site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Masagan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Masagan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
deegaan maxamuud garaad sanaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
samaliguy

L@L...baadiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adhileylascanod

Unrecorded Date
somaliguy:sidaa ku wad
waa adhileylascanod

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cerigaabo

Unrecorded Date
maxaad ka rabta masagan angaa degne adigu waxaad thay maxu'd garaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulka

Unrecorded Date
maxamad graad in da house,all dhulka intakale kuqabta dabka.
geeljire2000@goplay.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MasaganRagBaaLeh

Unrecorded Date
Masaggan waa Dhul ay degaan HJ iyo Muuse Ismail...waana dhul daranta ku fiican wax Dadkaa meesha la wadwado ahna agagaarkaas kama dhawa ee ma riyoonayaan mise DHoohnaantoodii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASAGANAAWI

Unrecorded Date
Hey what a fanny claim that is, Where is idoooor, Masagan is resided by my fellow countrymen NALAYE AHMED. YOU KNOW THAT FOR SURE BUT YOU HAVE THE PRIVILLGAE TO USE THIS NET FREELY AND YOU ARE TAKING ADVANTAGE OF THAT MY DEAR.

MASAGAN DHUL NALAYE AXMED DHE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MasagganANaaLEH

Unrecorded Date
Masaganaawi

Naaleeye Axmed waa laguu yaqaane halakay degi... 5 kun oo qof ma tuuladii Xuddun bay degaan, ma laascaanod bay degaan ma ceerigaabo ayay degaan?..

Wuxu waa 5 kun oo qof ee haddii afarba aad meel ku sheegto miyaanay meel walba Minority ku ahayn.
magaalo waxa ka jooga 25% oo la mid ah 1200 oo 800 ay laascano joogto, 300 ay xuddun joogto ee ma boqolka soo hadhay baa Ceerigaabo iyo sanaag buuxiyey. goormaa populationka Ceerigaabo boqollaalka noqday 60kun baan ku ogaaye.

Masagan intee joogta ma 10 qof..lol... waar qudhun yohow macna samee Masagan ragbaa lehe. Maxaan Darantaa xolahayaga daajiyey iyadoo aan reer kiinna ah loo aqoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masagan

Unrecorded Date
Waxaa runtii wax lagu qoslo ah in maanta idoor uu sheegto kobtaan.

Nalaye Axmed inuuna shan kun aheyn adba waad ogtahay. Xudun waxaa dega Bihi Dareys iyo reer Jibriil, Jiidali waxaa dega Bahriighaye, Masagan waxaa dega Bah Cabdalle, Ceergaabo waxaa dega Naalaye Gurro. Lasanod waxaa kadega Reer Cilmi iyo bihina Dubad.

Hade Alaah haduu badiyey maxaad kadhihi. Hada Magaalada Cergabo waxaa Mayor ka ah Ibraahim Xuseen Mataan "xiid" waa nin Nalaye Axmed ah oo reer Jiidaliyeed ah. Marka hade walaaloow indhaha yeynaan iska ridin.

Daranta haadaad xoolo daaqsiiseyna, hade wiil abti looyahay ayaad aheyd.


Masagan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MasaganRagBaaLeh

Unrecorded Date
Maasaggan

This is the real Masaganaawi.

Waxan aad kala gurayso waan kaa badshaa lax yahay. Naalayso Axmed inaanay shan kun dhammayn waad og tahay adba oo taas.
Arrinta cajiibka ahi waxay tahay, sidee shan kun u camiri kartaa geyigaad sheegtay. Ha eegin meesha 10 qof oo qurjiile joogane eeg dadka kale. Meesha 10 idinka joogto 10kun oo HY(Laba Muuse) iyo HJ bari oo Biyaha badda ka badan baa jooga ee maxaad 10 ruux ka sheegi.

Ceerigaabo Mayorkeeda aa? Qosol baan sidaan u galgalanayey kursigii ka dhacay? Intaasaa iiga filan in waxaagu ay yihiin Sheegasho indha adkaan ah oo aan xishood ku jirin.
Dadka gobta ah ee tiro iyo tayada leh ma faanaan oo waa isku kalsoon yihiin laakiin 5kun ee Qurjiile bari laangaabnimadooda ayay muujiyeeen.

Nacas x 1000000000000000000.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daaliyosanaag

Unrecorded Date
Masaganragbaaleh:ma adiga tiriyey qabiilada aad
tirinayso si cilmi ah u dood hana sheegan meel aadan laheyn masagan lagu weydiin maayo laakiin waxaan ku sheegayaa in ay qabaailkaasi dhammaantood ay maanta ku wada nool yihiin walaalnimo mayornimadana ha ku qoslin way noqon karaane in kastoo aaney aheyn muhiim ta kale cayda jooji ee u dood si raganimo adiga ayey kalsoonidu kaa maqan tahay.faankana adiga ayaanu
ku aragnaa qabaailkana waa reer wada sanaag
reer sanaagna si aad u doodayso uma doodaan
ee sheegashadooda jooji.
waad mahadsantahay
waa:daaloiyosanaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dayax

Unrecorded Date
Salamu alaikum

Maalin wanaagsan dhalinyaro.

Anigu shaqsiyan waxaan udhashey gobolka sanaag qaasatan Maagald Ceergaabo, ttuuladeyduna waxa weeye Jiidali. Run ahaantii Nalaye Ahmed iyo Habaryoonis ayaa magaalada Cergaabo leh, hadana Mayorka Magaaladu waa ninkaas Xiid layidhaa oo anaa bishii lasoo dhaafey ka imi Ceergaabo.

Walaayaloow nimankaas wadankii nabad iyo caano ayey kuwada degan yihiin ee idinku meeshaan aad joogtaan nabad kujooga.


Dayax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil CEERIGAABO

Unrecorded Date
War dayax dadkanu wax garanmayanee bal meesha war iga sii man

all the best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayseisxaaq

Unrecorded Date
Ceerigabo habryoonis baa leh waa maxay nalaye axmed iyo waxaad shegaysid anagaa ragaas hada qabana oo ay naga amar qataan barigii horana siyad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidali

Unrecorded Date
isaqxaaaaaaq waryaa hade mawaxaas ayaad kuhadli. eebaan kudhaarteye been aan meel loogu soo gaban ayaad kuhadleysaa.

Goormaa Nalaye Axmed idoor kabaha uqaade?. Idoor sootuu Nalaye axmed, ragii afxakame ioyo af qabaal lahaa iyo Xasan Wananood kabaha uqaadi jireen. OO hadey sagaaro dilaan Xasan Wananood kaqaadi jirey magta!.

War ileen tanoo kale?, War beenta eydaan wax kuheleen joojiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 12:03 pm
warnaqnaqda kala taga internetka jaahiliinyay.raga raga ahi waa ka wadadegen ee dantooda iyo dagaalba wuxuu yahay soomary.gartayna sida dantu ugu jirto.waxaan layaabsanahay sedee bay dadkan juhaalada ahi ee halka waxkuqoraya u garteen sida loo isticmaalo compuertka.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.