site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAAFIN ARDAYDEE DUGSI HOOSE DHEXE HOL/WADAG SANKII 1989.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: BAAFIN ARDAYDEE DUGSI HOOSE DHEXE HOL/WADAG SANKII 1989.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARTUUN

Wednesday, December 13, 2000 - 08:53 am
QOF KII FROM HOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Tuesday, January 16, 2001 - 02:10 pm
walaal anaa reer holwadaag ah iskool xasan qariidina dhiganjiray
ee adi intee daganeed magacaadana sifiica usoosheeg?
isbarasho wacan iyo ismaqal dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Friday, January 19, 2001 - 05:09 pm
yaasin waad salamen tahay waxaan degaanaa h/wadaag dhinac beerta waxan dhigan jeray school h/wadaag haye waa iskaas sedaas iyo aqbaar kale oo xiiso leh aboowe
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Monday, January 29, 2001 - 07:20 am
Fartuun aniga waxaan daganaay guryaha kasoohorjeedo iskoolka.
adiga beerta ka intee ayaad daganeed ma degmada gadaasheed mise dhinaca mididta mise dhinaca hodan xigta?
Jawaab wacan iyo is xasuusasho wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Thursday, February 01, 2001 - 08:27 am
yasiin aboowe waxaan deganaa between beerta iyo
garashka xuseen maalin hadee aad taqano waliba beerta aa aad ee soo xigta ama hadee aad taqano warshada barafka.waa e kaas hee yaseen hade warkaga ha la helo kolay waxaad e tari in aad school xasan qareede dhigan jertay marka ma waxaad ka soo harjeeden h/wadaag school mise dhinac axmed suude. xusuu wacan oo waliba ka wanagsan heeeee ku darheeee.
bye .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Monday, February 19, 2001 - 03:09 am
Abaayo aniga waxaan daganaay guryaha kadambeeyo Axmed Suudi waxaana laheyn Dukaan caan ahaa ee looyaqiin Baaba Raqiis hadii aad xasuusatid ama aad taqaan! Adaa war lagaa sugaa abaayo
sidaa iyo ismaqaldambe.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.