site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Away dhalinyaradii xaafadaha Lafweyn iyo baar Faynuus?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Away dhalinyaradii xaafadaha Lafweyn iyo baar Faynuus?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasiin Cantoob

Thursday, December 07, 2000 - 05:43 am
Waan ka xumahay in aan noqonay dad aan is la xiriirin oo mid ba mel ku go-doomay.

halka dhalinyarada xaafadaha kalay wada xariiraan isagana waramaan wax yaabaha kadhaca dunida dacaladeeda.
waxaan idunka rajeynaayaa in aan isla xiriirno.
Qore:Yaasin Cantoob.
C/O London Egland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Monday, December 11, 2000 - 12:22 am
Yassin saaxiin anakaa reer Baar Lafweyne ah & waliba baar faynuus. Dhigan jiray H/dhexe 8-da Maajo & Maxamuud A. Cali.

Ma taqaan Faysal, xayle...Yuusuf taraafiko iwm. Sxb adiga yaasiin kee tahay)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasin

Monday, December 11, 2000 - 02:08 am
Hi , cade waan ku salaamay

Saxiib cade weli kuma aan garan, waxa jira dhowr cade, adiga kee tahay intese daganeyd.

Sxb waan aqaana faysal, mustaf cabdi dheere, xeyle, cismaan saliid, axmadey jalaato,xiirey,fataax shooli, abdi raxiin,faadil,iwm

Sxb aniga waxaan daganaa baar lafweyn gadaashiisa inta u dhaxeysa guriga faysal & kan yuusuf tarafiko
mataqaan cabdi madoobe,abdibicirey, boocow,
cabdirisaaq xirsi dhuxuloow, jawaahir.
Sxb waxaan dhigan jiray dugsiga H/Dhexe ee Godey
& Dugsiga sare ee Maxamud Axmed cali. mataqanaa
Maxamed Oday,maxamed faarax, farxiyo cameey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Monday, December 11, 2000 - 02:58 am
Hi, Yaasiin!.

Saaxiib dhalinyarada aad sheegayso oodhan waan gartay. Faysal, Xeyle, Mustaf cabdidheere, Cabdi madoobe, Maxamad faarax, Cabdi faarax, iidle iyo dhamaan dhalinyarada kale.

Boocoow si fiican ayaa ugaranayaa ninkii reera (GIM-ka ahaa)

Dugsiga macalin Ibraahim aan dhigan jiray, saaxiib aniga waxaad degenaa Baar lafweyn gadaashiisa - kaluunka gadaashiisa.

Saaxiib Farxiyo cameey-da si fiican umaan garan (...Magacaas waa igu wareegayaa, laakiin wajigeeda ma xasuusto) laga yaabee in aan garto hadii aad sheegto meesha ay xaafada ka degenad.

Saaxiib loodadkee ahayd Maxamuud Axmad Cali? Galaaskee? Cali ma shanlayste ma ku soo gaartay?.

Saaxiib aan is waraysanee e-mailkaada meesha ku dhaaf.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Monday, December 11, 2000 - 04:44 am
Hi cade
Saxiib waxaan Dhiganaayay galaaska sadaxaad ee dugsiga sare marka dagaalka dhacaayay.
waxaana isku lood ahayn Oday, oo ka soo baxay 8/maajo hadaad taqaan.

saxiib mataqaan, yaasir, cabdiwali, cabdi maxamed somaali,maxamed cabdi wabar,geesey ama cabdicasiis xasan tiitole, sida aad u taqaan, walaalkiis cabdulqaadir,cadullaahi.dhamaan dagkaas waxay daganaayeen kaluun gadaashiisa.maxa suu sataa- cabdulaahigaruun.moowliid,deecaan,

Sxb intee kunooshay hada?


Sxb kaluunka dhinacee daganeed ma ceelka yaaqa mise dhinaca moowlaca.
Sxb E-mail keygu waa <yaas1@hotmail.com uk>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Monday, December 11, 2000 - 04:56 am
Hi cade
Saxiib waxaan Dhiganaayay galaaska sadaxaad ee dugsiga sare marka dagaalka dhacaayay.
waxaana isku lood ahayn Oday, oo ka soo baxay 8/maajo hadaad taqaan.
saaxiib iidle meel maku sheegtaa? taqaan cabdulaahi nuunaay iyo raage,mahamed doobiyo,

saxiib mataqaan, yaasir, cabdiwali, cabdi maxamed somaali,maxamed cabdi wabar,geesey ama cabdicasiis xasan tiitole, sida aad u taqaan, walaalkiis cabdulqaadir,.dhamaan dadkaas waxay daganaayeen kaluun gadaashiisa.ma xasuusataa- cabdulaahigaruun.moowliid,deecaan,

Sxb intee kunooshay hada?


Sxb kaluunka dhinacee daganeed ma ceelka yaaqa mise dhinaca moowlaca.
Sxb E-mail keygu waa <yaas1@hotmail.com uk>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Monday, December 18, 2000 - 04:27 am
waa salaamantihiin sxb
aniga waxaan deganaa mowlaca sheeq cali cabdule marka waxyar la dhaafo lana gaarin teleefishinka
ayaan u dhexeeyay

waxaan umaleynayaa magacyada aad sheegteen qaarbaan gartay maadaama ay mudo badan aan ka soo maqanahay ilaa iyo 16sano qaas ahaan waxaan gartay cabdi madoowe xeyle waan gartay
waxaan ku su,aalayaa yaasin ma yasin cali bare oo dagenaa hoteel xarameyn gadaashiisa oo loo yaqaan yaska waxaan idin weydiin halkuu ku danbeeyaa cabdi madoobe aniga waxaan ubadnaa biibitada cabdi kumi hadii aad xusuusataan

wad mahadsantihiin xiriirka inoo wada sxb yaal

waxan iloobey magaceyga waa yuusuf
xiriir wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Tuesday, December 19, 2000 - 01:12 am
Ciao Yaaska

Sxb ma heshay e-mailkii aan kuu soo diray? Halkaas ayaan sheeko dheer oo tafaftiran kuu soo dhigay.

Yuusuf

Sxb adna soo dhowoow hee mininka mininkaadii waaye...lol.

Sxb aniga xitaa waxaan degenaa Villadii mowlaca ku dhaganayd. Telefeshinkana si fiican ayaan uaqaan...ma waxaad ahayd ciyaal Arjantiin? Ma taqaanaa Jaamac & sandhool, Akile ?.

Cabdimadoobe wuxuu joogi jiray Denmark, laakiin hada wuxuu ku danbeeyey US.

Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Wednesday, December 20, 2000 - 04:15 am
sxb. cade
waxaan umalaynayaa inaan ku gartay laakiin wali shaki ayaa iiga kaa jira
mowlaca waxaa ku dhaganaay laba vilo mid waxay lahayd dukaan ay joogi jirtay gabar hada aanan xasuusan magaceeda uu guursaday yar aynu saaxiib ahaan jirnay lana yiraahdo cabdi dheere oo ka shaqayn jiray lafweyne
hadii aanan qaldanayn adigu ma,waxaa laguugu yeeri jiray bidaar
waxaan kaloo u,maleynayaa inaad wada socon jirteen oo,aad saaxiib ahaan jirteen cabdi cabdulahi
hadii aan isu kaa tilmaamo meesha aan daganaa
marka masaajidka la dhaafo oo loo socdo dhinaca teleefishinka oo aan lagaarin laba vilo oo aad moodid iney isu yara ekyihiin midna dhinaca masaajidka ay u,sii jeedo midna ay ku abaarantahay dhinaca suuqa hadii aan tilmaan kale kaa siiyo
waqtigii hore xaafada korontada waa ay ku yareed waxaa aan isticmaali jirnay matoor korontada dhaliyo hadii aad xasuusan kartid

sxb.cade hada waa ku kaas
waxaan umaleyn inaan xoogaa intii hore aan isaga soo yara dhawaanay
sxb. waa inoo marka xiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Friday, January 12, 2001 - 02:14 am
Sxb cade waa helay E-Mail kaagii waana ka xumahay in tii aan hawada ka maqnaa (cabdi cade)sifiican baan kuu aqaan, gurigiina waan aqaan, Ayaan gabadhii gurigiina joogtay waan aqaan.gurikalay oo qabyo ahaa oo kasoo hor jeeday maxmed deeq, maxa suu sata yarkii buurnaa oo kasoo hor jeeday dukaankii anwar, mxmd hada wuxuu joogaa Germany asaga iyo labo gabdhood oo ladhashay, anwar xamar buu joogaa. sxb aaween wiilkii iyo gabadhi xaafada ku cusbaa, yarkii mootada watay iyo gabadhii helux ka cusbayd watay oo idinla joogi jiray, sxb mustaf iyo walaalahii
Muqtar, Ruqiya, Clar, halkeey joogaan,
yarka cusub yuusuf magaratay?

yuusuf sxb yaasin aad sheeg tay ma ahi laakin waa aqaan sandhool axmed yariisoow, rashka, shaati,cali dhoof cali rooti iyo dhamaan ciyaal qurac adiga ma waxad daganeed xaafada amxaar, cabdi bile, farxaan,magaratay dadkaas sxb waan aqaan cabdi dheere, yarkii gadi jiray foornada L/WANY sxb adiga ma waxaad agdaganaayd cabdirashiid-guraay duniyo IWM.sxb halaga war helo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.