Unrecorded Date Ilaahow adaa mahad ah oo nin islaam ah iga dhigey Ilaahow adaa mahad ah oo nin samaali ah iga dhigay Ilaahow adaa mahad ah oo nin samatalis iga dhigay Ilaahow adaa mahad ah oo nin reer jawhar ah iga dhigay
Marka hore afka somaliga soo baro marka labaad waan ka xumahay hadaad qabto dad la sheegto waad sheegan lahayd, qaladka ma lihid adiga hana is eedin sababta oo ah adiga ma dooran inaad noqoto sidaad tahay. inigana illaaha mahada leh oo iga dhigay samatalis.
Unrecorded Date MARTIINI JAWHAR WAA XAGEE. WALIGEY MA MAQLINE, BUUGA AAN SOOMAALIGA IYO SOOMAALIDA KU BARTO JAWHAR IIGUMA JIRTO EE MACALINKAA IGA ILAAWEY MALAA
Unrecorded Date to ilkacase saxiibow waad mahad santahay sida aad jowhar u difaacday anigana wax aan dad u dhimay ma leh adigana sidoo kale somalia runta rabaan wax la duugduugo ayey rabaan.