site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GAAJECEL YUU GALAA WAA SU AALEE

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: GAAJECEL YUU GALAA WAA SU AALEE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIDER

Tuesday, December 12, 2000 - 08:00 am
DHAMAAN DADKA HALKAAN SOO GALE WAXAAN JECLAAN LEHAA INAAD II SHEEGTAAN QABIIKAAS GAAL JECEL IYO MEESHUU GALO MA HAWIYAA MISE WAA DIR XAGEESE DEGAAN ANIGU MAQAL WAXAA IIGU HOREEYSAY DAGAALADII SOO MAALIYA MARKII AY DHECEEN
FADLAN XUMAAN HAYGA QAADANINA WAA SU AALEE NINKII INTAA IGU DHAAMO HA II FAA IIDEEYO WAXAAN RABAA INAAN WAX KA OGAADEE MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI

Tuesday, December 12, 2000 - 04:02 pm
KA WARAN HADAAN OGEYN WUXUU GALAA SIILKA HABARTAA EE.....NINYOHOW IGA RAALI NOQO, LAAKIN SIDA AAN U MAQLAY QABIILKAA IYO TAARIIKHDIISABA WAXAA LAGA HELI KARAA HOOYADAA MEESHII EEY KAA DHASHAY WAA "SIILKEE".

IT'S MY BELIEVE THAT ONE WHO ASKS STUPID QUESTION SHOULD GET WHAT HE OR SHE DESERVES "STUBID ANSWER".
THEREFORE, ACCORDING TO MY OWN VIEWS YOU AS XAAJIDER QUILIFIED TO GET THAT KIND OF UNUSUAL UNSWER. DON'T GET MAD, JUST MAKE SURE YOU WATCH WATCH WHAT YOU'RE SAYING!
THE TIME OF BREAKING SOMALIS INTO PIECES WAS OVER LONG TIME AGO INCASE YOU DID NOT NOTICED...WAKE UP SOMALI AND STOP EXERCISING THE PRIMITIVE WAY !
IT'S ALMOST THE YEAR OF 2100.

WAAD MAHADSANTAHAY WALAAL.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdilul

Tuesday, December 12, 2000 - 07:37 pm
hello hadee aad donayso galjecel mash uu galo
ama uu dago ee sheg sababta kugu kaliftay inaad ogato.elan qofna iskuma taxluujiyo wuxusan danka lahane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajidire

Wednesday, December 13, 2000 - 08:17 am
sxb waxaan aad ugu xumahay inaad caadif aanba meesha oolin aad ku xanaaqdo waliba aad ku caytanto iam really sorry for you
tan kale suaal aan dadka waydiiyay mana caatamin
ee sxb suaashu way furantay cayduse way reebantahay inaankula caytamo waa qalad waayo waxaa tahay nin soomaaliyeed oo walaakeey ah waxaanan rabay inaan wax ka ogaado qabiilkaas iyo degaan kiisa eehadaad qalan fahantay raali noqo
sidaasna aanu isku dhaafno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARKII AAN W

Wednesday, December 13, 2000 - 08:28 am
ku xamdulilah
waad ku mahadsantahay suaashaadii aheeyd maxaad u dooneeysaa inaad ogaatid waatane jawaabteeda hoo
1- waxaan markii aan wadanka kasootagay ku maqlay inuu gaaljeclku dego dhinaca galbeedka ee jowhar buulo barde iyo qayb ka tirsan beled wayn
waxaase iigu cajiib badneed markii aan kasoo tagey waxaan soomarey dhinaca daafeed kadib waxaa noo suurta geli waydey inaan marno baydhabo markaas ayaan waxaan soo marnay dhul qardo jeex oo maka la joogo dafeed waxaanu soo aad ney xaaa iyo dhinaca waqooyo waxaanse halkaa ku arkay geel aad u faraban oo aan runtii la yaabay waaaxse waydiiyay dadkii ila saaraa waxayna ii sheegeey inuu geel gaan leeyahay qabiilka loo yaqaano gaaljecel
2 hadana mar aan ku soonoqday dhinaca kismaayo ayaan ku arkey niman la ii sheegey in la yiraahdo DOQONDIIDE markii aan weeydiiyayna waxay ii sheegeen ineey yihiin hadana gaal jecel mar ilaa bu aale saakoow ayaan qabiil kaas ku arkey markaa ayaan su aashaan idin wey diiyay raalina ha layga noqdo wabilaahi towfiiq

akiimi78@usa.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KASKEE

Wednesday, December 13, 2000 - 09:02 am
GAALJECEL WAA DAD AAD UWANAAGSAN WAXEYNA -
GALAAN XAWAADLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDILUUL

Wednesday, December 13, 2000 - 06:07 pm
WAAN EDIIN SALAMEY MARKA HORE. HADAAN KUU FAHFAHIYO GALJECEL WAX A YIHEEN IYO MESH AY GALANBA. WAXAA QABIL KA TERSAN QABILADA HAWIYE,SIDAAD U SHEQTAYNA DHULAL BADAN BAY DEGAAN
HADE WAX KALE OO AAN KAGA SHEGO MA AQAAN.
SIDAA IYO NABADGALYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILABTISAME

Thursday, December 14, 2000 - 08:55 am
salan kuligiin waxaan aad ula yabanahay ninka suaashaan keenay iyo meeshuu ka keenay si walba ha u ahaatee GAALJECEL waa qabiilada dege dhanka koonfureed oo dhan waxayna u badan yihiin dad xalaal quudata ah oo oo xoolaha dheqdo
waana dadka ugu badan ee dalka soomaaliya dega
waa dadka ugu geel badan dalka soomaaliyeed oo ah dad ku faano dhinaca xoolaha
hida iyo dhaqana u leh
marka labaad hadaad aragto hida uu dadku gaaljecelku leeyayahy waxaad ka arki kartaa inuu leeyahay hidaha iyo dhaqanku uu maanta dalka soomaali ku faano marka sxb waxay ila tahay intaawixii kaban waxaad kala xiriiri kataa caasimada gaal jecel ee BQDA AQBLE AMA

BUQDAAQABLE@COM HTML
SIDAA IYO NABADGELYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil gaal jecel

Wednesday, January 10, 2001 - 03:01 am
TO kaskee iyo xaajideer
Kaskee hadaad tiri gaaljecel wuxuu galaa xawaadle ma hooyadaa aa ah mase aabahaa.xawaadle they are just like brothers coz we are neibors.i dodt mean to say anything about xawaadle.laakiin adiga waxaa tahay idiot.
xaajideer waa suaal maxaa ku keentay arintan ileen qofna iskama hadlo.anyway hadii daacad kaa aheyd hada ayaa kuu sheegaa ee hoo.
Gaaljecel waa dad well know ah waxey dagaan g/hiiran sh/dhexe iyo kismaayo waa qabiil ka mid ah qabiilada soomaaliya uga waaweyn uguna badan.waxeyna caan ku yihiin geela waxii faahfaahin ah ilkase@hotmail.com
mahadsanidii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caloofi

Wednesday, January 10, 2001 - 03:05 am
to kaskee
hoyadaa was wacal wacal dhalay waxaan jeclaan lahaa inaan live kuu arko stupid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil abtisame

Wednesday, January 10, 2001 - 04:36 am
salaamu caleekum dhamaantiin waad mahadsantihiin dadka sharafta leh ee sida fiican rayigooda ugu dhiibtey iyo kuwa aanba suaal aan meel loo raaco dad dhan soo hordhigey
hadaba
ninka yiri gaaljecel wuxuu galaa xawaadle taas ilaah baa kaala xisaabtami doono dembiga aad geshey
jawaabteedana adaa lagaa sugaa
ninka labaxay XAAJI DIRE sxb magacaaga an dib ugu noqde maxaad ula jeedaa xaaji dire
mise waa isku dire si kasto arinku ha ahaadee
goormaad baratey internetka isticmaalkiis
halkee joogtaa iyo waliba adereeskaagaba ii soo gudbo anaa kuu sharxi doono meeshuu gaaljecel galo
sidaad iyo nabad gelyo
WOOOW WOOW ARTUUGSADOOOW ANLII MUDIN TOLKEE WAA TODOBO GAAL JECEL WAAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adeerkaa

Wednesday, January 10, 2001 - 10:01 am
Aniga su'aashaydu waxay tahay, maxaa loogu bixiyay Gaal-jecel, ma gaaladaad jeceshihiin? Haddaad i tiraahdo waxaa loola jeedaa Geel-jecel, waxaan ognahay in dadka geel u yaqaan gaal ay yihiin dadka Raxanweynta oo kaliya, markaa ma Raxanweyn ayaa kuu bixisay magacan, hadday jawaabtaadu tahay haa, magacan ka hor maxaa lagu dhihi jiray.

These are all genuine legitimate questions.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil caafi

Thursday, January 11, 2001 - 03:53 am
•••• your selv adeerkaa magacaaga iyo hadalkaaga waa is leeyihiin silly quation have not answer dhooroos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil abtisame

Thursday, January 11, 2001 - 03:56 am
ku adeerkiis
waad kumahadsantahay suaasha laciifka ah ee aad i soo weydiisey magaca dhabtuna waad kaa adi sheegtey ee geeljecel laakiin sxb waxaad moodaa inuu kaa maqan yahay sababta uu magacaan meel dheer u tagey kaas oo ah gaaljecel
jawaab teedana waa tan
sidaa lasocotid qabiilkas raxaween iyo gaaljecel waxay wada degaan koonfuto soomaaliyeed waxayna leeyihiin xuduud aad u dheer taas ayaa keentey inuu magaca luuqada raxanweynka u bato su aashaada labaad ee aad i soo weydiiseyse gaaljecel ka hor maxaa la dhihi jirey
its easy waxaa la dhihi jirey
geeljecel
sidaas iyo nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adeerkaa

Thursday, January 11, 2001 - 04:14 am
Wiil Caafi
Saxib waa jirrantahay big time!!!, qabiilkaagana cuqdad ayaad ka qabtaa, oo malaha waxay kaa taagantahay maxaa gaaljecel kaa dhaliyay. Be proud of you are idiot.

Wiil Abtisame
Aada iyo aad ayaan kuugu mahadinayaa, daacadda markaan kuula hadlana su'aashaas dhab ayay iga ahayd oo sida aad hadda ii fahamsiisay uma aanan ogeyn. Thanks alot buddy. Doqonkaan aad qaraabada tihiina daawee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL CAAFI

Thursday, January 11, 2001 - 04:24 am
I know someone who sick like adeerkaa.i wish i knew your qabiil.how can you just say,MA GAALADAA JECESHIIN.U DICK HEAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubah

Thursday, January 11, 2001 - 05:16 am
Asalamu alkum,,,,,

Wan idin salmey an markii hore,,
markii danbe an waxan idin dhehee su'al idin wey
diiy,,, us galjecelkaan ma qabiil aa mase waa magaalo oo iida somalya ki taale.

Ha ila yaabnee an dibadan ku koree raali ahada
aniga haliin sheego lee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiiabtisame

Friday, January 12, 2001 - 04:50 am
ku ubax
walaahi waa maqley suaashaada laakin kulama yaabani sidaad u hadashey ayaan ka kasey oo warkaaga meel loo raacuu lee yahay sabab too ah iska dhaaf adoo dibad ku koree dadkiin soomaliya joogay ayaaba ku maah maahi jirey CIMRIGAA OO RAAGO GEEL DHALAAYA AAS KU TUSAA marka sis hadaadan aqoonin hadana ha isku qasbin inaad baratid anigaba reer bandhawoow yurub lee ku maqlee l@l

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajidire

Friday, January 12, 2001 - 04:56 am
salaan dhamaatiina waxaan aad u la yaabanahay in suaal yar oo aan rabey inaan wax kaogaado ay keentey caay iyo dagaal sokeey
anigu waxaan ahey nin soomaliyeed dagaalo sokeeyo oo wadankaka dhacey ayaana igu qasabtey inaan qabiilo badan oo aan waligeey maqal maqlo marka waxaan is lahaa wax weeydii oo faaiideysee anigu halugu caayo ama halugu amaano ismaan oranin
MAHAD CELIN
waxaan u mahad celin
inta isku deydey ineey iga qanciso
iyo inta aan isku dayinba marka saxaab su aalo kale
aniga gaaljecel cidoo galaan la yaabanaaye maxay tahey magacyadaan kale sida
WIIL ABSAME oo ogaadinkuna magaaljecel buu noqdey
walaahi waa yaab bal taasna haleeyga qanciyoo
sidaas iyo nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilabtisame

Friday, January 12, 2001 - 05:02 am
KU ADEERKAAAA L@@@@@l
wiilka CAAFI faraha ii dhaaf sxb waayo wiilkaas isba marabin iniis gaaljecel nodee ilaahaa ka dhigeyy
l@l kaftanka waa furan yahee
wiilka caafi tugoow hayga xanaaqin ee barasho wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 08:45 am
somaliyey waan lidin salamay waxay ila tahay in aad qabiil iska day saan oo wadanka dhisataan oo cayda iska daysaan oo aad wada nolaa taandhuqurbe waad ka tahay nathing oo wax ba kama tihid oo nagar baad katahay ee dhiso wadan kaaga oo qoxooti haku cararin eewadanka dhiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuux

Monday, January 15, 2001 - 09:25 am
dadkiinaan waa idinla yaabay waligiin ma maqlay gaal jecel. gaal jecel waa dad wasaqbadan oo timo badan badankood waxay degaan baadiyaha jaahiliin ay u badanyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 01:42 am
to.nuux
hooyadaana waa dhihi laheed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamuud yabaroow

Friday, January 19, 2001 - 05:14 am
ku nuux
waxaan aad ugu xumahay inaad caaytinto sidaas daraadeed sxb bal ilaah haku soo hanuuniyo
intaas wax kabadan oo ku dhihi lahaa maba u jeediye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdiluul

Friday, January 19, 2001 - 05:43 pm
hello waad salamen tihiin dhamaan dadka mesh ku jiro kuwee iga danbeyey iyo kuwee iga horeyeba wayahan meshan ma soo feerin.waxaan rabaa meshan in aan ka dhaho labo wax oo kale ah.
gaaljecel cid uu ugu baxan yahay in ay maanta bartaan ma jirto hana isku daalenina in aad qof u fasertaan gaajecel waxa u yahay taase waa mida kowaad
mida labaad waxay tahay soo layaab maha gaaljecel oo qabilada soomaleeyd kuwa ugu badan in aan hal qof ka la'ahay marka iska daaya dadka dhahay yuu galaa ,ee aniga ee soo shega meshay ay qurbaha ugu badan yihiin.
sidaas iyo nabadgalyo all ppl
hana edeen macanato bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Truthful

Friday, January 19, 2001 - 11:33 pm
To:gaalojecel

Gaalo jecel waa qabiil eelaayda ka mid ah. Waa qabiil ayaguba is kaseyn. Dhaqan soomali aan aqooneyn ulaheyn oo reer baadiyaha koonfur ugu badan diintana caamo ka ah.Naagona madhalaan 80% waa rag inta ey dhalaana makacsadaan.Baladweyne xawaadle ku wasa,xamar Abgaal iyo Mareexaan ku wasa, jilib iyo intii u dhaxeysa HabarGidir iyo Sankaduudi oo ey isku cid yihiin aYAA kUWASA, Kismaayo Majeerteen iyo Ogaadeen ku wasa. No history what-so-ever Gaal jecel= (Gaalo jecle).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil barsane

Saturday, January 20, 2001 - 02:44 am
ku xamdiluula
wad ku mahadsantahay suaashaada waxay ila tahay meela badan ayuu qurbaha kajoogaa ee meesha aad karabtid noo soo sheeg
hadaan wax ka dhaho wuxuu joogaa north amerika
yurub
iyo carabtaba
australiyana hada geeleeena aaba daaq u tago sidaas iyo maca salaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil baadacade

Saturday, January 20, 2001 - 02:50 am
ku turuthful
inaad careeysantahay waaban ku arkaaye ee bal maxaa lagaa haleey ma habartaan iyaan xoogney mise walaashaa ayaan intaan isbaaro u dhiganay afyarteedii ka xoogneey mise adiga laftirkaaga ayaaba luguu nuuriyey ee bal sxb intaas hadii luguugu sameeyey bal soo cadeey wixii xaal iyo xumeey anaa kuula diyaar ah
ileeyn waad ka xanaaqdey qabiil dhane wixii kaa xanaajiyay wax yar maahan sidaas iyo jawaab ewacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahir

Sunday, January 21, 2001 - 05:52 pm
War nacalaa idinku yaal xay yihiin dadkaan aad moodin in aabahow la dilay. aar su'aash ka jawaaba oo si wanaagsan ooga jawaaba. CALOOFI you are violant guy. idiot with empty mind let us say trash minded. get the fact clear. he ask no question but logic one. you need to take dicipline class to lear tolenrance son of beach don't ask to figh for you to gain any thing. su'aash ninka idin wiidiiyey waa su'aal macquul ah waxaan u malaynayaa in lagaaga jawaabay. Thanks for those who took the time to respon the gentale man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALOOFI

Thursday, January 25, 2001 - 02:46 am
to.Daahir
its not just that you wrote something you dont sure.and its my bleive if you ask a silly quation whichs no needed you should get its answer.if somebody needs to know something its not just that you put on the net.look before you leap.god bless GAALJECEL
MAHADSANIDIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 02:52 am
TO.DHAMAAN
IGA RAALI AHAADA DHAMAANTII WAXAAN IDIN CODSANAYAA INAAD MAGACEENA MEESHA NOOGA DEYSAAN.NIINKII SU,AASHA KEENAY WAA LOOGA JAWAABAY HADUU DAN KALE LAHEYN.WAA MAHADSANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajidire

Friday, January 26, 2001 - 05:14 am
ku dhamaan inta meesha soo gashey
raali noqda suaal ayaan idiinweydiiyay waana leyga jawaabey wixii intaa dheer waa idinka dhexdiina aniga bogaan anaa furey dantii aan kalahaana ka gaareey wixii cay iyo amaanid idinkaa isugu filan sidaas iyo
qayr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdiluul

Friday, January 26, 2001 - 08:34 am
ku will barsame waad salaman tahay wallakiis aniga waxaan joogaa usa dhinaca eastiga ilaa iyo hadan qof galjecal ah ma arkin marka ee soo sheeg dhinac ay usa ugu badan yihiin sidaa iyo nabad galyo
byeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayoow

Friday, January 26, 2001 - 01:59 pm
you filthy, unwashed, unclean, stupid idiot, kaa tahay cune, qabiiiloo dhan futada ha kaaa cunaanee naga daa qabiilka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil barsane

Saturday, January 27, 2001 - 09:15 am
ku xamdiluula

hadaad rabto inaad aragto gaal jecelka jooga U S A sis eastiga oo dhan soomaalida joogta qabiilkooda mi yaad taqaan mise qofkasto oo soomaliya oo aad aragto ma waxaad weydiisaa qabiilkooda si kastaba ha ahaatee waxaan jeclaanlahaa hadaad adiga aa tahat qabiilkaas koley waxay ilaha tahay inaad dadkaaga raadsanlahee hadii aadanse eheen
koley maba tihide maxaad u raadin
hadaba walaasheey qeer aan kuu rajeeyn
wixii intaas ka dheer waa luguu sheegi doonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdiiiiiiiiiii

Saturday, January 27, 2001 - 09:09 pm
ku willbarsame
haye don't try to ask me a stupid q?
mida kale kuma aanan oran ee telmaan dadkaga so hadee aadan aqoon seda dadka lagu jawabo shat you mouth and forget who i am.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil barsane

Sunday, January 28, 2001 - 01:10 am
ku xamdi luula
war salaamu caleekum walaaleeyraali noqo caydana gabarbaad u tahee xishoo xishooo mar hadaan ku iri hadaad gaaljecel tahay oo aad ka naxaaqdey waa ileen koley ma tihid sidaas darteedna waxay ila tahay ineeysan wax su aal dambaa noo furan ay san jiri
tan labaadna gaaljecelku maahin fly 13 ee sidaas ula soco
intaana hanoo kala joogto weligeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Sunday, January 28, 2001 - 01:37 pm
haye listen waan la hadlayaa willbarsame waraay hadee aad aniga igu sheegatay fly13 adigan waxaad tahay y2k so labadena adigaa danbeya mahoo.haye mida labaad gaaljecel ahantiisa adiga kaa ma tuugayo waxayn u dhowdahay in aan aniga ahay kuwa saxda ah adiga aad tahay copi so hadal maba na dhexmare karo. anigaad igu leedahay xishood waryaa adiga maad is aragted.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULBAHANTE

Sunday, January 28, 2001 - 11:42 pm
GAALJECEL WAA HAWIYE FUTO-MADOBE
THEY ARE AS BLACK AS A BLACK LEATHER-JACKET
MOST OF THIER WOMAN LOOK LIKE GORILLAS
AND THIER MEN LOOK LIKE URANGATANGS
THEY ARE THE UGLIEST OF ALL THE UGLY HAWIYE
QABILS
PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilabtisame

Monday, January 29, 2001 - 05:03 am
ku wiilbarsane
walaal waadsalaamantahay waxaana aad ugu xumahay sida sharaf darada ah ee aad walaashaa ula hadashey suaaluhu way furin yihii ee hadaan U SA dad ka aqoonin ceeb malaha wiil barsanoow waxaad dhihi kartaa aniga meeshaas madegeni mana aqaano walaasheey laakiin waa ceeb waxaa ku hadshey qofkana leeysakama caayo hadeey tiri bariga maraykanka an degenahay mana arki waa arin mac quul ah ee hakula dagaalin
wiil barsanoow cida curadkeeda aaba tahee seey kaa noqotay ar waa ceebooydee gabarteena 100 qaalin oo geel ah ku xaal mari hadii kale is jir aniga ugaasyadi yaan e hee inkaar hoo


KU XAMDI LUULA
waan kusalaamey raalina ka noqo wixii meeshaas ka dhacey dadiisaa yar ma ogii wiilkeena ceeb kale maloho
ee aniga bari iyo waqooyiga mareeykan makala aqaano laakiin waxaan kuu sheegayaa abkoow aaba texsis degen adeerkeey iyo eedadeeyna mnsoota
anigana germny aan madax weynahay intaas hadaad u baahatid inaad la xiriito kolee iyga dadkale wey sii yaqaanaan waadna is barankartaa walaasheey waadna ku mahadsantahay maanta qabiil faan loomo joogo llaakiin waa inaan isbaranaa oo isxiriirina waan kala dhunsanehee ilaah heysu keen hanuuniyo
sidaas iyo qeer dhamaantiin

WILL DHULBAHANTE
adna ilaah haku soo hanuniyo
ileey cay sharftaada umbey kaa ridaaye laakiin hadaan ku arki lahaa goowsahaagaa ku quraacan lehee ee cakuye interneedkaan fadlan isii ciwaankaaga kadib ayaa ayaan wada sheekeeysan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdiluul

Tuesday, January 30, 2001 - 09:49 am
to willabtisame
waad mahadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deis fiican

Thursday, February 01, 2001 - 06:56 am
gaaljecelka jubbada hoose degan waxaan maqlay waxay ka tirsan yihiin HARTI siiba lafta la dhaho Ciise Maxamuud waxaana la dhahaa oo loo yaqaan Ciise Dhiimow.
saaxiibyaal ma sheeko jirtaa arintaas?
taariikhyan maxay ahayd arintaa sababteedu?

xumaan ulama jeedo suaasha, mana iga aha ciyaar, ee haddaa wax igu dhaantaan wax ii faaideeya.

waxaan idinka filayaa in aan la is caayin. qabiilana loo gafin waayo aniga qabiilkaan ahay maba taqaantiin sidaa darteed inta wax la iska qiyaasto yaan loo gafin umad ama qabiil.

caydu waa reeban tahay ,hala kala faa'idaysto. okay. nabaday iyo kaftan furan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HARIDIID

Thursday, February 01, 2001 - 11:32 pm
Ninka yiri gaaljecel ma aqaan , waxaa ii cad inuusan waligiis koofur cagaha soo dhigin, si kastaba ha ahaatee GAALJECEL, waa dad aad u tiro badan.
Aniga waxaan aqaan wiil ah TUTSI , waliba kuwa burundi, waxa uu igu yiri, waxaan ahay soomaali waliba GAALJECEL,. su,aashaada kale GAALJECEL, qabiilkiisa sare waa hawiye, walow dadka qaar yiraahdaan hawiye ayay isku aabe iyo hooyo yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil abtisame

Friday, February 02, 2001 - 11:40 am
KU DEAS FIICAN
sxb waa ka xumahay in suaashaad aad marnaba na weydiiso waayo dadku waxay kala yihiin ASAL iyo
QAXOOTI
asaliga waa dadkii waligeed deganaajubada hoose dadka aadse nagu tilmaamtey inay anagu gelno waa ciise maxamuud oo majeerteenka ah sxb ma waxaadan xasuusan xiligii ay majeerteenka lagu beerey kismaayo iyo dhenkaas jubada hoose laakiin GAALJECEL waa dad asali ahaan u dega dhulkaas sidaad saraadeed dadka HARTI ee meeshaas GAALJECELKA ayay ka tirsan yihiin laakiin gaaljeceku HARTI kama tirsana
ee saas ULA SOCO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deris fiican

Friday, February 02, 2001 - 12:19 pm
wiilabtisame waa ku mahad santahay jawaataadaan buuxda. anigu sidaa la iiguma sheegin si kale ayey iigu sheegeen. waana sababtaa midda igu kaliftay in aan dhinaca kalena wax warsado.

warkaan ma iska leedahay mise waa xog taariikhi ah. waxaan sidaa u leeyahay 10 sano ayuu dagaal ka socdaa j/hoose siiba kismaayo dhowr qabiil ayaana isku haysta, weli ma maqlin gaaljecel oo dooda ku jira hadday noqon lahayd dalka gudihiisa ama dibadiisa. caqligana waa ka wayn tahay deegaan kaadii oo dad kale isku haystaan in aad fiirsato oo aad dadkaada xaquuqdooda aan loo doodin lagana badbaadin dhibaatada uga imaan karta koytada isku haysata meesha aad leedihiin.

saxiib waxaan kaa sugayaa in aad iga jaahil bixiso arintaas adag oo gaaljecelka aamusimay xaqiisa oo uu u jeedana dad kale isku haysaan.
nabaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilabtisame

Friday, February 02, 2001 - 04:01 pm
KU DERIS FIICAN
sxb waa luguu waramey ida aad lasocotoba meeshaas ma dego gaaljecel oo keliya waxaa dego qabiilo fara badan oo ah dadka dulman sxb
tan labaad waa lawada yaqanaa maanta nasabnimo ama hadey noqto ragrag dhaley waa kii un wax dilaa ama waxlaayaa sxb taasna inaga den nooguma jirto tan labaad aniga waligeey kismaayo maantege
waxaan ku dhashey meel layiraah do BUULAAY
laakiin wax badan ayaan ala socdaa sxb dhinaca kismaayo anaguna waxa nahay dad masaakiina oo xoolo dhaqato tan labaad qabiilkaas laftirkiisa ayaan is aqoonin amaba isku meel degen
dadka meesha dega waxaa loo yaqaan HABAR GAALJECEL
waxaana ugu badan lafta looyaqaan DOQONDIIDE
marka sxb dadkaa meeshaas isku heysto waa runtaa waa dad dagaal iyo baahi ku soo korey
balse aniga wax kasto xoolaheena ayaa nooga qiimo badan dhinaca kalena sxb dagaal wiil um baa noogu dhintee wiil nooguma dhalnaayo balse xaqiiqdu waxay tahay nin doon kuyimid ma yeelanaayo xaqna mar umbuu soo daahiri doonaa ileen colaad 10 aan kujirnee db inaan shido ilaah hayga koriyo laakiin waxaad moodaa cidii doonata ha sheegato laakiin dadka dhulka dega way badan yihiin waxaa maqashaa waa xoogaa magaalada degen qaar QAXOOTI LUGU KEENEY XEROOYINKA SABLAALE IYO DEJUUMA sxb waxa leyku haystana waa magaalo kismaayo inagana waxan degnaa baadiyaha dadkaa iyaga ah waa dad taagoore dibad iyo mid gudo hAYSTO MARKA UNU WAA JABHADEEYNEEYNAA OO DUURKAAN KU JIRNAA LAAKIIN DEBYAR MASHIDEEYNO HADAAD DOONTANA TAARIIKHDA DIB U FIIRI LAAKIIN ISBAHEEYSI badan iyo dadka na;la wadaaga gobolka oo aan awood fiican laheen sxb nooma suurto gelin hadana mar walbo 300 oo mooryaanaa noo joogto oo iyagu qeebta jidgooyada aad igu fiican intaas aa tabarteena tabarkale malihin ee sidaas ayaad u arkiwaysey ee sxb wax kaloo kuu sheego ma aqaane
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aalloow

Monday, February 05, 2001 - 07:53 am
woooooooooow war meesha gaaljecel kii ahaa ayaaba iskuugu yimid ar alloow xundoow ar ma dareen la'dihiin aniga maantoo maantoo ee meehaan iigu dambeeysay

teeda kale waa meesha abtisame iyo caloofi iyo barsane eey iskuugu yimaadeen ee aawey kuwii kale
derisame ,sugoow caafi bees


P.S all gaaljecel in the world

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, February 17, 2001 - 01:35 am
kan dhul bahnate isku sheegay you are rufiyaan bastardo poofta and uran utang and hibobotumus xitaa adaa ka fool xun daarod are most ugliest poeple on earth you are slaves from zanzibar ka dib markii cid idin gadata laga waayey yamen ayuu saciid barqash xeebaha waqooyi barri soomaliya idinku daadiyey naaghiina qurji ayey leeyihiin ninamkina waaba labeb wax ku waso doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL GAALJECEL

Sunday, February 18, 2001 - 02:31 am
to.wiilka/naagta dhulbahante
waryaa xayawaanyahow maxaad ku hadashay nacasnimadaada daaroodka kaleba ha hadlaan laakiin your waaxid dhulbahante inaad hadasho kuuma banaano couse naagahiina dhilooyinka ahaa ee dhaadheere ceebtooda inaan sheego marabo.waqooyiga xataa ragiina ayaa sigtay oo isaaqa kufsadaa qurux daro iyo daba aan la iska dhaqin idinka ayey idinku dhamaatay.LONG LIFE GAALJECEL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lugta ii Qabo

Sunday, February 18, 2001 - 08:00 pm
the word Somali came from Samaal Or Soomaal and if you are Somali , the best example of Somalia are Gaaljecel traditionally and cultural ..pure and honesty Somali's.....laf dhabarka dhanqanka iyo Hiddaha Somaaliyeed . and we all Somali's should be proud of them .....wonderful Somali people............thank you peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji dire

Tuesday, February 20, 2001 - 08:29 am
dhamaan salaan waxaa jeclaan lahaa inaad sheekada aad halkaas ku joojisaan mar hadii anigoo ah nin doodaan soo jeediyay oo jeclaa inaan wax ka ogaado degaankiisa
ay meeshu isu bedeshey buuq siyo sheeko aan qiimo iyo qaayo laheen dhaamntiin waad salaaman tihii ee raali noqda meeshaan anaa furay hadana anaa xiraayo ee raali noqda buuqa joojiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adigay kuu taal

Tuesday, February 20, 2001 - 12:32 pm
waxaa fiicnayd in aad marka hore aad ka fiirsatid waxa aad mawduuc u soo qaanadaysid. aduun iyo aakhiraba adigaa ka masuulah ama la qaybsandoona dembiga uu qof halkaan ku qoro.


sidee somali oo aad taqaanid uga dhex doontay suaal noocaan oo kale ah. sxb weli waaba bilow ee is adkee nin buu Ilaahay kaa dhigay ee.

armaanta sidaan u raaxaysanaayo. Allow jecliyaa tan oo kale. midbaa maanta la hayaa, sxb kuwo kale ayaan ba kaa sugaynaa.


suaal ninkii qaba halkaan kuma soo qoro, siiba mid xasaasi ah oo ku salaysan qabiil. arimaha aad debiga ula qaysanaysid ayey ka mid tahay adigoo og in ummadu isku xun tahay in suaal sidaan oo kale u fool xun aad soo qortid.


hal talo aan ku siiyo. mataqaan sida loo tirtiro bogga? hadaa taqaan meesha ka tirtir, haddii kale soo war so dadka yaqaan sidaa oo kaleya ayaa isaga yarayn kartaa dembiyada kale ee soo socda , intii hore waaba kugu tagtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIDIRE

Thursday, February 22, 2001 - 04:23 am
KU , ADIGEEYKUUTAAL
sxb waad kumahadsantahay laakiin dembiga aad sheegeeysid meeshaan kuma jiro waa su aal aan dadka soomaliyeed weyiiyey waxaana jirto in maanto ay umadu u kala qeybsantahay qolooyin farabadan hal 13 ka hor la yaqaaney qabiilo oo kaliya ha noqoto qabiilo aan u heytey ineey aad u dadbadan yihiin oo marka ninkasto oo soomaliya maqlo uu yiraa haa meeshaas ayeey dagaan amaba dad caano oo layaqaano ayaaba lasheegee
laakiin xiligii dagaalada kadib sxb waxaa soo baxay qabiilo fara badan oo aan runtii u haysan in dadka soomaaliyed ay ku jiraan ama waxa aanu u naqaano LAANGAAB
hadaba xilgii qaraaraa ee dalka soomaro ayaan lakulmay qabiilo badan oo aan wali maqal
sida
LEESAAN
LUBAAY
JIIDO
GARE
DAGOODI
COWMALE
BARAAWIIN
BANDHAWOOW
BAADACADE
JAJEEJLE
JIDLE
MOOBLEEN
GAALGALO
TUNI
GOOBROON
GELIDI
DUDUBLE
EELO SHIIDLE

iyo kuwo kale oo fara badan oo aan halkaan kusoo koobi karin sidaas daraadeed inaan wax ka ogaado yunbaan doonayey ee haleeyscaayo iyo haleeys inkaaro midna iguma jirin
ee ninkaagaa sxb waad damboowdee ilaah u tooba keen ilaah wakii dembi dhaaf iyo naxariis badan hadan waa kii shadiidul ciqaabka badnaa sxb
hadaad tahay wadaad gardheeroo diinta wax yar ka bartey sxb cilmiga diinta lama wada baran karee sxb wax badan ayaa kuu dhiman ee soo baro
WABILAAHI FOOEFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adigay kuu taal

Thursday, February 22, 2001 - 08:36 am
xaajidire: sxb garka dheer, timo dheer, shaarbo gaaban iwm. sifo fiican ayey diinta muslimku ku sheegtay, wax xun ma aha Ilaahayna ha ii kaso AMIIN.

qofkii caqligiisa iyo garashadiisu buuxdo oo ka mid ahna dadka halkaan soo booqda wuu garan karaa in uu san wax yaalaha qaarkood ku qorin waayo waxuu arkaa hab dhaqanka mesha ka jira oo ah meel la isku caayo oo qofkii si toos ah dadka wax u waydiiya in si dadban loogu jawaabayo haddii aanba la caynin. marka qofkii isagoo sidaa wax u og meesha wax xasaasi ah ku qora waxaan shaki lahayn in uu sii garanayey in uu lakumi karo cay, af lagaado iyo qalooc. hadaba hadaa ku indha adaygto wax ku qorka meesha adigoo sidaa u og sxb raali ayaa ka tahay dadkana adigaa u horseeday sidaas ayaana ula qabsanaysaa.

ma tihid qof qol keligiis ku xiran oo haysta kombiyutar, meel walba soomali baa joogta hadaa run qabto ayaga waydiin lahayd, somaliduna inta badan waa is wada taqaan.

sxb qof waliba ba waxuu gurtaa miraha geedkii uu abuurtay noociisa. adiguna kan ayaad abuuratay.

tan kale hadaa run qabtay oo ay suaal kaa ahayd maxaa adiguna o qori waysay qabiilkaada. qofkii suaal qaba isma qariyee? waad garanaysay in ay kula xumaatay ama kula xumayd in aad qabiilkaada meeshaan ku qorto. maxaa sidaa oo kale ugu dhawriwaysay ummaddaas muslimka ah magacooda.

sxb anigoo bani aadam ah ayaa halkaas ka garanaya caqligaada iyo ujeedadaada iska ba daa garashada ILAAHAY oo wax loo dhigo aan la hayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faaruq

Wednesday, February 28, 2001 - 03:15 am
walaalow waxaan wali aanan arkin ama jawaab fiican aan leeyga siinin gaaljecel asalkiisii hore meeshii uu ka yimid dad badan oo waxaan arkay gaaljecel ah islamarkaasna ka faanaya gaaljecel in ay sheegtaan waxaan isweeydiiyay ma waxeey ahaayeen dhanaan maxeyse u diidayaa dadka ka dhashay ee aan arkay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADDOMOW

Wednesday, February 28, 2001 - 03:25 am
walaalayaal waxaan idiin kacodsanayaa dadka qariyay magacooda in ay iska daayaan caayda iyo aflagaadada waxaan isweeydaarsanaeeynaa hadalo kaliye oo ma'aan joogno meel fadhi ku dirir ah
waxaan idiin ka codsanayaa sida UBAX & XAMDI ay wax ugu jawaabayaan bal fiiriya mahad balaaran ayaan idiin celiyay UBAX & xamdi waadna ku mahadsantihiin sida aad wax ugu soo jawaabeeysaan laakiin xaaji hadaladiisoo dhan dib u aqriya mid walba waxaa ku jura caay
WABILAAHI TOWFIIQ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.