site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciyaal Hodan ma joogaan Australia

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Ciyaal Hodan ma joogaan Australia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adan gurey

Wednesday, March 21, 2001 - 03:00 pm
dhamaan waa Salaaman tihiin reer Hodan gaar ahaa Foto kaah Dr dhuus ka soo horjeeday ...any noe in Australia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FEYNUUS

Sunday, March 25, 2001 - 11:03 pm
ARYAA XAAD SHEEGTAY.....XAAFADA HODAN AA
ADI YAA KU DHALAY AY FAY AA KU DHASHAY MIYAA
IGU SALAAN. XAGEE DAGEN DAHAY ADIGA YAA.
II SHEEG OK BY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Monday, March 26, 2001 - 01:07 pm
Aqyaarta waa salaaman tihiin,waxaa jooga saaxiibkay Moxamud Matoote xagga oo deganaa Casa popolaare.aaway hoos waxaa isna degan Dhamuuke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Tuesday, March 27, 2001 - 06:16 am
waa ikan saaxiib meesha aad sheegeysid waa xaafadeena in kasto aan in yar ka fogaa waxaan jirey dhinaca baar jabuuti mataqaanaa mujaahid cabdi cagoole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdow

Wednesday, April 04, 2001 - 01:54 pm
Waad salaaman tihiin dhamaan...macalinka magaladaan ciyaal hodan aad ayeey u dagan yihiin, especially kaasa balbalaare boys oo ku wada xirnaa masaajidka sheekh cali suufi..aniga waxaan kasoo horjeedey sharqaanki "abooke" la dhihi jirey...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falfaliir.

Saturday, April 14, 2001 - 07:26 am
Well, walaahi rageedi waakuwaan, waryaada xageed gasheena, walaahi sidaan idiin raadinaayay maqiyaasi kartaan, koow Abdi waad salaaman tahay ,

mida kale nin kaan ladhoho cali saaxiib waaxaan waar kiisa aad udoon doonayay ninkii mujaahid ahaa saaxiibow xageen kahelaa??? .
saaxiib cali nin yohow ninkii manool yahay horta ninkaasi waaxaanu wada dhigan jirnay iskoolkii casabolbalaare, marka walaal haddii aad wax aqbaar tiisa aad hayso fadlan halkaan iigu dhaaf.

ninka layiraahdo Abdow, nin yohow waxaad isoo xassuusisay xarqaankii, Abooke oo aan hilmaamay inmudo ah , taasna waxay cadey naysaa inaad ciyaal hodan aheyd.

aqyaarta waad salaaman tihiin dhamaantiin, raga haiska warhayo. cabdi, maxamud matooto maalin dhaxdaas ahayd ayuu magaalada aan daganahay nagu soobooqday waana uu fiican yahay, wuxuuna ii sheegay in uu jaamacad ka dhammeeyay ceelakaas .

see U GUYS again.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.