site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aaway reer Biibatadii Cali Gureey (FAGAX)?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Aaway reer Biibatadii Cali Gureey (FAGAX)?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Boqortooyo

Thursday, December 21, 2000 - 12:18 pm
As'Salamu Caleykum,

Aawayeen reer Biibato Cali Gureey
(Xiddigaha Muqdisho) oo ku tiil
Jidka FAGAX, warshadda Kalluunka gadaashiis?

Ama reer YAAQA? ama reer Mowlaca Sh. CAli Cabdille?


Waa Saciid Boqortooyo

muhajirdk@yahoo.dk

oo ku leh Xariir wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xabadtaag

Sunday, December 24, 2000 - 12:01 am
Waraa Siciid Boqortooyo ! Alla maxaan si fiican kuu xasuustaa...soo ma tihid siciidkii barxada dharka noo hayn jiray! (lol, kululaysi waaye sxb).

Boqortooyo saaxiib aad ayaan ugu farxay in aan maanta kaa war helo - ragii waa jabay, waxaan umalaynaa waxaa isugu kaaya danbaysay habeenkii Airporka aan ku geenaynay 1989-kii.

Anaa e-mail kuu soo diraya oo kuu tafaf-tiraya qofka aan ahay - wax yar hadaan ku caawiyo habeenkii aad soo baxaysay waxaan ku jiray dhalinyaradii wax kaa soo dhawaysay.


Your old-friend Xabadtaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasin

Friday, January 12, 2001 - 05:48 am
sxb anigaa ka mid ah dhalin yaaradii biibitada cali Gureey, laakin sifiican kuma aan xasusto,
dhankee daganay, sida ad la socoto waxaa jirta laba kaluun ma waxaad daganayd kan dhinaca Hotel Kaah,iyo masaajidka dalfac, mise kan dhinaca Lafwayn,
hagaa war helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a.xeydar

Friday, January 12, 2001 - 09:52 am
saaxiibayaal aad ayaan ugu faraxay sidan aad sameyseen, Aniga waxa aan qaabilsanaa farshaxanka xaafada,"sawirka gacanta".
Yasiin ma alharameyn G saa?. mise ceel tuboweynaa?

Waad salaaman tihiin, Dhamaan Reer Tubo,Feynuus,
Fagax,iyo waliba ciyaal "Gaagaale cade".

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.