site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WARASNGELLI ---------------->

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: WARASNGELLI ---------------->
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELLI MAN

Sunday, January 21, 2001 - 10:16 am
Assalamu calaykom
Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan.
1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii?
2. maxay ku suganyihiin?
3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay?
4. miyaan ka aqoon liidanaa?
5. miyaan ka hanti yarnahay?
6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay?
7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno?
8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub?
9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa?
10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli?

dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 01:11 am
Waar yaa adiga marka hore kutusay sida loodaaro computer. Mida kale sidaad uhadleysid waa sidii geeleyda ee siyaasada hanoogaciyaarin doqonyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSANGELLI-MAN

Monday, January 29, 2001 - 05:36 am
horta ha i caaayin waxaan ahay adeerkaa e'
tan labaad miyaad tahay warasangelli,haddii aadan ahayn,waxba ha ku qorrin halkan ilayn kuma khusayso'e.
haddi kale waxaa kugu dhacaysa maahmaahda carabiga ah ee oranaysa "man dakhala maalaa yacniihi laqiya maalaa yardaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mullah

Wednesday, January 31, 2001 - 10:23 am
hey u son of bitch,u are talking about warsangeli, get a life boy, this is not a place where u talk about tribal issues and trivial things, have u got an advice for warsageli, then if u are gentleman u should know where to get them & how to reach them, otherwise shut ur ass.
i guess they dont need a guy like u to raise such issues. p/se give peace to these wise pple & mind your business.


mullah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mullah

Wednesday, January 31, 2001 - 10:29 am
hey u son of bitch,u are talking about warsangeli, get a life boy, this is not a place where u talk about tribal issues and trivial things, have u got an advice for warsageli, then if u are gentleman u should know where to get them & how to reach them, otherwise shut ur ass.
i guess they dont need a guy like u to raise such issues. p/se give peace to these wise pple & mind your business.


mullah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.