site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA iga dar daranee Somaliyey Dib ma fikirteen

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: WAA iga dar daranee Somaliyey Dib ma fikirteen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadra

Unrecorded Date
Wax badan ayaan ka fikirey Somali meesha ay ku danbeyn doonto sababta oo ah malintii uu dagaalka dhacay iyo maan ma arag ruux Somali ah nabad ka taliyo kaliya waxaan arkey "QABIIL" iyo wax daran oon la aqanin walalayall waxaan idinka cod sanayaa in taad dib isugu noqotaa ka fikira Somali meesha ay maanta ay joogto iyo ubadkeena soo dhalanayo iyo kuwa maant a joogo iyo hidaha iyo dhaqankeena kuwan maant Maxamed siyaad oo dhintay cayda u tirinayo uma maleynayo in ay nabad ka talinayo Hadaba ruuxii igu raac san in aan kawada hadal no our futur to our country walalayaal figrat ka dhiibta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to khadar
aboowe waa ka xumahay inaa meel qaldan joogto ma dadka saa aragtay u hadlayaa aad waxaa leedahay aan danta soomaaliya ka wada hadalno
markii qof xun la sheego oo ladamco in la iska qabta kuwaa waxay la soo istaagayaan waa ina adeerkay waa nin laan dheere eh , bal weligaa ma maqashay nin wadankiisii qashin ku shubay oo gaala ka gatay oo inyii la iska qaban lahaa la leeyahay waa ina aderrkeen ,kuwaan hadal xataa looma quuro soomaalina 80% waa kuwaasoo kale wadaninimo maba yaqaanaaan
ilaahay waa duleysanehee meel fiican hanoo sahlo, oo dad kama dhalane wixii hada kadib dhalan doonaa ilaahay kuwa kuwaan dhaama haka dhigo
amiin aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Radamiir

Unrecorded Date
TO.Khadro
To.Zamio

Walaalayaal sida magacyadiina ka muuqata waxay ila tahay inaad gabdho Somaaliyed oo aad u wanaagsan tihiin. Sida aan dadkeena ka arkeyna aad ayey u yaryihiin Rag wanaag ka talis ah.

Marka waxay ila tahay inaan wixii hadda ka dambeeya talada dumarkeena wanaagsan u dayno, wixii aad soo jeedisaana idinku raacno.

Ragii hadaan nahay waxaba farro kuma heyno sida aad aragteen ayaanu isu xagxaganeynaa.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadra

Unrecorded Date
To Zamia
walaal aad ayaad ugu mahadsantahay firadadi aad dhiibatey aad ayaana ugu faraxsanahay in aad ila fahantay waxaan ka hadlaayo ILLAHAY na waxaan ka baryaya in uu noo soo hanuuniyo dadka naga meyir doorsoomey midkala aan rabo in aan kuu sheego aan rabey waxa weeye waxaan ahay gabar taas aan kuu leeyahay waxaab i tiri aboowe toos oo lagu dhaho wiilasha sidaas iyo nabad galyo walaal waxaana rajeynaya in aan sii wadano figradayada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadro

Unrecorded Date
To Radamiir
walaal waan ka xumahay in uu ragii somaliyed ay wax is dhaamo lawaayey lakiin u maleyn maayo in ay kuli sidaad ay wada yahiin wey jiraan kuwo ka xun waxa maanta ina haysata lakiin aan aqoon siday u dhiiban lahaayeen figradooda iyo waxay ka qabaan Cudurka maanta nagu dhacay taas oo loo yaqaan "QABIIL" kaas oon dawo laheen walaal ee ILLAHAY aan barina in uu NAXARIIS tiisa noo soo dajiyo
sidaas iyo nabad galyo
waxaan kaa codsanaya "Nerev give up on you country and your people"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to khadra
macaanto waa ku salaamay waaa ka xumahay inaan aboowe kuugu yeeray waxaan akhriyey qalad oo waxaan moodayey inuu magacu yahay khadar oo aan u malaynayo in soomalidu wiilasha ula baxdo ee khadra waa aqaan in gabar tahay .
tan kale macaan soomaali nimankeeda ma u malynao in ay talo wadankeena iyo ubadkeena u hayaan ee waa inaan iska qabanaa intaan 10 sano oo danbe nagu dhamaan .
waxaanba la yaabanahy ma ka daalaan miyaa waxaa ,
kuwaan ilaahay ha noo soo ururiyo waa dhunsan yihiine
aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadro

Unrecorded Date
To Zamia
walaal aad ayaad u mahadsan tahay in aad ii soo celisay waana ogaa in aad ku qaldantay magaca taasi waa caadi walaal run weeye oo ragan nabad noo ma soo wadaan.lakiin kuli ma aha ayaan u maleynayaa.
Run ahaantii way jiraan kuwo ka xun waxa nagu dhacay lakiin way ka dhunteen ama wey is ilow siiyeen walaal waxaan oog baryeynaa in ay 1o sano oo danbe nagu gaarin sida aad sheegtey walaahi waa dhimasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to khadra
abaayo ma haysaa wax fikrada ah oo aan inaga dumar ahaan wax uga qabano wadankeena , ani kuwa aan hayo waxaa ka mid ah in naag kasta oo soomaali ah oo wax baratay ay dib ugu noqoto wadankii oo xataa hadii aan wax kale awoodin aan ilmaha jaahilnimada ka bixino oo skoolo u furno aynu dowladaha aduunkana caawimaad weydiisano
ma aqaan adi meeshaa joogto laakiin ani wadanka aan joogo waxaa naloo ogolyahay qofkii noqonayo in la qarash geliyo .
abaayo waxaan galay meel halkaas oo barri lagu qoray waxaan is lahaa waxbaa ka kala socdo mise waaba cay iyo reer hebel iyo reer hebel, marka kuwaa saa saacadan ku jira ani ka quustay ee aan tashanao intaan raja leenahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Unrecorded Date
To Zamia
Walaal aad ayaad u mahadsantahay figrada weyn aad ii soo jeedisay walaal waxaad u maleysaa in aan isku figrad ayahn sababta oo ah waxaan ku fikiraayey sidaas oo ahayd in wadankeena wax u qabano aana bilaabno sida suuro gali karto walaal waxaan diyaarinayey buug aan cawimad badan uga bahanahay mar hadii aan buugaas dhamayno waxaan u maleyna in aan rajo heli doona about our country
walaal waxaan joogaa dalka mareykanka gaar ahaan gobalka firiginiya oon ku noolahay 3yeas waxaan dhigtaa high school waxaan ahay galaska 11aad waxaana jiraa 20years ee walaal ila soo socodsii meesha aad ku nooshahay iyo waxaad qabato
nabadgalyo walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
hi khadra
macaanto waa ku salaamy
waxaa tahay qof ilaahay caqli iyo dadnimo u dhameeyey ,macaanto ilaahay buuga hakula garab galo waxaana ku dadashaa markaa high scholka dhamaysid inaa horay wax barashadaada u sii wadatid ilahayna wuu kulagarab geli
macaan waxaa jooga dalka norwey ,magaalada oslo waxaan dhigtaa nurse sanadkii 2aad waxaana jiraa 26 sano , abaayo virginia waa imi sommerkii hada dhamaaday oo hal isbuuc aan joogay waxaa degan walaalahay .
bye iyo is maqal danbe ,hadii aad wax caawimaad ah oo aad id leedahay wey kuu qaban kartaa ay jirto macaan isoo weydii ama buuga ama schoolka ,
walaashaa
zamia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NinSoomaali

Unrecorded Date
Salaan,

Horta horaa loo ogaaday inay naaguhuu waligood siyaasad iyo aqoon sare iyo talo midna aanay ka qayb gali karin.

Taas oo jirta waxan kugula talin lahaa taadan meesha furtay horta taariikhda soomaaliya soo baro kadibna wax nagu soo kordhi adoo afarlay isu gayn karib baad durbaba madax qabsatay. laakiin maxaad ka ogtahay waxa ka soo maray rag meeshan aad sheegaysid ragaa isku dilay ragini way u xal heli adigu kolay naag baad tahaye miduun naoogu dadaala . waa naagaha soomaali ..dhiidhiibsada , haday ragi qarankii dumiyeen idinkuna reerihii ayaad burburiseen oo maanta , waxa magac soomaali dil oo naag soomaaliyeed . Adoon iyo cadaw baad noo jabiseen , hadaa laydin la taliyana ..WAAR BADAW BAAD TIHIIN..ayaydun waxii dood ilaahay aduunayada dhigay ka barateen

Haweeyie..isaxaaq, ..Daaroood.. iyo Beelaha kale eee soomaaliyeed waligoodba waxay is diidaan mid bay isku raaceen oo la soo ogaaday, ragi SOOMAALINIMO dumar wey ku dhaamaan, oo waligoodba meel aw nin soomaalihi joogo soomaalinmo waa la tix galiyaa. Laakiin naag soomaaliyeed waxay samankaa maanta ah samaysay walee ayaa nooga daran boqol dhibaato ee dalkii ka jira. laakiin horaa loo yidhi:

Naagaha Dhanka loo dhigo iyo dhinac diidayne
Dhagdaanshaha lagu nacay iyo dhiiga caadadeede.


iyo:

Naaguhuba waa lay dhabay bay dhalasho moodaane
Dhilaa ku faanta xalay baa dhawor nin ii timiye

waanay dhacday maanta naag soomaaliyeed...gaal iyo islaamba ka dharag, Cali byatseeen iyo Adoon ba y wada hoos jiifaan. Markaas adoo mudan ii daa magac soomaaliyeed kolay qabiil xumaan iyo wanaagba raguun baa yaqaane.Igalana fogaw cadawagaad xabiibi leeedahay.


Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to nin soomaali
horta waa ku salaamay ,laakiin waxaan aad uga xumahay inaa meeshan aanan uga baahnayn buuq iyo muran laakiin aa adigu bilaabaysid hada , waxaan u malaynaa waa aragtay qaybo badan oo halkan ka furan inay niman uun ku hadlaan kuwaasoo afkooda wax fiicanba uu karin oo ayagu inis caayaan maahee aan macno iyo aragti ku soo kordhinayn dadka soomaaliyeed maalihi soomaali oo dhan laakinninta badan oo raga ah
waxaa tiri rag baa dagaal ku dhamaaday ,maxay isku dileen waayehe ma is weydiisay qabiil bay isku dileen qabiilka wax ma ku qabteen oo reerkii qabsada si wadaninimo ku jirta ma u fekeray mise waxay keliya ee ka fekereen calooshooda
horaa loo yiri
nimaan calooshiisa mooyee cidkale u shaqaynaynin
sidii caalihii buu wuxuu cunay ka muuqdaaye
hadii wiilasha soomaliyeed ama raga soomaliyeed ay dad fiican yihiin anaga waa noo dan oo waa wax aan ku faani lahayn laakiin ma yihiin
adoo kale aa ka buuxa oo qofna jiritaankiisa ogolayn oo leh naag aa tihiin war intaadan wax kale samayn ogolow qofka bini aadank ah jiritaankiisa oo u ogolow xuquuqda ilaahay siiyey
markaas aa ama dad kale ama naftaada wax u qaban kartaa
ma is weydiisay intii ka soo wareegtay dagaalka markuu soomaliya ka bilowday, wax sii xumaada mahaee wax fiicnada ma aragtay
waxaa tiri rag baa dagaal ku dhamaaday , waxaan ragnimo ama niman u qiri lahaa oo aan dhihi lahaa waa niman raga markay dhulka soomaaliyeed ee gumaysiga gacanta ugu jira ka soo ceshaan ee maxay ku dhamaadeen ,waxaa la yiri maxay ku nuugtaa ama ka nuugta waa tan bal yey dili yeyse yihiin .
naagaha aad leedahay magac bay ku dheeleen ma arag miyaa inta nin qurba taagan oo qamri dhalada haysta ama naag cadaan ah dhexda ku dhegan kuwaasi waa niman oo ceeb maha miyaa gabadhase waa ku ceeb ,zina zaaniya waa isku mid ilaahay xagiisa .
gabdhahana inay nin cad iyo mid madow raacaan yaa ku kalifay waa idinka oo wadankii bilaa macno nooga dumiyey ,markay gabar 16 -15 jirta soo gasho dhul gaal wax walba ka filo laakiin waxaa ka masuul ah kuwii ugu wacnaa

nabadeey iyo dib isugu noqosho, adiga aa wadankii dumiyey iyo in kula mida .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadro

Unrecorded Date
To Nin Somali
Like zamia said anaga wax ma dumin waxna ma anan halayn sababta oo ah markii aan soomalia joognay waxay nimaka dhihi kireen waxaad hada dhahday oo ah naag baad tahiin ood wax ma ogidiin lakiinwaxaa hubaa maan raga iyo naagaha naagaha Somaliyeed in ay figrat fiican hayaan aniga ma u furin halkan in aan wax aflagadeyo ama aan raga Somaliyeed wax u dhimo waxkasta ay yahiin waa walaalahy, waa adeeraday, waa abtiyaaladey, waa ilma adeeraday uma quuro in aan afkayga wax xun ka dhaho lakiin waxaan ka hadlayaa dhibaatada ina haysato maanta like taa adiga wax ka sheegtay oo ah gabdhahii in ay gaal iyo wax qaab daran naga raceen iyo ayagoo qaar kood ka tageen dhaqankii iyo diintii wanaagsanee iyo wadadii "RASUULKEENA" suubaana (S,C,W,) taasi waan kugu raacsanhay lakiin yaa dhibkaa noo geystay waa idinka tii ILLAHAY ayadoo jirta lakiin raga hadey anaga noo harseedi lahaayeen waxaan u malaynaya in ay sidaan aan dhami lahayn haba walaal adigoo u firsanaayo hadalkayg wali ma aragtey Nin wayn oo oday ah ILLAAHAY baa weyn oo waxid ahee aa inta soo fariistay aa nabad katilanayo QABIIL mooye hadaba dhibatada Somalia waan soo arkay rafaad soo marey lakiin waxaan jeclaan lahaa in aan arko wadakeygi hooyo oo Nabad ah nin baa wuxuu yiri dhooyi xareed dhecaan macaan dhafaha lamaha wabiyada dhexmaro dhirta daaqsiinkeeda ma wax loo dhigaa jira Maya,Maya,Maya hadaba waxaan is lahaa weyjiraan dad sideyda camal doonaya in aan wadankeena soo ceshano like Zamia Somali waxay ku maah maahdey caano hadey daa taan hanbadaa la qabtaa.
Nabad galyo is kana badal figrada aad nagaha ka qabtid rag iyo naag isku meel ma gali karaan ruux diinta wax yar ka yaqaan waan ahay lakiin waxaan ogahay in niman badan oo Somali ah ama ruux kaso aan maskax dhamao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Unrecorded Date
TO Zamia
Walaal waan ku salamey salamaha leysu diro mida ugu qiimaha badan walaal caawin marabi my shool or anything alse all I need is walaal figradaha aad ka haysid about our coutry
nabadgalyo walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaliya

Unrecorded Date
Nin somali:walaal waxaan ku leeyahay ha quudhsan
haweenka,way ku dhaleyn,oo kula dhasheen haddana
may be dhali ama aad ka guursan haweenku waa asaaska qoyska iyo bulshadaba.waxaan jeclaan lahaa
haddii aad qabto fakrado ka duwan ta ay soo jeediyeen gabdhaha walaalada in aad kula doodo adigoo aan wax u dhimin cidna.waxaan qabaa in ay tahay arrin aad u soo dhoweyno dooda ay furtay khadra zamia ay second garaysay.waxaan idin leeyahay rag iyo dumarba dad badan oo wanaagsan ayaa la helayaa ee aanu dooda ku koobno sidii
xal caafimaad qaba aynu ugu kordhin laheyn waddankeenii qaaliga ee dagaalka sokeeya ay taabtay waxaan jeclahay in aan soo booqdo boggan
markasta oo aan helo firaaqo maantase intaas
ayey igaga dhan tahay waxaan leeyahay walaalkey
nin somali raali ahow haddii aad u qaadato hadalkeyga si khalad ah
kheyr baynu isku ognahay iyo booqasho wacan
waa:soomaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Unrecorded Date
To soomaliya
walaal waad soo booqan kartaa xili kasta oo firaaqo heshid waana ku kor dhin kartaa figrada quseeya wadankeena hadii aad hayso
nabadiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to soomaali
horaan u sheegay in dad badan oo fiican ku jiraan rageena iyo dumarkeenaba .aboowe hadii aan wax la isku sheegin oo laga wada hadlin arimaha dhulkeenii gubtay sidee baynu xal ku gaari.
ilaahay ha inoo furo dariiq wanaagsan iyo niman iyo gabdho badan oo saa u fekera
ammin
to khadra
macaan ma ku weydiin karaa buuga waxa uu ku saabsan yahay , hadii aadan rabin inaa ka jawaabto waa ku fahmi karaa
bye
zamia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NinSoomaali

Unrecorded Date
salaan,

sxb Somalia waad salaamatahay, waxaas laakiin dood ma ah sxb..naagi way ku dhgaleen waad la dhalatay. waxaas dhagayha ayaa ka daalay..Suaal maxaa ka dhigay naag soomaaliyeed duli iyo maangaab miidhan?..why ma laysheegi karaa...walaahi oo bilaahi waxan ku dhaaranayaa inaanay aduuyada jirin wax ka liita naag soomaaliyeed. Sidu ama aabaheed ama walaalkeed u dhawraayay sidii ukun ayay xoolo noqdeen.

Zamiya iyo Khadra Somalia waxii ka dhacay markad dhuuxdid oo aad baratid gunta iyo meeshay dhibaatadu ka timi markaas ayaad in yar ka fahmi doontaa. Qabiil somalia muu baabin ee wax ka daran qabiil ayaa helaye.

Mid se waligay layga dhaadhicn kari maayo, bal haday ragi qarankii burburiyeen , ma waxa weeye naag soomaaliyeedeey dalkii lama joogo markaas sidad doontid yeel? ta kale maxaa raga soomaaliyeed dusha looga saarayaa ceebta dumarka soomaaliyeed galaan. Why do I have to be a responsible and blamed for a somali girl who pereferes to sleep with Jamiecans..why do we have to apoligize for that crap. I have seen so much form somali girls that i wonder what will become of all the kids they will raise .

And believe it or not those girls who are doing this staff are not the one who came here young , but are the one who came as an adult from somalia. Is it tere way of asserting their indepedence by spreading for all..black and white >>>????????????

Nabdeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadro

Unrecorded Date
To Nin Somali
Walaal waan Ogahah waxaad ka hadlaysid oo ah nagaha la yiri waxay la seexdaan Jomeykaanka walaal hadaba naagaha oo dhan maha like you say WHy do you responsible about what happend to our country walaal waan joogey Somaliya 1991-1995 waan ogahay dhibatada kasocoto tan Qabiil iyo tankaleba but ma rabno in aan marwalbo wax laga hadlayo lagu soo daro qabiil Qabiil waxa weye kan ina kala reebay adigaba ragbaa ILLAHAY kaa dhigay isku day in aad Nabad u raadiso wadankeena siduu suuro gali karta adigoo adeegsanaya afka soomaliga
Nabad Galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Khadro,

Waa adiga leh,waxaey caynayaan afweynoo goor hore dhintee>Heedhe ma dhiig-yacabkaas baa anaga amaan naga mudan?..oo dadkii hargeysa,burco,shiiq,gaalkacyo,beledweyne iyo meelo kaloo fara badan uu ku rusheeyoo maatadoodii ku laaye baa qof si toosan ku fekera,baa dhihi lahaa nabadi dhici meyso sabatoo ah afeynoo baqtiyey baa weli la caynayaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaad yeeleysaan idinka oo dhan waad khaldantihiin.Sababtoo ah waa inaad garataan soomaliya meesha ay dhibaatada uga timid. Hadaan fikradeyda kadhiito waa marka horee waxaa ka taliya jaahil oo Qabiil walba isugu jira iyo nin lagu tilmaamey aqoon yahan oo wax uu kala ogyahay aan jirin. Soomaalina dadweynaheeda meel ay joogaan waa isku midow waxa ay rabaa ma yaqaanaan,kuligood waxay ku socdaan waxaa la yiri reer hebel baa na necebow, oo wax inoo diidan.
war waxaa hala iska daayo oo wadaniyada iyo aqoon haloo noqdo.
Waad Salaamantiin kuligiina
Soomaalina ilaah ayaa u maqan ayadu garan weydey danaheedee.sidaa iyo ismaqal wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to muuddey- galkacayo

horta waa ku salaamay
tan kale afweyne intaad ilowdo ku feker maxaan hada qabanaa horaa loo yiri doqonku wuxuu unn dabada haystaa wixii tegey ee waxa soo socda ma tirsado.
war heedhe afweyne kuma lihi wax fiican buu sameeyey laakiin hada maxaa inoo dan ah oo aan wadanka ku dhisan karnaa ku fekera.

10 sano ka hor bay ahayd waqtigii uu ka tegey wadanka hadii nin dhaama inaku jiro maynu horey u socono alylehe isgaaba kuli waxa hada jooga dhaamay saa wadan baanba haysanee suu rabo ha ahaadee.

adi ahaan muudeey ma jecli inaan wax kula falanqeeyo waayo meel kasta oo aan kaa arko qabiil iyo umad soomaliyeed aad caynaysaa.
inta adoo kale nalaka helayana wadan nooma hagaagayo.
dib isugu noqo oo ka feker wadankaaga uga feker guud ahaan ma ha inaa dadka soomaliyeed oo ayaguba
8 malyan gaarin inaa maalin kasta toban qaybood ka dhigtid
bye
zamia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kHADRO

Unrecorded Date
To all of you
all I ask was just think about your country or your people, because you have nathing today taasna caruurtiina ayey dhibi doontaa ani ahaan ilmo ma lihi lakiin waad ka shaleyn doontaan

nabad Galyo iyo
is maqal danba oo xiiso leh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.