site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa u maqan ceergaabo

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa u maqan ceergaabo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reersanaag

Wednesday, December 13, 2000 - 12:42 pm
Salaamu calaykum walaalayaal.
In badan baan arkay dad reer ceergaabo ah oo i ku caayaya internetka. In kastoo aanan hubin inay asal reer ceergaabo yihiin sababtu tahay reer sanaag sidaa isuma caayaan dad is jecel bayna ahaan jireen. Markaa su'aashaydu walaalayaa waxa weeye hadii aynu inagii qurbaha joogney sidaa isu caayayno yaynu ku halaynaynaa gobolkeenii iyo dadkeenii? gobolada kale ee inagu dhowdhowi way wada dhisan yihiin laakiin magaaladeenii sidii bay u dayacan tahay. miyaan dani idinka haynin dadkiinii?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.