site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Awboogeys

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Awboogeys
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
magaalo qadiimaya oo horumarsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
Abedkeey ma maqlin.....meel laga kala qaxi miyaa???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NA

Unrecorded Date
Macaani:malaa waxaad marka danbena odhan ma aqaano
macnaha macaan.waad is yeel badan tahay.
waa:na

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahabo

Unrecorded Date
Awrbogeys waaye, naaneysteedana waa Dahabo: waa meel aad qiimo iyo qaayo u leh. Waxey kamid tahay Gobolka sanaag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

na

Unrecorded Date
Dahabo:ku soo dhawow boggan,aniga laftigaygu kama
fogi awrbogeys agtaada iga eeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoghaye

Friday, June 23, 2000 - 05:35 am
awr boogays sow maaha tii falkii foosha xumaa loogu gaystay dadkedii oo cadawgodu hubka kaga qaaday waa ka xumahay in ay qariidadaba ku taal oo waa magaalo aan gacal lahayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargaga

Thursday, July 13, 2000 - 11:51 am
xoghaye:waxaan ogaaday inaad isaga lid tahay dadyowgan degan beelahaas waxaan arkayey adiga oo
wax ka sheegaya adhicadeeye, haddii la soo dhaafay waqti adag saaxiib wali ma waxaa kugu jirta xumaato illaahay ha kaa shaafiyo.ta labaad
cadownimo ayaad ka hadlaysaa eeg bal waqtiga lagu jiro.ku shifow haddii adigu ka qaaday qariidada
way jirtay, jirina doonta ha noolaato awbooqays
sool,sanaag iyo soomaliyaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereyee

Monday, August 21, 2000 - 06:54 pm
Dear Dahabo:
marka hore salaan iga gudoon mar labaadka intee ka degaanayd Awrboogays mise waad iska sheeganeey aniga waxaan ahay reer Awrboogayse adigu is cadee hee mugoo
salama claaykum
jawaab wacan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.