site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Taleex

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Taleex
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
magaalo taarikhi ah, oo ah halkii uu ka bilaabmay halgankii caanka ahaa ee ladagalaanka gumaysiga waa xaruntii daraawiishta iyo hogaamiyihii sayid maxamed cabdule xassan oo la dagaalamayey gumaysiga iyo kabaqaadyada gumaysiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
somaliguy if ever u know history, today, dhulbahante is very weak among darood, and one of the weakest in somalia. its that siyad you are calling great patriot. do lear histroy. waxaa walaahi ah in dhulbante ahaan jirey qabiilada ugu tabarta badan waqooyi laakin ka dib markuu siyadka kala gaabiyey ay ilaa hada beerta ku jiraan, saaxib marka ninkaas siyadka idinka uun buu idin kala gaabiyey ragii kale oo dhan mise waxaad doonto ku sheeg wey iska dhiciyeen oo ilaahna waa og yahay gabayada la isaga tiriyey arinkaas. ragow ha imoodina inaan wax kale u dan leeyahay ee laakin ninkan ayuun baa run u sheegeyaa. lana soco, sababta siyaad bare taalo siyadka ugu sameeyey maaha, halkan ee si uu xoog rageed ugu helo ogaden, ayagana wey og yihiin oo ayagaaba soo ceeriyey markii ugu horeysay. sxb taariqda soo hubso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaye

Unrecorded Date
ali dabaal adi mqa magac aa forums ka isticmashaa kuwa kala qadaysidna darood lee mahoo ,ilahay u ooy no idoor isagaa gumaday oo afar xabo ka dhigee dadka kaa nasab san iska dhaaf xayaan waxaa aheef idoor oo gumaysiga cook iyo daba dhilif u ah ee shibdheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey

Unrecorded Date
ILMO qandhicileey maxee faanaan waabo gunee??,war anigu hadaan dhulbanate ahaan lahaa madaxaa jawaan ku xinan lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GarQaade

Unrecorded Date
Salaan all,

Horta sxb ninka la magac baxay liqaye mid aan kuu sheego ..meesha layskama caytomo waxa lagu doodaa dood aad geed la soo fadhhisan kartid oo aad raga isakaga celin kartid adoo kalsooni qaba. Bal aan in yar taariikhda aan kuu mariyo.

Ina Cabdilaahi Xasan " Wadaadka" Bebara ayuu ka bilaabay waalida, kadibna markii laga soo eryay Berabara ayuu yimi Burco 1899, Habar Yoonis iyo Dhuloos iyo Habar Jeclo ayuu heshiisiiyay dagaalkii ugu horeeyay ee lagu qaado Igiriiska sanadkaas ayuu dhacay, markii dambe waa laysku kacay ka dibna Dhuloos ayuu u tagay. Intaanu waxba la joogin ayay is qabsadeen Garaadkii Nugaal ee Dhuloos Ina Cabdilaahi Xasan intu rag u driay baa maalin kaliya algu toogtay cidla ..taasi waa kaw.

Markii dambe Graad Cali Shire ayuu intu maalin qabtay ayuu geed ku xidhay 60 dhangadood ayuu ka jray Dhulbahante oo daawanaaya ..markaas ayuu ku yidhi Ismaaciil Mire waar adna 20 ka jar ..intii buu ka jaray 80 dhangadood . Waa taariikh caan ah sxb. ••••• ina Cabdilaahi Xasan waxba kagamay tagin geelii ugu badnaa taariikhda Soomaaliyeedba waxa ka qaaday ninman ••••• ah " Hagoogane" maalintaas Qamaan Bulxan iyo Ina Cabdilaahi Xasan iyo Ismaaciil Mire waxay wada joogeen dagmada Qoraxlay markay geela laga qaaday oo waa sheeko caana. Qamaan Bulxan kumuu jirin daraawiishat ee dagamadiisii bay uga yimaadeen. taasi waa taas maalin kaliyana waa kii Majeerteen ka dilay 500 oo aw buurta ka tuuray. Haday Dhulbahante naf leeyihiin Cali Dhuux oo ayaga ka dhashay Berbara umu soo caracareen oo ka caytameen wuxu ogaa inaanu meel kale kaga nabad galayn wadaadka, waxa ••••••• loogu qaatay oo iska celiyay wadaadka Ogaadeen. wuxu ••••• ugu daba meeraysan jiray ciil iyo cadho baa dishay , tii ay ku samayeen Xaaji Waraabe iyo Muuse Faarax Igire waana la yaqaan. markaas malaa Xamar baad ka maqashay Dhulabahte ayaa sidaa iyo sidaa u ahaa wadaadka ee waa niman la adoonsaday. Waxba dhag haw dhigan waxan ku idhi hadaad shaki ka qabtid gadhweynta iyo odayssha warayso.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
garqaade, muudeey, iyo cali

war idinka maxaa meeshii dhulbanahte lagu hadlayaba idin dhigay, mise waxbaa isaga kiin qaldan idinka iyo dhulbahante!!!

ma waxaad ka xanaaqdeen markii aan carabaabay halganka geesiga sayid maxamed cabdule xassan, ??

ma waxaad ka cadhooteen markaan magacaabay kabaqaadyada gumaysiga?? ileen soomaalidu waa tii ku maahmaahday fulay xantii ma mooge e!!!??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taliye

Unrecorded Date
waa la guu og yahay inuu sayid maxamed dilay garaad cali garad maxuud intuu sayid maxad markuu nugaal yimid ku yiri sayidka xaji anaa nugaal ka talaya ee nin hortay ka talin mayo book ku qoran tahay story hadaad rabtid waxuuna ahaa garaad baharsamade ah kadibna waxuu u soo diray niman isla dhulbahte ah habeen bayna dileen si qarsodi malintaas bana darawiish ay kala yaceen ama baaben. taad ledahay garad cali shire horta ma dhulbahtuu ahaa garaad maxamud cali shire mise warsangali bal soo baro horta garaadyada magacyadooda, hadays darood dhexdooda is dilaan iyo hadii kale yaa ku yiri soo dhex gal danahooda adoo idoor ah,meshan waxaa loha hadlayaa taleex ee cay mataalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garqaade

Unrecorded Date
Slaan,

Ninka la baxay Taliye sxb aniga taariikkhdu igama qaldane adiga ayay kaa qaldantahay baan filayaa ee car dib u waydii ehalkiina (dhulooska ) ah. Ninkii kaliya ee ina Cabdilaahi Xasan dhangadaeeyay inu ahaa Garaad Dhuloos.

Ninkad sheektay waa nin Warsagali ah wuu jiray , oo waxaba dhacday sheeko caana ha dagaalkii Dhulooska lagaga qaaday Caynaba ay Habar Jeclo ku jabiyeen Harti ayuu ku jiray..Maalintaas Garaadkaa Warsangali dagaalka ayuu ku jiray , ilay waa Dhulmahantee waxba iskamay celine, jugtii ugu horaysayba way yaaceen, garaadkii Warsangali ayaa markii aw arkay nimankii meesha aw u yimiba inay yaaceen oo ay cagaha wax ka dayn ayuu isna cararay nin H.J ah ayaa rasaas ka daba riday..lol..futada ..ayay kaga dhacday xabadii , waa kii Maxmuud Daalin ilaahay haw naxaristee gabayga ku lahaa isagoo ku qoslaaya:

Cali Shire iyo Daahir baa ogaa ceebihii dhacaye...lol

Taas adaa i xasuusiyay iga walah inaanan doonahayn inaan budhka kugu beego..dee ka macaash. mar se hadaad edab darnaatay aan kuu mariyo in yar oo kale. Taleex maanta yaa daga ? waa suaale...intaas bal ka jawaab.. Cayanba yaa daga yaana se lahaan jiray. Wardheer, Mataan, Ceelbaxay, Hara Moholin, Hara Gar Duur, Doolo , Caado, Camuud,..lol..car ii sheeg ina hooyaw cidii lahaan jiray iyo 80 sanadood ee u dambeyay cidii haysatay.

Intaas baan kaa sugaya..bar sxb libtaad sheeganaysaan ii soo gudbi..nin dhulkiisii xoog lagaga qaaday , oo maanta nin iska dhigaayay waa yaabe.lol

Waan ku sugayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taliye

Unrecorded Date
TO:garyaqaan markaan kugu qabtay beentii baad dhinac kaloo been ah u rogtay wax waxaa tahay aan in aan lahadlo waajibin sabtoo ah qaybta gabayda baan labo bilood ka hor ku arkay tan oo kale adoo ku qoraya adigu hadaad shaqsi ahaan u rabtid dagaalka dhulbahtahah ama darood nacayb soo meshad joogtid rag kulama joogan maad kuwaa isku daydid inaad la dagaal lantid adoo shaqsi ahaan u raadsanayaa waxay ila tahay nin ciil qaba inaa dahay oo la soo dhangadeyaya back home anyway sidan ama quraafadkan cidna kama aqrisanayo aad mesha ku qorayso sabtoo ah nin ooyaya oo ku ciilgasanaya computar hostii ka sooo hadlayaa tahay markaa ilahay haku daaweyo.Waxanse ku waydiyay maxaad u soo badashay magacii Xirsi amaan waxadna ogataa darood inuu ahayn labada xabee idoor ee kale waad dad ilaahay badshay waxbana afka looga qadi karin ilahayna siiyay caqligay kugu soo xukumeen ee mesha cayda ka daa lax yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adhileylascanod

Unrecorded Date
Garyaqaan,muuday iyo ali:waxaan idin leeyahay
u dooda si macquula garaad baa la dhangadeeyey
iyo malo awaalku waa ka fog yahay taariikhda
wixii taariikhda ku qoran waa lagama doodaan
caynabo goormuu harti ku dagaalamay?goorma
ayaa la la toogtay garaad ali shire?goorma
ayaad dhulbahante aanu waxba ahaan jirin?
waxaan ku leeyahay dhulbahante idinka iyo wax la midi kama aad dhigi kartaan sidaa aad shegaysaan
maangaabnida kala fadhista dooda
aad barta history inteydaan ka doodin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garqaade

Unrecorded Date
salaan,

Sxb waxba ii maad sheegin maxamd cali Shire waa garaad dhuloos ah waana la yaqaan , ina cabdilaahi xasan baa intu geed ku xidhay dhiangadeeyay. marna anigu inaadan ii qirayn waan garanayaa. Ee hadalka waxma ugalama jeedo waxay doonayay inan ku tuso inaadan waxba ogayn oo waxba ahayn. Ina Cabdilaahi Xasan Saciid Harti wuu adoonsan jiray isgabaaba gabayadiisa ku sheegaya inanay waxba ahayn. Laakiin wax dhibaata ah nin maanta ku faanaya ninkii haydtisii xininyaha ka saaray...lol..walaahi anigu ka yaab Daroood waa duul masaakiin ah, waligiinba nacas ayuun baad nabi moodaan ka dibina belo ayaa ka dhacada tusaale ahaan:

Markii aw ina Cabdilaahi Xasan dadkii somaaliyeed isagoo qori sita oo hoobaysan libaax ikaga dhigay ayaa Ingiriiska aw u dacwooday Ina Igre iyo Xaaji Waraaabe in dadka la siiyo hub, ilaa 300 kun oo nin ayaa Ian Cabdilaahi Xasan iyo Harti ka soo hoyatay Dhuloos nimanka la baxa Muuse Faarax Igire wax geela kagamuu tagin waa ninku Ina Cabdilaahi Xasan ugu necbaa oo aw ku andacoon jiray naag buu iga qaaday..lol. Xaaji Waraabe Ogaadeen ka badan 3000 kun intu ka dhacay oo geela ah. geelii daraawiishta oo ay Harti ka soo dhaceen markii hoaraba oo ahaa ilaa 300 kun oo halaad " Dabad Haaje" ganactnu soo galay waad taqaanaan.

Bal ninka sidaa idiin galay oo doqoniimo ku raacdeen ayaad maanata wali dadka hor wadaan. daad wax isku falaaya ayaa qaladkooda waxuun ka qaata, ama ka faaiidaysta. Afweynana waad raacdeen oo sacabak ayadun u qaracdeen .cajiib..
hadana tii mid ka daran baa Daaroood ku dhacday tusaal sxb, waxan aad iyo aad aan uga naxay Cajalad ay Daarooodkii kibiri jiray markay yaaceen dumarkoodii maxaabiis lagu soo qabtay markay yaaci kari waayeen. Nin rag ah oo daaroood sheegta oo naagaha ay bada galiyeen in yar wax ka celiya waa la waayay. Hawwwiye ayaa saf soo tubay kusfi baad sheegaysaaye...naasaha ayaa laga goynayay , naagaahaas wax cabaad ka baxaya m,acaa kii kamarada duubaayay baa la yaabay,. Daaroood meeye , meeyee nimankii dabada weynbaa ee kibirka dhakada daaroood ku qoran jiray ..lol..??????????????

halkay joogaan..sxb miskiin baad tahee walaahi hadaad inuun ogtahay edab daradii Daarooood waxa lagu daweeyay, halkaas ilkaha cadcad maad dhigi lahayn. Iminkana agoontii soo hadhay hawga darin..caruuryay

Markhaati

Unrecorded Date
AdhileyLascanod

Maxamuud Cali Shire laba xabadood baa barida uga dhacday oo taariikh waa hore dhacday dib u qori maysaan. Weydii dadkiisa ayagaa kuu sheegiye.Dagaalkii Bari ku dhacay ee HJ bari iyo HY bari la galeen Harti koombe ayuu ahaa. Dadka waaweyn weydii...mise waad qarisaan...suldaan la toogtay waa ceeb,barida oo laga toogtaana waa DHIMASHO ee waayeelka su'aal arrinkan.
Maxamuud Daallin(1856-1990) 0o tilmamaya arrinkan wuxu yidhi

Cumar iyo Dubeys ways ogeyn ciidha dirirkiiye
Cashadii Gadh baa reer garaad nagu ciseeyaaye
Calishiriyo Dhahar baa ogaa CEEBIHII dhacaye

Harti Caynaba waa ku dagaallameen oo HJ ayaa uga xoog roonatay. Guryihiinna waxaa maalin walba looga sheekeeyaa sidii Caynabo loo soo celin lahaa. Yawle ayaa waagaas ka gabyey oo waakii lahaa

Muddo aan yarayn baa nogaal muran ka taagnaaye
oo qolaba qolo maaganayd inay muquunshaane
Allaylehe Issaaqbaa mulkiyey maaxdi caynabae

Dhulmahante dad waa ahaan jireen laakiin dad cawaan ah bay ahaayeen
1. waa qaawanaan jireen intii ka horreysey 1850-60.
2. Dadkay cuni jireen oo dhegdheer ayaga ayay ahayd. dad aadami cunaayana cawaan waa yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaye

Unrecorded Date
hada maa gabygii samatar baxnaan idoor la siiyay inuu tiriyay ee ahaa mudo aan yaraynbaa nugaal muran ka taagnaye oo qolaba qolo maaganyd inay maquunshane miskiin gabyga udaa xaajiga samatay ,maxase ka hadli 60 nin oo idoor ah baan madaxa ka soo jaray mantana qurbaan kula joga lagab yabee inaad daris kual ahay maxaad ani is oo rad sanwayday hadaa rag tahay idoor af inuu ka hadlo ma ogiye wax kale ma yaqaan hadaa laba jeer muran taan oo aad feedh is tirahdidna waxuu ku leyahay war sow inagii kaftamynay gormaad xanaaqday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raggii Idin lahaan jirey

Unrecorded Date
Liqaye=shadiya=cawo=gaani

Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne

Mid wax dilay uma ekid nin ku sheeggaagan marna surwaalka xidhanaya marna googarada weyn isku dam siinaya.
Nin iyo naag soo kala caddee midkaad tahay mise LABEEB baad tahay shemale ah.
Caynaba iyo Cayn baad soo dhicin lahayd hadaad naf leedahay oo aad rag layso sidaad sheegatay.
Awoowgaa anaa isagoo Adhi DAABAX aad moodo ka iibshey carab kana dhoofshey BERBERA. Kiish sonkor ah iyo kaarad timir ah baan ku doorsaday oo naagihjinnana aan ku dhabi jirey.

bye ina dhillo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idoorwase

Unrecorded Date
Alllah maxaa meeshaan been lagu haayaa, War hadaa idoor Dhullos kuleeyahay madagaalami kartaan?

Dad wanaaji Qulboow maxaa duul isu keentey.

••••• haduu dhulloss uuna kabaqeyn sidii uu idoor kusameeyey masaakiintaas Gadabuursi ayuu kusameyn lahaa, laakiin hade waraabe libaax iskuma uu taa taabto.

To Ali:

You made me laugh when you said and I quote "dhulbahante is the weakest clan in Darod and Somalis in general".

What a remark sir, since when you have seen dhullos being inferior to their somali or Darod Counterparts? What a claim, if you were in north America I could have punish you but, I gather you are some where in Europe. Waad iga iga fakatey.

Waxaa iiga daran kan dhahaaya Harti iyo idoor aa isdagaaley, goormey dhacdey, Idoor iyo waxaa is dagaali jirey laffo kamid ah Shirshoore For Example, Reere hagar Vs Habarjecel or Nalaye Ahmed Vs Habar Yonis, come on where did you guys seen Cabdi garaad,Bahararsame, Cali gerri, Ugaasyo and alot more clans of this mighty Dhulbahante Tribe?.

I have to end here tonigt.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garqaade

Unrecorded Date
Waa mikiinkan Dulmahate,

Sxb goormaad Maaxi Caynaba weyn daynkaagi doonan doontaa. imika u dhaw 70 sanadood intay Habar Jeclo habalahii iyo geeli Dhuloos midna dhalfo ku lisaysay midna gacan ku lisaysay.

Aduun baa iska hadlaye nin dhul iyo geel qaaday o walba hablahii Qurjiga dheer lahaa ( Hilib ka soo dhex baxa naaquurta iyo siiilka, oo hablaha Dhuooslku ku caan yihiin). Iyo mid ciil la hagoogtay miyay wada murmi karaa..sxb hayga qoslin

Nabdeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiile

Unrecorded Date
To Garqaade....Salaan Suldaan

Lol...waad iga qoslisay...Alla run badanidaa inaadeer...maxaan geel aan ka soo dhacay tolyare Qurjiile gacmaha ku lisay, gabdho aan dhar wadan oo DHUU(Maqaar adhi) xidhanna dhalfo ku lisay oo aan ku heesay

Qaalmihiina waan dhacay
Raggiinnii anaa qaba
Qudhoodiina gooyoo
Dumarkiini qooqnaa
waanigaa ku qodayee
maxaad tari Qurjiiloow

Dhulmahanto iyo Muuse Ismaaciil baa is leekaaday oo weliba aan Reer CAWLka hawd yaalllaa ku jirin. Hadday tiro leeyihiin AFWEYNE ayaa ciidan ka heli lahaa, ina Caallle Xasanbaa ciidan ka heli lahaa...waxan xasuustaa maalin 150 Lagaga diley Oog meesha la yidhaahdo...Oday dhulmahante ah baa noo warramayey oo Yidhi wallee Inaan reerihii dagaalkaa galay col danbe huminayn.

waxan xasuustaa markii 1990 kii dalka la qabtay bay iyaga iyo garaaddadoodii oo guurayaa Burco yimaaddeen oo waa kuwii lahaa
"Abtiyaal meeshaa rabtaan na mariya,idinkaan idinka amar qaadanaynaa ee Dhankaad rabtaan noo tujiya"
NIN GABYAA ah oo la odhan Jirey Maxamuud saleebana Xirsi ayaa sii saadaaliyey 1990 kii oo waakii lahaa 1982kii

Weligiin DHulmahantooy afxumo dhaha ma daysaane
Dhengedaana waad u cabban tihiin sida dhalooleede
haddhoowbaad abtoow iga dhin iyo dhihi warkaagiiye
Nabad nagu dhaqaaaay iyo la iman odayo DHaadheere
Hadhoow baan xamaal kaaga dhigan taagan dhoobada'e
Hadhoowbey dhirbaaxada ilmadu dhaax ku gobo'layne

Kuwaasi waa Garaaddadoodii ee maxaan Garac yar oo faraqnimo lagu dhalay kala hadlaa. Issaaq kuma taagsado nin is dhiibay, haddii waayadan aad tamar is biddeenna suga intaannu awrka idinku kacsanayno Haddaannaan NAAr idinka waraabin.

Gadabuursi(Walaalahayo DIR) oo idinka badan,aqoon badan,maal badan, mintidsan ayaan 5 Saacadood Boorame kaga qaadnay waabase GUNTII QURJIILE oo CABDI BILE sidiisa u carara. Majeerteeyn haddaad cudud mooddeen isagiibaa tiisa u liita oo Habar Gidir iyo Hawiyye ka carar dilay ee yuu idin hoddin.

Gallad Eebbaa leh Gobanimona Issaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Man

Unrecorded Date
daroood guskeeyga beey ku soo fadhiistaan!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Unrecorded Date
ciise man: ma waxaad tahay qowma luud waxaad moodeysa inaad sheegayso wax wanaagsan laakiin waxaad noo sheegtay inaad tahay qowmkaas illaahay
ha ku waafajiyo towbada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARTIBOY

Unrecorded Date
DHULBAHANTE IS NOT WEAK YOU MOTHERFUCKERS, DON'T YOU KNOW DHULBAHANTE BELONGS TO THE HARTI PPL, DHULBAHANTE+MAJEERTEEN+WARSANGALI. SO IF ANY ONE THINKS DHULBAHANTE IS WEAK AND TRYING TO ATTACK MAJEERTEEN WILL BE THERE AND YOU KNOW THAT'S BAD
RECKOGNISE AND DON'T •••• WITH HARTI(DHULBAHANT+MAJEERTEEN+WARSANGALI)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idoor

Unrecorded Date
Idoor Anaa Kufilan hadaan nahay Kamiloon.

Ugaada iidoo in Kaamiloon ey weli jirto oo eyna kadhamaan caalamka, qaasatan carro Shirshoore.

Hade majeerteen iyo warsengelitoona uma baanhnin, anagu hadaan nahay dhulbahante waan kufilanahey Idooooooor, taasna waxaa cadeyneysa Taairiikhda.

Idoor is enfarior to Dhuluuska and we all know that peole.

Idoorwaxeeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiiile

Unrecorded Date
Iidoor nacasta/ka la baxay

Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ShFaarax

Unrecorded Date
Taleex is the most famous city in Somalia known to European historians.

The centre of Darvishes, the people who fought against the Kufars, WE HATE KUFAAAAAAAAARS.

Wiil Shirwac Faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAALEYE

Unrecorded Date
SHFAARAX:WIIL SHIRWAC FAARAX ALI NUUR AHMED ABDULLE DHEH WAATAAS RAGEEDII
WAA NAALEYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ficil

Unrecorded Date
waxaan u malaynayaa dhulbahante cid somali marka laysku daro ka fulay san inaanay jirin, sabab maxaa u ah oo ku tusaysa waagii Afweyne hayey xukunka wadanka waxaa dhex maray dagaalo iyaga iyo qabiilka Habarjeclo qaarka ka mid ah markaa afweyne, intaa ka dib ayay qaylo doon u dirteen xukunkii afweyne oo Ina-saleebaan dafleh uga ahaa af hayeen , waxaa la soo siiyey hubiyo saanad aad u tiro badan balse waa la ogaa taariikhdana waa lagu hayaa wixii meeshaa ka qabsaday ,in hubkii laga furtay lagana diley boqolaal waanay wada xasuusanyihiin dhamaan ileen qarniyo kama soo wareegine waa sideetanii ,haddaba waxaan idiin sheegaya faan iyo cay aad halkan ku qorytaan waxba idiin sheegi maayo Somalina way istaqaan umana sheekeynayno sidii dad haddaa is bartay ,
waar nimanyoww intaa waxaan ka sheekeynaysaan wa qabsada oo hoos baa laydin eegaa ee meesha ka kaca , maxaa sidii •••• kolba qar la raacaysaan??
Dagaal haddaad wax ku soo dhicin lahayd Caynaba hadh cad lagaama caraabiyeen adoo dhowr kilomitir u jira ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Unrecorded Date
FICIL:waxaan loo baahneyn baad ka sheekaynaysaa
kas yare maxaa keenay inaad waxyaalahan aad waqtigan ka hadasho,wax lagu faano walaalka dhiigiisa,aad ayey cuqdadi kugu jirta ee waxaad ogaataa in beelahaas walaalnimo ku wada degan yihiin.fulaynimo cay noqon weydey waxaa caqli yaridii laga soo gudbay waxaad xaaji ka hadashaa
sidii wax loo wada qabsan lahaa,dagaalna meela
faaido uma aha ee ogow.
illaahay ha ku tuso wanaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taleh

Unrecorded Date
The New Website for the Somalis in general and Taleh people in particular. You can find this website amost everything.

WWW.TALEH.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascanod anaa Badh leh

Unrecorded Date
Laascano
Si edboon baad u hadashay oo xumaan qorimaayo laakiin waan soo laaban haddii shayaadiintii na soo afkooda nala soo galaan.
Way is garan labeebadaan u jeedaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xeeridheere

Friday, February 09, 2001 - 09:10 am
Shirwac faarah waad salaamantahay taleex afar bilood ka hor ayaan tegey,aad baa loogu wanaagsanaa ilaahay mahadii,waxaana jeclahay inaan sanad walba tago,weliba meelaha aan aad ula yaabey waxaa ka mid ahaa tuulada xalin iyo dooxooyinka qawlo,dhumay iyo kacaya.shirwax faarah waxaan la kulmay gurey cartan iyo mohamed cabdilaahi xirsi dawlad iyo qaar kaloo badan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.