site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arkay ardatdii 21october gaar ahaan 1985-86

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa arkay ardatdii 21october gaar ahaan 1985-86
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, December 17, 2000 - 07:49 pm
Iwas one of the students who gratuated from 21october high school in 1986. Since I came to America, I have not seen one of my classmates. Therefore, if you are one of those, please contact me. My names Ahmed, and I will leave my e-mail next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LafihiiHore

Saturday, December 23, 2000 - 06:03 pm
slmu calaykum......
Saaxiib, Ahmed, waxaa la rabay inaad ku qorto af soomaali the native language bcz all don't speak english, some may have adopted other languages as you adopted english. Anigu waxaan ahaa loodkii ugu danbeeyay ee ka baxay 21Oktoobar 89-90gii.. Markii ay isheydu qabatay 21Oktoobar runtii xusuus waayo-waayo ayaa i saaqday..... Waxaan rajeynayaa inad heli doonto asxaabtii
Jaaw......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 06:21 am
waaw saaxib waxaan kamid ahaa ardeydii dhigan jirtay 21okt weliba degenaa waberi iskuulkaasi waxuu ahaa iskuulkeygii aan ku bilaaway dugsiga dhexe ilaa dugsiga sare waxaan kamid ahaa ardeydii kabaxday 83/84 saaxib waan kaa horeeray laakin dugsiga magaciisa ayaa isoo jiitay ee qeer ayaan kuu rajeen hadii aad aragto ardeydii bal u sheeg inaan anba raadinaayay gaar ahaan galaaskii la dhihi jiray (G) ardaydii aan isku galaaska eheen 4ta sano ee aan marnana kala harin
saaxib qeer ayaan kuu rajeen ee halkaada kawada dadaalkaada .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAFIHII HORE EE 21OKT

Sunday, April 01, 2001 - 07:08 am
salama calaykum aqyaarta sharafta leh 21okt
waaw saxiib waxaan kamid ahaa ardaydii dhigan jirtay 21okt weliba degenaa waberi iskuulkaasi waxuu ahaa iskuulkeygii aan ku bilaaway dugsiga dhexe ilaa dugsiga sare waxaan kamid ahaa ardeydii kabaxday 88/89 waayo waayo ayaan soo xasuustay waxaana i soo jiitay magaca dugsigayga iyo asxaabtayda gaarka ahayd ee dugsiga hadaba haday jiraan cid garanayso loodadkaas aan soo sheegay gaar ahaan galaaska la dhihi
jiray (E) ardaydaan isku galaaska ahayn 4ta sano ee aan marna kala harin waxaan rajaynayaa inaan aqbaartiina heli doono .
waxaan idin rajaynayaa qayr hadii aad aragtaan bal u sheeg in aaan anba radinayay dugsiga magaca wayn ee 21OKT.
waxaan sugayo waa jawaabtiina ardayeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.