site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waryaa arkay reer maaneed iyo mirafadle

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Waryaa arkay reer maaneed iyo mirafadle
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Tuesday, December 12, 2000 - 02:44 pm
bacda salaan waxan rabaa in aan halkan iska barano
dhamaan dad ka kunool dhulkaas barakaysan ee aan
kor kusoo xusay waa miskiin oo idinleh nabadgaliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Tuesday, December 12, 2000 - 08:37 pm
walaalow kama imaan magaalooyinkaas waanse tagay
waxaanan raadinayaa dad udhashay oo aan ciyaal
nimadii,ku,kala lunay waxaana la dhahaa
ilma maxamed kulmiye hooyadood xaawo
waxay ahaayeen reer gaalkacyoodkii hore
caruuetana,,safiyo,burhaan fartuu, oo aan ugu
yeeri jirnay culuq jilba uus,,,cadi raxmaan
00,aan ugu yeeri jirnay xaaji,kadawe,sucdi oo
reerka ugu yarayd fadlan hadaad garanayso
amaa aad taqaan cid garanaysa let,me know
qabiilku waa reer maxamuud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Wednesday, December 13, 2000 - 07:05 am
saaxiib waan fahmay warkaaga waanan garanayaa
hase ahaatee waxan raadinayaa meesha ayjoogaan
waankula soo socod siinayaa sidaas iyo xiriir
wanaagsan nabad galiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Friday, December 15, 2000 - 10:01 am
walaal waa abqoo wali kusugaysa
fadlan iisooqor talee fanka reerkaas
iigu hagar bax inaad iisoo hesho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Friday, December 15, 2000 - 02:17 pm
saaxiib waan kuu dadaalayaa waad salaaman tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Friday, December 15, 2000 - 02:18 pm
saaxiib waan kuu dadaalayaa waad salaaman tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mayran

Friday, January 05, 2001 - 07:11 am
war magacu waa na soo jiitee mee dadkii reer maneed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Friday, January 05, 2001 - 08:05 am
maryan waad salaaman tahay salaan kadib waxan ku
leeyahay ku soodhawaw golaha soonasheeg magacaaga
oo sadexan waxan filayaa in aan ku garandoono
waad salaa mantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mayran

Saturday, January 06, 2001 - 07:22 am
Salaanta waa lagaa qaaday Maneed iyo mirefedlow

adigu ma maneed baad ku dhalatey mise waad u nasabsheegataa, waxaan ula jeedaa hadaad ku kortay maneed iyo sonaheeda uun baad garan inayahayga. maxaa dhacay dadka koonfurtu dadka ma wada yaqaanan.



Dhulkii hada see yahay? Ka waran ganberay iyo dameer joog.

nebed gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONTARO

Saturday, January 06, 2001 - 07:38 pm
ganbareey baan ka imidoo
dameer joog tagayoo
marafadle soomarayoo
maaneed kasoo anbabaxayoo
dhulkii nabad buu ahaa

war anuu igu dhan yahee i waraysta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Saturday, January 06, 2001 - 07:45 pm
war heedhee maaneed
saw anigii kaa sugayey baafintii reer
maxamed kulmiye walaalow kumee

maryaneey hadaad reer maxamuud tahay iisoohel
reer maxamed kulmiye reer maxamuuda hooyadood
xaawo talyaani war ileyn balaayo
reermaxamuud ismaba yaqaan miyaa
wax sheegaya se maa ragteen reermuuse shire
ilma daab jeerin ilma jaamac lugey
ilma mire guure,warda balaayo
dad iswaaye hala iisoo helo dadkaa
NABAD&WARSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mayran

Sunday, January 07, 2001 - 06:58 am
abqow waan ku salaamay
walaale dadka aad meesha ku taxday waa la yaqaan oo waa reer gaalkacayood. anigu reer gaalkayood ma ihi oo shaqsi ahaan uma aqaan dadka inta badan
lakiin saan u malaynayo reer maxamed kulmiye dalkii kama soo bixin, hadaad dalka joogto waa reer kismayo.

walaal reer maxamuudku waa isyaqaan waana is jecel yahaye waa la kala dhumay.

nabed gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaneed iyo mirafadle

Sunday, January 07, 2001 - 05:05 pm
dhamaan tiin waan idin salaamayaa maryan . abqo
iyo ontaro waxan idin rajay nayaa khayr fara badan abqo. walaal runtii arin taada waan ku
jiray waxana la iisheegay dhamaan reer kulmiye
in ay jiraan afrika walaashay maryan iyo ontaro
waxan idin leeyahay barnaa mijka hala nooleeyo
sidaas iyo nabad galiyo maryan waa runtaa oo aad
iyo aad ayay cidu isu jece shahay nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.