site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa dhigan jiray cumarsamatar yaase dhigijiray,1985,1986 gaar,ahaan foowan&foo two xilgaa daarood hawiye madhibaan hala is maqlo waa reer gaalkacyood welcome

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa dhigan jiray cumarsamatar yaase dhigijiray,1985,1986 gaar,ahaan foowan&foo two xilgaa daarood hawiye madhibaan hala is maqlo waa reer gaalkacyood welcome
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dagaari

Sunday, December 17, 2000 - 09:52 am
waryaa arkay ardadii cumar samatar guud ahaan
gaar ahaan kuwii ahaa foowan&foom two 1985/86
&macalimaantoodii ooaan kaxasuusto joocaar
liibaan cumarkimistari
ardaiina waxaa aad iigu dheer oo galaaskayga ahaa
foowan A,,,,&foon twoA
laylo xogalof ubax cilmi calas
shugri saxar maryan fuulo siciido safiyo iskiimoos
aasiya waal .xoriyo warda caraburo
wiilasha canshuur,,c/qaadir mahad/gaaruun
warsoo hadla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Sunday, December 24, 2000 - 07:30 am
nin yahow waxaan ahay reer gaal kacyo aad ayaan au kala aqaaney dadka jooga ama iyagaa i yaqaane ee magacaaga saxan ii soo sheeg dagaari ma aha magax ee maxaad u qarineysaa reer baraxley yaa ahaa. hadey xalku sidaas ahaa dad badan ayaan ka aqaaney baraxley.........ee who..?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasteexo

Monday, January 15, 2001 - 07:29 pm
dagaari! waan ku salaamay rer kalkacayo ayaan ahay xiligaa isagaa walalahay ayaa dhiganaayey cumar samantar lakiin aniga xamar ayaan ku nolaa waxaan dugsiga hoose-dhexe fasalka shanaad isla qadanay
shugri abuukar ooy habro wadaag yihiin wardo iyo khadro afweyn.ninyohow sidad ugu xiistay ayaan ugu xiisay rer galkacyo. walal waan jecelahay adigana waan ku garanaa dagaari aniga waxaan ag daganeyn ilmo salaad weyne iyo ilmo cismaan xaaji ilmo adanseed faadumo gees dheer iyo ilmeheeda abdi yasiin magteen. dhamaan salaan iga gaarsii cidii aad ka aragto rer galkacyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dagaari

Monday, March 12, 2001 - 05:19 am
to/anonymous,,waan ku salaamay
wlaal huuxii hore oo gaalkacyood
ayaan ahay waxaanan daganaa bartamaha
ee adigu xage daganayd iskuulse ma dhigan jirtay

to/nasteexo,,walaashiis waa ku salaamay
alaylahee inaad reer gaalkacyo asala tahay
waxaan ka gartay dariskaad tirisay
cabdi yaasii waan aqaanay wuxuu ku nool yahau u,s,a.
nasteexo soo sheeg magacaaga runtaa bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.