site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BARRI

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: BARRI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W/barri

Unrecorded Date
Waa dhul waligiis aysan xabad ka dhicin hal mar oo Qadar Alle ku dhacday ma oyee. Waa meel ay dadka yaqaan u mahad celiyaan oo nolol ku haboon inkastoo dadkaan aqoon image xun ka heystaan. Waxaa naxdin ah in maanta uu ASKARI kacaankii hore soo tababaray uu meesha maamulkeeda sheeganayo. waa meesha kaliya ee labaatan jirka u dhashay gobolka uu taajir yahay kontonjir xadka itoopiya ka yimidna maamulsheeganayo, waa gobolka kaliya uu askari wadan shisheeye soo gumesyteen caqli aan milatari aheyna aqoon dagaal ka dhaliyay oo beesha meesha dagan cadow isu tusay, waa gobol isku filan oo aan u baahneyn waxaan Alle aheyn, waa gobol ay cilmi aduun iyo mid diini ahba yaalaan hadana aduunayada inteeda kale u furan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Unrecorded Date
WAAN KUGU RAACSANHAY IN KASTOO AANEN AHEY REER BARI LAKIIN REER KEYGA AYAA HALKAAS U QAXAY NABAD BEYNA KUU NOOL YIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
wow abow bari inaan guri ka gataan rabaa inkaston mj ahayn hadana kama fogi ma ii shegi kartaa magaalada cm waa i fahantan u malaynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWKANIIIINI

Unrecorded Date
,,,,,,,,Ha kaa saarto,,,Calaacal iyo Cataw,,


N-E-E-F-O-O-W-K-A-N-I-I-N-I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Bari in kasta oo ay tahay meel aan dhibaato aad u badani ka dhicin, ta kusoo socota ayaa ka daran,wararka waad akhrideen ayaan umalaynayaa,in uu cabdilaahi yuusuf sexeexay sexeex uu la galay sharkad ingiriis ah oo qashinka ku daadinaysa bari iyo gobolada ay xukuntaba.waa arin aad looga naxaa
qashin yurub ka yimi oo iyaguba ay wadankoodi kala soo fogaadeen wadankaaga ubadkaaga iyo ubadkoodba saameyn doona.waxaan ka codsan lahaa nimanka reer bariga ah ee wadakooda jecel in ay wax u qabtaan wadankooda caruurtooddaba.ASALAAMU,CALYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUH..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Unrecorded Date
SHIDO BARI WAXAA GURI KAGATA DAD AAN MJ ISKADAAYEE AAN DAROD AHAYN MARKA HADAAD RABTID GURI IYO NABAD GALYBA WAAD HELEESAA.
BALSE MAXAAD CM KAWADAA WAXAA JIRA LABO CM.
MAKUWA BARI DAGA MISE KUWA MUDUG?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mar hadii uu Cabdullahi yuusuf ku fashilmay Kismayo tilaabadiisa labaad waxay u muuqataa iney tahay inuu Bari baabi'yo. Marka reer Bari waxaan kula talinlahaa inay Askarigaas waalan iska qabtaan,waxay ila tahay inaan askari xukun jecel aan dhamaanteen ognahay meeshii uu na marsiiyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
KU;NINKA CARAYSAN OO LAAN GAABKA EH

C/LAHI WAXAA U DHIIBAY WAA TOLKII EE TOL YEELO,
SIDII DHURWAAYADA DAGAN XAMAR ISMA XAG XAGANO
WAA WAXANU NAHAY DAD MAAMULYAQAANO TAN IYO WAAGII LAKEENAY MAGAC SOOMAALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Unrecorded Date
Walaalayaal Dacar waa runtiis oo c/yusuf waxaa u dhiibtey dadka degan dhamaan meesha hada loo yaqaano Puntland, waxaana lagu doortey nidaamka loo yaqaano PR system, waxaana laga qaadayaa marka nidaam doorasho lagu bedelo.

Thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neeefooowkaniiiini

Unrecorded Date
,,Anon waaxay waxaad saadineyso,, ma kuwa isku hurgufayoo kalaad mooday ,, Anon halakani armeey howl ayan kaa oolin,,tag meelayowgaagii,,,,,...


N-E-E-FO-O-W-K-A-N-I-I-N-I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey

Unrecorded Date
W/barri

Boowe,bari laga reesay,bariis caano leh iyo baasto suugo leh baan mudug iyo magaaladii gaalkacyo eheed baa ka cunnaa.Hada boowe markii bari iigu danbeese wexeey eheed meel sidii naartuu jahanamo qoradeedu kuu holceeso,oo cunno aa malaay iyo hilib macluul ah...hadaa boowe caladeeyda iyo lamadeey jaqaf gaalkacyo ka aruusan donaa oo dhulkii iyo carigii bari isku dhigi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyood

Unrecorded Date
War heedhaya dadku iska wacanaa,ma jiir mirmiisaa mise dooli xaar ka dherge??war ma
baraa nolol haboon loogu yimaadaa???...war hade ilmo adeeroyaalo hadaanan tagin nafleedaan warkood waa iska qaadan lahaa,bari waa neel saxariir iyo macluul loogu dhintey,balaad lawada uusyo weyntihiin:rag iyo dumarba gooryaan mulaax bee rinsanyihiin oo caloosha ku sidaa.Cilmigiina waa xan,oo martisoorkiina waa xaasinimo,hade adinkoo xoolihii idin kakala bateen baa ka baqtidiin.war heedhe,beelaha bari ma weligood beeyan cadownimo aqoon??xan beeba idhaha kaaga siibayaan,Rag iyo dumarba waa uubato.Cali iyo caasho ima weediineeso inaaysan Mudug aadan gaareen,xin baa indhu indiin gureen,guntii majeerteeney,ha iska nacnaac badnaadee wax cumar maxameed dhaamo majeerteen kuma jiro!!!!,reer bariguna soomaali waa u liitaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyood

Unrecorded Date
War heedhaya dadku iska wacanaa,ma jiir mirmiisaa mise dooli xaar ka dherge??war ma
baraa nolol haboon loogu yimaadaa???...war hade ilmo adeeroyaalo hadaanan tagin nafleedaan warkood waa iska qaadan lahaa,bari waa neel saxariir iyo macluul loogu dhintey,balaad lawada uusyo weyntihiin:rag iyo dumarba gooryaan mulaax bee rinsanyihiin oo caloosha ku sidaa.Cilmigiina waa xan,oo martisoorkiina waa xaasinimo,hade adinkoo xoolihii idin kakala bateen baa ka baqtidiin.war heedhe,beelaha bari ma weligood beeyan cadownimo aqoon??xan beeba idhaha kaaga siibayaan,Rag iyo dumarba waa uubato.Cali iyo caasho ima weediineeso inaaysan Mudug aadan gaareen,xin baa indhu indiin gureen,guntii majeerteeney,ha iska nacnaac badnaadee wax cumar maxameed dhaamo majeerteen kuma jiro!!!!,reer bariguna soomaali waa u liitaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islan_Cabdulle

Unrecorded Date
kuwa u doodaya askari ethiopia ka yimid amxaaro ay soo tababartay daraad markuu kismayo ku fashilmayna waad ku kacdeen shalay markuu diinta iyo waxbarashada fara gashtayna waa ku mudaaharaadeen barrina markuu xabashi wadanka dajiyo waad ku farxeysaan ama uu u saxiixo in kaniisado laga dhiso buuryo-qab buurtinlena timowayn dadka ku layso, adinku meel isugu hagaaga. Wadaadkiina iyo askarigiina waa isku mab'da markey guriga ku jiraan haduu masaajidka yimaadona waa wadaad toosan, munaaqada cid baa lagu yaqiinayee xageed idina ka keenteen mise askariga soomali oo dhan dhiigeeda cunay ayaa idinka dhashay ayaad la qab weyntihiin. Inuu BEENLAND madax u yahay BADDAna gaalo ka gatay kismaayona ethipian ku soo wado waa la ogsoon yahay ee waa musiibo qabiil dhan oo askari iyo wadaad isku fikrad yihiin. Miyeydaan cibro idiin aheyn wixii inna masale ku dhacay mise quursi ayaa idiin dhimay, reer "LAFTA GEELA KALA BADHA" hurdada ka kaca oo qabyaal iyo maamul kala saara, ina yuusuf waa shakhsi waxaan dhib aheyna idiinma geysan ee runta ha ka nixina. Laftuu ka dhashay kaliya imisuu xabad ku hogaamiyay lacagna dhaafsaday walee bacaadle runtee daaha ka qaaday,

<WADANI>
Shaati qabiil iyo mid wadaad ha isla qaadan ee meel ha laguugu soo hagaago,
Marna dadka ha wacdin marna mujrim ha taageerin ee meel ku ekoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Unrecorded Date
to> islam...
wax makuu sheega ina yusuf waa layaqaan dadka puntland dagana wayaqaaniin haduu dhibaato wado ayagaa iska qabanaaya maahanA dad iska dabagala qofkii shido wada sida kadhacday xamaroo kale.

to> moodey _gaalkacyo
war nacas yahow wax makuu sheega dadka Bari daga iyo Kuwa Mudug daga waa dad walaalo ah xumaana caloosha isuguma hayaan hanugu khaldin H.Dabamadoobe
Bari wixii yaal waalawada ogyahay in aynabad iyo xushmo iyo illaahkacsi taal. waxaana tahay nin xaasid iyo xuumaan wada oo dadka walaalaha ah isku diraaya aduu gooryaan iyo sheydaan caloosha kaaga buuxdaayee KAKUD MEHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Unrecorded Date
to> muudey
adigoo kale anagu lama hadalno isku heermanihin
balse hadaa kuusheego Bari illaah ayaa nabad siiyay idinkoo kale oo maa walin walba isdilaaya oo xamar baaba hadhigay manihin ee waxaan ku dhihilahaa ARI XAMAR MADOOBEY WAA LAGA REERSTAY IYO •••••• DABA MADOOW ORODOO SAKIIN LAQ
ALLEELAHY INAAD TIHIIN DULE CAMAN KUUSKUUSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to dacar
doqon doqon doqon aa tahay
hadii laf dheeri iyo laan dheeri wax tarto kuwo badan oo kula mid aa wax ku heli lahaa
c/laahi yuusuf tolkiisaa u dhiibay war odayga waalan hadii uu tol leeyahayna waa kuwa isaga ka daran oo tolka aa sheegaysid oo dhan aa aanba farahadooda kala aqoon ialyn kaasayba wax u dhiibteene , ninka saxiixay in dhulkiisa qashinka lagu daadiyo saa tolkiina waaba sii doorteen
maxay dadka mahamed siyaad afka ula galaan c/laahi yuusuf ayba xukun u dhiibane ,ninkii tiisa u daryeelaa tu kale ku dara
nacnacdaa iyo qabiilka aad isku malaysay inaa dadka kaga fiican tahay iyo laan dheerida aa ku faaneysid la tag meelaha maqaayadaha ee duliyada adoo kale ah isugu yimaadaan ,anaga qurunkaa iyo waxbaa laan dheer ama laan gaaban ama reer hebel ah waa ka buskoodnay
waxaa igu fiicnaan lahayd inaa ku arkaayo oo si fiican aan kuugu jawaabi lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaye

Unrecorded Date
•••••• uraye life samysa waa idinka xamar koox ukala dagan hala magaal cabdilahi yusuf waa libaax libaax dhalay ee idinku kuwii dameerka wadan jiray talo ma idiin la yihiin ,idoorna oroda cigaal qaniis oo habar awal ah baa idin taliye oo waxuu soo tugsadaba haraysa gasha .ninka page furay umalayn mayo inuu yahay nin wanaag ka talinay war mahawiyee xayawaan baad ahayd raba inuu dadka taolka ha isku diro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To liqaye

Waxaan kuu sheegayaa, waxaan filayaa shakhsi maan gaab ah ayaa tahaye, haddii aad aragtay ereyo ku cadho galiya, ama la caayey halyeygaagii, indhaha hayska ridin oo geed walba haysku qaadine. Cigaal iyo dadka sharafta leh ee aan qudhunka walaaqanayn wicilnimadaada ka dhaaf oo dadka kula hadlaaya si raga nimo ay ka muuqato ugu jawaab, caanaleyahay, oodaha jiidanaysaa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Aloow alle,ma ragii labeebka u badnaa(reer barigu) oo dermaha falkin jiroo,laafyaha dhaareera,oo codadkii haweenka ku buraanburi jiraa hadlaayo oo hawiyo wenye wax ka sheegaayo??,oo weliba madoow beey dac ku caaynayaan,CABDALE IYO CAWAREEROOW,
Taariiq hade maxaa ka taqaanin;soo tihii hoog iyo halaag curadadii cabdale iyo cawareere ku rideen keenadiid iyo guntiin majeerteen bari;war miyeenan gebdhiinu gablan,guumees iyo garoob aanu ka dhigan???oo soo taan keenadiid talyaani gacal u gelinoo,sidii futada ••• looga wade asagoo ildhool oo miyir iyon maan haa'n soo laaban.....xashaa lilaab,war hawiyo weeno,wacan oo hiboon iskaba daa ee sacad siciid ragii ku aadi waaye adinku mahaa?? sotaan saan kuu ceeranaaye ilaa iyo dhul kiinyaati ku dhigay?oo naagihiin iyo ragiin la wada faroxumeeye.Hadabo waabo reer bari,majeerteen dhalad eh hadee ahaayeen wax beeba ahaan leeh,Midgihii cali saleebaan iyo dashiishe baa dad is moode..CAJAA'IB!!!!,
WAR hawiyo waa la yaqaan oo weliigod baa la yaqiin,Oromo-wiifo darood yaa yaqiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
KU;BEESHA MAJEERTEEN SHARFANE
war hayaay war aamusoo iska cayriya weerkaan idin hoos jooga ama laad kabadiyoo,udiraan diriya halkaas iyo meeshii beleda jirtay ee aabihii dhigay,inlee waa hud hude soo indha haye,

war arinka intaas wuu kafog yahay oo anaa idiin hubee,iska jira injirta oo waa nimankii dhagarta badnaa oo tan iyo waagii ,dhogarta meelaha la taagnaa alow yaa usheega xaajiga ama saciinka reerka.----


dacar;;;;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAR NIMAANKIINAAS MUSKA ISKU QARIN HAYA

WAR C/LAAHI DEE DOORASHUU KU YIMIDEE KEENA WAX DOORASHA,XAQ AH KU YIMI MEESHA,HADII UU ASKARI YAHAYNA INAGAA UBAAHAN,MISE WAXAAD DOONAYSAA MID JILICSAN SIDIINA OOKALE;;;;; CAAASHAA KULULAH

ILAAHOW C/LAAHI KUU DANBI DHAAF

AAMIIN;;;AAMIIN;;;AAMIIN;;;AAMIIN;;;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim_Democrat

Unrecorded Date
Waryaada war maxaa idin helay, waa idinka goobta la yimi afaaro qabiile, maad wax kabedeshaan mowjada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim_Democrat

Unrecorded Date
Waryaara, war maxaa idin helay, waa idinka goobta la yimi afaaro qabiile, maad wax kabedeshaan mowjada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhaqtarka Biijada

Unrecorded Date
PuntLand = MajerteenLand
Yaa doorday C/laahi Yusuf aan isweydiinee...soow reer daba taag iyo kuwii coomanka weynaa maahan waa yaxartii majeerteene, taa ma doorashaa ileyn waa nin qabiilkiisa soo doortay.
C/laahi Biijo iyo midgihii Bari ma hadeey bilaaween ineey Qashin sun ah badaha soomaaliya ku qubaan, war reerku imaan daranaa oo sun beeyba lacag siisteen.
Xamar waxaa lagaa daawada biijada ee soo dira ina yusuf afka haloo daweeyee.
"Balaayaa ka dhacdee biijo maa basbaas la saaraa" ...duqa basbaaska halaga ilaasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iljeex.

Unrecorded Date
Asxaabta assalaamu caleykum.
Odagii darod ahaa waataan soo dhoweyney illeyn innagaa waddanka uga soo horreyney oo hadduu meesha waxba ku ogeyn sooma ordeen ee walaalkii buu ku ogaa meesha. Dee gabar qurux badanna waan ku darney oo wiilashuu dhaleyna gabdho ku darney oo gabdhihiisiina u guursanney oo markaa dadkii ku darney oo xoolo u aruurinney marka WALAALAYAAL reer ABTIGIIN ka xishooda oo dhiiggu yaannu idin qaban waa nabsiye illeyn 70% dhiig hawiyaa idinku jira. Waxaan idin leeyahay isla weyninka cidlada ah ha leyska illoobo oo wataa soomaaliya dhulka talla innagaana sidaa u galney ee sida haleysu dhaamo.


Diintaad markii hore kusoo gabban jirteen hadda waa laydinla bartey oo masaajidka weynee gaalkacyo waxaa ka tujiya reerihii abtiyaashiin nin ka dhashey ee bal ka warrama?. Madarasada weynee ku taallana waxbey ka dhiseen ee taana ka warrama?. Waryaada innagu reeraha bari daga ismaba afnaqaan ee raggaan wax wadaagga nahay waa reerahaan daris wadaagga nahay ee reer faan ee waxaad yeeshaan ceyda aayara dadku waa wada soomaali iyo walaalo. Hawiyaa idin dhaley sidaad reero dhan u tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
War majeeteen muxuu faanaa,barkiis waabo midgo madoow ee??,war moorgaankaan aa ka daba naqleeneesiin soo kii afweene idinka raaceey oo ragiinii u faro sheshey?..oo soo kii u hiilshe ninkii jareer iyo timo adag dumarkiinii ka adeejiye????...maxamed abshirkaad la lameesiin soo kii futada biyaha looga shubay??? oo c/lahi yuusuf soo maaahaa kii soo gaalshiro amxaaro ku uroo saabuuta cuni jirey?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAAR HAAWIYUHU KII MIDGAHA AHAA OO DABADA MADOOBAA MAAAHA,WAR MA GOBTAAA WAX KASHEEGI WAA ADUUN IYO XAALKIIII????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
war wax iskula hara oo qabiilada aa caaynaysaan iska daaya oo soomaali ma wax ay isugu faantaa leedihiin maanta idinkoo dhan baa dixri idin galee
ka fekera danaha dalkiina iyo ubadka soomaaliyeed ee meel walba daadsan oo gaaladu kaxaysatay , kuwa intay waxay cunaan waayeen gaasho u dhintay , gabdhaha soomaaliyeed oo xeryaha qaxootiga tuunsan oo nacas kasta iska kaxaysanayo hal abeen oo keliya ay waxay habeenkaa cunto ka rabto ,walaalyaaoll naga dhaafa doqonimada iyo qabiilka aydan waxba ku tarayn ee nacnacda ah
qof walba dib ha isugu noqdo oo soomaliya waa idinka dhexeysaye xagee ku danbeynee ama maxay noqon ka fekera
hadaan awoodo oo la iska goyn karo soomaalinimo waa iska goyn lahaa saa kuligiin duli baa tihiine
oo wax gacal iyo walaal laga dhigto ma tihiine war ubadka keliya ka fekera
nabadeey iyo dib isugu noqosho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Waroo war baa eedaa ee wankoo cadiinka!!!!,war ma hawiyaad gun ku sheegteen ankoo majeerteen ah???
war hawiyo waa dad dhaladooo gab ah,taas cali iyo caasho,ismo weediineeso,oo sidii waraaq cad,beey u cadahay ee,Majeerteen iyo ilmo UUR LAAC(udbo lacagta,iyo nahaabnimada aa lalaleesaan) dadka sheegta barkood waabo midgo madoow ee yexerta,tumaasha,midgaha,madibaanka iyo boonta ka mid yihiin,hawiyaha aad ku caayeseen amse aa ku sheegeesan madoow ma adinkaa ka cad???,ma ragii bidixda ka laafyoon jiraa ka nuurayo???Hade soomaali raga ugu madoow uun Darrood, oo weliba ugu foosha xun; waxaa tihiin ama u badan tihiin dad dhicisan oo gagaaban,madoow qadiid ah,ilko gadgaduudan,san balaaran oo timo sidii oodii kuu mudayo qabo,cuqdad daraadeed aad madoowga bidenimadiin baa hawiyo ula soo jeediniisiin,ekaanshihiin!!,waxaa tihiin ragii xer iyo leelkase soo reer sateen iyo kuwii 'carabta' maxamuud saalax oo aan dhulkeena yexero ugu wacno,carab ku yeera oo gabdhahiinana u guuriya,Taas wax uu beey noo sheegeeysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war ninkaagan HABARYOONIS ee sheeganaya magaca muudey gaalkacyood orodoo wax isku fal oo cigaal ka soo dhacso haweenkaaga shan shanta u soo xareysanaya sidii xoolihii tiisa daryeelaa mid kale ku dara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaye

Unrecorded Date
halaysaka ilaaliyo muuday gaalkacayod maha •••••• wuu ku gabanayaa waa idoor wagaash.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
War habaryoonis,maahi,gobtaa,kama aanan dhalan,gob kale aa alla iga dhigay,reer guneey,

liqaye,

war nimankaa irika ah,afkaa ka daa,boon yahoow boonku dhalay,inaad liitey tahay sidaa u hadashey(majeerteenka barkii see u hadlaan) baa ii sheegtey,wadigii sidii ragaa u dhalatey ee jaajiyeed yiri' idoor wagaash',aqrud iyo rabi yasir baan ku iri,awoowgeen cabdale iyo cawareeraa kaa hoos galney,coon yahoow,coonku dhalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakaba

Unrecorded Date
ku,Muudey gaalkacyo

arhoooy laqame kir iyo kac aa lagu yiri,intee iska arkeena gaalkacyo iyo muuday waxshimooo, waxshimahiiskale ar iga tag aalagu yiri ar yaa waaye unugaa ba naga qoslisay heee meel fariiso wax yahoow laqamaha eh noooo,abaaba yaaaaa markale kac wid aaalaki ere hooy may walaaagaan ooo adi abtugaasi hooy jaahilaaa niki aalaaseeee,
hooy magaaagan inteee haku bilili qaysate ani kood aaa ooodili sidii iin kooodaayi baaba dhimooday hooy ani digil aaali,i eray oo hadaa kooyi sheeek sheeeek maaaba iiin jeeedi hooba fadaasi dhusintaa kituseeeeeee, arwuuuuw meeelaaaaan meeeelaaaaaa ma,eh intiii ki daaaarin oooooooo birin aaaki,eri -

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
WAR HAYAAY WAR HALKEED GALAYSAAN HABAR GIDIR IYO MAREEEXAAAN

war niman yahow waxaa layiri mar hadii uuu ilaahay kuu gargaaro oouu laba kuu gargaaro deee marka kale ilaah ceebtaada ma,astura war waa somaali iyo labadaaa qabiil eee ama aqwaan ama OROMO ama ERETAREEYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWMALAQ

Unrecorded Date
KU;Muuday

areey xaad ummada ka rabdhaa ood maha,ula jaq jaqlayheysaa aree ka,kud maha unugaa isniqiina areey maha turjumaad loogama baahnee ka,kut qandha kula fool xuma badnaatee inya maha soo dustid aasaaad banba dhigaysaa aree waaku adigaa.

AWMALAAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAMIA

Unrecorded Date
to dhamaan
waxaa tihiin kuligiin caaclayaal e caacda iyo doqonimada maa guryihiina kula jirtaan.
ilaahow yaa idin dhaha diqsi biibiya inaydan u awoodin afkanoolayaal DULI, DULI ,DULI,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Unrecorded Date
TO DHAMAAN HW

WAR NIMAN YAHOW INTAAD CAYDA IYO HUNAQAACADA KADAYSAAN BEELAHA DAAROD EE WAXAAN IDIN ORON LAHAA HA XANAAQININA AMA HA MASEERIRINA HADAY DAAROODKA KUFAANAAN DADNIMADOODA IYO TAARIIKHDOODA
HANA ISDHIHINA WAXAAD JAJABINKARTAAN AMA BADALI KARTAAN TAARIIKHDA IYO WIXII UU DAAROD HOREY UGAARAY IDINKOO NAN WAXNA QORIN KARIN AANANA WAXNA AKHRINKARIN TAASOO KUTUSAY SA DADKA WALIGOOD HOGAANKA SOMALIYA USIDAY IN AY AHAAYEEN RAG KU ABTIRSADAAN DAAROD HADAAN D QAARKASOO QAATONA WAXAA KAMID AHAA

SIYAASADA

1. AXMED GUREY OO DIINTA KUFAAFIYAY ILLAA SUDAN

2. MAXAMED ABDULE XASAN (SAYDKA) OO UDAGAALAMAY XURIYADA SOOMAALIYA

3. XAJI ALI MAJEERTEEN (OO DIINTA KUFIDIYAYA DHAMAAN XEEBAHA SOMALIYEED)

4. YASSIN OSMAN ( ASAASIHII SYL)

5. ABDIRISHIID CALI SHARMAAKE SECOND PRESIDENT AND FIRST PRIME MINISTER

6. OSMAN KENADIID(QORAAGII WEYNAA EE AFSOOMAALIGA)
7. MAXAMED SIYAD BARRE MADAXWEYNIHII KAACNAKA SOOMAALIYEED

RAGAAN OO ADUUNKA MEEL WALBA LAYAQAAN OO SOOMAALIYA SOO HAYEY SOONA GAARSIYAAY GOBANIMO IYO QARAN TAAM AH.
HEEBADAAS ILLAAHEY SIIYAY DAARODKA AYAAD INTAAD MAHADSANID ORANLAHEED JIRO KAQAADAY!!!!!!!!!!!!
!!!!!!! CAAFIMAAD ALLE!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

WARNIMYAHOW BARTA SIDA TAARIIKHDA LOOSAMEEYO HAMOODINA QORIGA AAD LAGARIIREYSAA IN AAD TAARIIKH QURUX BADAN KUSAMEYN KARTAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanaaq

Unrecorded Date
Libaax is mood
Afartan xaar eee aad sheegtay garannaye goormuu Axmed Gurey Doorood noqday? Yaab....

ninkaas Doorroodnimo waxaa ugu dhawaa walaalkiis ayaa naag mariixaan qabay...Walaaanu u ahayn dooroode ma waalatay xaaryohow xaarku dhalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASKAbari

Unrecorded Date
Waa idinsalamey intii xaqa u ho gaansatey,taliska puntland garabka midig kataagan,

intakale oo mucaaradka lasootagan ogaada MASKA bari wuxuu kugu dilaa micida seeftaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
LIBAAX,

ALLAH waa iga qosolsiisey,oo waxaad beryahaan oo idil la maqneedoo oo goobta lagaa waaye,inleen habrihii darrood baa dhuusadeey guraan ka soo xagaxageeneeysey?...LOL..yahuu,allow adaa HAWIYO WEYNE iga daliyoo,tariiq been ah inaa soo tubiyo i soo tabin.

Ragaa soo tirey HAL-HAL baa kuugu qeexeyaa;

Imaan Axmed wuxuu ahaa Boqorkii AWDAL,oo marna magaalo madax u aheed harar marna seylac,wuxuuna u dhashay tolkaa gobta ahee DIRTA ah

INA Cabdile xasan wuxuu ahaa,ogaadeen(bal aan kuula murmo markaa runta eebe nafaray sheegtid!!!!),lakiin laf dhabarkii wuxuu ahaa amaba u badnaa hawiyo oo darroodka asagoo ka dhashay buu necbaa,oo wuxuu oran jirey waa jaajuusyo lama wejilaa,rugtii taleexna iney cag soo saaraan uma ogoleen.Sotii markeey sacadku ingiriiskii sayidka eraneesey laayoo,oo uu MAXAMEDCABDILE XASAN ku gabyey;Sacad waa ogaadeen hadii dhalasho loo eego,hadiiloo ab jiriyona waa ina amuudaan(alla odaguu been badnaayaa,malaha farxada iyo xaraaradaa ka badatay!!!!).Xaaji suudigii,kuuk iyo koofil markey maqlaan isku kaadshi jireen oo nin reer isaxaaq ah muuna eheen?,oo sayidka naftirkiisii markii la caburiyoo la ceeradey kii cari hawiyo ku cararey??(niman KARINLE HAWIYAA buu ku ag geeriyoodoo xabaaley,Darrood xaguu jirey markaa toloow?)

Xaji cali cabdiraxmaan,muxuu faafin jirey oo uu yaqiin???war kan marka u aasan soo ma aha?
oo boqoradii Geledi iyo kuwii biyamaaleed isku diri jirey maanan aheen?

Yasiin cismaan,dhibic banbeeyuu la ahaa,aas-aase yaashii YSL,oo badankood waxey u badnaayeed Hawiyo iyo raxanween

Cabdirashiid cali sharmaake,cabaadkiina awgeed baa madaxweene looga dhigay,gacantiina uuna ku dhintey

Kenadiid,maandoow muxuu qori jirey,bal i tus wuxuu qoray aan arkee?...maaye?...aawey...?..meel cidlaa haka faanin!!...ewelkiisi horena hawiyuu ku ag koroo kulna soo dhaqmoo,oo wax barey

Maxamed siyaad(afweene),wuxuu ahaa dhiigya cab aduunka,kii cadaa iyo madoobaa yaqiin,wuxuu ciiliihii darrood gaar ahaan majeerkeenka oo uu gabdhahoodiika adeeshey askar jareer ah!!!

Xikmad iyo hiboba Hawiyaa leh,xin iyo xaasinimona darrood baa leh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX

Unrecorded Date
TO>Muudeey_gaalkacyo
WAR MAX MAKUUSHEEGAA MARKA HORE ADIGOO KALE MA AHI OO MAALIN WALBA COMPUTERKA HORFADHIYA EE NIN SHEAQASTA BAAN AHAY FARTAYDA BAKHTIDAYNA MAGAAREYSID.
TAN LABAAD MAXAAD KUHADASHAY AXMED GUREY BAA DIR AHAA WAAD JECLAAN LAHEED AXMED GUREY WUXUU AHAA NIN DAAROD AH WUXUUNKA AHAA BARTILE EE ORODOO SOO WEYDII ODAYAA SHII •••••• EE BUURAHA KUUSOO DHISAY.

INTEENA UKALA WADAA OGADEEN IYO DAROD DULI YAHOW.

KEENADIID NA IDIIN KU IDIN BARAY DIINTA IYO AFKABA EE ISKA DAA SULDAANKAAS WAXAAN KU IRI CIMAAN KEENDIID ORODOO DIB U AKHRI WAXAA QORAY
HADAA RABTIDNA IN AAD ARAG TID AKHRI QAAMUSKA AFSOMALIGA HORDHICIISA.

BAL IISOO TIRI HAWIYIHII UBADNAA SYL
CABDIRA SHIIDNA CILMIGIISA IYO AQLIGIISA AYUU KUNOQDAY MADAXWEYNE BALSE WAA ISKA GARAN WAXA ICIL LAYIRAA IN AAD UMALY NEY SAAN IN AAN WAX LUGU GAARIKARIN.

AFWEYNE DINIDKUU IDIN HAYEY OO WAX IDINBAR KADIB MARKUU IDIKA TAGAYNA WAA OGTIHII XAARKII ADKAWAREEGTEEN.

MARKA DULIYAHOW WAXAAN KUU SHEEGAAYO ANIGA ISKA MASMEESAN EE WAA WAX LAWADA OGYAHAY MARAKA BEEN AAN JIRIN QURAAF LAAKIIN WAX MAKUUSHEEGA ADOOKALE ASAGOO NAAC NAAC LEHBAA ADUUNKA KATAGAA DULI FEERA WEYN ORODOO CILIMIGA SOO BARO.

TAARIIKH IYO GOBONIMO DAROD BAALEH, DULINIMO IYO DAYUUSNIMO HAWIYAALEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedoow

Unrecorded Date
iitali iitali aniga iitali hey tebib heytebin aniga heytebin heytebinoo,
weligaa waxaad ka fikirtaa waqti dhow dadkuna wuxuu ka fekeraa boqol ama in ka badan oo sano maanta in laguu taliyo raali ayaad ku tahay si aad ugu soo laabato xeebtii liido oyo cambihii. madaxweyne lasheegi karo waxaa idinka soo maray c/rashiid maalin cad ayaadna disheen qarankii soomaaliya ugu horeeyay waxaa shisay •••••• aadancade ilaa iyo hada waa noolyahay janankii ugu horeeyay daauud c/le xersi inaad taqaan ayaan u maleynayaa. ••••••• hadii aad tahay 60kiina soo gaartay weydii adeeradaa ninkii la dhihi jirey "juuni" ee aad maqaayadiisa muufada intaad ka cuntaan deynta leydinkaga qori jiray ha inkirin cay iyo iska hadal ma aha ee waa xaqiiq jira. war iyo dhamaantii 50sano ka hor ayaa leydin yiri dabaaltaa iyo doon gashaaba ••••••• dalkaan ka guur sagaashankii markii qaxa sideed u qaxdeen adigaan ku weydiiyee? dhul bari oo aan aqaan oyo boosaaso ayaad ka degan tahaye orod intaad ceytami leheed nin dhintayna ku faani leheed, dadka soo dhexga gabdhaha u keen xoolaha ku darso siyaasad cusub la imoow. hadii kale waxaa dhib qaba indhahaaga iyo faruuryahaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
waxaan ahay ninkii yiri barqa cad,xaarufaystay iyo nin faal dhigo hayga kaa dhacsho.....


DACAR-DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
hi Dacar waa faysale maadigaa dacarkii gaabnaa
ee reer He...ahaa...karingarfood lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FADLA DADKIINA MEESHA WAX KU QORAYAA HA ILAALIYEEN SHARAFTA DADKOODA IYO DALKOODABA,SABABTOO AH MAANTA WAA LAYDIIN DHAAMAA INAAD ISU CAYDAAN AMA AAD FAALO XUN KA BIXISAAN KANI WAA REER XAMAR,WAA REER BARI AMA REER WOQOOYI,WAXA JIRA WAXYAABO KALE OO IDIINKA MUHIIMSAN INAAD KA HADASHAAN,OO AY KA MID TAHAY SIDAAD WADANKIINII NABAD UGU SOO CELIN LAHAYDEEN UMADII AAD KA TIMAADEENA CILMI IYO CAQLI UGULA NOQON LAHAYDEEN,DAD IYO DAL BAA IDIN SUGAAYA E NACNACDA ISKA DAAYA.WAA WALAAL KA XUN HADALADIINA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
to Anon 21march.
afkaaga caano lagu qabay!.
finally someone with sences is here.
BRO/SIS thanks for this great advice and I hope they'll follow this advice instead of insulting one another.

SOMALIS GROW UP THIS AIN'T DOING NOTHING GOOD FOR OUR BELOVED COUNTRY AND OUR SOMALI PEOPLE WHO'RE IN NEED EVERYWHERE IN THIS WORLD.
PLS PLS PLS STOP THIS AND USE YOUR MINDS FOR SOMETHING USEFULL.

WARYAADA AWOOWAYAASHEEN OO XORNIMADA AAN MAANTA KU NOOL NAHAY USOO DAGAALAMAY OO XABSIYADA KU JIRI JIRAY MAANTA CEEB IYO NAXDIN AYAA HEART-ATTACK UGU DHICI LAHAA HADAY MAQLI LAHAAYEEN WAXAAD HALKAAN KU QORAYSAAN.
ISKU XISHOODA ILAAHAY INTA YAR OO XISHOOD AH EE IDIIN HARTAY IDINKAMA QAADEE.

LUV TO ALL MY SOMALI BROTHERS AND SISTERS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Unrecorded Date
Gidigiin qadhmuun baatihiin aan xaal qabne xaarweynida kala taga meesha wax isma dhaantaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
i'iiiih, UF, UF, UF, UF, UF, UF, UF, UF..........UF, UF, UF, UF, UF, UF, UF, ...........UF, UF, UF, UF, UF, UF, ......UUFFUUFFUUFF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadik

Unrecorded Date
waa cajiib waxaads halankan aad ku qorteen
miyeey idilatahay in laydiin taliyo oo madaxa laydiin ka istaago oo laydin gu maysto ma saas baad jeclaateen dad yahow
dad thow kagaca fadhiga oo meesha katashta
oo wada kulama fikrdahana is dhaafsada oo kakaca hurtada aad ku jirtaan


vänlig hälsningar:
soomalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadir

Friday, June 30, 2000 - 06:33 pm
Waxaa wax lala yaabo ah in dadka dadka ugu daciifsan,ugu Jaahilsan,ugu foolxumada badan ayiska dhigaan dad jiro war horta waxaan idiin sheegayaa ineydaan taariikh laheeyn,Bari meesha ladhahana waa meel nolosheeda Ilaah laga magangalo, GURI gaajo waaye(( GURI GAAJO WAALAGA GUURAA)) waxaan idinkula talinayaa inaad kasoo guurtaan oo aad timaadaan dhulka barwaaqada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharky

Unrecorded Date
to dadir

sxb aniga adiga ayaa kula yaabanhey
waayo adigoo ka timid buulo-barde
oo xeriyii qaxootiga ku jirey
ayaa meel aad shaqo ku laheen
iska so dhax galeysaa.....sxb
waxaan ku oran lahaa afka iyo
daba qabso.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO MUUDEY
AFKAGA CAANO LAGU QABAY.
SIDAAS AYAA LAGAA RABAA EE CEERSO BOONTA DAROOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Thursday, September 07, 2000 - 12:24 am
ZAKIYA abaayo waxaad umuuqataa qof wanaagsan marhadii aad intaas caydaadii kusoo koobtay balse waxa aan ku oran lahaa qabiil mafiicnee afkaaka ka ilaali hana iga xanaaqin maxaa yeelay kuuma fiicna mustaqbal ahaan BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Monday, September 18, 2000 - 09:57 am
TO CANCIYE
WAAD IGA XISHOODSISAY
ANIGA AHAAN MA AMINSANI QABIIL LAKIIN MARKAAN ARKO.QOF DAROOD SHEEGTO OO HADANA CAYTAMAAYO.WAAN ISKA CAAYA MARANA MARKAAN XASUUSTO DAGALKII SOMAALIYA WAXAAN IRAHDAA YAA SOMAALI KAA BADLO.
WIXII MUCJISO AAN SOO ARKAY AWGEED AYAA UNACAA QABIIL.WAA RUNTAA QABIIL WAX MATARO LAMANA AMINO.
WAAD KU MAHADSANTAHAY. SIDAA WAX IGU SHEEGTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anti- qabiil

Thursday, September 21, 2000 - 02:39 am
War heedhe nimanyahow wixii dalkii burburiyey ayaad hada sii wataan . Cay iyo ninwalba inuu qabiil eedeyo warheedhe maanta qabiil walba dhibaata haysata qabiil aan dhibaaton soo gaarin ma laha qabiil walbana qalad waa leeyahay siduu gof walbaba qalad uu leeyaha.
Niminkiina dalka dibatiisa jooga ayaa ugu taran markii uu ilaahay dhibatadii inaga badbaadiye oo dibada u carerteen ayaad isnacayab iyo qabiil edeen si wataan oo daka is ku tiraysaan.
Dadkii dalka ku haray dagaal way ka daaleen oo hishees bay wada rabaan. Nimankiina oo dagaalka aan arkin oo refugiika marekanka iyo yurub ka ah
kaalaya dalka imaada markaad dhibaato aragtaan inikaat qabiil hilmaami toontaan.Fulayo cararay baat tahiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARRI MAN

Monday, October 16, 2000 - 06:43 am
MUUDEEY GAALKACYO marka hor taariikhda soomaliya soo baro marka labaatna af soomalika soo baro. Reer mudug hataat tihiin reer baadiyo baat tihiin wilikiina ilbaxa BARI laga gaaray ma gaareesaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muudeey_gaalkacyo

Saturday, November 25, 2000 - 07:27 pm
Zakiya,

Waa sharuud inaan u shegaa waxeey yihiin ama ahaan jireen boontaan!!

BARRIMAN,

Maandhoow madaad keentey inaad tiraahdid soomaaliga soo baro?,warheedhe soo ma ogiid jaajida aad ka dhalatey inaan anagu dhaqanka iyo afka soomaaliga ahba barney,teeda kale xageey ilbaxino bari waligeed laguma sheegin,hadaad dhadhas iyo rag is fuulahayona aad ilbaxnimo mootid,waa mid kale!

PS; 'baat', 'hadaat','wilikiina, 'somaalika',maahanee ee heedhe qamuuskii caaqilkii cawareere idiin qorey,meelaha ka soo jafjafo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, December 04, 2000 - 01:08 pm
salaal
walalhaga somaliyeed waxan idinkula talin lahaa in aad iska daysaan qabyaalada xun ee sida xun u isticmalaysaan .
horta somalida maxaa xumaanta isugu dhiibay somali isma gumausan qabiil qabiil ka adagna majiro nin walba meel ayuu dagan uahay dalwayn ayuu illah ku manaytay maxaa xumanta iyo cayda keenay iska daaya cayda
SOMALIDA HORTA WAXA ISKU DHANTAA AQLIGA WAYKALA AQLI BADANYIHIIN WAXA UGU AQLI XUN KUWA caydha qaata oo inta ay cayr qaatan wax walba af kooda ku soodhaca ku hadlaya marka waxan walahayga somaliyaad ku la talinlahaa iska daayo qabyaalada xun eesida xun u isticmalaysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ms_Puntland

Tuesday, April 10, 2001 - 09:26 pm
Can someONE PLEASE TELL waxaa loo furay Topic-gaan in la isku caayo ama in la isdhaafsado wixii fikrado ah..

Can you atleast think about and consider in dad kale waxa aad qoreysaan idinla akhrisanyo, marka maxaad filaysaan in la idin dhihi doono
hadhowna marka dadka kale idin caayo doqonimadiina maxaa ku jawaabaysaan, markii la dhaho iyagii dhexdooda ayaa is cunaya...

Again consider that meesha odayaashiina kaliya meesha ma soo galaan oo dadkii yar yaraa baa imanaya like ME and i'm so confused
because i always thought PUNTLAND was one and PEACE but i see its not Ani Galkayo iyo Bosaso isku mid ayay ii tahay......

Laakiin odayaashiinaa haddaad rabtaan siyaasado orda isku taga oo meela kale kaga hadla
dadka hortiisa ha isku ceebeynina, haddaad u care geraynaysaan PUNTLAND reputation-keeda

P.s iga raali ahaada af-somaligeyga qasan..

Sidaas iyo NAbad....

i'm out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWOOWE

Friday, April 13, 2001 - 12:47 am
BA'LO IDIN SII QAADAY WARYAADA, CAQLIGIINA OO DHAN MA INTAAS AYUU NOQDAY, MARKUU MID GAARI DAMEER FUUSHAN IYO MID AY DAROOGO DISHAY ISKU KIIN DIRAYO. ALLOW INA TOOSI.........AMIIN AMIIN.

WAR CAYDA ISKA DHAAFA OO DANAHIINA WAX U QABSADA....AMA SI EDEB LEH U WADA SHEEKAYSTA.
PUNTLAND MARKALE YAAN AFKA LALA GALIN....

ESPECIAL DEDICATION...TO: DAMEER-FUULAYAASHA DABADA MADOW IYO DAROOGEESTAHA, KU ABTIRSADA HABARAHA SINGLE MOTHERSKA AH...ALLHAMDULLILAH....

WAR SIDAA IYO NABADGALYO....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.