site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Caabud Waaq (Shalay, Maanta, Berri)!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Caabud Waaq (Shalay, Maanta, Berri)!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Unrecorded Date
As-salamu Caleykum

Waxaan jeclahay, in aan ogaado Ceelkii Caabud-Waaq ahaa meeshuu marayo?

Waxaan maqlay waxaa ka socda mashruucyo badan oo dhan walba leh. Marka, soo dhawoow, ha is.martiyeynin, kabaha iska fur, gambar qaado, labo bigees ah ..qac!..ka sii iyo hal cadeysa warkana isiiiii....soodaaaa.....unuka lee waayee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amanreer

Unrecorded Date
Waryaa......Kooshin , Ceelkiibaan war ka rabaa iyo UNUKA isma raacane yaad sireysaa. anyway sakadan ayaa iigu dambeysay oon ka wacay gurigeyga
wax dhib ahna laiima sheegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Unrecorded Date
Saaka maxa la yiri?
War ninyahoow haddii aad war hayso isii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorgor

Unrecorded Date
Haddii aadnaa war haynin magaalada hadal haynteeda iska daaya. Waxaad ku hadleysaan waa dac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
Warda Ba'aa cadanyareey Caabudwaaq goormay Halowday Waa maxay unuku iyo waxaad meesha ku haysaan... Waaba dil iyo dacaskoo lagala haree ceelkii ma dabadeybaa la degay... anaase ka xaal mariyey.

War heedhaha ileyn anagaa yaab aragnay...Ma waxaan weyso qabin baa waxa Caabudwaaq soo hadalqaaday?!!

Ilma Nedis nedis dhalay Magaalada afka nooga daaya.

Nabad iyo Barwaaqaan iyo Guul baan u rajeeyey Ceelkii.

Gorod.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Unrecorded Date
Salamu caleeukum

Gorod
War Gorod maxaa kugu dhacay? War sow ima taqaanid anniga? Kooshin cade? see kaa noqtay gaacalka? maxaad dibada ii geeysay? ii wardhan hee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War kooshin nin itixaana ayaa tahaye nimanka warka ka dhamee, waxaabay isu dayaan in ay ceelka dadkiisa diidsiiyaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
Walee Iyo bilee War baa Ka Taagan, Muxuu yiri ceelka dadkiisii ayay diidsiinayaan, Aduunoow xaalkaa ba'...ALLE u naxariiseygii wuxuu Yiri "Colaad Bari weyn caano igu miri jirine abooyaaloow ma doonshaanbaa Uga dhacay?!!".

Marka Haatan anigu waxaan idin Lee yahay Ceelka Cayaarta Nooga Daaya.

Ha Noolaadeen Siigadheere Iyo garbala'


War Kooshin Cade Horta Ma Ina Gowsa Qurdun baad ahayd mise Ina Sirrig?.

Waa Gorod oo Idin Leh Nabad iyo Caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Unrecorded Date
Gowsa Qurdun & Ina Sirrig aad sheegeydo xay yihiin? Abootey na fagso.....!

Adigu Ceelka ma east side baad tahay mise west side?

Annigu reer Ballanbale ayaan ahay, balse waxaan ogolaansho ka helay Ceelka.


Kooshin
Koora Weyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
Waryaa kooshin Haddaad Balanbale Deegaan Ku leedahay Ogalaasho Ugama baahnid Ceelkee yaa beentaa kuugu waramay Maandhoow!!

Waa Gorod oo jooga Garowgii Mija Arile iyo Ceelkii Suufle.

Ina koora Weyne Barasho Wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMANREER

Unrecorded Date
WAR CEELKABA LA IIGA DARANE YAA BURKII "BUR GEESOOLE" IIGA SOO WARAMA...

BARAGTII BAA LAIISOO SHEEGAY INEY REERKII KA JABTAYOO WAXAAN DIRAY WAXOOGAA LAGU DAYACTIRRO.

GAROWGII MINJO-ARRILENA WAAN XIISEYNEYEY ISAGANA.

WAR HORTA WELI EDADEY BARNNI SHAHII MACAANAA MA SHUBEYSAA? YAA KA WAR HAYA....

IGA RAALLI AHAADA IKHYAAREY CEELKA WAXAA IIGU DEMBEYSAY 1982.....

NABADGELYO IYO IS WAREYSI WANAAGSAN....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
War Amaanreeroow Uunka aakharaad Tahay, Allaha u naxareesto eedo Barni Gaani, Awoowe Godka Hakala Soo Bixin....Allow u Naxariiso.

Miskiinoow Mire Qare Ilbaxnimo Burgeesoole Balad Caabudwaaq Yaakhey Reer Balanbal Alla Maganoow Ina Amaanreer Tan iyo Waagaa Halkee Jirtay?.

Buuraha Cilaanliyo Burgeesoole Maqashaye Ciireed Ha baal Marin, Yamaarugleey Bariisada Waa inaad Ku baridaa, Dib Balanbal u soo Noqo, Galinsoor Bidhaantii yey Kaa Bixin Magaalada.

Intaana Uga Harey... Haddaan sii Wado Ileyn waad Lumiye!

Waa Gorod oo idin Leh Nabad Iyo Caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMANREER

Unrecorded Date
SALAAMO ...GOROD;;;

MIYAAD HAYSAA GABAYGII (BURGEESOOLIYO BANAAN BATALKII RAQO KU YIIL) WAXAAN KU IRRI LAMAAN SOCONE EEDADEY MA DHIMATEY ALOW KUU NAXARIISO. MAXAY CAANO DHEY AH I SIISAY IYADOO SUUSUC BIIR AH QOLOOYIN ILA SOCDA INDHAHA KAGA RIDEY, ANIGUNA AANAN KA HADLI KARIN ILEEN WAA EEDO EH.....

BALAN-BALLE WAXBA KAMA AQAAN WELIGEYNA MA TEGIN.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

WAQTIGA HADDA AH OON QORAALKAAN QORAYO AYAA BBC KA DHAGEYSTEY WARKII......WAXAYNA SHEEGAYAAN IN DHULKII GEDO IYO CEELKIIBA AY ABAARO BA'ANNI KA DHACEEN ''''''' ILAAHOW NOO SAHAL.OO MARKII NALOO YAABO NOO YASIR..


WAQTIGA HADDA AH OON QORAALKAN QORAYO AYAAN DHEGEYSANAYAA BBC OO LW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANGEELE

Unrecorded Date
waad salaamn tihiin akhyaarta halkaan wax ka sheegtay c/waaq. hadii aan wax yar c/waaq ka iraahdo somaliya dhulkeedu waa kala duwanyahay meel baa xoolahau u wanaagsanayn mar ka c/waaq waa meel dhir teeda iyo daaqeedu aad u wanaagsan yihiin waa meel biyo saafi ah laga heli karo oo had iyo guur biyo la aan. aanay ka dhicin maanta soomaliya wax ugu mihiimsan waa biyaha.
taas waxaa u dheer waxaa ka socda ma shaariic badan oo aan halkaan lagu soo koobikarin hadaad wax ka sheegtid waxaad ka hadalaysaa wax aad aamin santahay waxay tahay bay tahay

HA NOO LAATO C/WAAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina C/waaq

Unrecorded Date
War qabrigii odaygii cabud Waaq ahaa wali ma la siyaartaa? War inkaarta ha la iska ilaaliyo, oo ha la ducaysto.
Ina C/waaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANGEELE

Unrecorded Date
sxb waa caydantay reer c/waaq ma caabudaan qabri waxay caabudaan ilaahay oo ka liya waxaad tahay gardheera yaal iyo ku wa siyaasad ka le wata c/waaq waa kaa mamnuuc sidaa na waa kaa mamnuuc

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawo

Unrecorded Date
Reer cabud waaq salaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuradin

Unrecorded Date
to.ina c/waaq

waxaad meel uga dhacday reer c/waaq aniga ayaa ka xaal marinaya. hadaan ka hadlo xaga siyaarada qabriga waa mid banaan oo diinta ku banaan ku mana cayna reer c/waaq ee waa mid ay amaan ku mudan yihiin waxaan filayaa in aad tahay gar dheerayaal iyo kuwa lacag ku qaata ee yiraahda waxaan musliminaynaa somali sidii in ay gaalo ahaayeen. waa dad ku midaysan siyaa sadooda waxaad rabtaan in aad dagaal ka dhex oog taan sidaad hada ka hor aad ka samayseen meelo ka mid ah gobolada som. taas way fahansan yihiin dad ka dagaan ka beeshaas ha caytamin baan ku leeyahay sxb

sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina cabudwaaq

Unrecorded Date
Asalamu calaykum,
walaalayaal gardhka dheer ma ceebaa? diinta ha labarto ma xumaan baa? wali ma kuwii baas ee beenta idiin sheegay baad u hanqal taagaysaan , war ilaah ka cabsada, oo toobadda ogaada.

Ina cabud waaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
Horta Salaama C/Waaq, reer Ceelka ALLE waa Ka Baqaan Koow Dhaha, Rasuulkiisiina waa Rumeeyeen, Soow meydan Garan, Lagalana Dooddi Maayo Gardheerayaal iyo Garshaxamlayaaba Magaalada C/Waaq, Waana Laga Siyaaranayaa Awoowayaasheen Ceelka ALLaana Baneeyey.... Yaa Dood Ka Qaba?!

War Horta Ha La is barto....Ileyn barshadu ma xumee...Aniga waxaad igala soo xiriiri kartaan Cinwaankan hoos Ku Qoran:

gorod1@hotmail.com

Waa Gorod oo Idin leh Nabad Iyo Caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorod

Unrecorded Date
Walaal Cawo Waa lagaa qaaday Salaantii Sharafta Badneyd ee aad Noo soo Dirtay Adigoo Ku Mahadsan, Kuna Soo Dhowoow Ceelka.... Igana Hanti AarGalaan Caano geel Ah oo Hadda La soo Lisay Iyo Cad Hilib Riyaad Ah.

Mar Kale Mahadsanid

Gorod

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Big time irrogants.
One borehole, one hut and illeterate people.
it is not proper to mention this jungle place in this forums. Who know "aabud Waaq", no one, i hope.
please, keep your vomit on this forums and respect other people who are surfing this page.

thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
caabudwaaq waa tuulo xunee,goormee magaalo noqotey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabudwaaq III

Unrecorded Date
Anony,

You showed your how ignorant you you little flithy animal. Don't be messing with our cities. Did by any means Sade boys molested you you little homo.. Don't you dare ever comeback to this forums and say things you have said...Watch out little flithy animal.

Muudeeey Galkacyo,

Isaq idoit, i got one word for you "Get a life"...Hit the road jack and don't ever come to this place again. Little flithy animal and tell hoooo sister..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kings

Unrecorded Date
big time irrogants.
please, this is not your jungle or bush huts,
keep the uneducated people writing nothing but nonsense.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuradin

Unrecorded Date
waxaa idin leeyahay ciid wanaagsan hadaad tihiin reer c/waaq meel kasta ee aad aduunka ka joogtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
by daaweeye21

walaalayaal Ciid wanaagasan ku ciida, sanadkan kiisa kale barwaaqo iyo nabad ka badan taad heysataan maanta ku ciida.tan kale u dadaala magaalada aad ka timaadeen sidii aad wax ugu qaban laheydeen iyada iyo dadkeedaba.Soomaali oo dhan nabad allaha siiyo.ma samrayaalkana ha la iska ilaaliyo(dagaal wadayaasha)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dariiqo dheer

Unrecorded Date
war reer cabudwaaq maxaad sheegteen garbaa laidinka soosalaamaye,ala maxaa garasho idin agtaalo, koley ragu waa iska warhayaaye xageed
u badateen ahoi baala iagu yiri.
anaga roobaa nooda,ay nabadii eebaa soo celiyay
alahyow adinka iyo umada kalba roobsii

aqbaar hoolland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuradin

Unrecorded Date
asalaamo calaykum

waa laydin salaamay salaan ka bacdi waxaan rabaa in aan idiin sheego arin wax ka qabasho u baahan taas waxay tahay mudo haatan laga joogo ilaa 14cisho ayaa waxaa ila soo hadlay culimada magaalada caabudwaaq waxay ii sheegayn in ay rabaan in ladhiso ama la kordhiyo dhismaha misjidka wayn ee magaalada nasiib daro aytahay iyaga oo aan wax dhaqaalo ah u hayn waxay in taa ku darayn xoogii iyo shaqaalihii in ay diyaar yihiin oo iskaa wax u qabso ku dhisayaan laakiin dhibaato ka haysato xaga dhaqaalaha hadii aad tahay qof muslim ah oo ka qayb qaadanaya masaajidkaa waxaad uga qaabqaadan kartaa laba siyood adoo waxaad heli kartid ku aadiya culimada halkaa joogta khaasatan shiikh daa"ud hirsi siyaad
aduu ku qoraya waxaa is ka leh masaajidka hadii kale waxaad ku soo aadin kartaa Rabobank:367085356
hadii aan wax yar ka iraahdo fadliga masaajid ladhiso nabigu s.c.w. wuxuu yiri qofkii masaajid dhisa alaa uga dhisa janada guri hadii aad rabtid in ilaahay kaaga dhiso janada guri ka qaybqaado dhismaha masaajidkaa waana mahadsan tihiin wasalaamo calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARAH

Unrecorded Date
to nuradin

walaal waad ku mahadsan tahay warkaa qaaliga ah ee aad soojeedisay waxaan ahay qofka ugu horeeya ee wax ka qayb qaadanaya waxaan heli karo waxaan ku dirayaa toos magaalada iyo mashaakhida aad noo soo sheegtay ilaahay ajar hakaasiiyo waa wax fiican dad kana alaha ka dhigo kuwii ka qayb qaata AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuradin

Unrecorded Date
TO farah

walaal waa ku mahad santahay sida niyada leh ee aad u soo dhawaysay arintaa waxaad la baxdidna eebe ha kaa ajar siiyo. waxaa is waydiin leh hadii aydhacday in layiraahdo masaajidka halkaa ku yaala salaada makhrib inta dibada ku tukata iyo inta banaanka ku tukata waxaa badan inta banaanka ku tukata maxaad moodaa salaada jimce? wakhti yadii inta ka horeeyay masaajidka waxaa dhisi jiray halqof ama halshakhsi taas hada ma dhacdo umadii waxaa ku yimid dhaqaalo xumo marka waa idiin baahan yahay masaajidkaa hala ugaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceeblo

Unrecorded Date
War Allaahu akbareey
ma'anakaaba wax aragney mise wax noolaabanyihiin.
niman kiinaan caabud waaq wax ka sheegey. midbaan ka leeyahay.

horta caabud waaq saad moobeen ma'aha iyo saad u tiraah deenba ee waxaan idin leeyahay af ceytama inkiisuukuyaalaa.


c/waaq waamagaalo weyn dhaqaalaheeda,nolosheeda,caafimaadkeeda iyo waxbarashadeeda xagdiini ah iyo xaga kalaba aadbuu usareeyaa taasoo cadeeneysa sababta adig/adinkoo aqoon idinka hadalsiisey, waa xuman iyo waxtarkoodood u quuri la dihiin

so sorry for you boys.

wasalaamu caleeykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Unrecorded Date
salaamuca...
kooshin is back!. Welcome brothers and sisters. And here we go again!. There are some idiots visiting here, pls ignore them. I know what is driving these people and I guess you know that.

Annigu runtii ceelka kuma soo korin balse waxaan soo booqday 1986 dii, waan sii gudbay tan iyo ilaa iyo Jeed illaa Fadhi-garaadle agtiis, balse maxaa iga raacay! Waligeey ma hilmaamayo waxyaalihii aan la soo kulmay. waxaan soo bartey wax la yiraahdo (maadasho) AK-47 waa la ii dhiibay warlee maan haynaa hee iska filo adiguba...... :)

Kooshka
born in ballanbale
ok, Gorod and the rest of crew

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuradin

Unrecorded Date
ilaa hada c/waaq wax caayay ma ayjiraan wax caayi kara ma ayjiraan maxaa yeelay wax lagu caayo c/waaq malahan waxaan se filayaa in dad ku wada fahmin waxaan ka hadlay iyo waxaan soo jeediyay toona lakiin waxaa fahmay farah waa nin wax garad ah.

to . ceebla

waa lagu salaamay walaashiisa waa runtaa magaalada c/waaq waa meel is ku filan xaga walba lakiin waxaad si fiican u akhrisaa waxaan ka hadlayo iyo u jeedadayda anigu waxaan ahay ama aan ku dhashay magaalada c/waaq khaasatan waxaan ahay ardaydii maclin rigaye hadii c/waaq waxaan u horayaa nafta qaaliga ah is kadaa in wax laga sheego walaal hadal iyo dhamaantii waan in lafahmaa hadafkayga ama waxaan ka hadlay waxaa layiri wanaaga is ku kaal maysta taas ma wax xunbaa? hadaan iri walaal waa in aan masaajidkaa caawinaa?? mise dad kii baa xumaan doon ah oo wax walba badalay.haday fikrad fiican tahay wax ka qabo hadii kale ka dhiibo aragtidaada. aniga haan waxy iila muuqataa in aan wax ka qabano oo masjidkaa dhisno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Unrecorded Date
Nuuradin

Walaal waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad masaajidka magaalada dadka ugu sheegtay si aay u taakuleeyaan. Mida kale cid wax ka sheegtay malahan walaa dad kale walaa Ceebla.

We are all the the sons/doughters of reer Caabud Waaq. Hooyaday ayaa reer Caabud waaqa. Aniguse waligeey waxaan imid 86dii. Waxaan ku dhashay Ballanballe balse kusoo koray Xamar.

So Ballanbale is on my mind!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil

Unrecorded Date
KOSHIN,,,,

YOU CAN TALK ,BUT U KAN,T DO NOTHING,,,
BALLANBALLE,,IS OURS

IF U DO,NT ECCEPT THAT,

siyad bare is gone allready
and ayanle is moving to take over that city'''


wiil ayanle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugas Siyad Ugas Diini

Unrecorded Date
Ayaanle,

Go home back to true owners Majerteen. This isn't your place and we don't want ppl like you visiting our place, so please if you don't understand this, then i ask you go Ballanballe and see if Reer Ayanle can even try to take Reer Siyad let alone Reer Diini or Sade...

Sadeland,Somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Unrecorded Date
Wiil
Anba waa soo socdaa ee maxaad suubin?
Ina Cali Xasan, Gurceel yaa iga celin?

iska aamus yaan ku qarxininee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil

Unrecorded Date
kooshin

xaqiiqda waa ogtahay,, yaa ku cawinaya
siyad barre is gone

nabad keena xalku waa intaas
hadii kale waa ogtahay rayid ayaa tihiin
waa la,inku istagaa
guraceel adigoo dawlad ah ayaa qaban waysay
cabdi caluuq waydii qabriga inta ugu taktid
kooshin is dhiib,,,,wiil ayanle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KOOSHIN DIINI FAARAX

Unrecorded Date
TO wiil waraa adiga gabar labax maxaa raga u ceebaysay maxaase oogu wara wareeganaysaa siyaad bare because you missed him are you.feel sorry for you please talk anything alse forget about the king he is gone.

from peace keeper

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS NUUR DIINI FAARAX

Friday, November 17, 2000 - 02:43 pm
WARYAA ILMA ADEERYAALOOW BAHALUULKAN AYAANLE LABAXAY IDIN-YIRI BILAA AADANBA KA DHIGA? WAXAANU NAHAY TAARIIKHDAA DHIGAYSA.SADE INUU YAHAY MA CIISHOODENA SOOMAALIYOO DHAN WAY WADA OGTAHAY. GAR IYO GARDARONA SADE WAAKII GUUL KU DANBEEYA. EE MIYAADAN ILMA ADEERAYAALOOW XASUUSAN DARDAARANKII AWOOWGEEN? HADII SADE UU QIIL QIIL GALI KARO QIXII IYO XAMAR AYUU KU GALI LAHAA, LAAKIIN MARKAY XAAJADU MARAYSAY MUSLIM & MAREEXAAN WAATII LA OGAA TAAN DHIGNAY. HADAYSAN TAARIIKHDU BEEN SHEEGAYNA WAANALA YAQAAN HADAANU NAHAY SADE.

SALAAN GAARA ILMA ADEERADA HALYEEY-YAASHA AH
SADEPOWER (GEDO,GALGADUUD,KISMAAYO)
C/O: 225 WADDADA GARBALA
CAABUDWAAQ
SD
SOOMAALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Saturday, November 18, 2000 - 10:21 am
HALLOOOO REER C-WAAQ
CEELKA WAXAA KA MUUQDA KOSHIN IYO NURADIN
. MARKA WAXAY NOQONAYSAA WIXII CEELKA LOOGA BAAHDO WAXAAN KALA SOO XIRIIRIDOONAA MR KOSHIN IYO NURADIIN
NABADEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gelle faruur

Tuesday, November 28, 2000 - 11:07 am
walaal waadsalaaman tahay waxaan kuu sheegayaa
magaca aad meesha ku qoratay waxaa ka qaldan
magaca ugu horeeya hadaad tiraahdo siyaad ugaas
waalagaa dhageysanayaa laakiin ugaas siyaad magalo
ugaaska walaalkiis ayuu ahaa isagoo walaalkaa
jooga haduugin,ugaas sharmaarke ugaas diini baa
jooga ha isku kaaya dilin oo aanan hoos iskugu soo
noqon,[GELLE FARUUR] UGAASKA RUNTA AH AYAA JOOGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

balenbal 2

Monday, January 08, 2001 - 09:48 pm
saaxiib waxaan kusheegaayaah inaad danbigashey
oo aad ugaaskii mel uga dhacdey sababtoo ah
lama arag ugaas faruuran ee udaah dadka ugaaska
sheeganayeh lololololol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 03:33 am
doqomada bogaan: waryaa sheekada habrahu qaxwaha ku cabaan oo aan jikada dhaafsanayn ka daaya boga. idinkiyo habraha miyiga jooga isku caqli ayaa tihiin balse labo duni baad ku kala nooshihiin oo ka xadaarad, iyo cilmi sareeya.

jaahilnimada waatii aad dawlad dhan aad ku soo burburiseen. weli miyeydaan waxbaran.

yaab!!! bog kasto oo reerkaani leeyahay waxaa ku arkaysaa noocyo cusub oo tuugsi ah; sida jaamacad, masjid, etc. ayaan dhisaynaa ee qaaraan keena . hadaadan adigu awoodin maad iska daysid. masjid qaaraan laguma dhiso, $500.00 ayaa dhisi kara adigoo keliya ayaana ku filan , qasab ma aha in uu noqdo mid caalami ah. cariish yar ee salaada la isaga bixiyo ayaa la bilaabaa, hadaa run qabtid. mise waa xirfad cusub ee tuugsi.

reelka aan ceel qabin ay biyo ka cabaan , oo isugu sheekaynaya jaamacad ayaan dhisanaynaa, lol.lol. xirfad kale ma waydeen .

ugaas baan ahay, ugaas baa idhalay, ugaas aa iqaba. waana tuugsanaa isma qaado.


ninkii qosol iyo maad raba bogaga mareexaan ha akhriyo, lalabo iyo yaqyaqsi badanaa duulku sow wax ma baran?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarmareexan.

Thursday, February 01, 2001 - 04:20 pm
to ANNANYOMOUS.

WAXAAN KU XASUUSNIYAA HEESTII AY HOBALDA QARANKA EE WAABERI IDIINSAMEEYAM KA DIB MARII LOO DHABA GELEY ARIMAHII QURMISKA EE ABUURMAEY 1978.

INKASTOO LOO BAAQOO LOO SHEEGO BARWAAQO.

DADBEY MEELI BUKATAA BUKTAA,BUKATAA DAD MEEL BUKTAA.

AAN BARNEE NOO KALASAARO BAYAN KA CADEE.

KII KA NAGA BARAA HAYNAGA BARO.
BAASHE U LEEXDAA HAYNGA BAYRO
DADKA BINAAYA HAYNAGA BAYRO.

LOOMABA BAAHNEE HAYNAGA BAYRO.

ANY MARKA NAFTA U YAABTANA INAADEEROW MAREEXAN GAALKACAYO KUMA TAQAAN RAGII MA NOOLA. MARO MARKAAD NABADYRI TIMDAN WAR REER BAADIYANHN MAREEXAN.

MAREEXAN SOOMALI OO DHAN AYAA ABAAL LAMA ILAAWAN U HAYSA HORMARKII UU GAARISIIYAY GEEISA DHULKISIIA GUUSHA U HORSEEDA GEERIDA DISHAA GEEDKA HA BO. WAA GEESIGII UMDA SOOMAALIYEED KA DIB U SI QIIRA LEH UGA TIIRANYOODAY DAWLADII RAYIDKA AYHAYD EE AWOODA YARED OO AAN DADKA CAAWIN WAXYAABAHA AASASIGAA.
GEESIGII SIYAAD BARE GUULAHA UU U SOO HOOYAY UMADA SOOMALIYEED WAXA UGU WAAWEYNAA QORAALKII AFSOOMLIGA, OLALAHII HORUMINTA REERMIYE EE SIDA CAALIMGA UGA HOWLAGALY DALKA OO DHAN IYO DAJENTII DANWADAAGAHA DADKA MASIIBADA XUMI KU HABSATEY GAAR
AHAAN GOBLKA WAQOOYIGALBEED HARGEYS,GACANLIBAX JARIIBAN,XARADHEERE, GAALKACYO. DHAMAAN BULASHADAA KALA AFKA IYO DHAQANKABA AH AYAA ABAHA UMADA SOOMLIYEED WAXA UU KA DHIGEY BULSHO MIDEYSNA OO SI WANAAGSANA U WADA NOOL. IYADO DADKASI DARYEELWANAAGSAN KA HELAAN WALALAHOODA KALE.

WAXA KA MIDA AH UBAXII KACAAN 21OCTOBER OO ISGU JIREY AGOOMAHA ILAMAHA AAN AABAHA LAHN WEEK WOMEN'S SINGLE MOTHER IY DADKA AAN LAHAN DHAQAALAH AY KU KA BILHAYN UBADKOODA.

HADABA SHAKI KUMA JIRO IN HALYAGAAS OO AY TAAKULANAYEEN QABIILKA BALAARAN OO U KA DHASHEY GEESIGA AT U SOO HOYEEN UMMADA SOOMLIYEED TAARIIKH LA MA ILAAWNAH.

HADABA HADII AAD TALO IYO TU SAALE U BAAHANTAHY DHAMAAN AKHRISTAYAASHA QIIMAHA BADAN EE SO BOQDA BOGAN FADLAN KU REEB QABIILKA AA TAHAY IYO WAXA AAD NOOGA SOO HORJEEDO SI TAARKHDU U RUNSHEEGTO XAALDAHA AY SOO MAREEN UMMDA SOOMALIYEEN OO LAHAYD WEJIYO BADAN.

HADII AAD DOODCILMEED HAYSO FADLAN WAAD LA IMANKARTAA ADIGOO WEYDIISANYA CODSI BEESHA KU KUALNTA PEKAN.

WAA MAREHNGIRL HALKU DHEGA BEESHU WAA HADAL YAR IYO HAWLBADAN. BIYO SACBADAADA LOOGA DHERGAA.
DAGAAL WIILKUMA DHASHO EE WIILBAA KU DHINTA
SOOMLIYA HA IS RAACDO SOOMLIYA HA MIDOWDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAWAA

Thursday, March 22, 2001 - 08:09 pm
Waan idin salaamay inta bah weynta mareexaan .inta kale ee ilmo dabo ka keen ha iska caytamaan waa u fasaxan yihiin.war meeyey ninkii gorod ahaa xagee buu ku dhibcay waxaan umaleynayaa inuu gaaray ceelkii ilaahow nabad ku soo aruuri.teeda kale arinta nuuradiin waa arin wanaagsan waa in ceelka iyo in alle iyo intey umadyadu degto wax haloo taro waxaan isku dayayaa inaan wax ka geysto hadii alla yiraahdo.war mareexaan war halaga fogaado qabriyadaad dhahdeen waanu siyaaranaeynaa waa denbi oo kabaa'ir ah waxaasi waa waxyaabihii ay naga dhaadhacsiiyeen nimankiiwadaada iska dhigi jiray oo inaga dhshay sida Bahluul iyo abogedo war qabuuraha hal wax waad u tagi kartiin hadii aad doonaysid inaad alle cabsidiis saa'idsato wabilaahi towfiiq.

waa anigoo la idhaho AAWAA good by qaraabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoog sade

Friday, April 06, 2001 - 05:15 am
waan idin salaamay sxb reer c/waaq damaantiin reerkii majeerteen la,oran jiray horta ciriiri jecelaa haloo naxariisto waayo intaas way caytamayaan idinkuna maynaanfahmin macnuhu waxaa weeye aan soo noqono laakiin hal shuruud ha lagu xiro oo ah inay iska iloobaan sheegashada j/hoose hana ogaadaan dagaal inaan naloo tilmaamin dar ilaahay baan ku noolaan jiray iyo duul la weeraro walee mar dambe sacad kaama celiyo idiot foqol idiot

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad xusen

Friday, April 06, 2001 - 11:13 am
to. all reer caabudwaq.

walaalayaal waxaan idiin soo gud binayaa salaan
tan xigta fadlan halkakan hakaga faaloonina arimaha beesha haddaad jeceshihiin inaad isdhaafsataan araah fadlan isa siiya e-mail yadiina,
waana mahadsantihiin

waa
walaal kiina faarax siyaad.
[JELLE]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libax mudug

Wednesday, April 11, 2001 - 09:56 am
marexanow waxaan arkay qof aanan runtii garanayn nooca dadeed uu yahay oo magaciisa ku sheegay muudeey gaalkacyo oo cuqdi xun qaba marka waxaan rabaa in baaritaan dheer lagu sameeyo xanuunka intaa le,eg ee hayo wuxuu noqon karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 12, 2001 - 08:50 pm
Let me ask you question all of you, is there any one who was born abudwaq here or you all came from different place and need a place to name with. any way reer balanbale is funny people and they cann't beat abudwaq and rest of mudug can't. I am looking some people who was born there to be friend with and if you don't you can fool me because, I was born there. I live where there is no somali people and to see my people here is privelage. but who is who that is question.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.