This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, December 01, 2000 - 05:25 am 1-CALI AAR 2 DUQOW 3 DAAHIR CARAB 4 AXMEY 5 CAYDIID 6 BUSTAALE 7 NAABULI 8 MACAANE 9 MUTAFE 10 KABITAANE HANDE 11 JAMAAL GEESA CADE 12 SHIINE
| |
Monday, February 05, 2001 - 10:27 pm War nin yahow is cadee ma waxaad tahay (99999)mise qof kale,teeda kale ragii waxay kala jooooooogaaan Holand,England,Sweden,Austaralia,Kenya iyo Canada. Marka waxaan ku leeyahay hadii aad tahay ina ali- olol fadlan taleefankaaga ku qor oo sax ah waynu- kula soo xiriireynaa. Nabadgelyo.
| |
Tuesday, February 06, 2001 - 01:16 am waxaan dhmaan la idinka codsanayaa inaad aqlaaqda dhwrtaan.
| |
Friday, February 09, 2001 - 07:08 am WAR HEEDHE WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN WAADNA MAHADSANTHAY LAAKINN WA ISKA KAY QARIISEEN ANA WAXAAN JECLAA IN AYNU WADA XIDHIIDHNO MEL KASTO OO AAD JOOGTAAN WAYO WAXAAD AHAYDEEN SAAXIBADAY NINKA II ABTIRINAYA EE SHEEGTAY ALAY BADAY SI FIICAN FADLAN ISU KAY SHEEG MANA MUDNIND IN AN KU SALAAMO WAAYO WAAD ISKA KAY QARISAY ANIGU WAXAAN JOOGAA DALKA ISU TAGA IMARAADKA CARABTA GAAR AHAAN MAGAALADA DUBAI TELOFANKAYGU WAA (00971504957992) E-MAILKUNA WAA OLOL44@HOTMAIL.COM FADLAN IGALA SOO XIDHIIDHA LABADA MID UUN SIADAA IYO NABDA GELYO WAADNA MAHAD SANTAHAY SEE YOU AGAIN
| |
Sunday, February 18, 2001 - 02:40 pm dhalinyaradii alay baday oo dhamaantood magacyadoodu halkan ku xusan yihiin iyo inta ka maqanba dhamaantiin waad salaaman tihiin waana cusmaan yare oo idinka salaamaya u.s.a
|