuurayana hadhegaysanina waaku looyaqaan waxma garadka ee aan laga dhexwaayin umaddaha dunida ee xanaanayta gaarka ah ubaahan.Waxaana luqadda ingiriisida lagu yidhaahdaa dadka noocan ah (Handicap people)markaa wakhtiga hayskaga luminina qoraalkooda micna la'aanta ah.

Waa Shoodhe Casoowe oo idinleh ismaqal danbe oo wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED.G

Saturday, April 07, 2001 - 10:09 am
iidoor hadii aan idin ka tag nay wali ma afkaad nagu haysaan waxaad idinka iyo mooryaanta hawiye aad meel u gaadhe waydeen waanu soo noqon waxaanu idin baraynaa sida dal loodhiso ubadkana loo barbaariyo si aan ahayn sida aad ukorisaan waakuwa diinta ilaahay ka baxsan yurubna yagaa ugu fasahaad badan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.