site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa dhalinyadii dhigan jirtay dugsiga sare howl-wadaag sanadkii 1985/1990

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Waxaan raadinayaa dhalinyadii dhigan jirtay dugsiga sare howl-wadaag sanadkii 1985/1990
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nageeye2001

Monday, February 12, 2001 - 09:05 pm
walaal waan idiin salaamay dhaliyadii dugsiga sare howl-wadaag waxaan raadinaayey in muddo ah haddii aad dhigan jirtay school kaas ila soo xariir sida ugu dhaqsaha badan haddii allah yiraahdo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 01:07 pm
nageeye waan ku salamey waan ka xumahay ma dhiganey h/wadaag sare lakiin ma kaa foge waxaan dhigan jeray h/wadaag dhexe waan la ahay qof reer h/wadaag ah so please help me up to fine dadkas
sidaa iyo nabadey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.