site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA ARKAY DHALINYARADII . ALAY BADAY OO KU NOOLAA DEGMADII WADA JIR MACMACAANKA IYO SOONO BIYA DEGEENKA OO AAN IS MOOGEEN 10SANO

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: YAA ARKAY DHALINYARADII . ALAY BADAY OO KU NOOLAA DEGMADII WADA JIR MACMACAANKA IYO SOONO BIYA DEGEENKA OO AAN IS MOOGEEN 10SANO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxiyadiin cali olol

Friday, December 01, 2000 - 05:21 am
1-CALI AAR
2 DUQOW
3 DAAHIR CARAB
4 AXMEY
5 CAYDIID
6 BUSTAALE
7 NAABULI
8 MACAANE
9 MUTAFE
10 KABITAANE HANDE
11 JAMAAL GEESA CADE
12 SHIINE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fawsi

Friday, December 01, 2000 - 02:00 pm
salaam

muxiyadiin bro dhamaan raga aad sheegtay waa laguu hayaa qaar kamid oo kunool ourope emailkaaga ee reeb or email kayga waa


fawsiwarfa@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiicane

Monday, December 04, 2000 - 09:14 pm
muxiyadiin salaam sxb.


dhamaan raga aad sheegtay waxay ku nool yihiin holland qaarkamid ah sida daahir arab sweden jooga ma ahee ,
ali aar newsland, adbilahi duqow nairobi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Monday, December 04, 2000 - 09:24 pm
muxiyadiin salaam .
sxb waxaan ku weydiinayaa adiga xagee jirtay 10ka sano aad sheegaysid.
wax war ah xataa ma ka waysay mid kamid ah ragaas .
waxaan u malaynayaa in aad tahay ragii xamar ku haray oo bililiqaystay xaafadii .
sxb iska ilow wixii hore nolol suubso ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canjex

Thursday, December 07, 2000 - 01:10 am
WARAA DHAMAAN reer wadajir ayaan halkaan ooga mahad celinayaa anigoo ah mohamed canjex oo jooga dalka england asxaabtaas oo dhan waa raadinaayay laakin mahelin sxb igala soo xariira

habiib9@hotmail.com

reer silig american welcome

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxyadiin cali

Thursday, December 07, 2000 - 08:39 am
ugu horayn fiicane ramadaan kariim waxaan umalaynayaa fiicane waa macaane saaxiib hadii aad tahay macaane soo reeb emailkaaga ama telifoon lagaa helo aniguna waxaa ku noolahay emaaraadka carabto ilaa mudo sadex sano ah nolashaduna waan fiicnahay saaxiib soo sheeg adress aan kaala sooxariiro iguna salaan dhamaan inta aad isku meesha ku nooshihiin oo igaranaya mopel phone oo971504957992 email. olol44@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxyadiincali

Thursday, December 07, 2000 - 09:13 am
waxaan halan kan ka salaamayaa sieed walaal siciid waxaan kaaga jawaabaya suaashaadii ahayd 10 sano ma xamar ayaad bililqaysanaysay saaxiib siciid xamar majoogin sidaadan cayr yurub kama qaadan jirin ee carabta ayaan kaxamaalanayey
waxaan umalaynayaa nolosha aad sheegtayna inaan kaafiicnahay there for soo raaci adresskaaga kuma xasuustee ramadaan wanaagsan
email olol44@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuq ceeldheer

Tuesday, December 12, 2000 - 07:55 am
sxb yaal waa salaaman tihiin salaan kadib anugu madegeni mac macaane waxaan degenaa suuq ceel dheere laakiin waxaan ahey asil qadiimi ah ee xaafadaas ee hadey jiraan wax dhenkaas dad ka xasuusta ama yaqaan fadla igla soo xiriira

e mailkeyga
abdulkadi70@yahoo.com sidaa iyo ia maqal dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaane

Sunday, December 31, 2000 - 11:37 am
waad salaaman tahay walaal muxiyadiin marka xiga
waxaan layaabanahay qofka iska qaadanaayo magaca islaameed magaca macaane waxaan rabaa qofka qaatay
inuu cadeeyo aniga ayaa leh,waxaana ku suganahay
waqooyiga yurub waa wadanka sweden.
hadii aan usoo leexdo walaal dadka aad meesha ku soo qotey waxaan ka xusuustaa napoli walaal isaga
waa uu dhintay oo bam ayaa ku qarxay ilaah ha´unaxariisto aamiin ayaanu leenahay
walaal waxaad igala soo xiriiri kartaa
emial=macaane@gotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.