This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, January 09, 2001 - 01:57 am WAXAAN KA MAARO WAAYEY WIIL AAN 5 SANO KA WEY NAHAY OO SAAXIIB LA AH WALAALAHEY WAA 21 JIR ANA 25 MAALIN KASTO WUXUU YIRAAHDAA MA IN AAN DHINTO AYAAD RABTAA ANA XISHOODAA NAFTA IGA QAADAAYO BAL AQAYAAREEY MAXAAN SAMEEYAA WIILKA JINI AYUU IGU RIDI RABAA MAALIN KASTO WAAN KU JECLAHAY AYUU ILEEYAHAY ANA ASAGA KAHOR AYAAN WIILKALE LASOCDAY UMA BAABI'IN KARO XIRIIRKEYGII ASAGAN WAAN KU JECLAHAY IGAMA DAAYO WUUNA OG YAHAY IN AAN NIN KALE WAX NAGA DHEXEEYAAN SAAN WAX YEELO MAGARANAAYEE BAL ADIN KOON ISOO AFLAGAADEYN TALO WANAAGSAN AYAAN IDIIL LEEHAYAY DEEQO
| |
Tuesday, January 09, 2001 - 07:39 pm deeqo waad salaamantahay runtii waan kula yaabay waxaad u hadlaysaa sidii mid wiilka ka heshay oo may kaga bilowdo la abaayo horta mas alada da,du waa caadi waayo mudo aad u wayn maaha waxaad sheegtay. teeda kale wiilka hadaad rabtana ku qabo hadii kalana dee u sheeg adiguun baa u sheegi kara hadaanad rabin waayo wax qof kale qaban karaa ma leh.dee khayrbaan kuu rajaynayaa naadya
| |
Sunday, January 14, 2001 - 12:29 pm TO DEEQO ANIGAA KUJECAL EE IIGALA SOO XIRIIR EMAILKAAN ANIGOO KU NOOL USA MN MPLS ZIDAANI@HOTMAIL.COM
| |
Friday, February 16, 2001 - 10:08 pm to deeqo. nasiibkaaga aa layaabanahay wiilkaa yar ku qabo haddaad wax maqlayso midda kale kan kale oo aad la socotid wax wayn uma haysid ileen kanaa ka fikiraysaa .. arinkale aan kuu hayaa meesha emailkaaga ii soo sheeg war aan kuu hayaa inaan ku jeclahay aan anna kuu sheegi lahaaye waana is dillaa ogow maxaa samayneeeeeeeee. byeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
| |
Thursday, March 01, 2001 - 07:29 pm TO CUNAAYE LOLOOLOLOLO NAADYA
| |
Saturday, March 03, 2001 - 03:11 am TO:NAADIYA QOFWALBA QOFUU ISU DILAYE ARMAABAN ANIGA ADIGA ISU KAA DILAA HADAAN ILA SOO XIRIIRIN LOLOLO
| |
Tuesday, March 20, 2001 - 11:12 pm deeqa walaal dee wiilka adi ku raba eed sheegtay adigoo wiil kale la socda taasi horta waa yaab laakiin adigoo raali ah adiga uunbay kugu xidhan tahay dee nin walbana waa ishuu kaa arko hadaba waxaan ku odhan lahaa adigu si cad ugu sheeg oo aan soo laalaabad lahayn raguna way iska damac badan yihiine haduu qanci waayo dee waaba ku lasito walaal raali noqo hadaan wax khalada ku soo qoro. dhalinyaradan kuu soo jawaabtayna talaad waydiisee ma waxaad waydiisay ninka ku qabo iyo waxaan dhaamin.
| |
Monday, March 26, 2001 - 04:10 pm TO ANONYMOUS MARKA HORE WAAD SALAAMANTAHAY KA DIB WALAAL WAXAA TAHAY QOF FULAY AH WAAYO? MAGACAAGA AYAAD QARISEY OK AAN XIRIIRNO MAXUMEE HALKEE LAGAA HELAA AMASE LAGAALA SOO XIRIIRAA BY NAADYA
|