This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, February 27, 2001 - 12:26 am Gabartan yar ee Soomaalida ah oo kaadiheystedu banaanka taal isla markaana aan lahayn meel laga kaadiyo waxay ubaahantahay kaalmo degdeg ah. Adduunka way ka dhashaan ilmo waxyaabahaas oo kale ku dhacaan laakiin sida lala socdo Soomaaliya waxay kamid tahay dunida sadexaad oo ay u sii dheer tahay maamul la'aan iyo isbitaalo caalami ah la'aan. Su'aashu waxay tahay maxaan qaban karnaa hadaan nahay Soomaali? Qof walba oo Soomaali ah waxaan ka codsanaynaa inuu ka qayb qaato sidii gabartaas yar ee Soomaalida ah loo caawin lahaa.... Hadda waxaa uga laaday oo qaatay "Royal Childrens Hospital" in Melbourne Australia..... They also promised to cover most of the costs i mean almost all of it...And we Somaliana are taking the resposibility of making up the rest..thats of anyone is willing to help.. So far we have to raise 15-20 thousands and thats very little compare to whats been covered... That will not take alot b/c if everyone puts in a little bit thats all she needs... So if anyone is willing to help "little Faiza" and her family please raise your hand and do what u can....AND PASS THIS TO AS MANY PEOPLE AS YOU KNOW...... Right now they have opened an account for her anyone whose willing to give hand please write to me at saymyname112@hotmail.com or Quencyque_18@hotmail.com *you can also view Faiza and her proplems at www.somalifuture.com.au *You will not be rewarded from me but u will be from ALLaH
|