site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa halkan laga doonayaa ardadii dugsigii hoose/dhexe ee 14 feebaraayo ee shibis sanadihii 80/90

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Waxaa halkan laga doonayaa ardadii dugsigii hoose/dhexe ee 14 feebaraayo ee shibis sanadihii 80/90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad beeleey

Thursday, December 14, 2000 - 11:52 pm
Walaalayaal waxaan ka mid ahaa ardaydii iskool 14 ka feebaraayo ama wabiga niil,waxaan raadinaa macalimiintii ardadii iyo maamulkii ISKOOLKAAS hadaba gacmo furan ku soo dhawaada halkana la soo xiriira,mahadsanidiin.

Salaad beeleey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fardowso

Friday, January 05, 2001 - 07:06 am
salaad beeleey waad salaamantahey waxaan ahey reerihii ag daganaa iskoolkaas waxaana walaalonahey reer cabdi alifleey oo iskoolkaas
kasoo horjeedey laakiin waxaan daganeey ceelqandac
kasoo horjeedkiisa waxaana dhigan dhigan jirey walaalaheey iskoolkaas ee adiga ma xaafaddaas ayaad daganeyd xageed joogtaa ee soo sheeg magaceyga waa fardowso MW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaad beeleey

Monday, January 08, 2001 - 02:38 am
To Fardowso

waan ku salaamay abaayo marka hore aad baan ugu farxay inaan helo asaxaabtii xaafadaas,abaayo waan aqaan guriga aa sheegtay oo gurigii dukaanka ayaa ka soo horjeeday oo markasta wax baan ka iibsan jirnay bonoonina waa ku ciyaari jirnay barxadda gurigiina hortiisa,waxaaba u malaynaa inaan adi ku aqaan waayo gurigaas waxaa ka aqaan oo daganaa xeesoow iyo guriga dhinaca kale ka soo jeeday oo daganaa kaafi oo abaayo adiga ma taqaan istar wareer tire iyo walayli oo dhinaca ee bilaajo daganaayeen,abaayo aniga waxaan daganaa xaafadda afarta jardiino ee suuq bacaad haddana waaxaan joogaa finland mahadsanid abaayo soo dhawoow walaasheey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Wednesday, January 10, 2001 - 03:02 pm
Salaad beeleey waa ku salaamey magaceyga waa Amina
waxaa ku wedihaa ma taqaan reer faadumo foodeey
abuukar sheekh rooble iyo nuur cali gacal aniga waxaan daganaa Maanabooliyo laakiin waxaan dhigan
jirey J/dauud sare waxaan isku galaas aheyn nuur
cali gacal yoonis darmaan Baariis axmadeey
ma taqaanaa yoonis oo la dhashey ciise ma doobe
shiine odawaa Atam oo magaciisa runta ahaa maxed
axmed amiir maryan maxamed caddoow iyo ruqiyo
xakiimo gaabeey.
aboowe ma taqaan cabdi cali oo reer ceelqandac
ahaa loona yaqaano odey cabdulle
waxaan kaa rejeyhaa isma qal dambe aniga waxaan
joogaa Canada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad-beeleey

Thursday, January 18, 2001 - 03:10 am
Salaan amina

Mahadsanid marka hore abaayo aniga iskuulka 14 febarayo waxaan isla dhigan jirnay reer maana booliyo gaar ahaan dhalinyaradan oo aan isnaqiin:Nuur cali,seebaay macalin gaatamow.saciido cali Allaha u naxariistee iyo walaasheed Xaawo cali oo macalimmad ka aheyd iskool 14 ka febarayo,Sahra cadeey,Sanka xaaji yaaqoow oo Diratoor ahaa iyo Fonfoor oo fiisha diratoor,Biibaaye,Macalimuu,Aqaama.Shiink-you baashi,Asli cali amiir kuligood waxy wada daganaayeen dadkan maana booliyo oo intaan ka aqaan ah haddii aad adigana aqoonsatid nuur cali yoonis aad isoo waydiisayna haday reerkiisa daganaayeen guriga laamiga maana booliyo saarnaa markaas waan aqiin Nuurkaas oo isku galaas iyo saaxiibaan ahayn ee iskool 14 ka feebaraayo,abaayo waa ku mahadsantahay booqashadaada aniga waxan daganahay yurup Finland marka abaayo qeyr ayaan kuu rajeeyey sidaas iyo ismaqal xiisa leh. bye walaalkaa beeleey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.