site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA SOMALI OO DHAN NACSIYAY QABIILKA LAYIRAHDO OGADENKA????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: MAXAA SOMALI OO DHAN NACSIYAY QABIILKA LAYIRAHDO OGADENKA????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moon

Friday, December 08, 2000 - 04:30 am
waxaan rabaa somaliyey in aan ogado waxa lagu nacay qabiilka OGADENKA AH?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Friday, December 08, 2000 - 06:12 pm
I don't think qof in uu iska nici karo qabiil oo dhan. qabiil kasta dad xun iyo dad fiicanba bey lee yihiin. Qof walba oo reer magaal ahna wuu fahmi karaa.
To: Moon
Walaal hadii aad tahay wiil ama gabar ba waxaan kuu sheegayaa qof kii naco ogaaden oo dhan in uu yahay cawaan. Because i believe ogaaden people are the most beautiful people in somalia. Aniga labadii i dhashay ogaaden ma aha laakiin si fiican ayaan u aqaan because meelo badan ayuu iga soo galaa. Sidaan u fahan sanahayna qof walba oo somali ahna waxaa ku jira qabiil kasta dhiigiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 08:20 am
WARYAA>:O!!
SOOMAALIDU "OGAADEEN" MA NEBCA EE ADIGA OO CALOOSHA KA JIRAN AYUU CUDUR KAA BUXAA EE DAD KU DAAWEEYA DOONO WAX DHINTEY BAAD TAHEYE.

BAAY BUKAAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANISA

Monday, December 11, 2000 - 06:11 pm
WAR ILEYN QOF WALBAA ALAHAA SUG WARYAAHEE MA IMINKAAD SOMAALI XUN ARIN WAYDIISAY MA OGTAHAY OGAADEEN INUU YAHAY QARAN NOT QABIIL MASE ISWEYDIISAY ADIGA IYO INTA NACASE EE AQLIGAA KUGU SOO KORDHIYAY INAY LUNSAN YIHIIN MASE OGTAHAY GO AAN AHAYNOW INAAN SIDAASI WAXBO KU GAADHAYN KACARAR MEESHA WAX AAD SHEEGTAAD KA WAYDAYE KANA RAADI QAARADA AFRICA MAGACA OGAADEEN THEN KARAADI QABIILKAADA KADIB AYAAD GARAN IN OGAADEEN LANECEBYAHAY IYO INKALE QOODHAY IYO XERADEY WUXUU KU HADLO AYUU GARAN WAAYEY WAR WAAD LUNSAN TAHAY ISLAAMKA MEELKAFADHIISO CEEBOWDAY CAAWE YAARABI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Subeer

Tuesday, December 12, 2000 - 06:07 am
Awowgaa iyo .......kii ku dhalay maskax garaada dab olola huh iyo hah lagu sii, AGA!!!! war maantuuba yidhi waa la idin necebyahay, war innnnnagu tan oo kale!!! Waryaahee wax ku turqa umbaad dooni caranyahow aan laga caransanayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moon

Tuesday, December 12, 2000 - 06:04 pm
To all of you guys.
dadyahow aniga manecbi ogaden ama somali kalaba
TO, hani hadii aad rabto in aad kala ogato waxa aan ahay wiil & gabar aan ku shego. wiil ayaan ahay???runtii hadii ay adiga kula qurux badanyihiin dadka kale kama qorax badno.
to Anisa, qarada africa waan karadiyay magaca ogadenka ah balse mababka cusub laguma qoro magacaas hada. balse kuwii hore wuu kuyaala.
TO. sabuur maxaad lacay tamaysaa Ninka ragaa nooca omo caytamo. waxaan shegayna waxaas ayaa kamid ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANISA

Tuesday, December 12, 2000 - 09:51 pm
MOON PLEASE CAN YOU EXPLAIN WHERE YOU GET THIS IDEA OCAADEEN MAXAA LOO NACAY BALSE HADII AADKA ARAGTAY QAARADA AFRICA MAGACAAS MA UQALMAA MID LANICI KARA MAA LANACO DADKA AAN QARAN IYO QABIIL TOONA LAHAYN SIDAADOO KALE QADHMUUN YOW QALDAMAYA XAGEEDSE KU BARATAY HADAADBA GARANAYN WUXUU GALO IYO WUXUU GUDO OWDAN OO AFKA KU GO ABLIISYOW AAN AADAABTA LAHAY WAX WARSO DADKA INTAAD KU QORI LAHAYD MEESHAN QABIILOO DHAN AYAA LA NACAY EE MAXAA LAGU NACAY NACASYOW NACNACLEEYNAAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moon

Wednesday, December 13, 2000 - 06:20 am
To, ANISO,
(1)horto marka ugu horaysa waxaad tahay qof maan gab ah.
2, Hadii aad dad tihiina melwalbo oo aad dagantihiin maxaad la mamuli ladihiin.walaa somaliya waxba kamatihiin oo idinka ayaa isku haysta meelkale daye LIBOYO,marka that's waye qof walbo idiin yasaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Subeer

Wednesday, December 13, 2000 - 08:19 am
Moon

Now I can see why your head is Moon-shaped, because your skull is empty, hollow and the wind is going through one ear and getting out of the other one. You have no clue of what you are talking about, and no iota of intelligence. You'r Mom is lucky if you could go out in the morning and come home. How could you generalize a whole tribe...no...not a tribe, I'd rather say a NATION, they have good ones and bad ones just like any other human beings. Now, tell me who told you this, cause I know this is not from you, your brain doesn't have the capacity to generate and blurt something.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 08:29 am
To:MOON>>BUKAAN',
War Bukaan somaali oo dhan wey taqaana "OGAADEEN"waxaa kale oo yaqaana dadka caalamka ku nool intooda wax garadka & aqoonyahanka ahba.

Marka 'BUKAANOW' cid kaa dhageysaneysa Ogaadeen waa la necebyahey iyo kharmuunka kaa soo burqanaaya ee kala nooc nooca ah.

Waxaan kugula talin lahaa inaad cadeysato waxa ay kugu sameeyeen sida hadii ay kaa qaateen gabar aad jecleyd ama meel aad inaad kusii noolaato ey rajo kaaga sii jirtey & waxyaabo kale oo la mida.

Waxaan kuu sheegayaa oo aan kuu balan qaadi karnaa in wixii aad tabaneyso lagaaga odayeynaayo oo dhibtaada aan lagugu egaynin maadaama aan nahey umad 'Islaam' ah marka(don't give up your hope)!!!

BAAY BUKAAN>>>:O!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANISA

Wednesday, December 13, 2000 - 09:02 pm
MARKA MOON HADAAD GARATAY INAAN MEELBO ISKU HAYSANO INAGA DHEXDEEN WAAD MAHADSANTAHAY LIBOYE MAMEESHA KALIYAA EE AAD KA ARAGTAY OGAADEEN HUUNO GABADHA LAGU SIIN MAAYEE SOO BARO MARKA HORE OGAADEEN KUWA INASHEEGTA XITAA LAGU SIINMAAYEE SOO WAYDII DADKA CAQLIGA KUGU KAALMAYN JIRAY WHAT IS THE MAENING OF OGAADEEN ? AND WHAT IS STAND FOR ? NABADEEYYYYYYYYYYYY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Monday, December 18, 2000 - 09:10 am
Ogaadeen i hate them sababtoo ah maha qabiil wanaagsan.waa toban wajiilayaal.bal eeg waxa ka dhacaaya dhulka soomaali galbeed waxay rabaan inay ku qoraan ogaden.maxaa soomali galbeed u diiday haday soomaali yihiin. quantity way leeyihiin laakiin quality ma laha ogaadeen.maskax yareyaal waaxid. qaxooti bayna ahaan doonaan intay jiraan waayo axmaarka iyo qanfuurka kenyaanka ah ayeey ka jecel yihiin soomaliga.hadaad rabto faahfaahin intaas ka badan igala soo xiriir 911.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deris fiican

Monday, December 18, 2000 - 04:56 pm
ogaadeen waa qabiil. lama caynkaro. shaqsiyaad fiican iyo kuwo xun ba waa leeyihiin. Runtii anigu uma dhalan. labadayda waalid midna ma aha. Waa dhici kartaa in dadka xun ku badan yahay marka loo barbar dhigo qabiilada kale, waayo way ugu dad badan yihiin.

Anigu deegaan baan la wadaagaa inta nadhex martayna waxaan u malaynayaa in aysan idin dhexmarin. shaqsi ahaana waxaan kala kulmay dadka qaarkiis waxaan u malaynayaa in aadan kala kulmin
hadana ma wada cayn karo.

saxiib Moon: way dhici kartaa in aad suaal u arag tid mawduuca aad furtay , waxaad kaloo ogayd in dadka qaarkiis ay dareen kooda celin karin, marka ma ahayn hadii lagu caayo in aad caytan to waa haddii aad run wadaty waayo jawaabtii aad rabay ma aadam helin.


Jawaabtii: Ogaadeen oo keliya lama caayo.somalidu waa dad waxa xun isku raaca. qabiilada oo dhan waa nacasyo markaadan dan karabin, hadana waa caaqiliin markaad dan ka rabtid .qof ka caaya qabiil hadaad baarto waxuu ku sheegayaa, malin baaqof i xumeeyey, fiiri topic gii wuubedelay.

anigu kollay ma necbi mana cayn karo saaxiibo badan baan ku leeyahay. laba wejiila na ma noqon karo. ee waa suaale wax saaxiib ah ma ku leedahay qabiilkan? Weligaa ma ku yeelatay ?
saxiib hadaad ku leedahay maxaa suaashaan u waydiin waysay isagaa nooga kaa dhaw ee? mise laba wiyeelaa tahay oo markaad aragto waad u qososhaa?

dhalin yarada kacarootay saaxiibayaal is dejiya waxuu doonayaa in uu dareenkiina cabiro boggana cay u bedemo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Wednesday, December 20, 2000 - 08:25 am
saaxib ninka toobiga furay waxaan u malaynayaa ujeeddadaadu ma aynan ahayn in aad cayso ee waxaad rabtay inaad ogaato mawqifka dadka soomaaliyeed ay ka qabaan qabiilkas wayn ee dadkooduna farabadanyahay,la soco in qabiilkaasu uusan ahayn qabiil soomaalidu necebtahay .
anigu shaqsi ahaan dad aad u badan oo qabiilkaas ah ayaan garanayaa kumana arag wax ay dadka kale kaga duwanyihiin ee la soco. qabiil ahaan anigu nin hawiye baan ahay fikraddayduna waa taas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Saturday, December 23, 2000 - 12:41 am
To: Bukaan iyo dhamaan dadkii u jawaabay;
Aduunkan aanu lu nool nahay dhamaan dadka wada deegaanka ah kol walba waxaa dhexdooda yaala colaaad iyo xiqda iyado taasi ay jirto ayaa haddana dadkaasi ka kooban yihiin kuwo wanaagsan iyo kuwo xun xun, taasina waa dabeecadda ibna aadamka. marka waxaan filayaa inaysan jirin qabiil ama beel ama mujtamac wada neceb qabiil qudh ah ama beel qudh ah iwm. Sidaa saraadeed ninka Bukaan ah waxaa filayaa waxa arintaa ku xanbaaray labo qodob mid uun: mid asaga ayaa sheegtay oo wuxuu yiri: Ogaadeen maxay meela ay degan yihiin u maamuli waayeen oo llgu maamulayaa dhulkooda? tan labaadna waxaa filayaa in ninkan Bukaan ah uu ka dhashay qaa'ilka yarka yarka ah ee ku dhex nool deegana ay Ogaadeenku degan yihiin oo laga yaabe in aabihii ama inadeerkii la dilay. oo ogaadeenku waa dad aan afka ka hadlin ee ay gacanta ka horayso sida aan maqlay.Soomaalidu wxay dhihi jireen markay qof habaarayaan' col Ogaadeen Alle ha kula kulmiyo.

waxaan leeyahay dadka u jaabaya ninkaasi buka yeyna ka talaabsan xishoodka iyo hadalka wanaagsan oon yaa caatamin , mida kale ogaadan in Ogaadeen wax laga sheegi karo oo ay yohiin dad dhib badan oo aan hogaamiye rasmi ah laheyn oo hadba qofkii wax siiya ay iska raacayaan . shalay siyaad barre ayey askar u ahaayeen maantana waa qofkii doona.hay brothers and sisters where is Kismayo:???????? it is your assignment.

by your brothers.
aktos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sade

Saturday, December 23, 2000 - 09:20 pm
to.moon

waryaa awoowgaa iyo asuulkaa ala cadaab waryaa
ma futo madoobe miyaad ahayd afkaaga quranka ah
kaddaa qaranka ugaadeen waala garanayaa taariiqda
ayku leeyihiin soomaaliya iyo afrikaba,soomaadan
garan meeshatana markale hasoo galin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waano

Sunday, December 24, 2000 - 06:46 am
waxaan ku darayaa inay dadka wax bartay ee reerka ogaadeen-darod ka dhashay inay midoobaan dabadeedna wax wada qabsadaan oo aysan ku dayan dadyowga kale maxaa yeelay waxay kaga duwan yihiin waxaa weeyaan dhulkoodii waxaa ka taliya amxaaro,marka hadii midowga la qadariyo waxaan is leeyahay horumar ayaa la gaadhayaa.kuwa caytamaya ee ka dhashay isaaq waa la yaqaanaa inay yihiin qudhunlayaal ay amxaaro ku shaqaysato weyna garanayaan kartida ay leeyihiin bahda ogaadeen,ugu dambayntii waxaan odhanayaa gacmo wada jir bay wax ku gooyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaykaliif kiler

Friday, January 05, 2001 - 07:50 am
war waad jirantihiin kuligiin sababtoo ah wiilka toobiga bilaabay waxaa laga yaabaa indhibaato qabiilkaas kasoo gaartay gaar ahaan xag gabar ama xag kale saas darteed ayuu cashirkaan ufuray qofka bini aadamkana markuu dhibka ka bato wuu qeeyliyaa intii awoodiisa ah haduu qayliyana wuxuu rabo ayuu ku hadlaa ee haloo caqli celiyo yaana la caayin adinkoo mahadsan by key kaliifl kiler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 12:56 pm
saaxiibayaal hadalku waxba ma taro mana fiicna in ashuun lagu adimo qofkii doonaya in uu ogaadeen wax ka sheego waxaan ka codsaneeynaa in uu sheegomeesha uu joogo hadeey tahay ameerica africa meesha uu ka joogo iyo yurub ha reebo tilmaan cad oo lagu garto hadii aydaan taas awoodin oo aad baqeeysaan fadlan cayda iska daaya sababtoo ah waadba baqeeysaan mar hadaad habsaneeysaan nin aad ka baqeeyso waxba ha ka sheegina waayo waxaad ogtahay in meesha aad joogto uu laf kugu wasayo mar hadii aad taa ogtahay in lagu wasayo banaankana aadan imaneeynin hadalku waxba kuu tari maayo mida kale ogaadeen isagaa qaran ah isagaa soomaali ah isagaa muslin ah isagaa wax naca waxna jeclaada cid uu jaceeyl ka rabo oo uu naceeyb ka rabo ma jirto isgaa isku filan intaas ka dib hadii ay jirto fara xumi uu hada ka hor idinku sameeyey ogaadeen waxaa la sameeyey qolyo baadha wixii dhib ah ee ogaadee horay ugaystay in la baadho hadii uu dhibkaasi yaraado waxaa laguugu darayaa wasmo xoog leh marka cidii daneeyneeysa ha isa soo xaadiriso oo warkeeda ha cadeeyso by kaligii duul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galbeedi

Thursday, February 08, 2001 - 09:55 am
ninkii ugu dambeeyay siduu'uhadlay waa laga fiicanyahay laakiin ninkii topigan furay waxaan usheegayaa ninyahaw hadii aad adigu necebtahay ogaadeenka for some reason waxaa fiicnaan leheed inaad sababta sheegtid because wax kasta oolanacayo waxaa loo nacaa sabab,marka waxaa fiican naad sababta noo sheegtid si arintaas looga doodo kadibna xal ayaa kasoo bixi lahaa .iknow inaan dhaliilo badan leenahay waana jecelnahay in naloo sheego oo'aan iska saxno.waxaan leeyahay asxaab badan oo qabiilo kala duwan oo soomaaliyeed kakooban non ofthem ever told me that are our enemies and they dont like us. mararka qaar qabiilahaan waa la'is foorjeeyaa laakiin qofna waligiis ogaadeen ahaan kuma foorjeeyn inay laba wajiilayaal yihiin.waxa kale dabcan soomaalida kale ayaan lawadaagnaa.waxaana kuu sheegayaa ogaadeenku sidiisaba waa qabiil soomaali ah ha arkin dhulkaan ay gumeystihii reer yurub kala qaybqeybiyeen ee ay qaarba meel raaciyeen sida itoobiya iyo kenya arintaasna wax ogaadeen ahaan lagu xumeynaayay ma'aheyne soomaali ahaan ayaa lagu xumeynaayay sababa badan oonaan halkaan kusoo koobi karin awgood' ugu dambeyn dadka qabiilka ogaadeen u'hadla ee halkan wax kuqora waxaan si sharafle idiinka codsanayaa idinkoo raali ah markii aad arimo noocan ookale ah ku'aragtaan netka fadlan oo fadlan jawaabihiina ku saleeya hadal wanaagsan oo aad qofkii ku qancinaysaan ilaa xad xataa haduu qofka aad ujawaabaysaan caytamo si'aydaan isagii ookale unoqon ama uga roonaataan lagayaabo in qofkii aad kadawaysaanba cuqdadii iyo dhikii kujirayba laakiin hadii qofkii caytamaba lagasii daro oo caadifada qabiilku idinka xoog badiso then waxba mahagaagayaan.intaasi waa iga talo sidii uu ilahay nabigiisaba kula taliyay[ .....idfac billatii hiya axsan fa'idalladii beynaka wabeynahu cadaawatun ka'anahu waliyun xamiim]sadaqallaahul cadiim .wassalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walal ogaden

Tuesday, February 13, 2001 - 07:36 pm
to dhamaantiin gaar ahaan kuwa ogaadeenka

ogaadeen aqli baan ku ogaa, geesinimo baan ku ogaa
maxay tahay xunka aad jawaabta siinaysaa mise waxii la idinku sheegi jiray waa iska yaraadeen
mid baan idin leeyahay ogaadeenka gabay buu wax ku fahmaaye walaahi gabay ma aqaan balse waan soo xadxadi.

ogaadeen dagaal iyo wuxuu kujirey dabargoyn waligiye
doqonka maxaad ula tirsan oo dad u moodi walalkayow e
dabacsanan waxaad ka qaadi haddaad hadalki daw u aragta e
dibnahaaga ka xiro doqonkaa dacayda wayne.
anigu waligey ma gabyin waxaad ka garan kartaa sida aan u sheekeeyey balse waligaa doqon haddaad fursad u hwsho waa lagu gabay bartaa ileen garanmaye...
waa idinkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAQNAQ

Wednesday, February 14, 2001 - 12:52 pm
ilaahbaa ilehe ogaadeen qaab iyo qurux midna kuma arag runtiina waa cali bayzteenka somalia qaarkoodba ilaa hada waa ay qaaqaawan yihiin soomaalida inteeda badana waxaaba ay u taqaan in ay yihiin doqonta daarood marka I THINK THATS WHY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walal ogaden

Wednesday, February 14, 2001 - 03:59 pm
to. janaq...

waa ku aqaan waxaad u eg tahay nin abgaala saan u malaynaayo janaq magac ayaad ka garan .
abgaal oo mahiigaan ka badan waxay meheradka ka dhigteen inay moxaga diirtaane ..ninbaa waa ku gabyey .. aniguna waxaan iri .
janqow inaad jaahil tahaan shaki iiga jirin
jawaabtaada ka fiirso jinsigaaga aa uuslehe.
waa iska daandaasi kaftan u qaado waa inoo bari...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 06:36 pm
TO . OGAADEEN saaxibow waan ku salaamay marka xiga waxaad ka shaqaysay xisaab qalad ah markaad igu timaanyay [ABGAAL] inkastoo ay ka sharaf badan yihiin [OGAADEEN][ war hadaad ilaahay taqaan iyo umada uu uumay ] [aadanaha intaa la,eg hadii loo abtirinaayo ][aqli waxaan lahaynoo lagu adeegaayo][umad aan aduunkaba la socon axmaqnimo daraadeede][ILKA WAYNE QOLOF WAYNE QALBI GEELLE][umadoo dhan baa taa qirsane aniga maxaad igu eedi ] adiguna hadaad taas ogtahay alay lehe umaba doodeen ee waxaad tahay maskiin mureqare] saaxiib taas u qaado kaftan hana igu bururin jaqnaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogadeeniya-Ha -Waarto

Tuesday, February 27, 2001 - 03:49 am
oh my Lord i can't beleive ya guys.What ya guys want from (Ogadeen)? U know guys Qabiil ain't good so plz stop this topic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACASDILE

Thursday, March 08, 2001 - 09:47 am
JAQ NAQ MAGAC DOOFAAR AHAA'AAAA OGAADEEN WAA GACANGALAY SABABTOO AH CANAASIIRTII UU HORAY MADAXA UGA GARAACI JIRAY AYAA DABA DHIGATAY .BUT WHO CARES'
HALKAAN KUCIIL BAXA ILEEN TABARKALE MAHAYSAANE
ABGAALNA ANAA XAALSIINAAYA WAA NIMAN WANAAGSAN OO SOOMAALI AH DADKA CUDURKA OGAADEEN QABANA KUMA JIRAAN .
CALAA KULI XAAL WAXAAD DOONTAANBA KUHADLA BECAUSE
YOU GET FREEDOM ON THE WEP.
LAAKIIN MARKAAD HORTEEYDA JOOGTID HABARTAANA KUMA DHACDO INAAD HADASHID .SABABTOO AH IN LAGU DHALFEEYNAAYO AAD OGTAHAY .NACASYAALYAHAW TABARTA KADHIGTAY INTER NETKA///

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HMJ

Thursday, March 29, 2001 - 12:27 pm
WAR WIILKA WAXAAD WAYDIISAAN ADIGU MAXAAD OGAADEEN KU NACDAY? WAXAAS BAY DADKA KALANA KU NACEEN? QABIIL DHAN LAMA NICI KARO EE NINKA AMA NAAGTA OGAADEEN EE WAX IDIN DHEXYAALLO KA AARGOOSO HADDII AADAN AWOODIN ILAAHAY U SAMIR

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.