site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beesha Mudalood

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Beesha Mudalood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale Nabad

Unrecorded Date
Baaq nabadeed oo aad ku faraxdo ayaa ku hayaa oo in beesha Mudulood ay garatay dhibka meesha ka jiro ay hada doonayso in ay ka heshiiso dhibki ay dhexdhigeen waxma garadaka oo maanta ay farxad tahay in ay siiyaasiinta iyo aqoonyahanda iyo culamaaudiinka. ay ka shaqeynayaa nabada marka hadeyno nahay gudiga beesha Mudulood ee degan dibada waana soo dhaweynayaa in ay dadka walaalaha midoobaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayow

Unrecorded Date
Maxamuud xayoow
EEbow waa ku mahadsantahay sida add noo soo xusiisay dhulkii ka biliw Ceeldheer,Adanyabaal Cadale Xaaji Cali jowhar iyo balcad iyo xamarcade ilaa ceel oow Axmed ilaa intaa dadka degan waa mudolood waana dad had iyo jeer nabada jecel oo lagu tilmaamo (Deriswanaag)marka aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay heshiiska ay gaartay beesha Mudulood.
XAYOOW EEBOW NABAD AAN ISKU OGNAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayraad sheegtay

Unrecorded Date
eebaa igu ogoo waa wax lagu farxo yaayaa, warkaan kiniyaan sugaayee dayhee, anigu mudulood maahi reer abootaan ahay, minaysan mudulood nabad helin, caro nabad noqomayso, eeboowyaal iga raali ahaada minaan warka dhaadhaajiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudolood

Unrecorded Date
Mudolood

EEbowgi iga waynaa sidaa nooga faraxday nabadeena adigana waa ku soo xigtaa nabada mudulood ee soo dhawaaw ina abooto waa ee eebowyashaa adiga eebow kale tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
waalo waa maxay mudloow yuuse galaa mahwayiyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qeyraad sheegtay.

Unrecorded Date
tana nab dheh hee, waa reer abootee.Comments: Somalia: Mogadishu clan leaders resolve to set up Islamic courts BBC MONITORING INTERNATIONAL REPORTS , February 24, 2000 Text of report by Somali newspaper 'Xog-Ogaal' on 24th February A big meeting attended by elders, intellectuals, religious leaders and politicians from the Mudulod clan was held in Mogadishu yesterday. The meeting discussed the general situation in the country and the need to reinvigorate the operations of the Islamic courts in northern Mogadishu. It also resolved to o :-) lamic courts in the city's northern sector, noting that all were expected to abide by the shari'ah law. The meeting appointed a technical committeeto work out the modalities of setting up the Islamic courts. Source: 'Xog-Ogaal', Mogadishu, in Somali 24 Feb 00 p 2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
Hasan
Waad mahadsan tihiin dhamaan dadka soo booqday bogaan waxaana aad iyo aad ugu mahad naqeynaa ina Aboote oo muujiyay jacaylka walaaltinimo waadna ku mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudulood

Unrecorded Date
Mudolood
Ku: shadiya
waad salaamantahay oo ma aqaano waxaad tahay nin iyo naag. hadii aad rabto in aad barato mudulood
waa dadka degan dhul dherarkiisu yahay 800km Xamar,Shabeelada dhexe, shabeelada hoose ,Gobaladadhexe. waana dadka ay soomalida ku tilmaanto (deris wanaag waxaa leh Abgaaal)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
thanks abow abgaal cimaan miya abgaal cismaan iyo ar libaax ar yaa ku ada engris wuw wuw wuw hess taas baan idin raciyay xmarna waan ku dhashay abow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWKANIINI

Unrecorded Date
Yahoow Shaadiyo,,arya hooy shiribka iska la aal kumehe raaydide,, Mugga hee walaxbahee igama dhibteen sow yahay haddaad u dhaheydo,,,Hadda ka hor aa igaar muruqya gaduud ah oo laashin ah aa afka kala furtay usoohee Shirbaaya aasoow he yiri; YA ABGAAL CISMAAN IYO AAR LIBAAX
EE YAA KU AADA EEBAHAY
Muggi hee akhyaardhi maha rorogday aa ku soo rogmaday aaseey u baddaleen YAA KU AADO INGIRIIS,,,,,Shaadiyo munduloodna waa ABGAAL ISMAAN ,,,MOOBLEEN ISMAAN ,,WADALAAN ISMAAN, HILIBI ISMAAN,,.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neefoowkaniini

Unrecorded Date
WACDAAN ISMAAN aan hilmaamay,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudulood

Unrecorded Date
mudolood
walaalaheena shirbaayo soo dhawaada oo aad iyo aad ayaa ugu mahad san tihiin mudnaan waa idiin haynaa, ee yaab waxaa iga dilaayo si raynta ah oo fekradiina uga soo dhibahaysaan , iyo halka shirib ah oo qurxoon ,hadaansa u jeedo yaa sadex walxaad oo jiinku taal? hada soo dhamaystira hee.
macsalaama oo cida igu salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qeyraad sgeegtay

Unrecorded Date
waa ina abooto.
Hadaan u jeedo naagta jiis asowsan joogin jecliyaa.

matoor Janbag ah, oon jabnayn asowsan jalwo joogin jecliyaa.
tan seddaxaad eeboow waa adiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OdayCabdulle

Unrecorded Date
Saddex walxaatoo jiim ku taal minaan u jeedo jecliyaa
joornaatigeyga oon jabneen minaan u jeedo jecliyaa
Minaan u jeedo juun gardheer Matoorku jiibsho jecliyaa
Minaan u jeedo naagta jiis oo awsan joogin jecliyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Marka hore ilmo hiraabow eebe idiin ma samo darnaado oo weligiinbo warwaar ku noolaada!!

Madarkicis,Mudulood,Martinnle iyo Maxamuud waa walaale ilaahay nabad iyo caano ha ku waariyo.Weligiin hal walax ogaada: Cadowga Mudulood waa kii Madarkicis,kii madarkicisne waa kii mudulood!!!

NEEFOOWKANIINI,
Xaa mee muuhaan ku keene darood yohow,filka daran??..weligaa musuq maasuq iyo dab holcis waa lagugu yiqiin,xaa kaaga jiro mugii wacdaan laga tagay maandhow gacalo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
To Mudey Salaan qaali ah kadib aad baad ugu mahad
santahay sida wanaagsan ee aad ukala dhig dhigtay
ilmo hiraab ana waxaan rabaa in aan usii kala saar
saaro dadka aan ugaraneeyn magacyadaas ee
ugaranayo magacyada kali sida mudulood oo ah
abgaal, odeeyjeen,wacdaan moobileeyn iyo madar
kicis oo ah habar gidir maxamuud oo ah duduble
martiile oo ah shiiqaal intaas waxaa la isku
dhahaa ilmo hiraab gorgaate •••••• kuligoodna kor
alle haka dhigo ayaga iyo intii muslin ah sidaa
iyo n

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
To Mudey Salaan qaali ah kadib aad baad ugu mahad
santahay sida wanaagsan ee aad ukala dhig dhigtay
ilmo hiraab ana waxaan rabaa in aan usii kala saar
saaro dadka aan ugaraneeyn magacyadaas ee
ugaranayo magacyada kali sida mudulood oo ah
abgaal, odeeyjeen,wacdaan moobileeyn iyo madar
kicis oo ah habar gidir maxamuud oo ah duduble
martiile oo ah shiiqaal intaas waxaa la isku
dhahaa ilmo hiraab gorgaate hhawiye kuligoodna kor
alle haka dhigo ayaga iyo intii muslin ah sidaa
iyo n

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QEYRAAD SHEEGTAY

Unrecorded Date
Reer abootooy, muga xilki waa la igala wareegay, reer gaalkacyo, iyo adinka aan isaga kiin dhex baxaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALAAQA R.M

Unrecorded Date
NABAD GELYO HA AHAATO CIDII HANUUNKA EEBE RAACDO!
waxaan aad ugu faraxasanahay dhamaan dadkii habeeyey bogan aarahada mudulood lagu falan qeeynaayo, laakiin waxaa iga su`aala.
Gudigaan lasheegaayo ee mudulood ee dibada ku nool xageey joogoon waa xagee xurintooda.
hadii aay jiraanse xeey qabtaan oo cilan.
JAWAAB DEG DEG AH HALASOO GAARSIIYO
Malaaqa R.M.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,Ar yaayah ,,,ar mugga hee igaar aa soo fiijay aasaad u qabeydo laxdi aboota Calaseey oo buunsha ku kuftay ,,,Arya Muudeey walax cillan ha ku qaadee xaad maha la soo gashay,,Yaa warka badan iigalama aashidoo inteen muhu ka dhicin ari Dalaf dhawaa ma dukhsiyaa,,yaayah,,Xaggoow naga soo salaamay Abkeey waa Cabdalla Sabdee,,Wacbuudhanna Xabbadna uguma taalidee igaaryahoow aashaa,,Muudeey Gaalkacyo ku lahaa aasoow maha ii soo gafuur xun yahay,,Qandho xummoo tiftif sidii dhiqlihii maha war la rorogga.. Muudeey xaa adiga mudulood kaa galay,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Aryaada hadaan Mudulood nahay Wax ma u qabateen naagihiina iyo ilmahiin xaad u qabaeen oo cilan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudulood

Unrecorded Date
mudalood
Barbaarta kaftanka yaa loo bedelin caay ee aan is ceshano hadaan hadalku heshiiweyno waxaa gogasha dhigay mudolood oo xaal dusha kaa saarayo
Walaalkayga ina HIRAAB ii soo dhawaaw keni aa nalugu dhex jiray oo hadan aan walaalah kale oo •••••• aan doonee,soo dhawaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aweys

Unrecorded Date
adinkoo mahadsan waxan u jawaabayaa malaaq waxanan kuu sheegayaa in bogan ay isku soo habeeyeen dhalinyaro abgaal ah oo joogta amerika marka wixii faah faahin ah nala soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
hadaad ka guurto geedixeyr garoowe goof ma kuugu yaal:
abgaalow waxan ahay nin gaal gale ah marka wixii aad nagu dhigteen ayaa idin heysta ee ilaahey u towbo keena ogaadana in aad na xumeyseen oo na xoorteen laakiin waxaa been noqotay deris abgaal baa leh oo idinkana berigey idin heysataa
marka ( garoowe goof waa iigu yiil ee anaan u guurin goor hore)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Majeerteen

Unrecorded Date
Anaa waso hawiyo iyo abgaalbo,dameeraleeda daaqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ahe waa kaa heynaa koow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dad culumo iyo caamaba leh in aad tiraahdo anaa wasa waa xumaan tii u danbeysay magaca aad sheeganeysana ma tihid ee waxad rabtaa in aad dad isku dirtid adiga waxaan qoray waxaa ku leeyahay isku noqo oo wax iskula har cafisna ka dalbo dadka aad u geftay hadii kale dareem haku galo dad iyo duunyana waay ilaah aan kaaga baryaye wejigaana ha gubto meeshana ka bax halagaa raacee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luqman.

Unrecorded Date
Ninka majeerteen isku magacaabey majeerteen ha iska dhigin walaaloow oo doqonnimada iska daa. Meesha suuqii cel gaab maahan. Labadaada kumi tuuro oo fikraddaada si kastey dacar u tahay halkan waad ka oran kartaa laakiin waa kugu maan gaabnimo inaad qabiil huwato magiciisa misana ida doqon oo kale hadasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Unrecorded Date
mudulood ninyahow majeerteen ku caayi meyno laakiin waxan u maleyhaa inaad oromo tahay maxaa yeelay majeerteen abgaal abaalweyn ayuu u haayaa marka xusuuso markii la lahaa dalxiin dalxiin dalkiisi geey daaroodna doonti keentay saar waa taan kaa celshay dad´kii •••••• marka siigo ha kaa kacdo ee nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Unrecorded Date
ku socoto aweys
waxaan ku iri dadka bogaan isku habeeyey ma aha dad jooga amerika balse waa dad degen sweden marka xatooyada dhaaf ee xishoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Unrecorded Date
ku socoto ninka gaalgale
walaalow danbi idinkama gelin ee idinkaa na xumeeyey marka waxan ku leeyehay hadii aad soo noqotiin welcome geedixeyr waa banaantahay weli hadii oow warku yahay garoowe goof waa iigu yiilna nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardhiigleey

Unrecorded Date
aqyaarta bogaan iskusoo dubariday waa macruuf waxayna degan yihiin sweden sida loo sheegay dadaalo kalena waa ay guda jiraan hadii alla idmo
dadka iska cetamaayana waxaan leeyahay xishoo aflagaadaduna waa ceeb, malaaqa dhahaaya mexey qabteen yaa meesha gooni uleh adiguba maad wax qabatid intaad dad eedeyn leheed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

janan

Unrecorded Date
wardhiigley
weerarka jooji wardhiigley wakaalad waaye inta kalena wasaarad waaye malaaqana iska dhaaf
abgaalna alaha ciseeyo oo koryeelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilic Sacad

Unrecorded Date
Wiil Majeerteen,

oo gormee nimankii majeerteen gusaska ay wax ku wasaan yeesheen??,...hadeey qalabyo ku taal naagohoodii furustration kama qaadeen oo kiinyaatiga uma dhigteen,teeda kale ragiin soo kuwii labeebyada u madnaa oo gacanta midig ka soo laafyoon jirey,oo indhaha sidii dhilo ••• laga soo dherjirey isku soo qabqaban jirey,maynaan eheen???...war wax labaa lugood dhexdiisa kuma heesid ee shib naga dheh,ee raga runtaa(hawiyaha) ha kaa hadleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardhiigleey

Unrecorded Date
dadka halkaan soo booqda waxaan idiin sheegayaa inhadii qof uu iska hadlo ama uu xumaado in qofka kale sharaftiisa dhowrto oo uusan is dhihin laguuma jeedo ee iska hadal, abgaal waa dad sharaf leh shiiq iyo shariifna waa leeyihiin sidii kale majeertiin waa dad shiiq iyo shariif leh ee waa in aanan loo gefin. balaayadana waxaa dhigay ninkii nijaasta firdhiyayee ee halaga roonaado waa sheeganayaa ee ma aha majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

janan

Unrecorded Date
wardhiigley
adiga hooyadaa miyaa majeerteen ah mise naag majeerteen ah ayaad qabtaa maxaase u difaacee ninka majeerteen adeerow hadii aadan wax iska celin karin ka bax boga dhoore yohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil tanade

Unrecorded Date
Waxaa laga hadlayey Shirka muddulood iyo horumarka mudulood. Ha xumeynina hanaanka sheekada. Kanaa saas ah, kan baa wax dheer leh, kani wax maleh iyo ceydu wax ma soo kordhineysaa? Ogaada weli waxaa loo xayiran yahay oo soomaali ka degi weyday waa xamar iyo haraati geelaha mudulood iyo madar kicis. Wax kastana mar ayey taariikhda galaan ee ha noqonina kuwa qarankii somaliyeed daraadood u dhismi waayey.
Iga raali ahaada hadaan qalad sheegay. wixii aan ku qaldamo waan kalaaban doonaa ee ii soo sheega.

walaalo jira ayaad tihiin ee noolaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
anigoo u jawaabaya wiil tanade waxaan leeyahay mudulood iyaga iyo madarkicis ayaa loo xayiran yahay khaasatan mudulood waayo markii ugu danbeysay ee ladhisay maamul gobol wxaaa diiday mudulood weliba waxaa loo dhiibay gobolka nin wacbuudhan ah waxaa kusoo duulay oo kala tuuray nin kalie oo wacbuudhan ah waa muuse suudi hada waxaa heshiiyay cali mahdi iyo bood muuse suudina wuxuu ciidamo geystay wadii bari ee aadeysay ceeldheer iyo tiikale ee johar marka mudulood iyagu wax ha isku raacaano gaar ahaan muuse suudi ilaa iyo hada lama yaqaan waxa uu rabo maxkamadihii islaamka ma ogola siyaasiyiintii kale lama socdo wuxuu daba taagan yahay caato wuxuuna rabaa inuu halka wershed ee burburkii ka badbaaday inuu raro sidii kuwii hore "somali tex"waa wershedii balcad. tan kale dhalinyarada mudulood waa in ay wadanka xaFIIS DEGDEG AH KA FURTAAN SI AY XAALADA WADANKA ULA SOCDAAN waana in ay lug ku yeeshaan isbedeka ka socda wadanka hadii ay ahaan lahayd dhinaca siyaasada iyo shaqaalahaba amaba xaga waxbarahsada marka dadaalka kordhiya ayaan idin leeyahay nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yalaxow

Unrecorded Date
to Cali
waxaan ku leeyahay caliyow Abgaal inuu midoobo waa mid loo baahanyahay laakiin inaan Cali mahdi ku daba dhuno maaha maxaa yeelay 10 sano ayuu na horsocday bilaa mucaaradad marka hadii uu wax qabanaayo arintu sidaan uma murugteen. ninkuna ma aha nebi ilaahey noo soo direy ee waa shaqsi teeda kale Xuseen Bood ma aha nin degen waanad ogtahay inuu beledweyne fadhiyey 6 bilood ka dibna bbc ka yiri anigaa la i doortay Xuseen Caydiidna waxuu la shiraayey 2 bilood meeshii ay ku danbeysana waa la ogaa. muga eeboobow Muuse Suudi waa nin Abgaal ah qofkuna Mowqif shaqsi ah waa qaadan karaa marka hadii uu yiri dekeda lama furaayo waa gar maxaa yeeley dekeda waxaa heysta qabiilka Saleebaan ee habargidir guntii iyo gunaanadkii waxan leeyahay Abgaal uma baahna beriga inuu dib ugu noqdo talada nimankii na hoojiyey ee ay ka mid ahaayeen
Cali mahdi , Xuseen bood , Cali ugaas , Jilicow , cabdulaahi geedi shadoor ,iwm
waana inaan hore u soconaa cidii marka fikrad heysa ha iigu soo dirto E mailkan
Maxamedmusa@hotmail.com
isna huri meyno ee ; isma hurtooy ha is haleeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDOLOOD

Unrecorded Date
mudolood.
Waxaan anigoo ku hadlaya magaca gudiga beesha mudolood u dirayaa dhamaan umada muslinka iyo umada somaaliyeed dhamaan meel walba ay joogta in ay ku ciidaan farxad iyo barwaaqo oo sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan caafimaad iyo Nabad lahelo ..
waxaan kaloo xuseynaa in aan ka fekerno bal dadkii aan kaga soo cararnay dhulkii siday maanta u arkaan (Ciida) ma kula tahay in dadkaas ay heestaan farxada aan heysano anaga iyo caruurteena, bal marka dadkaa yaa u maqan oo ay wax ka sugayaan waa adiga ee fadhiga ka kac ( nin lagu seexdoo ha seexan ).
CIID WANAAGSAN DHAMAANTIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudolood

Unrecorded Date
MUDOLOOD
ogeysiis dadka jecel in ay ogaadaan gudiga beesha mudolood iyo in ay la xiriraan ay kala soo xirikaraan E MAILKAN,
benaadirintellectualsociety@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheege

Unrecorded Date
ku:dhamaan mudulood
Walaalayaal anigu mudulood maahi, waase ka ag dhowahay, laakiin waxaan idiinkugu dari lahaa in la iska iloobo fikrada ah hadii suyaasiyiintu heshii lahaayeen"""""". waligood heshiin maayaan hadii ay heshiiyaana waxay ku heshiinayaan waxaan ilaahay raali ka ahayn. walaalayaaloow waxaa xaq ugu dhow wadaadada maxkamada ka sameeyay yaaqshiid sida sheekh cali wajiis, waa nin soomaali iyo caalamkama hogaamin kara, maxaa idin daba dhigay suudi, cali mahdi, bood iyo jilicoow oo CIA u shaqeeya. ogaada markaad nabad ku heshiisiin in xamarna nabad noqonayo, tan kale meel aad madaxeedi tahay majaheedi la iskama dhigo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaanshiyo

Unrecorded Date
ABGAAL maa deris wanaag wax ka kasaayo??..dagaalka merkii dhacay lee wixii dhigteen allahaa idin ka cafiyo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulmiye

Unrecorded Date
abgaal cismaan abgaal kaloow usha iyo eebada u sitaa´. anigu abgaal ma aan ihi laakiin asxaabteyda oo dhan ayaa ah marka is kaashada oo joojiya colaada dhexdiina ah hadii kale habargidir iskala heshiiya
waaxweyn iyo waadi oow dagaa ismana waayo wiil abgaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
Mudulood,sharaf,iyo amaan ayuu la joogaa,ninki diidana dabaal,meeqaan qabiilo ka celinay iyagoo la raad joogo,cidu waa heshiis,cidi ka hortimaadaneh buufis ayaa u yaal,ninki rag ahse waxaan u aqaan ninka caaytamayoow in uu banaanka isa soo dhigo,waa xumahay haddii ay san ka dhicin ninka naagta ka qabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ilaahay ha laga caabsdo abgal iyo qabiil wax ma idiin traayo akhiro. ee waxaa wax idiin taraayo camalkiina wanaagsan .waxaad ku hadashid waa la qoraa xarafba alha ka dhigee.abgaal hadad tahay dad kaaga wax bar oo diinta bar .hadii gardaran yihii ka qabo haddii laga gar daranyahayna hala samro dagaal ma fiicno.abgaaloow wax barta .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gudiga

Unrecorded Date
gudiga
waa salaaman tihiin dadka soo booqday waxaan idinka mahad celinaynaa sidii xiisaha leh ee aad ugu qeyb gasheen hadana waxaa bilaabanaya wejigii labaad waxaan ku kulmeynaa hompageka cusub oo ah (Benaadirintellectualsociety)oo aad ka heli doonta Somalinetka

ass.cal.
tijaabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Tuesday, August 01, 2000 - 04:25 pm
mudulood xa'utala ah dadka maalinwalbo si sharuud la'aan ah loogu dilaayo xamar & jowhar eeriyadeeda taas maaro maaloo waayay maase leeska qabto dadka sida maalaayacniga loo dilaayo
maxaase loo waayay oday ama aqonyahano ama dhalinyaro kahadasha dadka mudoloodka ah ee si caqlidarada ah loo dilaayo
misane waxaan wadnaa mahmaahdii aheyd
ABGAAL CISMAAN ,ABGAAL CISMAAN KALOW USHA & EEBADA U SITAA.
HADABA WAXAA LOO BAAHANYAHAY INTAAS LAGA DAMQADO LAGANA HADLO
sababtoo ah aqonyahanadii & waxgaradkii dhalinyaradii inta la soo dhaafay ayaa loo soo dhigtay dumarkii & cayaalkii dugsi quraanka.
aaway nabad jaceelkii lagu yaqaan reer mudulood misane haatufaa dafay, aawayeen odayaashii ,aqonyahanadii,dhalinyaradii, culamadii & waxgaradkii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOONDHEERE

Tuesday, August 29, 2000 - 01:16 am
aslaamucaleeykum
walaalayaal waxaadsi aad iyo aad ah ugu mahdsan tihiin sida wanaagsan ee aad u xusteen beesha mudulood allaha dhoowree. waxaana aad uga xumahay dadka raba in ay beesh mudulood isku qasaan ama muran ka dhaliyaan . waxaana mahad gaar ah leh dhalin yarada isku dayday in ay nidaamka boggaaan dhoowrto maxaa yelay hadaan la kala roonaan roob ma da,o WAXAAN HADA ISKU DAYAA IN AAN U JAWAABO MAXAMED . WALAAL MUDULOOD HADII AY DHAXDOODA DAGAALAMAAN WAA DAD IYAGA IS LEH OO MAANTANA WAXAA ISKU DHAW OOIS GAARO WAA AF IYO ILKO . XALADA MAANTA KA JIRTA SOOMAALIYA WAA XALAD CULUS OO AAN CIDNA LOO AABO YEELEYNIN MARKA DAD HUB GACANTA U GALAYNA CID CISEEYN MAAYAAN EE ALLAHA QABOOJIYO UMADA SOOMALIYEED MEEL WALBO AY JOOGAAN AAMIIN AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARIISHOOW

Thursday, August 31, 2000 - 05:02 am
aryaa xoow ahaa mudoooww, ma mudlooow dhisaa,, aryaa mudul ma ii dhiseee aryaa, aniga cariishaan
aqaanaayee,,,

cariishooow aa nala dhahaa aryaadha,,,,

bahda carishoow aan amsador uga ahay dalka sweden
ma fahamteen aryaadha,,, ar kut habarta u kut hasoo kutee aan kutnee,,

karoood cilan

mineey fatuuuro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boondheere

Wednesday, September 06, 2000 - 02:16 am
ayaa cariishoow mahan cariish kuma yaalo ee raadso meel xariish ah
beeshaan waa beesha mudulood ee la soco hana ku dheel dheelin mudulood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 12, 2000 - 01:42 am
wiil majeerteen aqoontaa kugu yar
waan ku caayi lahaa balse waqtigaaba ku caayay
bogan bogaaga maahan waa bog aanu doonayno
inaan MUDULOOD AHAAN aan xikmadaheena iyo
baraaujin u isticmaalo SO GET AJOB
hadii kale waxaa dhici hadaad taariikhda la
socoto
HA TURAANTUROONINEE KA TOOS WAA TEENI TIINKA OO
KALEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 08:48 am
MUDULOOD GEDI WAA XAYUWAAN WAX AY OGYIHIIN MALAHA WAXNA MATARAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 09:18 am
MUDULOOD GEDI WAA XAYUWAAN WAX AY OGYIHIIN MALAHA WAXNA MATARAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qanci fahamsii

Monday, September 25, 2000 - 02:08 pm
YAAB

war waxaan maqlay in abgaal uu shirbay oo uu isku tagay xeebihii xamar sidii gaaladiina uu u xafladeeyey(party like crazy) dowlad la'aan darteed. waxaa kale oo aan maqlay in 10,000 oo rag iyo naagu halkaas isku fuulfuuleen.

waxaakale oo arintan raacsan in abgaal waligiis uu samayn jiray arintan laakiin kacaankii maxamed siyaad uu ka mamnuucay. maxaa ka jira arintan?

sidoo kale walaahi su'aaley su'aall igama aha ee waxaan maqlay in italy ay joogaan naago badan oo u dhashay qabiilka abgaal ay halkaas isku qabaan. maxaa ka jira warkaas?

deris wanaag? hadii uu tuug kuu soo dhaco waxaa la mariyaa wixii sharciga kuu baneeneeyay ee waxaad iisheegtaan waxa idinku qasbay in aad maro u qofsaan tuugta oo aad feeraha is dhaafisaan, halkaasna uu ku geeriyoodo. sidii kale xageed ka keenteen cawaandinimada in aad cirbad shafka iyo caloosha halka ay iska galaan(beerka) aad kaga mirqisaan si uu qofku u geeriyoodo? imisa qof ayaad saas ku disheen?

fadlan xumaan ha u qaadanina ee iga qanciya

intana waa mahad celin:
1. aroy mijimo is dhaaf dhaafay meel ku tagaan
2. aroy caruur kor naxa mahee kas naxa ma leh
3. ar aan hadlo uma hadlaayiyi, walaxaa laga tegaan u hadlaaya

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 26, 2000 - 11:00 am
Adigoo hormuud hiraab ah heridiid ha kaa horeeyo waa hertii halaysku hoogo!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAALE

Friday, October 13, 2000 - 10:56 am
MAHADNAQ BARBAARTA
aad iyo aad ayaan idinku mahad celiyey sida way ee aad ugarateen in aad noo sameysaan meel aan ISKUwarsano EEBAA OGE WAA QAYR waxanse idin warsaday aray war maka heyseen DHULKI MIIRTAQWO BURDACAAD MISAAJID CALI QUDUUD WARGAADHI XAGAYDAG XAAJI ALI
CADALLE GEEL GUB BIYO CADE CEELDHEER ADANYABAAL
aryaa u fiirseedeh cida waxay kala jirtaa
(DUY IYO DEEX) mar labaa ayaan idiin mahadceliyey
ee duulki isusoo foorsha alha naga dhigee
IISOO NABAD AHAADA HEE BY SAMAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••• you

Tuesday, November 21, 2000 - 01:48 am
uuuuuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Friday, November 24, 2000 - 03:04 am
to beesha mudulood
walaalayaa yaajoogey maalintii geerida ku timid
CEEYDIID oolayiri YAACEENTU YAASECIIDAYAAL
WAACIYAARTI CARBISKOOKALEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaaje

Wednesday, December 13, 2000 - 09:43 am
heeda caqligiinii meeday xaguu kabaxay.
you allll foelllll pple.
shot upp you suckerrrrrrrrrrrrrrrrrr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusufey

Friday, January 19, 2001 - 11:25 am
Ahlan aqyaarta nimanka goobta sameeyay Thanks. Mundulood Waxaan rabilahaa in la shirbo, laakiin shiribka caadiga ee aysan ku jirin wax cunsuriyad ah.
aan ugu horeeyee!!

* Miney fatuuro fiiq tiraa ninkii fadhaayo maa fiyow.

* Sakaar gebdhood salaaxidiis ma sahlanee sac weyle dhiib.

Qeyr Kuligeen. shiribka hala soo wado.Mahadsanadiin.

Yusufey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOB1

Friday, March 16, 2001 - 03:09 am
Walaalayaal marka hore waad mahadsantahiin marka xigato AAAAAAAAAABBBBBBBGGGGGGGGGGAAAAAAllllllll alah kadhigo kor marka xigato yaan been lasheegin walaaleheen hasoonoqin sababtoo ah reer ayaa gabadhahoodii uguuriyay idinkama heleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Noor

Saturday, March 24, 2001 - 11:28 pm
Ku dhamaan dhalinyaradda halkaan ku sheekeysanayo.
walaalayaal adinkoo dhib ii arag iga jaahil bixiya
aqoon la'aanta iga heeyso MUDULOOD.

Runtii waa ogahay in Somali qabilo badan eey ka koban yihiin balse sanadahaan danbe waxaan maqlaa kubo cusub.
Sida MUDULOOD,SOMAALE & wax la halmaala.

Hadaba Mudulood ma Abgaalkaa la baxey oo magacii badashey?
Mase waa magac uu horey u lahaan jirey oo la soo cusbooneeysiiyey?
Mase Qabiilo kale ayeey wadaagaan yaasa ka mid ah haduu jiro?

Noor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Monday, March 26, 2001 - 09:03 am
TO Noor.

Haddi aadan aqoonin mudullood ka bax meesha adiga looguma talo gelin ee.

Jiro oo Joog magaca HAWIYE>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Monday, March 26, 2001 - 08:48 pm
to;beesha mudulood meelkasto aad joogtaan aad ayaan ugufarax sanahay boga qaaliga ah ee aad noofurteen waana mid aan isku waresandoono kana roonaada dadka kaxun horumarka mudulood oo caaytamaya waxaan idiin rajeynayaa horumar iyo isku duubni meelkasto aad joogtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulkarim

Friday, March 30, 2001 - 01:06 pm
to reer aboow dhamaan.
reer abow meeshaan xaad ku haysiin?
masse muuse suudi ayaad wali noo wadeen.
nabadey.............................

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.