Monday, December 18, 2000 - 06:57 am Ar aaway reer Jalalaq, inteed ka baxdeen, ma kala jecli xaafadaada ka imaatay ee ma tahay Jalalaq? soo dhowow saxib, fariiso, shaah cab
Wednesday, January 17, 2001 - 03:16 am Jalalaqsi waa jid baabuure,alow ha i joojin meel jiiqah,warjaa anigaa reer jalalqsi ah. Lakiin jalalqsiqaxooti baa la wareegay ma iyagii baad tahay. Hadii aad jalalqsi run ah tahay bal garo Saciid Sheeq Cabdi oo maqaayada Shanlo bursaliid ka cuni jiray.