site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arkey dhalintii wax ku soo baratay dalka shiinaha

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa arkey dhalintii wax ku soo baratay dalka shiinaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fanax

Friday, January 05, 2001 - 10:34 am
waxaan ka mid ahay dhalintii wax ku soo baratay
dalka shiinaha waxaana doonayaa inaan dib u wada
xiriirno dhamaan dadkii wax ku soo bartay-
dalka shiinaha wiilal iyo gabdhaba.


Fanashiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajiib

Monday, January 08, 2001 - 02:59 am
sxb salaan anigu kuma soo baranin china
wal;igeena ma tegin
laakiin waxaan kuu hayaa
laba nin oo aanu sxb nahay oo
reer china ah sidaa daraa deed hadaa garaneesid
mid waxaa la yiraah daa DR CHINA
MIDKA KELINE WAXAA LA YIRAAHDAA BIIKOOL
ee hadaad dakaas taqaanid igala soo xiriir

halkaan

sunnyboy@start.com.au

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane2001

Monday, January 08, 2001 - 12:10 pm
TO:FANAX
SXB WAAN KU SALAAMAY SALAAN KA DIB ANIGA LAFTIGEEYGA CHINA WAX KUMA SOO BARAN LAAKIIN WAXAAN IN MUDO AH AAN JOOGAY THAILAND MARKII IIGU DANBEEYSAYNA WAXAAN SOO MARAY CHINA OO AAN DHOWR MAALMOOD SOO JOOGAY 1998KI WAXAANA KA WAR HAYAA DHALINYARO BADAN OO KA MID AH DADKII CHINA WAX KU SOO BARTAY OO UU KA MID YAHAY NINKA LA YIRAAHDO MAHAMED ABDULAAHI OO KA SOO BAXAY MAGAALADA GUANJOU.IAGA RAALI AHOOW QORAALKA MAGAALADA SI SOOMAALI AH AAN KUUGU SOO QORO GU'ANJOO IYO NINKA LAYIRAAHDO MUUMIN IYO WALAALKIIS ALI IYO NINKA LE OO ISNA LAYIRAAHDO KHALIF IYO WALIBA QAAR KALE HADII AAD RABTID IN AAD RAADISO WAAN KAA CAAWINI KARAA EE IGALA SOO XIRIIR mudane2001@goplay.com sidaas iyo nabad galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.