site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

All Somalia land for Sale

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: All Somalia land for Sale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 08:00 pm
Maryooley Kulligiin dhagaysta meeshan Qof Somalinimo raba ma jiro , kuli hoosta waxaa ka taageersan tihiin ,Tuugadan oo kala ah,'Salad Boy ,Abdullahi Biijo ,Cunigi Aydid , Dabaal Qanyare ,Eeygii Afweyne Morgan ,Shiir Gaduud , duqi madax faluuqa qabay Egal ,Xaayow Suudi , xaaranki Hagi Masala ,iyo wixii la mid ah ..''' marka waxaa kulligeen noo fiican Anagoo dhulka ka gadna Reer Yurub ama Maraykanka . dadkan Masaaakiinta ah oo meesha ku baaba'ayna nolo tan hadda ay ku jiraan mid ka fiican ayey heli lahaayeen .. Maraykanka Hadda ka hor ayuu yiri todobadda malyan oo Somaalidda ah dhalasho Maraykan ayaan siin Dhulkana Baarkin ayaan ka dhiganaya aan u isticmaalo ciidamadayda iyo Maraakiibta . it's Very good idea''''.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.