site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WIXII SOMALI REER QALIJ AHOO HALKAAN SOOFIIRIYA.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: WIXII SOMALI REER QALIJ AHOO HALKAAN SOOFIIRIYA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol jjm.

Friday, March 02, 2001 - 08:38 am
Asalamu Alaikum.

haye waa maryooley cida idiin yeerataye bal warama. walaala yaal maka wada hadli karnaa somaliya iyo wixii aragtideenu ay inagula gud boon tahay mustaq balka dalkeena.
fadlan waxaan idinka codsanaya , yaanan aflagaado jirin iyo wixii qurunka ahaa ee inaga burburiyay dalkeena, kaa soo ah qabiil aanu ufahanay micnihiisa siqaldan. waad mahad santiihiin.

salaam.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.