This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, January 14, 2001 - 03:47 pm WAR MEEYE BAHARARSAMADII IYO QAYAADII LOL INA DIIRIYE ULUX WEEYE
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 02:44 pm waar in diiriye waa la-joogaaye maxaad laascaanood wax ugu raadin weyday ileen xidh xidh iyo dharkayn waa lascaanood suburbs
| |
Thursday, January 18, 2001 - 07:26 am waad salamantihiin dhalinyarada waar ina diiriye uluxoow maxaad naga rabtay waan wada jognaaye
| |
Thursday, January 18, 2001 - 02:13 pm WAAR NUUR NINKANI WUXUU RABAANAN GARA NAYN MIYUU KHAFIIFAY WILLKU? SALAAN
| |
Tuesday, January 30, 2001 - 11:58 am WAR NIMANKIINAN ISKU SHEEGAYA INAY REER DHARKAYN IYO REER SAAXDHEER YIHIINOOW WAXAAN DOONAYEY INAAN IS WARAYSANO,MIDA KALE ANIGU WAXAAN AHAY ASAL DADKII DHULKAAS KA YIMID,QOF AAN AQOON DIIRIYE ULUXNA REER DHARKAYN IYO REER SAAXDHEER MA AHA MARKAA ISA SHEEGA OO WARKA KEENA. DHARKAYN MA XASUUSATAAN RAGAN HOOS KU QORAN 1-DHALAMI 2-FARANGE 3-SANCAD 4-HOORI 5-IYO KUWO KALOO BADAN
| |
Friday, February 02, 2001 - 03:48 pm ali dhakaawe yaa yaqaan iyo miyi iyo magaalo
| |
Friday, February 02, 2001 - 06:25 pm Asalkii reer saxdheer iyo reer garad cali maxaad qofna uga sheegi weyday Meeye - reer Garaad Jaamac - Reer Moxamed Cadde - Reer Hayaan - Reer Kenadiid Waa ku sidee meeye Qamamuurta reer Saxdheer. Car aniga i garo Ina diriye Uluxow. Peace
| |
Monday, February 05, 2001 - 10:26 pm Nimankiinaas isku sheegaya reer Dharkayniyo reer saaxadheer ma waxxad waydeen wax kale oo aad ka hadashaan kolay ku tahay waxa danta maanta u ah labada reerood, mise idinku waxaad tihiin nimankii ilaahay uga reeyey hawshii meelahaas taalay siiba tii "geela". Marka ilaahay u xamdi naqa oo danta beelahaas, haday noqon lahayd xaga waxbarashada ama caafimaadka ka hadla. Waa nin reer xamar ahaan jiray oo reer dharkayn hada noqday oo idin leh "shinbiraha shinbir aan kheyr oran baa jirta" idinka waa idin aqaan lacag cayr ah oo "gay community" ay soo ururiyeen ayaad ku kibraysaan. This person can be reached: ahmedqobey@yahoo.com
| |
Thursday, March 01, 2001 - 10:42 am WARYAA YAQAAN MIYI IYO MAGAALO
| |
Thursday, March 08, 2001 - 06:08 pm anonymous cali dhakaawe miyuu kuwasay khaniis yohow raga magac yadooda u daa orodoo xaarka iska soo tir qudhun yohow urayaa
| |
Monday, March 12, 2001 - 05:06 am saaxdherr mid yar aan kuu sheego dadka aad magacyadooda meesha ku soo qorayso is ka daa jaahil yahowww maxaad se karabtaa oo aad magacyadooda ku daba dhigayy nigga u need to watch out anonymous maxaa kuudaran oo aad karabtaa ragan aad meesha ku soo qorayso hadii aad radinayso meelo laga radiyaa jiree aad oo magacyadooda is ka dhaaffff nigg
| |
Thursday, March 22, 2001 - 07:07 am War maxay ahaayeen nimankan xanaaqsan ee na soo galay. war nin magaciisa la qoray isagaba loo daneeyey oo la qoiimeeyaye iska daaya cadhada oo fikrad keena. Bogaan waxaan furay markaan arkay in nin walba mesha ku soo qorayo tuuladiisii iyo magaaladiisii,markaa waxaan jeclaan lahaa in aan la isku xanaaqin ee la kala faa,ideysto,la is waraysto,la is tixgeliyo,balsecay iyo is waalwaal waal looma baahnee computerka ha iska jebin saaxiib.
|