site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aqoon yahaniinta Jubba Land ku abtirsata ayaa loo baahanyahay inay wada hadlaan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Aqoon yahaniinta Jubba Land ku abtirsata ayaa loo baahanyahay inay wada hadlaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaag doon

Sunday, December 24, 2000 - 06:59 am
Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo dhamaan aqoonyahaniin(rag iyo dumarba),ganacsatada,odayaasha iyo wadaadada kuwaasoo danaynaya horumarka,amniga,iyo
ka shaqaynta wada noolaashaha dadka ku dhaqan jubba land.taasoo lagu heli karo inay dood dheer oo hufan ay wada yeeshaan dhamaan dadka aan kor ku xusay.
wada hadal wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khaniis ina ugaas

Monday, December 25, 2000 - 01:04 pm
waa ku salaamnay.
walaal figradaadu ma xuma waana kugu raacsanahay.
arintaani wax sahlan ma aha, waxay u baahan tahay bulshooyinka qaybaheeda oo dhan in laga soo qayb galiyo. Anigu waxaan u dhashay Mareexaan waxaana ka sii ahay reer xasan. aniga iyo dhalin yaro rag iyo dumarba leh oo cidda ah waxaan ka tirsanahay urur xoog wayn ku leh dalkaan Mareykanka oo magaciisu yahay "RAINBOW". waa urur daryeela danaha "GAY & LESBIAN".
suaashaydu waxay tahay ma ka soo qayb gali karnaa heshiisiintaas haddaan nahay "GAY & LESBIAN". mISE weli sidii hore ayaa tihiin oo ma aydaan aqoonsan awooda ururka khaniiska iyo khaniisadda. waan u dhashay waana jeclahay G&L.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaag doon

Monday, December 25, 2000 - 10:31 pm
To: Uruka Rainbow
Walaalayaal waxaan aad ooga xumahay dhibaatada weyn ee idin haysata dhamaantiin dadka ka tirsan ururkaasi. waxaan kaloo idinka codsanayaa inaydaan sharafta ka qaaddin Mareexaan, oo a dad sharaf badan oo waxa aaad sheegaysid ayan ka suurtoobi karin qof ka mid ah qabiilkaas. Anigu kolay afkayga maba soo marsiin karo. ee mid ogaada wax saraf aduumka kuma lehdiin aakhirana u diyaar garooba cadaab daran haddaydan toobad keenin kolka waxaan idnka codsanayaa inaad Alle u toobad keentaan kana baxdaan waxaad ku jirtaan, anigana waxaan eebe idikaga baryayaa inuu cudurkaasi idinka caafiyo. Amaa arinta ah inaad ka soo qeyb gashaan heshiisiinta qabaa'ilka degan kismaayo, mid kaliya ayey idinkugu furan tahay taasina waa waa idinka oo ka caafimaada cudurka iyo wasaqda aaad xanbaasan tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

URURKA RAINBOW

Tuesday, December 26, 2000 - 04:29 am
SAAXIIB WAAN FILAAYEY IN AAD DAD GAAR AH DOONAYSAY SIDA MAJEERTEEN IYO OGAADEEN, EE UJEEDADAADU AHAYN IN AAD FURTO BOG AY KUWADA HADLAAN QAYBAHA KALA DUWAN EE QABIILA KU NOOL GOBOLKAAN.

AF LAGAADADA IYO XAQIRAADUNA MA FIICNA. WAXAANU NAHAY WAANU NAHAY. URURKA "RAINBOW" WAA URUR CAALAMI AH OO XUBNIHIISA OO DHAN AY KU BAAHSAN YIHIIN ADUUNKA OO DHAN, ADIGAA U BAAHAN XOOGIISA, WAX QABADKIISA,IYO AQOONSIGIISA EE ISAGU KUUMA BAAHNA.


XAQ BAAN U LEE NAHAY IN AAN KA SOO QAYB GALNO. WAAYO ARAGNIMO AYUU U LEEYAHAY URURKU XALINTA AMA ISU SOO DHOWAYNTA QILAAFYADA BULSHADA.

URURKU WAA SOO HALGAMAY, WAX BADAN AYAA LA SOO CADAADIYEY. MAANTANA HEER WAXAUU JOOGAA UU KU QASBO DAWLADDA UGU XOOG WAYN DUNIDA IN AY AQOONSATO OO AY WELIBA U OGOLAATO IN IS GUURSIGOODA LA ISU XALAALEEYO IYO IN AY KORSAN KARAANILMO AYSAN DHALIN.


MAXAA SABAB AH OO U DIIDAYSAA IN URURKU KA SOO QAYBGALO HESHIISKAAS? MIYEYSAN I KHUSAYSAYN? MIYAANAN SOOMALI AHAYN? MIYAANAN DEGANAYN JUBA LAND? QABIILKA AAN U DHASHAY DHIBAATADA DHINAC SOO KAMA AHA?


ABOWGIIS WAAJIRAN TAHAY EE CAAFIMAAD ALLAHA KU SIIYO.

OGAYSIIS: CIDII DHANAYNAYSA URURKAAN WAA SOO DHOWAYNAYNAA. GAAR AHAAN GAAR AHAAN QABIILKA AAN U DHASHAY. I AM THERE FOR YOU, DON'T LET ME DOWN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RES NULLUS

Friday, December 29, 2000 - 05:07 pm
dadku haddii ay dhibaato ku dhacdo way ku waana qaataan. waxayna iska daayaan waxii khalad ahaa ay ku mutaysteen dhibaatadaa. hadaba waxaa cad in weli aysan somalidu waano qaadan. arinta ugu horaysa ee loo baahan yahay waa in aad marka hore iska daysaan is xaqiraada qolo ama shaqsi.

uruka rainbow xaq ayuu u leeyahyin uu ka qayb galo dhex dhexaadinta iyo heshiisiinta qolooyinka isku af garan la' kuwada noolaanta kismaayo. adiga na laguma waydiinaayo midaas goaaminteeda. ee halkaan waxaan wax ugu qoraynaa in aad talo iyo usaale isku darsano, ee nina nin uma taliyo oo meel iska hadal ah.

anigu waa ku raacsanahay in uu ka mid noqdo ururka rainbow xubnaha dadaalkaas wada oo ah sidii loo heshiisiin lahaa beelaha is af garan la'.

anigu waxaan deganahay UTAH,USA. magacaygana waa SOOYAAN AXMED UGAAS. Runtii ururkaan ka mid ma ihi laakiin waxaa ku jiraa mid kale ee isku ujeedo ay jiyiin. macaga ururkeena waxaa la dhahaa "RES NULLUS". gudoomiyaha ururka magaciisu
ALAAN BEN RAGIN. qaybta xiriirinta waxaa joogta gabar soomali ah magaceedu waa ISTAAHIL YASIIN DIINI. waxaanu si buuxda u taageeraynaa dhaq-dhaqaaqa uu sameeyey ururka RAINBOW.

NADAY .CIDDII RABTA IN AY WAR BIXIN INTAA KA SII BALAARAN AMA JECEL IN AY WAX KA OGAADAAN URURKA AMA RABTA IN AY KU SOBIIRTO FADLAN TALEFONKENU WAA, 1888-745-2626. ISTAAHIL AYAA LA KULMI DOONTAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bad mar

Saturday, December 30, 2000 - 05:30 am
boowe qurbihii lagu ba'. armidi ii keena aan is dooxee. gabadhaydu guur ma leh hadaanan is dooxin.
heedhe duulka maxaa doorshay. qad-qad-qad dheh.
ma inkaartay ka galabsadeen siyaad bare aya ku dhacday. bowe ma degta maraykanka oo keli mise meelkasto ayaa lagu khanadaa. boowe maxaa kuu baxay. dawlad la'i iyo khanadaad. heedhe maanta waxii ka dameeya anigu gacan ku salaami maayo waayo waayo weesaday kaa jebinayaan boowe ee iska dhowr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waabka

Saturday, December 30, 2000 - 09:05 am
anagu hadaa nahay umad muslim ah oo hal luqad ka dhaxeyso waliba dhaqan galiya wadaagta ma ogolin iney nasoo galaan umad nacalad ku dhacday.
anagu ma dooneyno waxaan dhaqan iyo caado aanu u laheyn iney soo galaan wadankeena,baalayo idinku dhacday hadii aad isleedahay iska hadalna cadaabta ayaan kuu rajeeyey hadii ay daacad kaa tahay hadee waa qasab inaad cadaabta gasho.
anshaxumo loogama baahna wadanka soomaaliyeed meeluu ahaadab.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.