Wednesday, February 14, 2001 - 07:34 am hi aqiyarta barsho wangsan aa nigoo liyira gamuun oo na liyaqano cabdiyare marka kadib maxaa jeclahaye inaa halkaan is ku barano meel walboo a duuyada aan joogno anigoo somaliah inaa is kubarno hakaan nin walbo iyo gabar walbo oo na kayareen kana weeneen 20 iyo 29- sano ...... marka wlc ,ama soo dawada .