site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER XAMAR BILLE IF IYO AAKHIRO. SALDHIGA WARDHIIGLAY KASOO HORJEEDKIISA.DUGSIGA MACALIN MAXAMAD. IYO XAAFADA KASOO HORJEEDO GURIGA CABDI WARSAM

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: REER XAMAR BILLE IF IYO AAKHIRO. SALDHIGA WARDHIIGLAY KASOO HORJEEDKIISA.DUGSIGA MACALIN MAXAMAD. IYO XAAFADA KASOO HORJEEDO GURIGA CABDI WARSAM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARBILE

Sunday, January 21, 2001 - 06:06 pm
WARYAA ARKAY DADKAAN MAGACYADOOD. MUSTAFA, GAHAYR,BARE CALI CARAB , MAXAMED JABAAN, CUMAR QAALIM, CABDI WAHAAB GULED ROBLE, NIINILE,LIIBAAN, MAXAMED AADAN, MAXAMED KHAYR MAXAMED AAMIN, HAARIYE AHMED QOSLAAYE, XIDIG, BASHIIR MAQBIYO, CISMAAN. ARDAADKAAS YAANOOL OO ADUUNKA JOOGA XAGEE KU KAL NOOSHIHIIN. SAAXIBAYAALOW KU SOO QORA WARKIINA MEESHA BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, January 31, 2001 - 03:26 am
war ninyohoow anigaa ka imid meesha aad sheegeyso laakiin dadka aad tirisay midna ka aqaan ee ma waxaad magaalada soo degteen markii xaafada xamar bila kla dhisay hadii? aniga waxaan aqiin oo dhinacaas deganaa salaad cabdi, cabdi siyaaso,
hobyo,dhinaca masaajidkana waxaa deganaa
cali-daleel,maxamed c/le, cabdi caga-baruur iyo walaakii minashiiyiyo, canshuur, dhinaca ganeey dukaankiisa waxaa degann bashiiroow, abuukar xuurshoow,iyo kuwo kale oo badan marka ninyohoo kuwa aad sheegeyso sumad malahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadnaan

Monday, February 05, 2001 - 03:32 pm
Assallamu Allaykum Warahmatullahi Wabarakatu,

Cali waan ku salaamay walaal, dhalinyarada aad soo tirisay oo dhan waan aqaan oo isku xaafadbaan ahayn. Fadlan xaalkooda maka warantaa?

Waa Cadnaan oo deganaa Waqooyiga Maxamuud Xarbi, Bashiir Istiila/Ganoole/Gaambiye/Saabir iyo dhinacooda.

Mahadsanid

Cadnaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Tuesday, February 06, 2001 - 01:12 am
waryaa waan ku gartay cadnaanoow waa cali daleel
saabir nairobi ayaa iigu danbeysey 91 dii bashiir sttiilana waxaa u maleynayaa mareykan ayuu joogaa koley 99kii mar aan xamar tegey ayaan soo arkay aabihii iyo walaalihiis qaarkood marka sidaa ula soco bashiiroowna wuxuu joogaa holand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa

Tuesday, March 13, 2001 - 12:01 am
Asalaamu Caleykum !

From. Mustaf Xaaji(uulka )
To. Ali Daleel

Walaalkiis waan ku salaamay.war ninyahow iiga waran akhyaartii xaafadda? Bashiirow anigaa holland ku soo arkay, waloosna Oslo. war aaway intii kale? iiga waran Mahamud hagi,Cabdi calas,daahir iyo reer xuseen cunaaye?
war ninyahow emailkan igala soo xiriir iguna salaan akhyaarta intii aaad aragto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuuraani

Tuesday, March 13, 2001 - 01:01 pm
to. ina xaaji madoobe
waan ku salaamay mustafoow ii waran inteed joogtaa inta aad sheegtay dhamaantood wey caafimaaad qabaan waxaan joogaa sweden waxaana ku weydiiyey madowgii ma kaa ba'ay mise weli waa sidaadii hadii aad akhbaarteyda heshid igalasoo xiriir nuuraani@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.