site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BERBERA.TAARIIKHDA SOOMAALIYEED...................

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: BERBERA.TAARIIKHDA SOOMAALIYEED...................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BERBERA . Haddii aan idiin ka waramo berberi waa magaalo waligeedba ka horeysay dhamaan magaalooyinka soomaaliya.wana aan odhad karnaa waa magaalada ay ka bilaabantay ilbaxnimada soomaaliyeed .imikana waa magaalada saldhiga u ah dhamaan diyaaradaha soomaaliya taga.berberi waxa imika noqotay caasimada gobolka saaxil taasoo siyaad bare uu u diidanaa .waxaan odhan lahaa magaalada berberi waxay u qalantaa aqoonsi iyo
respect,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey

Unrecorded Date
oo berbera ma xamar ama seeylac kuu weligiis ka wacnaa amaba ka taariiq dheeraa????,ma laha hadii loo fiiriyo reer waqooyi ama golada woqooyeed bee berbera ka soo wada muuqataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hadii aad tihiin dad taarikh ama cilmi haya ummada u faa'iideeya. Nac nacdan aad meesha keenteen kala taga.

Hadii aad u baahateen meelo lagu nafiso, oo ay cildo idin dulaysatay. Sidii aad uga bixi lahaydeen hawsheeda qabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kadra

Unrecorded Date
Anonymous
Wallaal Berbera anaa ku noolaan jirey, waa magaalo qurux, hodanimo, romance iyo bulsho wanaagsan isku darsatey! BATAALAALE IYO WEBI,WAA HALKII BOODHARI KU AASNAA. Deegaankeeda ayaan u dhashey, waanan jecelahey feb.1999 ayaa iigu danbeysay oo aan booqasho ku tegay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Unrecorded Date
WAR RAGA MEESHA FURAY WAXAAN KU ORAN LAHAA MARKAAD MEEL FAANINEYSID LAGAMA BAD BADSHO KUU MADIIDANI IN AY BERBERA QADIIM TAHAY LAAKIIN MAAHA MAGAALADA UGU QADIIMSAN SOOMALIYA MAAHANA MEESHA AY KABILAABATAY ILBAXNIMADA HADAAD BEEN ISKU QURAAFEESID WAA ADIGA LAAKIIN OGOOW TAARIIKHDA SOOMAALIYA IN LAYAQAAN EE WAXAAN KULA TALIN LAHAA IN AAD ISKA JIRTID KHADKA AAN LOOBAAHNEEN

TANI HA UQAAN DAGAAL EE WAA WALAALKAA SOOMALIYEED OO KULA TALINAAYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalayaal dhamaantiinba waad mahadsan tihiin,
anigu waxaan ahay ninkii dooda furay,kamaan hadlin
qabyaalad ee waxaan uun islahaa dadka ama dhalinyarada soomaliyeed ee aan wadankooda wax badan ka aqoon wax uga sheeg.
wixii dood ah ee aqoon is weydaarsi ahi way furan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILBELO

Unrecorded Date
wiil cade

meesha diyarad ayan ku maray SOMMARKII TAGAY

laba saac ayan jogay AIRPORT BARBARA

horta haljid ayey diyaradu martaa
hadii ay ka dhacdo geed qurac ah ayey hos gelee
ten kale dabaysha ,,waa meel ilahay hawa xumo u dhiibay,,

dad badan oo EUROPA ka tagay aya ku dhiman rabay
waxa ka mid ahaa cunug yar lakiin markii an xamar
ku soo dagay gurigaygii aan daremay

marka hadal iyo dhamantis anigu ma ku nolan lahayn

PEACE,,,ALL YEAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Been ayaad ku hadashay wiil belo, marka hore maxaad ka doontay ee berbera ee aad xamar toos ugu tgi weyday xaasid ayaad tahay oo waxaad ka xun tahay in maanta qof wal oo wadankii tagayaa uu berbera maro halkaa waxa iiga cad in aad xaasid tahay.Takale xamartan aad sheegaysid, maanta iyadaa soomaaliya oo dhan ugu liidata,waayo dadkii u dhashay ama deganaa ayaa dhulka la simay.Waxaan hadalkayga kusoo gunaanudayaa,reer xamar hadii aad tihiin sidaa dadka u xaasidaysaan ayaa umadii ka hadheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

annonymous

Unrecorded Date
I some this guys participating the forums need to learn about civilty. Many others are just engaged in pure baseless fabrications.specially the guy who is talking about Berbera make your facts straight. Do you know that Zeila was a prosperous Sultanate from 16th century till 1884.
annonymous

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM

Unrecorded Date
ANIGA MARKAAN TAGAY WADANKII BERBERA MASII MARIN EE TOOS WAXAAN UGA DAGAY BOSASO LAKIIN DIIYARADAHA BADAN KOOD BERBERA BAY SIIMARAAN TAASINA WAA RUN INAGA BERBERA WALIGAY MA ARAG LAKIIN WAA MAGAALO SOOMALIYEED OO LAWADA YAQAAN.

TO> NINKA LEH BERBERA AYAA DABEEL IGU DILI LAHEYD OO MARKAAN XAMAR TAGAY AYAA KU NAFISAY, WAR NIN YAHOW BEENTA MAAD NAGA DEYSO, DABEESHA AAD SHEEGAYSO MIYAY KADARAN TAHAY XABADA DUULEYSA MAGAALADA XAMAR?
MARKA MA AQAAN HADAAD DABEESHA DHIBAATO U ARAGTO LAAKIIN XABADA IYO BASUUKAHA CAADI KULA YIHIIN!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar cade

Unrecorded Date
acuudi bilaahi see ahaan meehan , hadii fikrad la dhiibanin waxaa la dhahaa fikrad ma dhiiban , hadii dhiibanona oo sidii u aragnay loo shegano , dacwo iyo dagaal aa la keena , marka wixii aan sheegno danbe waaye ma la amusi karo , wax aa la sheega ma la hadlikaro , koo aaba diyaar dagaal kula ah , ilaahey qer ha keeno.
hadii kas ugu baxo: horta berbera ani waa tagay kow dheh wali markii ber bera ber bera aheed aa tagey , ala kuleel badanaa hanfi.. war dadkii ku noola aaba ka qaxaayin marki kuleel yimaado , iska dhaaf inii qurux lagu sheego , ma kasin hadii walaalken ay sireen lamo guri oo arbaco konbaleydii khamiis kala roorkii la dhisay.
tan labaas kan bososo sheegay nah .. horta waxa horey loo dhahay qori iyo qiiqiisa waa laysla tuura . ee abow marki loo hadlo berbera iyo bososo , runtaa waaye waa ka fiican tahay bosaso ilen iyadaba shirkeed waa xeran yahay , markii laga hadlo tariikh , qurux. iyo hawobo waa ku harteen..
markii malaikt aay qiibiheesay qeeraadkaas idinka qardho iyo qandalo aa u qaxdeen uu kistoo qaboow u doona teen iyo malaay cunoo.
hadii been been la rabin markii tariikh lag ahadlaayo oo ilaahey laga cabsahaayo zeylac meel ka qadiimsan oo ka tariikh weyn buuga malagu sheegin .
hadii hawo fican iyo tariikh hodan ah la rabo xamar meel kale ha ugu dayin ...
ka bacdi aa wixii la rabo la sheegaa , inkastoo wali laysku heysto kalinta sedexad waayo baraawe aa meehaan kursi gaaban kugu fadhiso, tas xisaabta ku dar .
igaarkan xabada sheegay iyo basuuke , maxaa adi ma ogid miyaa markii hal qof oo reer xamar ah dalkiis soo booqdo inii soo dhaweyn ahaan logu ridayo shaki maa kaag ajiro . mise sidaado oo kale aa u maleehe ini dan laga galeenin marki wadankaaga soo boqatid.
soo bar barya he

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nathen

Unrecorded Date
SAAXIIBAYAAL KA WARMA MAGAALDA SHEEKH OO AH XARUNTA AQOONTA SOOMAALIYEED.
HOOYADA CILMIGA, XAGA HAWADA WAA MEEL QABOW OO BERBERA LAGUMA NOOLAAN KARO,
SHEEKH WAA MEELAHA UGU QURUXDA BADAN SOMALILAND WAANA XARUNTII UGU HOREYSEY EE LAGA XUKUMO SOMALILAND,
WAA HOOYADA AABHA CILMIGA SOOMAALIYEED.
QADARIN AYEY MUDAN TAHAY.
ha ila yaabina saaxibayaal waxaan u dhashey sheekh markaa waan jecelehey inaan mar arko inta aanan dhiman, xabaashii awowgey ayaa ah, markaa taariikhdeeda ayaan hayaa oo aad ayaan u jecelahay sheekh.
laakiin berbera aad ayeey ukulushahay ayan maqley

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM

Unrecorded Date
TO> XAMAR MADOOBE

HA UMELEEN IN AAN REER BOSASO AHEY EE WAXAAN AHEY REER XAMAR
DULI DULI UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayn

Unrecorded Date
to natten saaxiib waxaad sheegaysaa sheekh waa runtaa intaad ka sheegtay laakiin maxaa kaa siya berbera iyo sheekh waa laba meelood isu muuqda midna xeeb ku taal midna buuraleey sheekh waa qabow berberana waa kulayl qofbana mid buu jecelyahay koleyba yurub baad kunooshahay oo fiitamiin dhiidaa kaa yare orod isi soo kuleyli.
waa cayn. oo kule xisaabaha ha isku qaldin byyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWISH

Thursday, August 03, 2000 - 09:17 am
BERBERA SAAD LA SOCATAAN WAXAY AHAYD MEEL INGRIIS HAYSTO DADKA DEGAANKA DEGANA SAAN LA SOCONO WAXAY AHAAN JIREEN DAD MAGAALADA DUGAALA OO CAANAHA KEENA NIMANKII GAAGAABNAA IYO REERKII LA DEGANAABA HASE YESHEE WAXAA MAGAALADA AY GACANTA UGU JIRTAY HINDI GAALO AH (BAANIYAAL) MAGAALADANA KA DHISAY MISSION CARURTA LAGU GAALAYSIYO \
INTAA KADIB WAAD LA SOCOTAA IN HALYEYGA WAYN EE ISMAACIIL MIRE IN UU AHAA NINKII KA RARAY HINDIDA IYO CARABTII UU INGRIISKU KA KEENAY DIBADA SI UU UGU DHAQAN ROGO AWALAN MAGAALOYINKA BERBERA IYO BURCO KADIB HARGAYSA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoogsade

Thursday, October 26, 2000 - 08:41 pm
salaamu calaykum
walaalayaal marka hore waad wada salaaman tihiin
salaan dabadeed nin baa dood furay isagoo
is moodaya in uu taariikhda berbera ka hadlay
walaal bal waxaad qortay dib u akhriso oo bal
wax macno leh kasoo hel waxaad iila muuqataa
nimaan berbera aqoon u lahayn waxaase laga
yaabaa inaad ka mid tahay yar-yarkii JAAMALAY
ku dhashee kuna barbaaray waar berbera
waa magaalo caana qadiim ah oo xadaarad fog leh
ama si wanaagsan uga hadal ama aamus berbera
waxaad ku ciyaarto way ka qiimo badan tahaye
xoogsede

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

essa

Tuesday, February 06, 2001 - 08:50 pm
waa dsdsd sd s aqasw w

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmed essa

Tuesday, February 06, 2001 - 09:04 pm
marka hore waad salamantihiin dhamaan
waadna kumahad santihiin waxaas oo fah fahina
ama figrada ah ood kabixseen magalada barbara
markaa horta shaaki kama jiiro tariikhada barbara
oo waa magaaloyinkii hore uugu horeeye somaliya
ee xadarada lahaa markaa maxaa lasigu haystaa tariikhadeeda waa macruufee qoofkii doonayaa inuu
ogaado tariikhada barbara hailaa soo xidhiidho anaa hayaa tariikhdeeda oo dhaan oo qooran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahmed essa

Tuesday, February 06, 2001 - 09:07 pm
marka hore waad salamantihiin dhamaan
waadna kumahad santihiin waxaas oo fah fahina
ama figrada ah ood kabixseen magalada barbara
markaa horta shaaki kama jiiro tariikhada barbara
oo waa magaaloyinkii hore uugu horeeye somaliya
ee xadarada lahaa markaa maxaa lasigu haystaa tariikhadeeda waa macruufee qoofkii doonayaa inuu
ogaado tariikhada barbara hailaa soo xidhiidho anaa hayaa tariikhdeeda oo dhaan oo qooran

mahmedessa@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.