site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhirta iyo Daaqa Burco

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Dhirta iyo Daaqa Burco
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoshqoshle

Unrecorded Date
Waxaan ardey ka ahaa Machadkii Dhirta iyo Daaqa Burco sannadihii 1982 - 1983. Waxaan isku lood aheyn 35 nin oo caan ahaa ayna ku jireen rag lagu neynaasi jiray qufol, qaala-qaala, cabdiqamiis iyo rag kale. Waxaan jeclaan lahaa in ragaas 35ta ah wixii ka nool aan dib ula xiriiro. Hadaba haddii aad ka mid tahay ama aad taqaan meel ay ku sugan yihiin fadlan igala soo xiriir oo isoo wargeli email: oabdinur@stronguk.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Unrecorded Date
Waan ku salaamay marka hore.Salaanta kabacdi
waxaan ku farax sanahay in aad tahay nin reer
burco ah.lakiin waxaan ka xum ahay inaan ku
caawin karin.

salaan cilmi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mcm

Unrecorded Date
Waxaan u malaynayaa nin aniga iigakaasoo dhow oo ku caawinkaraa in aanu jirin anigu waxaan ku koray xaafadii shacabka ee iskuulku ku yaalay
iskuulkana kamaan dhamaan jirin.
xaafadii karaashka ayaan soo dhex mari jiray hadii aad xasuusato.
<GOOD LUCK>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walnut

Unrecorded Date
Burco eeropoor muku yaashaa?
Waryadahee Burco madaar ma leedahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI BURCO

Unrecorded Date
MAKU YAASHAA, AFXUME BAAKHAD YAHAY KA BAX MEESHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqacarabta

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin
walaal waan ka xumahay in aan ka caawin karin
magacyadaa laakiin waxaa aqaana araday ka baxday
waqti ka horeysay sida jama karaaciin ma aha ka
oradka anigu waxaan ku jiray sheekh bashiir
sanad dugsiyeedkii 1981 waxaan ahey reer burco
oo deganaa suuqa carabta
bal hala iska war hayo.
suuqacarabta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waad salaaman tahay ninkaa degenaa suuqa carabta
anagu suuqaa maan degenayn laakiin dhalinyaro badan ayaan ka aqaanay qaar aanu isku kalaas ahayn iyo qaar kaleba.kuwaa aanu isku kalaaska ahayn waxa ka mid ahaa <cabdi xaaji>shaadali walaalkii.
suuqa carabta waxaan kaloou iman jiray iskuulkii praafitka ahaa ee< cabdi cabdilaahi> .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqa-carabta

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhammaantiinba
walaal shaadali waan garanayaa laakiin ma garanayo
iskuul private hase ahaatee waxaa jiray nin la odhan jiray abdi abdillaahi oo aanu isku fasal
aheyn from mohamud ahmed ali to sheekh bashir
naaneystiisana waxaa la odhan jiray gaceyro
waxaa kaloo jiray nin iga horeeyey hal sano oo isna la odhan jiray abdi abdillaahi waxaan jeclahay inuu markii u dhameystay sheekh bashir u galay jaamacaddii gaheyr.waxaan walaal jeclahay
in aad iga waranto haddii aad garanayso nin la odhan jiray cisal oo film qulunbe shidi jiray meel uu ku dambeeyey.
waad salaamantahay hala laga war helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waad salaamantahay walaal adna,walaal cabdi cabdilaahigan aan kuu sheegayaa wuxuu ka baxay machadkii carabta,waxaan u malaynayaa iskuulka in uu furtay 1985 ilaa intii dagaalku bilaabmay ka hor .Aniga qudhaydu sheekh bashiir ayaan dhigan jiray waxa kaloo aanu isku kalaas ahayn <maxamed xuseen gurey.> odaygii nootaayada ku lahaa suuqa carabta.walaal ninkii sinimihii ina qulumbe shidi jiray ee cisal magacaa waan xasuustaa laakiin sidii uu u eekaa ayaan ilaaway,mana garanayo meel uu ku danbeeyay.macasalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoshqoshle

Unrecorded Date
Walaalayaal waan idin salaamay dhammaantiin.
Waa ninkii boggaan bilaabay. Wali mahayo cid ii soo sheegta raggii kabaxay machadkii dhirta iyo daaga sannadkii 82-84 ee 35ka nin haa. Suuqa carabta ayaad nagu hafteyseene ragaas soo sheega. Xamuush iyo Daalo inta u dhexeysa karaadiya iyo dukaankii kackaca iyo bejiyaha. Don't tell me kackac laguma iibin jirin Burco!!

Qoshqoshle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

thecnical institute burco

Unrecorded Date
kac kac=istaag istaag
bajiye.waryaa...u scared me away

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacad Yoonis

Unrecorded Date
Iniga waxay ila tahay in QABIILADA degan BURCO WAA habar yoonista iyo habar jeclado ay ka saaraan magaalada iyo weliba agagaarkeeda qabiil ka looyaqaan Muusa Abokor. maxaa yeelay waqabiilka Burco dagaalka so keeye ka riday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuqa-carabta

Unrecorded Date
sacad yoonis:waxaan loo fadhiyin baad meesha keenaysaa asxaab ayaa halkan ku wada sheekeysaneysa ee daydayo meel lagu hadal hayo
qabyaalad iyo dagaalo laga bogsadey illaahay
toobada ha ku waafajiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Unrecorded Date
ninka qoraya laba qabiil qudha deganaa Burco ha ku noqdo taas, tiradana ha ku darsado ragii raga ahaa waa (Ciise - Muuse).
Uma jeedo qabiilnimo iyo xumaan laakiin yaanay kaa qaloocan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buurdhaab

Unrecorded Date
Sacad yoonis

Nin ka qoray in Magaalada Burco laga saaro muusa abokor makahore makasaarikartaa mise waad is ka tidhi, midakale ogow in muusa abokor aan cid na ka saarikaraynin, hadiise ay dhacdo ba makulatahay in gaadi burco kategay gaadhayo laascaanood ama gaadhi burco ka tegay gaadha yo ceerigaabo ama xiis iyo maydh, markaa hariyoonin miskiinyohoy, ogowna nin na magaalo lagamasaarikaro ciduu doono ha ahaadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mcm

Unrecorded Date
waar kaagaa sacad yoonis la baxay qabiilka magaca haka dilin, hadii aad tahay sacad yoonis qabiilkaaga magaca kamaad disheen,bogan ragii ugu horeeyay ee furay ayaan ka mid ahaa, waxaan kugula takinlahaa sheekada ha naga xumayne nacnada iyo namiimada meesha kala tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
TO:REER BURCO

waad salaamantihiin dhamaatiin

marka hore waxaan ka xumahay inaan caawinkarin qoshqoshle.

waxaan layaabay in rag burco sheeganayaa waxaan ku hadlaan. waxaan uga jeedaa inkasta oo aanan ahayn reer burco ama reer waqooyi haddana waxaa lagu tiriyaa reer burto dadka ugu maskaxda badan soomaalida ama ugu aqoonyahansan. marka aqoontiinii ma waxay noqotay burto in lagu tilmaamo magaalo laba reer degaan ayada ooy degaan dad aad ufarabadan oo kala qabiil ah . waxaan jeclaanlahaa inaad ii kala cadaysaan in reer burco sidan u fakaro ama ka simanyahay aqoon gaabnidan aad muujiseen iyo inkale. raalina halayga noqdo idinkaa usoo jiiday in reer burco sidan loola hadlo

waxaan mar labaad raali gelinayaa ninkii bogan furtay inaanan arimuhuu ufurtay ka hadlin
wasalaama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samsam Salah

Unrecorded Date
Aslaamu caleykum

Walaal waan ku farxay boggan aad ku xusteen reer Burco, waan ka xumahay oo ardeydaa aad sheegtay waxba kama garanayo, laakiin waxaan doonayaa in aan hanbalyeeyo dhamaan reer Burco sidii wax ku oolka ahayd ee ay u dhiseen magaaladooda gaar ahaan meeyarkii Burco Maxamed xuseen.

Waxaanan odhan lahaa waa tusaale iyo taariikh meel mar ah, intaa waxaan raacin lahaa in Soomaliyi kudayato horumarkaa cajaa'ibka ah.

Raali ha iga ahaado qoruhu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawii

Unrecorded Date
TO SUGE

Hadii aad tahay reer somaliland ku soo dhawoow burco, hadii aadaan ahayna visa soo qaado.
Reer burco waxaa laydinku tiriyaa dadka somaliya ugu maskaxda wacan taasi waa wixii na hoday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa uud

Unrecorded Date
agaranaysaan . sacad ,noome iyo ilkacase.qoshqoshle,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEL.ABRAHAM

Unrecorded Date
yaa garanaya cawaale suqaar.
waxaaan umalaynayaa gabadha tidhi halagu daydo horumarka burco inaaney waxba ka ogeyn.
May last year ayaan tegey oo aan soomaaliland meel walba soo marey walee waxii ka dhacayey waam la ogaa xabadaa gidaarada lagaga gabadaa siigada iyo boodhka ka dhacayana fulu aya kugu dhacaya mida kale waa wada kharaabado xataa motel la seexdo male hadaad heshana musqusha ma heli kartid barbarada iyo balaayada joogta saaxiibayaal hargeysa meel xaga nolosha dhaanta male dalxiis arabsiyo dheh.
sheekh iyo berbera ayaaba dhaama waayo sheekh one ayaan joogey waa meel iska degan oo nadiif ah.

REER BURCO MARKAA DADKA AAN ARAG HA WAALINA DAD WADA QAYLINA OO DAGAALAMA OO UL IYO MIDI WADA SITA WEEYEE.

IGANA RAALI AHAADA CIYAALA BURCO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
to abraham saaxiib burco iyo hargeysi waa laba magaalo oo walaala ah hadaad wax garad tahayna midna maad caydeen waxaanse ku leeyahay mayaad kaxuntahay in burco horumarsamaysay xaasid xaasidna ma aflaxo la soco hargeysa ma dhisnaan karto burco la, aan insepereble once.
sacadyonis ka isku sheegay waxba matihid hadaad se tahay isweydii meesacadyonis are they burao?
waxaan ku leeyahay edebyeelo idiot dadkana waxaa liidnimada ah kala dhexbax.
afkaarta wax halaga bedelo saaxiibayaal
ninkii odeyga ahaa ee bogan furay ha iiga raali ahaado waxbaan nadiifinayaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Unrecorded Date
Aad ayaan uga xumay in qof reer harheysa sheeganayaa caayo Burco , aniga oo ka mid ah Hargeisa dadkeeda waxaan aad ugu faraxsanahay horumarka ay gaadhay Burco iyo sida wanaagsan ay uga shaqeeyeen dhakhtarkii weynaa ee magaalada,
waan ku hambalyaynaya marlabaad waxaanan leeyahay halkaa sii wada ,una faa'ideeya inta kale reer Somaliland.
jama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaace

Unrecorded Date
Mel Abraham

Waan ku karbaashi lahaa hadaan meel kula joogo.Burco Cayba malaha nacasyahow.Dagaalkuna waa waxa ninka raga lagu garto ee ceeb iyo caytoona maaha habaryahay caanaha lihi.

Waa garaace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MCM

Unrecorded Date
Waar nimanyohow reer soomaalilaand mid baan idinku soo kordhin lahaa,waxaan ahay nin ka mid ah nimankii ugu horeeyay ee bogan fura, mana aan filayn in nacnacle waliba ka hadlo waxaan loo jeedin.waxaan kale oo aan ku dari lahaa(as somalilander)Burco iyo Hageysi waa laba magaalo oo wadadhashay, dadkooduna waa walaalo,waxaanse u malaynayaa dadka caayaya (H)ama (B) aanay uba dhalan ee ay yihiin beenaalayaal isku dir wada.
Reer soomaalilland waxaan kulatalin lahaa in ay iska ilaaliyaan nimankaa namiimada wada.
MACASALAAMA REER SOOMAALILAND.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.